Madaxweyne Biixi oo ka hadlay ciidamada Masar iyo Turkigu u dirayaan Somalia
Вставка
- Опубліковано 19 лис 2024
- Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.
Madaxweenihi soomaliye Maxamad siyad bare Allah uu naxaaristo qabrigisa Allah uu nuuro iilka Allah waasiciyo.
Amiin , Amiin , Amiin
Waa geesi Mr muuse waan arkey masar soo sooco siraadey diyaar ah from dhalinyaro somaliland
KHATUMO ayaa ina soo eryataye ma masar ayaynu iska celin karna war xaqiqada hala wajaho inta laslyska qiiron laha
@@AbdiraxmanAbdilahi yoomu lakaa wa yaamu qeyrka haddan ma masar baa dhulkeena inaaga eryaan baa leedahey oorod adiigu sii sooco anaaga ku sii eegeynaa guriigaaga markaa soo toosto soo hadal
Wlh wa Ruta 😂😂😅😢@@AbdiraxmanAbdilahi
Somaliland interest first. Thanks Mr president. You will be remembered by Next generation of Somalilanders. You did a great job for your country. ❤
We know you
What’s sidi he do ?besides divide not only Somalia but also Somaliland itself wallahi u are a very ignorant person!!this man killed hundreds of maskiin people in lascanood but yet u call him a hero 🤦 🗣️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Guul guul guul Somaliland ❤
Mansha Allah guul guul somaliland ilahay cadawgeena ha jebiyo kuwa waalan ee dhexdeena ku jira ilahay sharkooda hanaga qabto mahadsanid mudane madaxwayne biixi geesi qaran ilahay cadawgaaga ha jebiyo
Guul somaliland
❤❤❤❤❤ mudane madaxawene waxaso dhani wa jiraan cadowogena waxanu kaguleysan kara iskuduubni isutanasil
Mansha Allah guul iyo gobanimo mudane madax weeyne ❤❤❤❤❤
Masha Allah, Go ahead, cidina waxba kamaqaadi karto , somaliland rag geesiyaal iyo waxgarad ah bay haystaa ,ilaahay haw siyaadiyo cidii u cadow ahna haka qabto,,codkuna waa lagu siinayaa, halkaa kasiiwad, insha Allah.
SOMALILAND ♥️
Guul iyo Gobonimo Somaliland. Thank you Muuse Bixi
Maanshalaah Somaliland 👍🏾💪🏾👍🏾💪🏾👍🏾💪🏾
Carabi sida somalida ayey weydey hogaamiye mideeya ..danta islamku waa midnimada cidkasta oo muslimka allah hamideeyo guul somaliya
@user-mx7ss7zr3e... Walal idinku marka horee ismideeya oo qaraxyada iyo maryoonta, maaclusha, rafaadka shacabkiina reer Somalia haysta iska hagajiiya iyo madaxweynihina" Hassan Guurguurtee "155 safar calamaka uga baxeey la'a xisabtama... Jamuriada Somaliland weey mideysantahay wayna go'oan adagtahay waxeyna jiirtay 33 sano "18 may 1991" imikana aqonsi calamiya ayeey sugeysa... One love the Republic of Somaliland and the Republic federal of Ethiopia ❤❤❤
@@iskaandarahmedali5265🎉🎉🎉🎉🎉👍👍👍
Cadowga somaliland ha jabo .madaxweyne doorashada qabo si diimuqraadiyada aynu dejisanay u shaqeeyo.
Guul Somaliland 👑 💪 🙏 from jigjiga ethiopia 🇪🇹
War waxan madhan eeg wuxu ku hadlayo ma qaza waxa ka dhacaya baad la barbar dhigeysa somaliland tan dhimatey war kumanaan qof ba falastiin ka dhintey 1948 ilaa imika maxad adu meesha kuhaysa odaygaagan madhan ree falastiin cid ka adkeysi badan majirto hal todo aad uma adkeysan kartid waxa xagooga ka dhacaya . Dad aanad gaadheyn haku daalin nio afkaagana kadhig way ka sharaf badan yihin adi iyo somaliland tan aad ka sheekey neysaba
God Bless SL & MB ❤
Aabo Muuse Qabkii Soomaligu ka muu dhiman dadka ree Somaliland waligood lagama adkaan iyagoo isjabiya mooyee.❤❤🎉
Somali oo Somali oo somali u dhaaranaaya 2024 waa tarikh cusub
Quasim maaha soomaali soomaali u dhaaranasa e waa soomaali dal iyo soomaaliland la yidhaahdo oo horena ugu darsaday maantana iku garanwaayey waxa loo dhaaranayana waa soomaalilantaa tashatay habeen iyo maalin oomeelwalba ay isku qaadayaan qadaadweynta maantana waxay taagan yihiin tiisaba daryeelaa tukale ku Dara .
Ka mar turkey marna masar u soo wadanaaya walaalkii ka wadan?
Somalia way fashilan tay somaliland na kabadaran . Maanta somaliland tiihore maaha oo waykayartahay intay iskuyaqanen . Marka 2dan dad ee walaalaha ah dhalin yarooy iskusoo dhaweeya soo somaliland hala aqoonsado . Maxaa kukalifay ethiopia oo saylac sheeganayso ay baahiyaha aqoonsi ee somaliland looga faaiidaysanayaa 😢
Iyar oo argagaaxiso ahaa iska ceelin waayan KOOLE turkye no soo carar maarne maasarye noo soo carar QAADAWAYN xaaarweyn dhulkayge aanaagaa iskaa leehe
Odaygan Reerkii Hargesa iyo Burco Deganaa Wuu Baabi,iyay Waa In Laga Qabtaa oo Isna Sharciga La Horgeeyaa Dib Dambe Loo Dhageesan Maayo Cawaan Cawaan Dhaley Weeye
Guul Guul
Guul Somaliland 👑 💪 🙏 from Ethiopia 🇪🇹
Turkey 🇹🇷 masar maxay ucaawin waayey palestine 🇵🇸? Xamar waxay noqotay meel danaha shisheeya isku dagaalan 😢wlhi
Maashallah ❤😮 hero.
Guul Somalia 🇸🇴 ♥️
Muuse Geesi ❤
Wadaxweyne biixi sifiican iyuupasa usheegay
Somaliland guul
Guul somaliland isha allah
Waa oooyey muusebiixi
Ma oooyo we waaa libaaax
Sidu u oyaya marka
Adaa ooyey oo cid ku aamusiisa u baahan doofaar
Wuu cabaadayo fattaalka axmaarka ahi
Adaa ooyoo afwalba kuhadlay oo baryootamaya wakaasaa xadhiga uu xidhay fur hadana nin tahay
Dadka halkan caac ka lahow aragtaya maxaad odhan ma ishaad wax kaga jari mindidiinii uus bay ku jabtay 😂😂😂 jamhuuriyadda barakaysan ilaahay ka sokow dadkeedaa ilaashanaya weligiinba ciya sida eyg waxaad tihiin dameer aan ku fadhiyo dhuusadiisu maxay iga qaadi 😂😂😂😂😂 guul iyo gobonimo Somaliland mashallah ❤❤❤❤
MAXYE ISKUU KORDHYN SOMALIA IYO MASAR LAABA QAWAANI ISMA QAADO
Maaantaaan ugu wanaaagsanay waaayo cadawgayaga waaan naqaaanaa waanan geeeesi
Sheeko awalba wad taqana ninkan fashilka ah runta man ushegna
Nin xanuunsan
Geesi muuse biixi ❤
Guul muse Bihi Abdi muse geesi
Somaliland guuuul Somaliland hanoolaato 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Geesi tolwayay, guulayso madaxwayne❤❤❤❤❤
Ha habaarin ninka waa haystaa tole.
Gulyso lipx
Insha Allah somaliland guuuul
Boowe Soomaali waa walaalo,
Oo yaa diidan
Haa waa walaalo laakijnse anig xamar laa iga xukumi maayo
Reer wadan ma noqdo
" ku dhex jirka dadka soomaaliyeed baa salaanka lagu koraa"
@@mariamsaeed7538 Hawiye iyo darood meel ay isu dhidhibayan siday qaran u noqonsa kkk
@@mariamsaeed7538 waxaasi hore ayaa loo arakay 60 sanno maxaa loo wayeey madaxweyne isaaq adeer filimka iska daa
اللهم اهدي الشيخ موسي بيح الذي يقول غير ألحق كل مافتح فمه، هو قال ما وقع في غز وقع في الصومالند. اعلم أن المبدلاىكة علي عاتقك وتحسب بكل الفاط الذي قلت، احسن الاتقل الا الحق .انصح لك شيخ موسي بيح لا تمنح لارضك وبحرك مجانن لأعداء اثيوبيا ، لانه إثيوبي لا تستطيع أن تعطي لك لمقعد الأمم متحد. اثيوبيا هي عدوي التاريخية التي تريد للاحتلال الأراضي الصومالية. انالاضد لبحث استقلال لشعبك ولكن احسن أن تقلل أن تلوم لشعب جنوب الصومالية الذين لا يضر أواصر لشعب صومالند أربعين سنة مضت.
Madaxweyne muuse waa geed adayg lkn innaga ayaa inkaar ku noqonay.
Kani waa libaax intu joogo cidna waxba naga qaadi mayso nolow madaxwayni
This president just Machallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Nin waalan
Masar, bilaash xayte Iska dheh.
Xamar cideey doonto hasoo kaxeeysato.
Somaliland Xamar la midoobi doonto majirto, taa haku seexdaan reer failed state.
Xamar waa lama horan xog aya lisku qawana
Xog waye war kale ma jiiro
Bal ninka sidaas uhadlaya oo aan muuse ahayn bal kasoo hel gayiga soomalida, muusow markale adaa uqalme😊
Adigaa ushaqaynjirey
Soomaaliya
masar hadey muslin ka naxeyso waxey u furi laheyd falastine marinka rafah israelna cilaaqaadka ayey u jarilaheyd somaliana danaheeda ayey u imaneysaaye taa maanka halagu hayo . xasan sheekhna haduu muslinimadu ku weyn tahey wuxuu masar shuruud uga dhigi lahaa hadaad rabtaan in aanu dalkayaga idinkeeno marinka rafah u fura falastine una gurmada
May aakhirkeed iyo April horaanteeda maxaa isu keenay
Guusha aad gaadhay sawta Sool docotay ma Hargaysa keliya ayaa wadana
Daalimkii siyaad bare? Ilaahow adaa awood leh ilaahow adaa awood leh ilaahow adaa awood leh hadal qof masuul ku dhawaaqa mahan ?shacab somali kala tag siyaasi soomali haduu sidaan u hadlayo 🤲🤲🤲Rabiyoow awood adige ku sugnaatay naga so gaar
MEEYE ISKA CEELYSO YUUHUD
WAYANKA XAAYAWN KAALE MIICINSDE
Walaahi baan kuu dhaartay haddi ay noqoto dagaal diyaar baynu uu nahay dhalinyarta somaliland naf iuo maal way uu huriyaan sharaftooda iyo dhulkooda
Nin fiyow ma ahi kani
Viva Somaliland-Ethiopia neighbourly relations , M.O.U and ports deal
warka caadi u soo daaya ama iska daaya nio
iyadoo khudbadii socota oo weli madaxwaynihii hadlayo buu goay videogii waxy sidani
Masar waa madheer. Ma walalahoda Carbta la ah wax u qabtan? Carabti Falasti ayay cuntadi ka xidheen. Ayay wax uqaban karaan.
War Ilaahay ka yaab Hargeisa iyo Qaza isku dhibaato ma ahane.
Niin xanuunsan wayee kani
Dawlad xamar ee tgayta daran😊😊😊😅😅😅😅😅😅
Bay Bay darood huwan
Boqorkee Yemen Heystay Waa Kee Adeer Boqor Ma Jiro Yrmen Xukumaayey Taariiqda Si Fiican Usoo Baro
Hadda sidaas bay u hadashaa hadhowna kabeheeda ayey ka carartaa.
Somalian kuro bay usocoty adig kahor
1:23 1:23 1: 1:27 1:28 1:29 23
Protocol madaxweyne maaha in munaasib kasta uu muuse lasoo taagan yahayna e xamar ,ethiopia ,masar ,turkey munaadibada iyo waxa ay daarantahayna uun muu ku eekaado .muu rajo galiyo da'yarkaa soo baxayana e se dhib uunbuu ku bilaabeyna e hadalkiisii oo dhan alle meesha ha dhaafiyo maangaabka.
Urkaada turkiga maxaad ka qaadi kartaa dhulbahantaa iska celinweysey.
War Djibouti a kuhorgan Djibouti wey tagtey aptio
Muuse duli
Somaliland waxay xaq u lee yihiin in ay ogaadaan caafimaadka maskaxda ee madaxeeynaha
Muusaw waxa halka ina dhigay wa siyasad xumadada
Biixoow adoo SSC khaatumo iska celin kari waayay ma waxaad iska celin Turki iyo Masar
Somaliland didnt even try. If Somaliland goes 100% full forces with its Military, you will cry to the international community against Somaliland 😂
@@NothingButDaTruthh af ingiriis liita igu dul baran maysidee laakin ogoow in maanta SSC khaatumo ayaa ku filan kana awood badan qarankii badhida weynaa ee la qaawiyay ina biixi iyo ina Kaahin
Kanaa Noo balana jiilka been & tariikh buga ayaa cuqdad dadka somaliyadeed ugu beertay aqiraa kacabee🇸🇴 abti hadaalin
🇸🇴🤝🇲🇨🇹🇷
War odayga adaga 😂
Reer Burco mar kasta Video dagaal u shida shalay Lascanod manta Xamar isma weydiyan Reer Burco 5sano Mad Muse maxu qabtay
Muuse iyo dalkaygu iskuma xidhna Cid kasto somaliland cadow ku ah waa cadowgayga Waa maxay waxa ka galay adiga wuxu noo qabtay taasu anagay noo Tala Faqash iyo qadadwayn iyo qudhun oo dhan Kama hadlayan
@hasansudi9404 cajalada Mad Muse iska dhageyso dad adunka ugu caqli liita a tahin maxu qabtay 5sano dagal qax an ahen hada dagal hor leh xata isma weydisan 85 jirkan asaasaqay.
@@Wrd-x8h hadad caqli ledahay 15 dal dhulkaga ma booben Hubkoòdana idinkuma Tijaabiyeen wuxu Noo qabtay Markad I waydinaysid yaa Tahay Who ? Waa wax Noo Tala oo anagun ka Hadalkeeda iyo la Xisabtankeda aanu ka Hadli karno
Adoo aduun iyo akhiro midna war ka Hayn ayaad burco ledahay qax iyo dagaal ayaa Ka socda waar niow dantaada wax ku anfacaya 85 jirkaas anaga doranay oo halka saaranay Hadi aanan ku qanacsanayn 5ta sano Anaga Ka Rogi lahayn Balse adoo Dulman oo bil walba dal drones kugu rushaynayo ayad wxan ku qusayn ka Hadlays
@@Wrd-x8h hadad caqli ledahay 15 dal dhulkaga ma booben Hubkoòdana idinkuma Tijaabiyeen wuxu Noo qabtay Markad I waydinaysid yaa Tahay Who ? Waa wax Noo Tala oo anagun ka Hadalkeeda iyo la Xisabtankeda aanu ka Hadli karno
Adoo aduun iyo akhiro midna war ka Hayn ayaad burco ledahay qax iyo dagaal ayaa Ka socda waar niow dantaada wax ku anfacaya 85 jirkaas anaga doranay oo halka saaranay Hadi aanan ku qanacsanayn 5ta sano Anaga Ka Rogi lahayn Balse adoo Dulman oo bil walba dal drones kugu rushaynayo ayad wxan ku qusayn ka Hadlays
@@hasansudi9404 wa sual fiican who a i weydisay anigu Reer Awdal reer Boorama marka iska wata adoga asaa saqay NO MORE baddayada Amxaar xuna iman donin
Masar haday cid wax u qabnyso maydka dhawaca rafax yaal ay eegnyso xadka kamay xidatin
Madaxweynuhu ma waxa uu naleeyahay qasa ayaan kadarnayn sida loo galay maanta ani taasi kuma raacsani hadalkaasi mida labaad qasa gaalo ayay ladagaalamaysaa inagu ma gaalaan ladagaalamaynay taasi fidno ayay ahayd muslim muslim dilaya fidna ayaa ladhahaa from Somaliland
Zxp way ka dar nayd lakiin aduunka ayaan ka war hayn
Luggula yabyee mayo wayo hoyadaa iyo ayaydaa lama kufsan dakadada xunaa lamaa qarciin lakiin badalkiida qaraax baa ilhyee kugu saldyee iyo tafraruuq
@@salimabdi1145 ani Somalilander baan ahay dekeda aad sheegaysaa waa tee
@@MawliidAadanmuumin hadaad tahyee dad iyo ehiil baa manyee hooyda ka sheekyiin sida dadka loo galyee jiryee adeer
ALLAH AYAAD BEEN U SHEEGTAY.
Anigu waxanba ujeeda kan faraha ka hadlaya😂umaba jeedo muuse😂😂
Mr Biixi
40 sano kadib muuse xayraana iyo SNM waxeey heestan ina siyad Barre raxiimulaha laafo aruursi.
Balaayadu ma jaamacad ayuu ka. Qalin jibinaya
Xaar baa Tahay Muuse dhulbane baad wax ka qaadi weydey in aad hadasho maaha
Doqon doqon dhalay
Madaxweyne Gaza innama taqaan hadday inna baratana innama aqoonsana oo waxay innaga taagantey halka Somalia innaga taagantey . Anigoo Somalilander dalkiisa iyo dawladdiisa la socda kuguma raacsana inaad u kala hiiliso Israel iyo Falestiin Xamaasna waa argagaxiso
Muuse dhaktar daaweeye ayuu ubaahanyahay.
Nin waalan
Indha adakaa jabhad kudoodaysa dawlad baan ahay kkkk
Cudurka Somali ba kuhaya oday yahow neceybka dilodey dawadisa radao
Dadkii laascaanood kuleysay yaa kaa cafinaya
Somaliland patriots will never except one inches of their land and sea Ethopia to set foot. Ethopia will reach the Somali sea only when the sun☀️ rises from the west
aan aragno meshay wax garaaan dambiile dalka gatay
Subanka iyo Malaga iska du
Siyaad Barre ka hor maxa ahayd
Foqon ree miyi ah
Adigu daalimyahow waxaad lasanod ka geystey ma ilowdey
Goaan waxaa ku gaarnay
Hada kadib inaa lagu qaarijiyo
Hargeysa aa usoo soconaa
Hargeysa aa kugu dhax tooganeenaa
Qof naftiisa u huro qaranka inoo ku qaarijiyo ma weeheeno
Kan soomalinimada woo ka baxay
Waa in laga daba geeyaa saraakiishii ficiisa ahaay ee dhintay sagaashameeyadii
Isku diyaari in lagu toogto sanadkaan intoo dhamaan ama bilaawga sanadka cusub biixiyoow
Futada wax kaa toogta ma rabtaa iyo siilka faqasheey.
Muusow lgu baray e soodhaf
odeygan dhulka ka fadiisiya iska cibadeyso dheh😊
Waligiin waalaidinqabaa malaidinfuraayo😂😂😂