Saysad xumadiina markaan eego ŵaxan is idhahadaa waligiin. Ha Helena kursi calaacal kiina markaan eegana waan naxaa reer abtigay waan ka xumahay siyaasada idinka qaladantaye
KII CIBRAAN EE HABARTA U EKAA INA MACALIN WAA KUWA LA COLOOBEY MAGACA HABARJECLO EE YIDHAAHDA CIBRAAN HABARJECLO MAAHA DEE WAA YEELKADII HABARJECLO YAA U BAAHAN MA MUUSE SHEEKH ISXAAQ MISE CIBRAAN MAR HADII AANU CIBRAAN DHUL CUSUB U GUUREYN OO MUUSE SHEEKH KA DHEX BAXAYN HA WAAL WAASHO WAA ISLAAN MEHERKII LAGA HAYO
Yaaba u bashan waxaanu is leenahay yay sidoidii odhan garxajis waa naga faanayaa markaa may tidhida ayaanu iska bari yeelaynasyeh bah habarmagaadle ayaa nagu filan ee in hjo na cawrido ayaanu ka baqaynaa deedna waa iska hor fadhiisanaynaa
Garxajisow horda huwanta xusbiga Wadani ka sifeeya oo Ciro ugu horeeyo
Subxanalaah waar waaa maxay Bariiskan codka lagu doonayaa buurmadaw halfar ayuu leeyahay
Allah maxay is ceebeeyeen habaryoonis. Kal xishooda maleh Kursk uun baa u cad
Kkkkkk ala tolaay baryon xumaa miyay kala hadhaan kii hadlaaba waa baryootamayaa wr reerkii way ceebeeyeen wr ilmaaderayaal madaxtinimada ilaahay ayaa bixiyee shaydaanka iska naara oo waxan oo baryaa iska daaya reer wadaniyow
😊
KULMIYE KULMIYE KULMIYE
💚💚💚💛💛💛 ❤ 💚💚💚💛💛💛
XISBIGA WADANI IYO URURKA KAAH GUUUL❤❤❤
Nimankan dhaqanka sheeganya waxay ka talabsadeen xayn dabkii dowladnimo somaliland waxay ka dhigeen ana waa markeygii.
Arab isaga maanta doorasho usocda isaganu dooranaynaa waayo waadad dalka iyo dadkabajecel iyagu may odhan yuusuf hartibaanahay
Boqor cismaan aw maxamuud buur madaw ama barya ama iskaga oohiya waa kulmiye kulmiyena wa kaad ogaydeen ee idinka badin jiray
Boqorku madadku idiinso afduubaya idiku dadka kasbada idikanoqoday mooryaantii buuraha arab
HABARJECLOOY HANAGU JEESJEESINA EE NOO CODEEYA AMA MUUSE DHISA HA ISKABA RAACIYEE BAL WAXAD KA HESHAANE
Saysad xumadiina markaan eego ŵaxan is idhahadaa waligiin. Ha Helena kursi calaacal kiina markaan eegana waan naxaa reer abtigay waan ka xumahay siyaasada idinka qaladantaye
Baroor qaylo ka dhamatay ee ninkii rabi u qoray ayaa is ka leh ilahay horta aqoon sada
Walee Buuri Nin La'
Oo Buur Madoobi Nin La'
habar yoonis kiiseexdsna wuxuku riyooda anagamanta ndoorta
MUUSE SHEEKH ISXAAQ UMA BAAHNA CIBRAAN GUURA OO DHULKAYAGA NOO BANEEYA WALAAHI UMA BAAHNIN
Benmadow
Ma.bariisbaa.cod.nagagadoonaysaan.waar.xishooda.hungurigiinii.baasoobandhigteen
Waa ha baryinina waa jiri faan badan oo biidhi qaata ma miisaamo hadal kiisa wuu iska hadlaa waa bilaa micne
wad kuqasbantihiin inad baridaan
Oohin yaynaa reerku
cida aad wadataan waa ciro cidkale keen saylada siyaasada ciro ma iibsamayo
Hoh hey Somaliland halkee la dhigey😭😭😭😭😭😭😭
Burco marka horeba wadani ayay u codaysay 17 imakana u codeeya kulmiye saaxil iyo waqooyigalbed aya ku filan
Wadani wax la yidhaahdo Isbededel laga fili maayo aan ahayn Xamar.
Cid kale keena
Qaybta qabyaalda ayaa shaqeynaysa dadkan ee qarankan maxaa u dana kuma jirto.
Ciro qudhun buu dhex dabaashay, waa ninkii Sooley ku jaasayey, dhamaan cadiwga somaliland baa taageersan, waa maxay sababtu? qabyaaladu ayey ku indho tirin ee qarannimadaada ilaasho!!.
Waar ma qaran beynu dhisnaa, misse reero? Waa Somaliland oo 1941 joogta!!!
Adduunka Ilaahey qofka Jaahilka wax ka indha adag lama arag!!!!!!!!!
Fano
Faysal ururka ucid gerxejis maaha miyaa. Magacii gerxejis wadani ama habaryoonis baa ku shaqeysaneysa😂😂😂
Hadii aad qaar hunguri wado aad kaxaysateen anagu codayn mayno habar jeclo go aan bay gaadhay
Habar jeclo kulmiye leedahay
Walee.huwan.cagsaarimayso.beelkastaba.hakasoojeedee.
Subaxa danbena xamar aanu idin̈ku shubano yuhuu
KII CIBRAAN EE HABARTA U EKAA INA MACALIN WAA KUWA LA COLOOBEY MAGACA HABARJECLO EE YIDHAAHDA CIBRAAN HABARJECLO MAAHA DEE WAA YEELKADII HABARJECLO YAA U BAAHAN MA MUUSE SHEEKH ISXAAQ MISE CIBRAAN MAR HADII AANU CIBRAAN DHUL CUSUB U GUUREYN OO MUUSE SHEEKH KA DHEX BAXAYN HA WAAL WAASHO WAA ISLAAN MEHERKII LAGA HAYO
Cimraan haduu hjlo yahay arabna wuxuu raacayaa garxajis hadii sanbuur hjlo raacana habsr awal waxay raacaysaa garxajis
maxaan
idinku
dooranaa
ragayagiibaad
ku.joojjooojsateene
waar.xishooda
kulmiye.kulmiye
guuuuuuul
Waxaan odayaashaa leeyahay waa markaygii qaranku ku dhismi maayo ee ninka wax qabanaya ee waxqabadkiisana aduunka iyo meel walba laga dareemayo mawada dooranaa oo ma iska daynaa sheekadan qabiilaysan ee ay oday dhaqameed yadu abuurayaan oo waxaan ogaanay hadaanu nahay dhalinyarada reer somaliland inay qabiilkaba ay abuuraan oday shaqameedku oo waanu la aragnay wuxuu u kala saarayo madaxwaynuhu inay ugu dhex milmaana u diidanyahay inay dhaqanku noqdaan siyaasiyiin ee ay ku eekadaan dhaqankooda oo ay siyaasada iskaga baxaan waana taa taloo baahanyahay ee dawladu ku shaqayn kartaa oo dawladnimdu inoogu hagaagaysaa? Ee aynu kala shaqayno madaxwaynaha oo oday dhaqameed yadu hala shaqeeyaan wasaarada arimaha gudaha oo halkala shaqeeyaan xalinta khilaafaadka gudaha oo kaliya?guul iyo gobonimo.j.somaliland.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
wayahee is cadeeya haryooniseeyi dad coddoonaaya uma egedin ee waxa u egtihiin dad dagaal ayi lagalaan reer shikh saxaaq doonaaya
Democracy ??????
Maxaan idikudoorana ragayagii babad buudta nagavalaysene
Kulmiye mar labaaad
Waar waxann meesha ka socdaa waa denbi waa maxay anakaa anaka no codee oo hanala doorto waar waxba laydiin doorsnmaayo ee dadka ayaad ka mid tahiin
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Tuutaa tjuu tSaas
Kkkkkkkkkkkkk😅😅😅😂😂😂😂😂
Waar nimanku baryo xumaa
Beenaalemahuwanbaaloocodaynayaamaya
Walee habarjeclo idinma codayso garxajisoow
Yaaba u bashan waxaanu is leenahay yay sidoidii odhan garxajis waa naga faanayaa markaa may tidhida ayaanu iska bari yeelaynasyeh bah habarmagaadle ayaa nagu filan ee in hjo na cawrido ayaanu ka baqaynaa deedna waa iska hor fadhiisanaynaa
Munaafaqada jooji, anagoo HJ ah baa u codaynyna Ciro & kaah
Beenaale diidnay