madaxweyne muuse ayaa si adag uga hadlay arinka masar iyo xamar sidoo kale faysal oo isna…

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 7

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw Місяць тому +1

    Somaaliland ❤guul❤guul❤ love ❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Місяць тому

    Guuuuuuul somaliland somaliland guuuuul somaliland viiva

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Місяць тому +1

    Masar hadii ay ciidan gayso Muqdisho waxa si toos ah usoo gelaysa Itoobiya bedelaysana nidaamka Hassan Huuraale sababat iminka Admiral Burhano madaxa ciidamda Itoobiya u joogaa qaybta bariga gaar ahaan saldhiga Godey oo ay ciidamda dib ugu celinayaa bariga ta kale Itoobiya hadii ay doonayso in Xamar gasho way uga sahlaanaysaa sidii ay markii hore qoladii Maxkamadaha meesha uga saartay ee Cabdillahi Yusuf u qabsaday liano xuduuda Somaliland oo dhan waa amaan inta kale Puntland iyana waa amaan, Galgaduud Beledweyne iyadaa joogta meesha ugu horaysa ee aan ciidan ka joogin waa Jowhar oo Xamar ilaa Boqol kilometer u jirta, marka Xamar la dhaafana waa Baydhaba, Geod Kismaayo ciidamadeeda ayaa jooga markaa waxay ku xidhan tahay hadii Masaaridu Xamar soo gaadhaan liano Itoobiya waxay u aragtaa in ay cadaawad khatar ah Masaaridu ka samayn karto oo Ciidamo Carbeed oo kale keento kadibna dhinaca kale Sudan oo dawlad faashil ah noqotay ay soo galaan oo sandwitch ay noqoto markaa waa sababata ay u diyaar garoobayso, ragii 1977kii Itoobiya dhulka ka qabsaday waxa ka mid ahaa saraakiil iyo generalo reer Somaliland ah oo maanta shaashada Tvyda ka daawanaya, Allah Ha u naxariistee nin mujaahid ka sheekeaynayey Cabdillahi Askar markii Hargeisa laga saaray ee uu Qaaxo tegay ayaa waxa la yidhi dhakhtarada Itoobiya mid ka mid ah waxa ku soo booqday dhakhtarka General Itoobiyan oo ahaa ninkii uu ka qabsaday saldhiga Goday ee shalay Admiral Burhaanu uu booqanayey waa taliyaha ciidamada Itoobiya, markaa Somalia dhibtii ay ku waday Somaliland iyo xaasidnimadoodii ayaa wax doonkoodii wax la'aan u dhalay.

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Місяць тому

    Guuuuuuuul guuuuuuuuul somaliland viiva viiva viiva somaliland

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Місяць тому

    Sax hakadhcy

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Місяць тому

    Faysal Wuxuusheego Walaala’arka