Abdihakein Dhaye
Abdihakein Dhaye
  • 405
  • 1 863 995

Відео

Fanaanada safiya tusmo oo sheegtay in ciidanka soomaaliland gubeen meherad ay lahayd
Переглядів 3,6 тис.14 днів тому
Fanaanada safiya tusmo oo sheegtay in ciidanka soomaaliland gubeen meherad ay lahayd
Xisbiga wadani oo hees ku aflagaadeeyay madaxweyne muuse iyo shacabka taageersan wadani oo ka…
Переглядів 14 тис.14 днів тому
Xisbiga wadani oo hees ku aflagaadeeyay madaxweyne muuse iyo shacabka taageersan wadani oo ka…
Boqor buurmadow oo si layaab leh loogu soo dhaweeyay hargaysa iyo shacabka oo sheegay inaanay xalay.
Переглядів 10 тис.21 день тому
Boqor buurmadow oo si layaab leh loogu soo dhaweeyay hargaysa iyo shacabka oo sheegay inaanay xalay.
SNM ma uurka hooyadii bay ku dishay maxamed abiib Ahmed cali oo kabaha la dulmaray xil
Переглядів 16 тис.21 день тому
SNM ma uurka hooyadii bay ku dishay maxamed abiib Ahmed cali oo kabaha la dulmaray xil
Xildhibaan maxamed abiib oo hargaysa lagu xidhay iyo aragtida shacabka hargaysa sidee u aaragtaa ?
Переглядів 13 тис.Місяць тому
Xildhibaan maxamed abiib oo hargaysa lagu xidhay iyo aragtida shacabka hargaysa sidee u aaragtaa ?
huwanta oo qorshe halis ha la damacsan dhaqanka garxajis iyagoo mabad afka kaga baaqay
Переглядів 2 тис.Місяць тому
huwanta oo qorshe halis ha la damacsan dhaqanka garxajis iyagoo mabad afka kaga baaqay
Gobolka awdal oo si weyn loogu soo dhaweeyay madaxweynaha qaranka muuse daawo
Переглядів 6 тис.Місяць тому
Gobolka awdal oo si weyn loogu soo dhaweeyay madaxweynaha qaranka muuse daawo
Sarkaal huwan oo xaaskiisa oo isaaq ah toogtay subaaxanaah iyo sababta
Переглядів 35 тис.Місяць тому
Sarkaal huwan oo xaaskiisa oo isaaq ah toogtay subaaxanaah iyo sababta
Dhulbahante oo ka qaxay ceerigaabo iyo waxa ay damacsan yihiin kaga bogo muqaalkan
Переглядів 9 тис.Місяць тому
Dhulbahante oo ka qaxay ceerigaabo iyo waxa ay damacsan yihiin kaga bogo muqaalkan
Meheradihii dhulbahante kulahaayeen ceerigaabo waxaa la wareegay shacabka muuse ismaaciil adkaatay…
Переглядів 36 тис.Місяць тому
Meheradihii dhulbahante kulahaayeen ceerigaabo waxaa la wareegay shacabka muuse ismaaciil adkaatay…
Wiilkii lagu dilay ceerigaabo iyo hawlgalkii ka fashilmay huwnata bariga sool..
Переглядів 57 тис.Місяць тому
Wiilkii lagu dilay ceerigaabo iyo hawlgalkii ka fashilmay huwnata bariga sool..
Soo dhawayntii hargaysa madaxweyne muuse iyo shacabka oo shucuurtoodu kacsan yihiin….
Переглядів 9 тис.Місяць тому
Soo dhawayntii hargaysa madaxweyne muuse iyo shacabka oo shucuurtoodu kacsan yihiin….
Sheekh mustafe dartii baa lay soo weeraray iyo wixii aan ka sheegay oo noqday
Переглядів 1,9 тис.Місяць тому
Sheekh mustafe dartii baa lay soo weeraray iyo wixii aan ka sheegay oo noqday
Sheekh mustafe oo u gafay soomaliland sidoo kalena taageeray soomalia iyo qodobo kale
Переглядів 11 тис.Місяць тому
Sheekh mustafe oo u gafay soomaliland sidoo kalena taageeray soomalia iyo qodobo kale
madaxweyne muuse oo kormeer ku maray suuqa weyn ee ceerigaabo iyo qacda cadawga ka yeedhay
Переглядів 21 тис.Місяць тому
madaxweyne muuse oo kormeer ku maray suuqa weyn ee ceerigaabo iyo qacda cadawga ka yeedhay
Soo dhawayntii ceerigaabo layaabkii aduunka iyo shacabka oo codka siinaya madaxweyne muuse
Переглядів 28 тис.Місяць тому
Soo dhawayntii ceerigaabo layaabkii aduunka iyo shacabka oo codka siinaya madaxweyne muuse
Ceerigaabo oo aan xalay laga seexan iyo huwantii oo cabaadaysa dhaye oo karbaashay
Переглядів 10 тис.Місяць тому
Ceerigaabo oo aan xalay laga seexan iyo huwantii oo cabaadaysa dhaye oo karbaashay
soo dhawayntii madaxweyne muuse iyo diyaarad muuqaal duubis ah oo huwanta laga qabtay iyo xogtii..
Переглядів 24 тис.Місяць тому
soo dhawayntii madaxweyne muuse iyo diyaarad muuqaal duubis ah oo huwanta laga qabtay iyo xogtii..
Soo dhawayntii buuhoodle iyo madaxweynaha qaranka shacabka qurulugud oo faraxsan
Переглядів 9 тис.Місяць тому
Soo dhawayntii buuhoodle iyo madaxweynaha qaranka shacabka qurulugud oo faraxsan
Soo dhawayntii madaxweyne muuse oo la yaab ku abuurtay Argagixisadii barriga gobolka sool
Переглядів 26 тис.Місяць тому
Soo dhawayntii madaxweyne muuse oo la yaab ku abuurtay Argagixisadii barriga gobolka sool
madaxweyne muuse ayaa si adag uga hadlay arinka masar iyo xamar sidoo kale faysal oo isna…
Переглядів 519Місяць тому
madaxweyne muuse ayaa si adag uga hadlay arinka masar iyo xamar sidoo kale faysal oo isna…
Garaad qasqas oo been aan loo dul qaadan karin sheegay iyo dhaye oo runta ku dhibciyay
Переглядів 4 тис.Місяць тому
Garaad qasqas oo been aan loo dul qaadan karin sheegay iyo dhaye oo runta ku dhibciyay
Layaab madaxweyne muuse oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay oodweyne
Переглядів 15 тис.Місяць тому
Layaab madaxweyne muuse oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay oodweyne
Gabadh uu adeer u yahay garaad jaamac ayaa hargaysa ka furatay meharad iyo dhaye oo..
Переглядів 32 тис.Місяць тому
Gabadh uu adeer u yahay garaad jaamac ayaa hargaysa ka furatay meharad iyo dhaye oo..
Qadan qaran oo hargaysa lagu xidhayo ka dib markii ay qaadatay calanka maamulka galmudug
Переглядів 5 тис.Місяць тому
Qadan qaran oo hargaysa lagu xidhayo ka dib markii ay qaadatay calanka maamulka galmudug
Ethiopia oo bahdishay soomaalia heshiiskiina afkaga kaga dhufatay iyo soomaaliland oo ay guul utahay
Переглядів 2,2 тис.Місяць тому
Ethiopia oo bahdishay soomaalia heshiiskiina afkaga kaga dhufatay iyo soomaaliland oo ay guul utahay
soo dhawayntii madaxweyne muuse shacabka burco oo muujiyay madaxweyninimo jacayl iyo wacdarihii
Переглядів 18 тис.Місяць тому
soo dhawayntii madaxweyne muuse shacabka burco oo muujiyay madaxweyninimo jacayl iyo wacdarihii
Ethiopia iyo soomalia oo ku kala kacay shirkii ankara iyo soomalia oo lagu bahdilay shirka
Переглядів 4,2 тис.Місяць тому
Ethiopia iyo soomalia oo ku kala kacay shirkii ankara iyo soomalia oo lagu bahdilay shirka
Soo dhawayntii madaxweynaha qaranka oo madaxa xanuujisay cadawga soomaaliland iyo hadal jeedintii
Переглядів 7 тис.Місяць тому
Soo dhawayntii madaxweynaha qaranka oo madaxa xanuujisay cadawga soomaaliland iyo hadal jeedintii

КОМЕНТАРІ

  • @ammmmgmail
    @ammmmgmail 5 днів тому

    Muuse ma cid baa la talin karaa waa kalidii taliyee! Abwaanka sameeyey waa Maxamed Muumin Ababe oo Samaroon ah.

  • @ammmmgmail
    @ammmmgmail 5 днів тому

    Madaxweynaha lama caayine dalkii iyo dadkii midaysnaa ee lagu wareejiyey xagee buu geeyey. 7da sannadood Somaliland wax ka dhacay mooyaane waxba uma kordhin umadda Somaliland oo dhan baa u diyaara in isbedel khayr qaba la helo xataa kuwii qabyaalada ku taageeri jiray baa khatiyaan taagane ninka yare dibjirka ah iyo gabadhan yari 2 oo lagu daray codkaaga ma 3diina cod baa kursiga ku sii hayn karaaya?

  • @ammmmgmail
    @ammmmgmail 5 днів тому

    Ciidanka Muuse Biixi iyo Inaadeerkii Nuux-pasto iyo saraakil kale oo ay isku jufo yihiin ayaa baabiiyey oo 300 oo technico ah ayey huwantu gacanta ku dhigtay iyagoo bilaa shidaal ah ciidankiina 4,000 oo askari baa iyagoo bilaa raashin ah oo bilaa rasaas ah wax la dilay iyo wax la qabsaday laga dhigay. Dambiga inaableeg, ma jiraan cid loo xidhay ama loo dilay ama loo rukhseeyey illaa haddana Nuux Taani uun baa hambadii ciidanka hor jooga!!!!!!!

  • @ammmmgmail
    @ammmmgmail 5 днів тому

    Madaxweynuhu Somaliland wuu baabiiyey waa run. Wallee Muuse cidluu taagan yahaye hubso Muuse waa lala xisaabtamayaa qof qof waalan baad la shir imanaysaa. WADDANI ma xil buu ka hayey qaranka MUUSE-XAYRAAN MA DIFAACI KARTIDA XAAR BUU DHEX FADHIYAAAA!!!

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 5 днів тому

    Wuu istaahilaa muuse dad qal down down

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 6 днів тому

    Guuuuuuul somaliland somaliland viiva somaliland

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 7 днів тому

    Alle qalbiga Haku qaboojiyo wll

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 7 днів тому

    Allow noo danbi dhaaf yaa rabi 🤲 Allow wixi xun Naga duw

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 7 днів тому

    Safiya tusmo waxay Somaliland ka dhexbaadhaysaa cabdi ciise cajuun

  • @FaysalCali-m3c
    @FaysalCali-m3c 7 днів тому

    Ceeb

  • @maxaa.qaldan.
    @maxaa.qaldan. 7 днів тому

    Xoriyatul Qowl ka ha ka qaadin dad ka. Muuse Biixi oo la caayo qaranka Somaliland waxba kuma noqonayo. Hadalkan bilaa nuxur ka ah kala tag meesha.

  • @MahamedYaanwade
    @MahamedYaanwade 7 днів тому

    Dhamaanto ku heesta qadaya iyo ka abwaana sheeganaya ee samey hala toogata

  • @MahamedYaanwade
    @MahamedYaanwade 7 днів тому

    Waan qaran dumisa

  • @MahamedYaanwade
    @MahamedYaanwade 7 днів тому

    Ku heesita ku qaadaya waa cadawa ciidanka qaranka

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 7 днів тому

    Buuuuuufi huwanta xaarmajo ushaqeesa dameeeero xaarmaajo

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 7 днів тому

    Guuuuuuul somaliland somaliland somaliland viiva viiva somaliland viiva somalilnd ❤❤❤ guuuuuuuuul somaliland viiva somalilnd viiva somaliland

  • @DhaHar-u5x
    @DhaHar-u5x 7 днів тому

    Waa run ❤

  • @Ifraax-q5u
    @Ifraax-q5u 7 днів тому

    SiiL😮😮😮😢😢😢

  • @Qarandhise
    @Qarandhise 8 днів тому

    Nacnac leh❤❤❤❤❤

  • @CabdiShakuur-z9l
    @CabdiShakuur-z9l 8 днів тому

    Fc abaarso waxa nafta u galay ilma muuse pixi ilayn foorar danpo oo abaarso ka doonanayaan ma jirto hadanay sx iyo khaladpa ku raacin iga qapta abaarso kaliya ku xurpaynayaaa madixiisa buuran 👃

  • @CabdiShakuur-z9l
    @CabdiShakuur-z9l 8 днів тому

    Abaarsoy nafta wx ku galay ciyaalka ila muuse ayaad is leedey hadad muuse ku soo kala qapatid adoo apaarso u doonaanaya qodhihii ayaa kugu soo gali abaarso adoo foorara marka liinta xabsiga kugu qooshi donan

  • @CabdiShakuur-z9l
    @CabdiShakuur-z9l 8 днів тому

    Abaarso academy 👃

  • @abwaandaahir8673
    @abwaandaahir8673 8 днів тому

    War madaxweeynaha cidna ma caayin ee qaladaadki dhacay intuu xukunka hayeey ayaa lasheegay, Miyaanay sool makhnaayn,miyaaney haldoorki saraakiisha iyo. Ciidamadi somaaliland jamhad xabsiyo ugu jirin hadaba ayamaa mwne muse biixi dalka la xakumayey mese qaladkiisa lama sheegi karayo,waar aanu fanaaninta sharaftale ka xishoono

  • @mohamoudahmed7822
    @mohamoudahmed7822 8 днів тому

    Ka jawaab runta adigu? Hogaamiyaha ciidanku waa kuma Hadii run lagu wada dhaqmi waayo horey u socon mayno

  • @AxmdSacad
    @AxmdSacad 8 днів тому

    Muuse hanolado muuse gulayso Fananintii waa hunta ka tirsan

  • @KhatraXamuud
    @KhatraXamuud 8 днів тому

    Tuugi tuugo dhalay xidigahu. Runbay sheegtay

  • @sahalhassan7625
    @sahalhassan7625 8 днів тому

    Musse waxba dalka uma tarenen ee bay bay was dhaha.😂😂😂😂😂

  • @AxmedNuur123-s8y
    @AxmedNuur123-s8y 8 днів тому

    Heesku waa run waana wax qabadkii muuse

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 8 днів тому

    Waa Midhahaahii afkii ciro laxankuna waa xirsigaab luuqaduna waa muqa yiliintii geeska😂😂

  • @arahmanhuseinkahin8033
    @arahmanhuseinkahin8033 8 днів тому

    Madaxdu waa tee ma ta dalkii burburisay Somali land ee shacabkeedii ku Qaraacday Madaafiicda soo daysay Cadowga

  • @AbdihakimIsmail-g6k
    @AbdihakimIsmail-g6k 8 днів тому

    Fanaan magaciisa waa lagu ciyaaray, Ilaahay wuxuu yidhi:- ihaahay adeeca, rasuulkiisana adeeca, kuwa Madaxda la idiinka dhigayna adeeca. Kolkaa Maxay heesi sheegaysaa? Waar Allahiin ka cabsada. Inan kaa warkii idiin dhameeyey bal halkaad ku noolaanaysaa. Idinkaa og!

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f 8 днів тому

    Wasidaa wadani huwan isaga cadaw ah oo adoon huwan ah cayna hees manoqoto eecodbaa kursiga lagu fulayaa

  • @truthinyourface7345
    @truthinyourface7345 8 днів тому

    XISBIGA Huwanta wax kasta Waa isku dayayaan

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 8 днів тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @canbaro-p4r
    @canbaro-p4r 8 днів тому

    Walahi yaab dadkii xumaa aya batay

  • @FaysalxassanCabdi
    @FaysalxassanCabdi 8 днів тому

    Warkaa wixiijirsy ayaa lasheegay

  • @FaysalxassanCabdi
    @FaysalxassanCabdi 8 днів тому

    Waatuug ms

  • @aminaosmanawad8575
    @aminaosmanawad8575 8 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 8 днів тому

    waay uga tala galeen iney baxsadan why lacag baay ku qaateen

  • @mohnur341
    @mohnur341 8 днів тому

    Muse uuf baa la yidhi habarjeclo dooranmaydo

  • @mohnur341
    @mohnur341 8 днів тому

    Muse wadankii waa baabaabiiyey

  • @mohnur341
    @mohnur341 8 днів тому

    Qabyaalad qudhintay baa ku fadhida madaxwrynaha waa la dhaliilikara oohinta jooji