GOODKIYO ABEESKOOW XASAN AADAN SAMATAR GUCUMAALE AAROOW WIYISHAA GADOODEE GEESKA RAYSKA GALISAAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • SUPSCRIBE si aad ula socoto kanaalkeena
    SHARE si aad ula wadaagto ciddeena
    COMMENT si aan u wadaagno aqoonteena
    LIKE hadaad ka heshay muuqaalkeena
    WARCIMRAAN TV Dr ABDILAHI AFTAHAN
    Copyright contents, reuse not allowed
    HEES HEESO HEESIHII HEESAHA HEESTA HEESTII HEESKA HEESKII 🥀🌹🍁⚘🌷💐🌺🌹🥀🌷🍁🌺💐 HORE-U-MARINTA HIDDEHEENA, DHAQANKEENA, FANKEENA, SUUGAANTEENA IYO AFKEENABA.
    Galaan Goolleey (hees)
    ERAYADII ABWAAN MAXAMED CALI KAARIYE
    LAXANKII XASAN GRATE
    CODKII XASAN AADAN SAMAYAR
    MUSIC..?
    RIWAAYADDII GUUR AMA GUURSO
    OO AY KA MID AHAAYEEN DADKA JILAYEY XASAN AADAN SAMATAR MAXAMED AXMED KULUC SAADO CALI WARSAME SHANKAROON AXMED SAGAL HEESAHA KU JIRAY WAXAA KA MID AHAA RAGBAY CAADADII TAHAYOO DUMARKA U CARRAABA CAWAYSINKII U GUURA COSOB IYO UGBAADEEY ....
    Goodkiyo abeeskoow
    Gucumaale aaroow
    Wiyishaa gadooddee
    Geeska rayska galisaay
    Gerigiyo haldhaagoow
    Galowgiyo shinbirahoow
    Garasho seed u leedihiin
    Caashaq ma idin galay wali
    Labo gacal ahaayoo
    Kala gooyay waayuhu
    Gargaar maw taraysaan
    Ma isu geyn karaysaan?
    Galaan-goolleey
    Gef bay baratee siddiri gam
    Hadday gabadh tahay
    Anaa gaya ee siddiri gam
    Haddii aan go'doomoo
    Gaari waayay taan rabay
    Gar bay noqotay caashaqa
    Inaan dabo gurguurtee
    Xagga gebi xaggana gebi
    Gudcur daaha soo rogay
    Gaashaan-qaad habaabiyo
    Gulufoow dhul kuu siman
    Gurmadkaygu weeyee
    Geedahaan ka baqayaa
    Goormaan socdaa
    Xaggee gaari karayaa?
    Galaan-goolleey
    Gef bay baratee siddiri gam
    Hadday gabadh tahay
    Anaa gaya ee siddiri gam
    Adduunyadaan galgaladkee
    Gaafaha nabsigu wado
    Rag baa goor xun waligii
    Gabagabo fariistee
    In kastoo la gaadoo
    Laga gacan sarreeyo
    Geesigu ma liicee
    Gami' maayo ruuxii
    Goob aboodi seexdee
    Gaari iyo ninkeedee
    Yaa geyaan is jecel
    Gogoshood yaqaanna?
    Galaan-goolleey
    Gef bay baratee siddiri gam
    Hadday gabadh tahay
    Anaa gaya ee siddiri gam
    CABDILAAHI QARSHE GUDUUDO CARWO XAAWO KIIN XAAWA KIIN AYAANA SICIID QALINLE MARWAAN YARE SICIID MIRE
    💚XAYDAR AHMED RASTA LAFOOLE
    🤍ABDIKARIIN ALI SHAAH CABDILLAAHI
    ❤XALWEYSTE WADNE KAABE ABDIFATAH MUKHTAR MUSTAFE LAACIBKA CABDI YARE CALI ZAKI XAMDA QAALI CIMRAAN CABDIFATAAX MUKHTAAR NIMCO MIGIL MUKHTAAR BEEROOF KHAALID KAAMIL ISKALAAJI CAAQIL YARE BILKHER AXMED BILKHAYR AHMED BIL-KHAYR DUNIYA BARAXOW XABIIBA XASAN TOOXOW CADAR DUNIYA QAALI KHADIIJA FOODAY QADIIJA FOODEY CALI ZAKI CALI SAKI ALI SEKI BINTI BEELA ABDIRISAAQ ANSHAX KHADIJA GURE HAMZE YARE MUSTAFA DOLLAR NIINI DANCE SAFWAAN HALAC ASAD DHEERE QAALI LADAN HODAN ABDIRAXMAAN IKRAAN ARAALE IKRAAN CARRAALE FARTUUN FOOS MAHAMED TOBANLE XAMDI BILAN LIL BALIIL KING KHALID KINAN KAYNAAN FARTUUN DUCAALE DEEQA GACANLA CUMAR AADAN DUGSIIYE SICIID XAMARQOODH QOOMAAL JAANGO SUKHRA ROODA MAASH UBAX FAHMO SAHRA ILAYS / SAHRA ILEYS GACAN CABDI FANAX CALI JAANI AXMED AXMED NAAJI SACAD ROORAAYE FAADUMO QAASIN JILAWLE MUSLIMO QAASIM HILOWLE GAASIRA XABIIBA BALBALAAF FUAAD ILKACASE FOAAD ILKACASE ZARQAAWI SARQAAWI GAANDAA WARAABE MAXAMED CABDILAAHI DIIRIYE BULSHAAWI / GACMALIBAAXLE AXMED WELI IBRAAHIN FURINLE MARDUUF MAXAMED BAKAAL CIRO / CIRRO FALIS / FILIS LIIBAAN BILE QADIIJA HIIRAAN SAHRA DAWO QALANJO SHIINO CAASHA SIYAAD
    FG: MAGACYADA FANNAANIINTA MAQAN KA BARO MUUQAALLADA KALE, MAHADSANID

КОМЕНТАРІ • 6

  • @abdikaremjanaalle4491
    @abdikaremjanaalle4491 6 місяців тому +1

    Ax yaa ax yaa another level amazing jawi macaan iyo magaaladii reerka mansh alllh ❤❤❤

  • @liibanmedia3327
    @liibanmedia3327 2 роки тому +3

    dawadihii kobade ❤

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 Рік тому

    Wow

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 2 місяці тому +1

    Qoraalka ✍️ Heesta (Lyrics)
    Goodkiyo Abeeskoow 🐉🐍
    Gucumaale Aaroow🦁
    Wiyishaa Gadooddee🦏
    Geeska Rayska Galisaay
    Gerigiyo Haldhaagoow
    Galowgiyo Shinbirahoow
    Garasho Seed U Leedihiin
    Caashaq Ma idin Galay Wali
    Labo Gacal Ahaayoo
    Kala Gooyeen Waayuhu
    Gargaar Ma U Taraysaan?
    Ma isu Geyn Karaysaan?
    Galaan-Goolleey
    Gef Bay Baratee Siddiri Gam
    Hadday Gabadh Tahay
    Anaa geeyee Siddirigam
    Haddii Aan go'doomoo
    Gaari Waayay Taan Rabay
    Gar Bay Noqotay Caashaqa
    Inaan Dabo Gurguurtee
    Xagga Gebi Xagguna Gebi
    Gudcur Daaha Soo Rogay
    Gaashaan-Qaad Habaabiyo
    Gulufoow Dhul Kuu Siman
    Gurmadkaygu Weeyee
    Geedahaan Ka Baqayaa
    Goormaan Socdaa
    Xaggeen Gaari Karayaa?
    Galaan-goolleey
    Gef bay baratee siddiri gam
    Hadday gabadh tahay
    Anaa gaya ee siddiri gam
    Erayada: AUN Maxamed Cali kaariye
    Laxanka: AUN Xasan Sabriye Afrax
    Kabanka: AUN Daa’uud Cali Masxaf
    Luuqda: Hassan Aadan Samatar
    Mahadsanid Sxb WarcimraanTv.