Xasan aadan samatar Good iyo abeesiyo/galaangooleey lyrics

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • *Ku Soo Dhawaada Kanaalkeena Muusigga Qadiimiga ah ee Soomaalida!*
    Ku soo dhowow kanaalka muusigga ee ugu fiican ee aad ka heli karto heeso qadiimi ah oo Soomaali ah. Halkan waxaad ka heli doontaa heesaha ugu caansan, kuwa xusuusta leh, iyo kuwa aan la ilaawi karin ee taariikhda muusigga Soomaalida. Waxaan isku daynaa inaan soo bandhigno heesihii ugu wanaagsan ee waayadii hore, kuwaas oo soo maray facyaal kala duwan oo muusig Soomaali ah.
    *Maxaad ka heleysaa kanaalkayaga?*
    - *Heeso Qadiimi ah oo la Xusuusto:*
    Waxaan soo bandhignaa heeso qadiimi ah oo ka mid ah kuwa ugu caansan ee ay qaadeen fannaaniin caan ah sida: Maxamed Suleebaan Tubeec, Magool, Hassan Adan Samatar, ahmed ali Egal, Maryan mursal, Maandeeq, kinsi xaaji. Axmed mooge , iyo kuwo kale oo badan.
    - *Muuqaallo Taariikhi ah:*
    Ku raaxayso muuqaalada taariikhiga ah ee heesaha iyo bandhigyada ay sameeyeen fannaaniinta waaweyn ee Soomaalida.
    - *Sheekooyinka Heesaha:*
    Baro taariikhda iyo macnaha heesaha qadiimiga ah, iyo sida ay ula xiriiraan dhaqanka iyo taariikhda Soomaaliyeed.
    - *Isku Xirka Jaaliyadda:*
    Ku biir bulshada jecel muusigga Soomaalida, kana qeyb qaado faallooyinka, iyo wadaagista xusuusaha iyo sheekooyinka aad ka hayso heesaha aan soo bandhigno.
    *Maxaan U Sameyney Kanaalkan?*
    Ujeedkeenu waa inaan ilaashanno una faafino hidaha iyo dhaqanka muusigga Soomaaliyeed, gaar ahaan heesaha qadiimiga ah ee ku suntan taariikhda iyo dhaqanka. Waxaan rabnaa inaan jiilasha soo socda iyo kuwa hadda jooga u suurtagelino inay si sahlan u heli karaan heesahaas cajiibka ah oo ay ka bogtaan bilicda iyo farshaxanimada fannaaniintii hore.
    *Ku Soo Biir Kanaalkayaga!*
    Haddii aad jeceshahay muusigga qadiimiga ah ee Soomaalida, ha ka baqin inaad isku qorto (subscribe) kanaalkayaga, oo ku dhufo (click) furaha digniinta (bell icon) si aad ula socoto heesaha cusub iyo muuqaallada aan soo galino. Ha hilmaamin inaad la wadaagto kanaalkaan saaxiibbadaada iyo qoyskaaguba si ay uga faa'iidaystaan!
    Mahadsanid inaad nagu soo biirtay, oo aan wada jir u ilaalino dhaqanka iyo taariikhda muusigga Soomaalida!
    ---
    **Linkiga Kanaalka: [ / @geedishaambowstudio
    --- hadii aad rabto inaad aad channel kaaga u sameeyso promotion si u gaaaro dad badan waxaa si fudud kaaga caawin doona Vidiq.com hadaba yey ku dhaafin fursadaan qiima dhimista ah ku dhufo link gaan oo is diiwaangali si bilaash ah
    vidiq.com/Earn... #QAARAAMI #QAACI #HEESO_XUL_AH
    GEEDI SHAAMBOW STUDIO HOYGA HEESAHA HIRGALAY HEESO QORAN ERAYO SHARAXAN KOBCI AQOONTAADA AFKA HOOYO OO NAGULA CAWEE HALKAAN SUBSCRIBE SAARO GANBALEELKANA FURO SI AAD HADIIBA U HESHO MUUQAALADA CUSUB EE HALAKAN SOO GALINO MAHADSANIDIN
    WIXII TALO IYO TUSAALE AH WAXAAD NAGALA SOO XIRIIRI KARTAA WHATSAP
    +27688649079
    WAXAAN GACMO FURAN KU SOO DHAWAYNAYNAA CID KASTA OO GACAN NAGA SII KARTA KAYDINTA IYO SOO GUDBINTA SUUGAANTA SOOMAALIYEED
    QOFTA KASTA OO WUXUUN NAGU SIYAADIN KARA FADLAN NAGALA SOO XIRIIRA
    Whatsapp
    south africa +27688649079
    Somalia +25297650065
    America +17153883390
    WAAD MAHADSANTIHIIN DHAMMAANTIIN BULSHADA SOOMAALIYEED
    SUBSCRIBE SAARO CHANNALKA SI AAN KUUGU MAAWEELINO SUUGAAN DHILDHILAN OO AAN LAGA GAYOONEYN
    morning
    by Calinuur Cabdul Dhagabure || Manager of Geedi shaambow studio
    contract. goodirgalow@gmail.com

КОМЕНТАРІ • 20

  • @apdiwaasac7585
    @apdiwaasac7585 2 місяці тому +1

    Wow wow 🔥❤🎶

  • @mohamedqadar5913
    @mohamedqadar5913 6 місяців тому +1

    Ereyadii Aun Awoowe Maxamed Cali Kaariye
    Gami mahayo ruuxii goob aboodi seexdee😢

  • @kaajalakshay6815
    @kaajalakshay6815 Рік тому +3

    Kalagooyeen waayuho😢

  • @mohomedaxmed9995
    @mohomedaxmed9995 9 місяців тому +1

    Ragbaa Goob Xun WaLigii Gababa FadhiistEE
    Aan Been RagU Waligii Waa Meel Xun Joog😒🚯

  • @user-hd2vz9gm8v
    @user-hd2vz9gm8v 8 місяців тому

    Waa Ereyadii xasan geeni

  • @alphaahmed7343
    @alphaahmed7343 Рік тому +1

    Gaariyaa ninkeeda ah❤

  • @laylaninismood9028
    @laylaninismood9028 Рік тому +1

    Hees qaali ah❤❤❤❤

  • @mustafaanouriye6793
    @mustafaanouriye6793 8 місяців тому

    Xassan adan samatar ahaa

  • @xamdiahmed6928
    @xamdiahmed6928 Рік тому +1

    Hees hees dhaafty

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 Рік тому +2

    Wow

  • @user-zf9bv8it2m
    @user-zf9bv8it2m Рік тому

    Wan ku waatA zhp

  • @jibriilabdishakurali614
    @jibriilabdishakurali614 7 місяців тому +2

    Heestan ereyada cidda leh ila wadaag fadlan?

  • @mohomedaxmed9995
    @mohomedaxmed9995 9 місяців тому +2

    Ereyada /%99.5
    LaxanKa /%95
    CodKa /%99
    LiKE Ha iLa Dhaafin Hadad iga DampaYs0☝️❤

  • @laylaninismood9028
    @laylaninismood9028 Рік тому +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @laylaninismood9028
    @laylaninismood9028 Рік тому +1

    😅🎸 🎶 Piano

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Рік тому +2

    Qoraalka ✍️ Heesta (Lyrics)
    Goodkiyo Abeeskoow 🐉🐍
    Gucumaale Aaroow🦁
    Wiyishaa Gadooddee🦏
    Geeska Rayska Galisaay
    Gerigiyo Haldhaagoow
    Galowgiyo Shinbirahoow
    Garasho Seed U Leedihiin
    Caashaq Ma idin Galay Wali
    Labo Gacal Ahaayoo
    Kala Gooyeen Waayuhu
    Gargaar Ma U Taraysaan?
    Ma isu Geyn Karaysaan?
    Galaan-Goolleey
    Gef Bay Baratee Siddiri Gam
    Hadday Gabadh Tahay
    Anaa geeyee Siddirigam
    Haddii Aan go'doomoo
    Gaari Waayay Taan Rabay
    Gar Bay Noqotay Caashaqa
    Inaan Dabo Gurguurtee
    Xagga Gebi Xagguna Gebi
    Gudcur Daaha Soo Rogay
    Gaashaan-Qaad Habaabiyo
    Gulufoow Dhul Kuu Siman
    Gurmadkaygu Weeyee
    Geedahaan Ka Baqayaa
    Goormaan Socdaa
    Xaggeen Gaari Karayaa?
    Galaan-goolleey
    Gef bay baratee siddiri gam
    Hadday gabadh tahay
    Anaa gaya ee siddiri gam
    Erayada: AUN Maxamed Cali kaariye
    Laxanka: AUN Xasan Sabriye Afrax
    Kabanka: AUN Daa’uud Cali Masxaf
    Luuqda: Hassan Aadan Samatar
    Mahadsanid Sxb #GeediShaambow.