Somali Lyrics Song - Heestii : Dhab Ufiirso - Codadkii : Birimo Iyo Kooshin

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 лип 2024
  • yt:stretch=16:9

КОМЕНТАРІ • 1,5 тис.

  • @WaayeelkaJaqafsada
    @WaayeelkaJaqafsada 5 років тому +1092

    Maanta 2 October 2018. inanbaan jeclaadey kadib markasta way igu ciyaari jirtey taleefankana way igu dhegaysan jirtey xittaa mar waxaan xasuustaa ay igu tiri waan ku fasaxayaa 😢😢. "Oo maxaa ka xanuun kulul qof wax jecel oon la rabin laguna yidhi iska tag😢😢?" ilaahay amarkii waxan goostey in aanan markasta murugo ku jirine inaan iska illaabo dibna aanan ula hadlin. Markii aan sidaas yeelay ayaabey iyadii i jeclaatey markasta taleefanka igama dhigto anna ilaahay mahaddii maalin keliya maan xumaynin Mararka qaar ay xasuusato sidey ii gali jirtey iyadaaba iska Oyda. Qofka waxa dhibaato ugu filan markuu jeclaado qofkii uu xumayn jirey !!
    imika Keligeed uunbaan la hadlaa(la haasaawaa) inaan guursadona waan rabaa ilaahay ha ii fududeeyee.
    Waar ragow dumarka ka roonaada marwalba.
    ilaahay baa mahadleh..

    • @deeqmohammed5597
      @deeqmohammed5597 5 років тому +58

      Waa runtaa bro sidii uu nin raga yeeli jiray baad yeeshay. Sababtoo ah Dumarku way ina dhaleen wayna inala dhasheen marka ha laga roonaado wllo adiga iyo inanta ilahay ha isku kiin barakeeyo

    • @mubarakmohamud5522
      @mubarakmohamud5522 5 років тому +3

      Deeq Mohammed Quruxleyda wad shidan tahay iso tur ciwanka wa leygu dhib cay🌹

    • @mubarakmohamud5522
      @mubarakmohamud5522 5 років тому +5

      Waayeelka Jaqafsada cafisku wa fican yahay iyo in lakala ronado alle waxu yiri is cafiya an idin cafiye lkn mel iga mid ah ba I oraneysa ma ti bogtad dhayi weydey ayad cafin anigu ma garanayo waxan sameyn laha

    • @dusefreefire1232
      @dusefreefire1232 5 років тому +9

      Dumarka marka xagooda labtaabtay maxay ula so boodaan way ku dkaleenoo waydin la dhasheeno oo way ku dhaxday hadaa ma anagaan intaa u joogin. Miyada dhali lahayd hadaan nin ragii isku kala bixin

    • @WaayeelkaJaqafsada
      @WaayeelkaJaqafsada 5 років тому +3

      @@mubarakmohamud5522 bro, hadaad ka jarato dhib danbi ma aha balse hadaad cafiso waa kheyr bro.

  • @fardoushassan7807
    @fardoushassan7807 5 років тому +258

    Heestan cawa ayaan si dhab ah u dareemay waxaan la sheekaysan jirey will anan ixtiraamin hadalkiisana danaynin
    Hadana markii dambe waxaan u jecelday inta qof la jeceladoo inta ugu badan
    calafna waa isku yeelanay oo manta waxaan nahay laba qof oo isku farxsan isna jecel😍

  • @sahrinabea1138
    @sahrinabea1138 4 роки тому +282

    2020 qofka ila dawan dona like dhac igu side😂

  • @abdiasismohamed896
    @abdiasismohamed896 5 років тому +66

    Dheegow danteni aniga dhaliilo
    ruuxa dhaawac u geystoo
    dhayayaa maliite
    War ragow dumarka hdey xita khaldaamn haka aarsanina waa izka qalbi nadiife u sabra
    2019 hdad iga danbeyso o ad jaceyl zo xazuuzatey ❤ liketa

    • @Mmmms4559
      @Mmmms4559 4 роки тому

      💞💞

    • @kavialin9697
      @kavialin9697 4 роки тому

      Qaldan ma xuma lkn qof qalbiga hada ki qaldanto cinqabteda ina marta fcn sadan mar dambe u fududeysan

    • @ugaaskagabdhisaa7954
      @ugaaskagabdhisaa7954 4 роки тому

      Ilahow kan jeclahay samirka iyo dulqadka bar

    • @yasminmohamed5885
      @yasminmohamed5885 4 роки тому

      dumarku maaha qalbi caruur ee waa dad qalbi wanaagsan oo arxan leh taasan raga kaga duwanahey isaga se hadaad u calaacasho waa intuu rabey waa uu kugu jeesjeesi balse dumarku dumar adag oo raga ka aarsadaa jira

    • @hodanhappy3705
      @hodanhappy3705 3 роки тому

      M.a wllkey qali jiro jog wll mcn♥️♥️
      Waxan dawanaya 2021/6/3

  • @abdirahmansolar7323
    @abdirahmansolar7323 5 років тому +289

    Yaa dhageysanaya 2019 like igu qabta...

  • @nasteexo404
    @nasteexo404 6 років тому +216

    Hees waati hore intii igu raacsan like haisaaro

    • @MrTapha10
      @MrTapha10 6 років тому

      agree with you 100%

  • @natashapeah5950
    @natashapeah5950 3 роки тому +9

    2019 malin igu xumeyd nolashyda iguna xanun badned sanadka iyo ila hada runti markan maqlo hestan wxn xasusta murugoyinki an somaray iyo mar xaladihi xanunka badneyd allow qatumada noo wanaji yarabbi 🤲🤲😪

  • @Abdi_Iskooj
    @Abdi_Iskooj 4 роки тому +25

    Heestan waa daadis laba qof kala tagay oo mid si xun loo galay oo kii kale nabsigii helay ilaahay ilama kulmiyo tasoo kale tan guursado inaan nolosha ku dhamaysto Ayaa iga go"an oo taladii aabahay ilaahay hawnaxariistee ee ahayd aabo caruurtaadu yaanay kaa kala lumine hal hooyo ha lahaadaan isha allah

  • @RiyaaqcaLi
    @RiyaaqcaLi Рік тому +6

    2023 heestan mcn ku raaxysan xili hbeen ah❤✌Waa xili somali reerkii dhib qabsado heestan digasho ahaan loo dulsaaro yaab bdanaa😂😂ilahow somali midee One love somali mxamed salaama meel kasto aa joogtaan❤🇸🇴🩸❤✊

  • @hooyoanaakujecel4914
    @hooyoanaakujecel4914 5 років тому +15

    Sadex mar ban ku guul dareystay intan xiriiiir daacad unoqday weliba waqtiyo kala fog ay udhaxeysay alhamdulilah imnka qofkii afaraad oo nolozheyda isoo maray baa iihagaagay mardhaw baana rajynaynaa inan isguursano inzha allh alle inuu inoo fududeeyo arimaheena noosoo duceeya wllayaal adinko mhdsn😍 sidoo kalle qof walba wxn rajaynayaa qofku jecel yahay inuu helo farxadna kunoollaadan

    • @twnm636
      @twnm636 3 роки тому +1

      Wali miyaad heshay wllo qof aad ku degto?????

    • @sasqarimdiis8482
      @sasqarimdiis8482 Рік тому +1

      Arooskii ma dhacy?

    • @ilyaasmuuse5760
      @ilyaasmuuse5760 7 місяців тому +1

      Waxa an akhriyay 4sano ka dib fariintaada waxa an rajaynayaa in ad is hesheen oo aad guursatay oo ad noolal wadaagteen wlal😊

    • @siiseysaska6321
      @siiseysaska6321 6 місяців тому +1

      sɪᴅᴏᴏ ᴋᴀʟᴇ ᴀғᴀʀsᴀɴᴏ ᴋᴀᴅɪʙ ʙᴀɴ ᴀʀᴋᴀʏ ᴡʟʟ ɴᴏʟᴏʟ ᴠᴄɴ ᴋᴜ ʀᴀᴊᴀʏɴYᴀ

  • @user-vq7ux4ef3q
    @user-vq7ux4ef3q 6 місяців тому +5

    From 2024❤✨️

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 4 роки тому +50

    Heestan wxaa hore u qaadey xaliimo khaliif magool iyo mohamed warsame qasaali wxyna ku jirtay ruwayadii hadimo ee sanadku mrkuu 1960kii alifay abwaan hadraawi rag waa ragii hore hadalna waa intuu idhi 🥰👌

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 4 роки тому +7

      Zhp 1960 may ahayn ee waa 1971
      1960 may jirin hoboladii waaberi ee waxa jiray Hoboladii Walaalaha Hargeisa

    • @Hameez20
      @Hameez20 4 роки тому

      Adi maxa tahy marka haduu rag midki hore yahy
      Warka nagaha mesha la dhaaf

    • @cabdimawel1932
      @cabdimawel1932 3 роки тому +1

      @@qacqacosman5716 hhhh aduu meelkasta horta ma joogta zhpow wada commenti aad tahay 😀😀o

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 3 роки тому +1

      @@cabdimawel1932
      😂😂😂

    • @onikapinkk
      @onikapinkk 2 роки тому

      m.a ❤️👈🏽

  • @omermohamoud559
    @omermohamoud559 4 роки тому +146

    Yaa dhagaysanaya 2020 january like igu qabo hdaad iga dampeyso👍🌹

  • @tahliilmohamuudmohamed6861
    @tahliilmohamuudmohamed6861 3 роки тому +15

    Maalin ayaad ku baraarugi doontaa qiimaha ruux aad adiga u aheyd nolol macnaha ruux adiga kaa dhigtay farxad kuna siiyay noloshiisa xaqiiqdii maalin ayaad ogaan doontaa quruxda agjoogiisa iyo qiimaha Jaceylka dhabta ah lkn waa waqti aanan dib loo celin karin daqiiqad qofkaasna uu ku naaloonayo nolol ka wanaagsan tan aad kala carartay. 💔💔☹️

  • @saedff2262
    @saedff2262 4 роки тому +36

    yaa dhagaysanay 3/1/2020 hees ka hadlaysa nabsiga uu galo qofka marka hore ka orda jacaylka loo qabo😭💔💔

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 4 роки тому

      Aniga brother 😢😂 3/2/2020 bil ka danbeyey walee 😂😂😂😢😢

    • @kavialin9697
      @kavialin9697 4 роки тому

      @@amiiraadan3017 😅😅2020 wn dhan nahay

    • @joker_pro670
      @joker_pro670 4 роки тому

      Aniga 18/03/2020 DhageysanaayOH Anaa Idiin Dambeeyo

    • @abdirihmanabdikadir5928
      @abdirihmanabdikadir5928 Рік тому

      Sxp samankii Corona bad joogta ana mustaqbalkan kaso salaamaya😂

  • @SahraAbukar-ou3gp
    @SahraAbukar-ou3gp 9 місяців тому +7

    Waxan bartaay wil balan ayaa naa dhax martaaay kadiib wici tankii badnaa waa leygaa jaraay aninaa bahi qalbiyaa daremaay waan wacaa waleyla hadlaa markii laa rabo kadiib waxa dhacdaay telkaa inaa leygu dhagesto ane an ahadao mukaan jog o ale moyee cid kale on ka shanayo maa jirto wlh mana cafiin wlh xitaa hadoo dhiinto 2023 bisha 7 / 21/ hadane alx waa ronahay walow an dare mayo bahii qalbii malin teyda ayaa sugaa bahidoo daremo

    • @moharage1512
      @moharage1512 2 місяці тому +1

      Soryy walshay wlh qof wax jecl Ayaa kula dremi karaaa xanunka ku haya

    • @zidkawiilkulper9858
      @zidkawiilkulper9858 Місяць тому

      Makusoo laabte walshei hada

  • @xiinkaboy123
    @xiinkaboy123 5 років тому +64

    2019❤ sanadkii iku wacnaa ee isoo mara allah ha ii kaso inuu farxad iku dhamaado

    • @inaaxmedxasan319
      @inaaxmedxasan319 5 років тому +1

      Farxad aan dhamaan allaha ku siiyo walaal

    • @xiinkaboy123
      @xiinkaboy123 5 років тому

      @@inaaxmedxasan319 aamiin wallo mcn sidoo kale adna

    • @hananbihi9326
      @hananbihi9326 5 років тому

      Xiinka Abdirashid Thomas

    • @hananbihi9326
      @hananbihi9326 5 років тому

      Xiinka Abdirashid love you Hanan Amir

    • @hananbihi9326
      @hananbihi9326 5 років тому

      Xiinka Abdirashid I love Thomas

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 4 роки тому +32

    2020 after lockdown yaa ila dawanayo 😍
    Love this song❤ hdaaa iigugu horeso inan dhagesto tiktok Kasoo arki 😊

  • @umuamiira6434
    @umuamiira6434 5 років тому +29

    heesta kaliya mar walbo xasuus igaliso nacala qurbo ku taal 2019 like isaar

  • @asiaahmed5941
    @asiaahmed5941 5 років тому +22

    Heestan waan jeclhy marwalbana waan dhagaysta yaa ila dhagaysanaya 2019

  • @nimcanmahamoud5525
    @nimcanmahamoud5525 7 років тому +98

    5/1/2017 wakhti habeena yaailadhagysanaya wakhti aan xusayo cidlo awgeed aana ogyn qoftii aan isjcyl meel igudanbysay intay wayuhu isooqaday xalad adun😎😎

    • @asmacuradacida2356
      @asmacuradacida2356 7 років тому +10

      Nimcan Mahamoud xaax im sorry 😐 wallkey cade
      Nasiibkaaga markale cugo oo raadso gabar kale nolashaada qof hore haku hilmaamin wllky

    • @hedhadumarkawahebadrabi6465
      @hedhadumarkawahebadrabi6465 7 років тому +8

      Nimcan Mahamoud qali aniga marki hore waxn isdhihi jiry kalnimo wey adgthy lkin aniga wlhi had wn laqabsday kalinimad it's ok nin iyo dhibkis jacel iyo murugtis wnba ka baxayo Farxda aniga aya Nafteda la wadko

    • @mataanahafanka6583
      @mataanahafanka6583 6 років тому

      Oj sorry waan ka xumahay dhinka kusoo gaaray

    • @mataanahafanka6583
      @mataanahafanka6583 6 років тому +1

      Nolasha waa im tixaan sabar ayee u baahan tahay iska sawar walaaashey dhibkaan wuu nawada heestaaaa aloow amuuraha sahal

    • @KalaraKalarak
      @KalaraKalarak 6 років тому +1

      wwwwwww Nice

  • @MaryamA23
    @MaryamA23 9 років тому +111

    i agree when they said every song there is a story behind of it,,,,

  • @fariixaali3351
    @fariixaali3351 Рік тому +15

    2022 maalin jimca ah 5: 17 waxaan i xumeeyay ninkaygii oon xoog u jeclaa ka dib wuu i furay ana xusuustay waan ka saaray xataa marar ayaan isku dayay inaan soo celiyo waliba isaga oo khaladka uu lahaa ana waxaa ku qasbanaday inAn iska iloobo iminkana isaga ugu soo noqday ana waan diiday ciil badana illahayna uguma soo celiyo bedelkhayr qaba😭😭😭😭 from Qatar doha

    • @codkaliban2425
      @codkaliban2425 Рік тому

      From Boston keep your head up wallalo ur Somali quruxley 😉

    • @diinisaalah5406
      @diinisaalah5406 Рік тому

      Xilagaaan garoob cidna guri geysanmeyseeee Amuu ASAga dan kuu noqdaaa hadana aad weydaaaa

    • @Igran-ei3mc
      @Igran-ei3mc Рік тому +1

      Abyo isku ina sobaxdo dib u midownay I.n🙏

    • @fariixaali3351
      @fariixaali3351 Рік тому

      @@diinisaalah5406 garoob nabigaa u duceeyay afqadhmuunle ilko xun oo jajaban iska hagaaji iyo qolka uraya eed cadhada ku hayso qalbigaygu musqul laga baxo oo laga miyaad ii haysataa useless stupid akhlaaq xun waliba

    • @fariixaali3351
      @fariixaali3351 Рік тому

      @@Igran-ei3mc abaayo may qaali may ma midoobi karno qalbi jab ayyu i qaadsiiyay mana rabo bedel khayr qaba xbbti shukran

  • @Ibraahim_Sm21
    @Ibraahim_Sm21 5 років тому +17

    Dhibtaa laysku egta
    Wey no dhaxeysee😏
    Best song💯❤️❤️😍

  • @misshanan1476
    @misshanan1476 7 років тому +63

    dheegow danteenii anigaa dhaliiloo heestan anay iqussaysaa waxaan ahaa arday markaan Ku adkeeyey arin guur wiilkan maanta jeclahy xxxxxxxx xanuun waaye jacayl

    • @nuureregereg6930
      @nuureregereg6930 6 років тому

      Miss Hanan wlshy wllhi waa xanuun in dhibtu la isku eegtaa marka waxan ku leeyaha allaha ku fududeyo

    • @miqueen5374
      @miqueen5374 5 років тому +1

      @Xamarcadey Hudohani sax

  • @Isxabaal
    @Isxabaal 6 років тому +32

    One of the classic songs, and it will be hear next generations. 😚🙄🤗

  • @xasanaxmedcabdihassanfanta3202
    @xasanaxmedcabdihassanfanta3202 5 років тому +5

    hees qiiro leh iga dheh bllhi best hees waxa hada heeso kuligood waa wada ilmo yar yar oo iska faladaya bllhi inti igu raacsan like

  • @kamalcalicali4276
    @kamalcalicali4276 6 років тому +148

    Intii ila daawanayZa 2018, like saar

  • @mo.ziyaad6216
    @mo.ziyaad6216 3 роки тому +25

    Waxan dawanaya 15/11/2020 axad, waxan heestan uso bookhtay markan arkay ethoipia oo KALA furfurmaysa wanan KU farxay👏😅

    • @siiseysaska6321
      @siiseysaska6321 6 місяців тому

      ᴘʀᴏ.ᴡᴀxᴀɴ ᴀʀᴋᴀʏ ʜᴀᴅᴀʟᴋᴀɢᴀ sᴀᴅᴇxsᴀɴᴏ ᴋᴀ ᴅɪʙɴɪᴛᴏᴘʜɪᴀ ᴏᴏ ʙᴀᴅ ʟᴀ sɪɪʏᴇʏ

    • @mo.ziyaad6216
      @mo.ziyaad6216 18 днів тому

      ​@@siiseysaska6321ayaan darro ina haysata weeye zxp balse wa laga bixi insha allah

  • @mobmicheal1404
    @mobmicheal1404 2 роки тому +16

    Fartun birimo Queen much love from eritrea 🇪🇷 somalia hanolato

    • @cabdiraxmanaxmed541
      @cabdiraxmanaxmed541 2 роки тому

      Ereteriya ma si caadi ah ayaad uku nooshahay mise asakartii tababarka loo qaaday ayaad ku jirtaa.

    • @ahmedmedahmed712
      @ahmedmedahmed712 2 роки тому

      @@cabdiraxmanaxmed541 kkkkkkkkkkkkkkk war hisho

    • @cabdiraxmanaxmed541
      @cabdiraxmanaxmed541 2 роки тому

      @@ahmedmedahmed712 nio maxaad ku qosleysaa ereteriya iyo kuuriyada waqooyiba waxeey ikula muuqdaan jaxiimadii ama cadaabkii aduunk, layaab ayeey ila noqotay in qof si caad ah uku nolaado goobahaas internetn calaamka ku xiran uu ku dhaxisticmaalo.

    • @ahmedmedahmed712
      @ahmedmedahmed712 2 роки тому

      @@cabdiraxmanaxmed541 waa runta saxiib

  • @ITAALMEDIA
    @ITAALMEDIA 5 років тому +23

    Mid ka mid ah Heesaha dhaxal-reebka u ah Suugaanta Soomaalida

  • @Abdirahman_24
    @Abdirahman_24 Рік тому +9

    😂 hees waa dhaaftay Still wan dhegaysanaya
    Januaray 8 2023 From Burco

  • @cumarbulshaawi7655
    @cumarbulshaawi7655 2 роки тому +15

    Hada taarikhdu wa 2 mar 2022 hestan aad ban uga helay wana qiso mar walaba dhacda aniga gabar ban hada jeclahay iyaduna ciyar ciyar bay iskaga jirta oo daren ka an u qabo maba oga hadad aragto qoralkan malin un fadlan iduce wllkaba aahy in illahy gabadha hdan calaf ku leyhay ilahy ii calfo hdadan ku lahyna niyadayda si fudud uga baxdo 😢🙏🤲

    • @mohamedahmedqasaali3243
      @mohamedahmedqasaali3243 2 роки тому

      Qofta hadii a calaf isku ledihiin alah ha kiin isku fudu deyo me heshay hada iyada lpx hada qoralakayga aragta iso jawab

    • @sawodomaxamuud8997
      @sawodomaxamuud8997 Рік тому +1

      @@mohamedahmedqasaali3243 qoftaas waa aniga waan qiroddey

    • @mohamedahmedqasaali3243
      @mohamedahmedqasaali3243 Рік тому

      @@sawodomaxamuud8997 ma adiga dumar iyo qiyaano mexey isu yihiin ?

  • @Ahmed.dahir10
    @Ahmed.dahir10 4 роки тому +8

    Caaawa taarikhdu waa july, 23 , 2020 inta qof eee heeestan fiirsata si aan u ogaado Like ta noogu dhaaf

  • @amirajeelle4497
    @amirajeelle4497 7 років тому +161

    Heeskan ani uma dhagesto jacel lkn waxan udhagesta ciil iyo uqdaad aan kaqaday somalida iyo ninki aan jeclay wallhi

    • @hajiali1120
      @hajiali1120 6 років тому +1

      naga daa sxbey bahasha

    • @cumargk9021
      @cumargk9021 6 років тому +2

      Dhipaato malaha na cafi waxkhti ayaa noo imane

    • @rashkaze7785
      @rashkaze7785 6 років тому +2

      Maxa huno nika jecled miyey qarax kagadilen

    • @Naturefilms75
      @Naturefilms75 6 років тому +3

      Xbbti waxba ciil iyo cuqdad tona haw hayne iska cafi insha allah wax kawanagsan bad helaysaye

    • @istarhassan5921
      @istarhassan5921 5 років тому

      Sido kale sister Amira

  • @bilalbasim932
    @bilalbasim932 2 роки тому +42

    2022 and still gold 🎶🎵

  • @ladyamina2069
    @ladyamina2069 Рік тому +82

    From 2023 🎉

    • @SadiqGalayax
      @SadiqGalayax Рік тому +7

      1-4-2023

    • @ahmedake4
      @ahmedake4 Рік тому +4

      9-may-2023

    • @cabdidiiroow4288
      @cabdidiiroow4288 Рік тому +3

      ​@@ahmedake41

    • @MuscabYare-zz6qg
      @MuscabYare-zz6qg 7 місяців тому

      ​@ahmedake4 uujuujjujjjuuuujujuuujuuujuujjjuujujjjuuuuuuuujuuujuuujuuuujujuujuuuuuuuuuuuuuuuujuuujjjuujuujuuuuuuuuuuuuuuuujuujujujuuuuuuuuujuuuuuuuujuuujuuuuuuuuuu.ujjujuuuuuujuujuujuuujuuuuuuuuuuujjjuuuuuuuuuuuuuuujjuuujujuuuujjjuuujuuujuuuuuuuuuuuuuuuuuuujuuuuuuuuuuuuuuujuuuuujuuuuuuuuuuuuuuuuujuuuujjuuuuuuu$$$$$$$$uuujuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuujuuuujuuuuuuuuuuuuuuuuujuuujuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuujuuuuuuuuuuuuuj.uuu..

    • @user-vi5wj5cq2z
      @user-vi5wj5cq2z 5 місяців тому +1

      19/2/2024

  • @AniWeye
    @AniWeye 7 місяців тому +6

    2024 who is still listening to this song

  • @samaraasiman6936
    @samaraasiman6936 4 роки тому +6

    Qof aad jclhy oo dhabarka kaa toogto wax ka xun ma jirto oo jcl beeb kuu jilo lkn alle dariis u samray wllhi 😥😥2019

    • @the_smiling_3644
      @the_smiling_3644 4 роки тому +1

      Jaceyl Aniga xog ka haayo ee xageen erayada somariyaa...hal saac oo Kali ah ya abwaan igadiga... murtideyda aan meel mariyee... jaceyl lajiifo mise kajiifo...

  • @Ponono-py1ju
    @Ponono-py1ju 3 роки тому +97

    I'm literally listening to this song and it's 2021 lol 😂😂😂😂

  • @mamawaano879
    @mamawaano879 6 років тому +168

    Xasuus waayo waayo iyo dareen aarsi ahaa asaxaabeey waa idin sallaamay meelwalbe

  • @ifkanoloshawahoyomcn7213
    @ifkanoloshawahoyomcn7213 6 років тому +11

    anna dhiig sidaan galay keymahaan ku dhuuntee😭😭😭😭2018 jaceyl xanun waye

  • @husseinabdullahi5712
    @husseinabdullahi5712 9 років тому +4

    Inaba caadi ma,ahan waat ku keentay faruun birimo and kooshin yare
    i cant stop waching this video

  • @kinglove4917
    @kinglove4917 6 років тому +19

    Way dhawdahay goortaan carab sidaa oo kale ku oran lahayn.
    Dhibta laysku eegaa
    Waa inoo dhaxaysoo
    Adiguba dharaaraad
    Ka qoslaysay dhooshe
    Ana dhiig sidaan galay
    Kaymaha ku dhuunte
    Sow caawo dhaanto iyo
    Filan maysid dheeldheel

  • @princesszamzam7935
    @princesszamzam7935 4 роки тому +12

    July 2020 qufki dageysanayo oo igadambeeyo like dac kusiii😂😂😂😂😂

  • @iimaanhassan8095
    @iimaanhassan8095 5 років тому +4

    Heestaan marka aad si fiican i fahanto waxa ku soo baxaysa in ay tahay hees xigmad badan xabarsan jecelka waa cudur aan dawo laheen dhibka laysku eego way noo naxaysay who’s waching 2019🎤🎧🎧

  • @Hooda36
    @Hooda36 7 років тому +30

    Illaahay hauwada naxariistio fananiiti intii dhimatay illaahay jannadiisa hakawaraab amiin 🙇

    • @hamdiali4057
      @hamdiali4057 10 місяців тому +1

      Aamin adna hada noshahay allah cimriga haku dhereyo

    • @abdullahibashir8208
      @abdullahibashir8208 9 місяців тому

      Ameen

    • @siiseysaska6321
      @siiseysaska6321 6 місяців тому

      ᴀᴅɪɢᴀɴᴀ ʜᴀᴅᴀ ɴᴏsʜᴀʜᴀʏ ᴀʟʜ ᴋᴜ ʙᴀᴅʙᴀᴅɪʏᴏ

  • @samerahoney5621
    @samerahoney5621 7 років тому +10

    😢😭😭😭😭 🔥🔥🔥🔥🔥 dhuxushad ku joogtiyo dhamacdi dareme Dheel dheel ma joogte dhab dhab u fiirso waligaaa🙉🙏🙏🙏 Inan Rageed Wakaas Hadi aad u jabto walhi waa dhibaato Allow ha no jabin balaayad

    • @ahmedhani6670
      @ahmedhani6670 7 років тому +1

      Samera honey all Maxa mele lagu jabaye so jaqaalo weyenada kkk

    • @mustapheahmedhirad113
      @mustapheahmedhirad113 7 років тому +1

      Samera honey Wlo Ragu Ma Zina Kuwo Wacan Iyo Kuwo Xun Bay Way Leeyihiiin Ha Ku Gafin Wlshy Adooo Raaliya.

    • @somalilandhargaysa6085
      @somalilandhargaysa6085 6 років тому

      Samera honey Dumarku Walhi Wa sida Hadi Aad Ujabtid 😓😓😓😓😓
      Yaa Ku Horeeyay Dhibaatada Aaafoy 😂😂😂😂

  • @nasroabdi2533
    @nasroabdi2533 4 роки тому +4

    Dhab ufiirso dhab waa erayo yar balse macno xanbaarsan ano safar ah baa dhagysan somalidi hore macno ku heesi jiren 😭

    • @naftaqalbi6125
      @naftaqalbi6125 4 роки тому

      aniguba sfr ban ahay alle ha inoo saqiro abayo... tan erayada aad bey ii murug geliyeen wlhi alle baa magan unahay allaaa maciin 😭😭

  • @fardalewaleanigawlaygayaab7476
    @fardalewaleanigawlaygayaab7476 7 років тому +94

    waaaw meeel ayay iga taabatay heestani nacalaa qurbaa iyo dhulshisheeyeba kuyaal

    • @maryamasaida3967
      @maryamasaida3967 7 років тому

      fardale wale anigaw layga yaab sgld kskg fppfv

    • @fardalewaleanigawlaygayaab7476
      @fardalewaleanigawlaygayaab7476 7 років тому +6

      +maryama saida waxay waxan aad qortay xarfahan aad soo gaagaabisay hadaad caynaysona wax aan garto igu cay hadaad wax iisheegaysona wax aan garto wax iigu sheeg

    • @adenunknown3088
      @adenunknown3088 7 років тому +1

      fardale wale anigaw yaab hahahahahahahaha bal comment ka hoosta eeg magaceeda kaliyey soo qortey hadanaa hadana ik

    • @qaaliosmanbadar9417
      @qaaliosmanbadar9417 7 років тому +1

      fardale wale anigaw layga yaab kkkkk mxaa waalale

    • @seinababu7109
      @seinababu7109 7 років тому +3

      fardale wale anigaw layga yaab aduunkaniska saas ah

  • @aliismail770
    @aliismail770 8 років тому +4

    heestan waxa curiyey (haraawi) inay ku jurtay riwasydii hadimo malga yaabaa waxa qaaday ugu horayiin . M . IB .QAASAALI IYO. X .KH.MAGOOL HA U NAXARIISTO E AAMIIN

  • @abdallaahmad1322
    @abdallaahmad1322 6 років тому +6

    Heestan uma dhagayzto jaceyl iyo xanuun wallahi ee waxan u dhagayzta naag somaliyed oo micnaha jaceyl wliged arag

  • @Qarni1000
    @Qarni1000 9 років тому +4

    Waaaw waah waxasaa hees laga yiraa waad isla keenteen alylehe heesta fartuun birimo iyo kooshin barteedi ayad dhigteen. Aadbaad u mahsantihin. Waxa horay u qaadi jiray allaha u naxariiste boqoradi codka magool iyo maxamed nur qasaali allha u naxariisto isagana

    • @ilyaascabdi1963
      @ilyaascabdi1963 3 роки тому

      6sano kohor bad commentigan bixisay ana 2021 ban dawanaya ma nooshahay ma dhimashaa bal ii jawab

    • @siiseysaska6321
      @siiseysaska6321 6 місяців тому

      ʜᴀᴅᴀʟᴋᴀɢᴀ sᴀɢᴀʟsᴀɴᴏ ᴋᴀ ᴅɪʙ ʙᴀᴀɴ ᴅᴀᴡᴀɴᴀʏᴀ ᴡʟʟ

  • @amiindeeqsi6400
    @amiindeeqsi6400 4 роки тому +31

    -Dhibta leysku eegaa!!
    -Weynoo dhexeysayo!!
    -Adiguba dharaaraad!!
    -Ka qosleysay dhooshee!!
    -Ana dhiig sidaan galay!!
    -Kaymaha ku dhuuntee!!
    -Soow caawa dhaantiyo X2!! - - - Filan meeysid sooow X2!!
    -Filan meeysid dheel dheel!!

  • @munaali4156
    @munaali4156 4 роки тому +10

    Heestan yaa Ila dhagaysana caawe 2019 Kam daal♥️o👍👍

  • @abdinasirmohamed9025
    @abdinasirmohamed9025 4 роки тому +38

    Like Dadka weyba ku washene Like ha i sarina ani wa codsi😂

  • @hoodoindho2125
    @hoodoindho2125 10 років тому +7

    heestan waa hees macan waxana horay uqaaday saada cali iyo qaasali

    • @BulshaawiTv
      @BulshaawiTv 8 років тому +2

      ma haaysid bro heestaan saado cali ma qaadin awoowe

  • @xafsaahmed6657
    @xafsaahmed6657 4 роки тому +4

    Heestan markasta wan dhagesta jacel baan dareymaya cida aan jeclahy mana garanayo wlhi😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @sagalgaraad4589
    @sagalgaraad4589 4 роки тому +5

    Heestan xanuun ayayba igalisay ruuxaan dunida ujeclaa dartiisna dhib walba umaray hadana I xumeeyay isagoo waan ku jeclahay idhahaayo hadana aan daryeel iyo wanaag ka waayay markaan ka fogaaday inan keygana dhexda uxertay ayuu dib iska badalay jacayl iyo waali telka igama dhigo meel walba wuu iga raadiyaa anigana weli waan jeclahay laakin inaan cafiyo ma awoodo waayo markii hore ayuu Isla erayga jacayl igu dhaawacay heesta an markaan dhageestaba xanuun Ayaan dareemaa wlh laakin aduunka ayaaba sidaa ah

  • @mashalaye9612
    @mashalaye9612 7 років тому +35

    Qof somali oo nolol raxo ku nol majiro kii xaran ku raxesanayo waagoni💯👇🏻, ruux taladu dhaftana dheexuna arag naye 🇸🇴🇸🇴😌😌😌😉

  • @saabirabdijabaar8800
    @saabirabdijabaar8800 6 років тому +3

    Habeen Mittwoch 6 Dezember 2017 Ani iyo Dad igu qlih ah Salamulaah Somaliyey ✌

  • @mceeri7238
    @mceeri7238 8 років тому +27

    Heestii Allaah How Raxmadee Xaliima Khaliif Magool Iyo Maxamed Warsame Qasaaali
    Qof Dhawac Geystoo
    Dhayayaa Ma Liite
    Ruuxay Taldu Dhaafto
    dhaaxanu Aragnee

    • @xasanmadax1009
      @xasanmadax1009 7 років тому

      wwwwwwwwww waxaas kaaa hees ah cod meeeshaan ka dhacay wax kale

    • @maryamabdi3988
      @maryamabdi3988 6 років тому

      Bancade1 Ceerigaabo aamiin yaa Rabbi aamiin

    • @alcabalimancasaovabbas248
      @alcabalimancasaovabbas248 5 років тому

      Bancade1 Ceerigaabo dumarku caqli badanaa ruuxa dhaawac geestoo dhayayaa ma liitee ruux taladu dhaaftana dhaaxeynu aragnay

  • @Queen-jy8fg
    @Queen-jy8fg 5 років тому +15

    😭😭😭😭ax hestan runti qof an inan ilwo rbo ayey isoo xsusisaa
    mxn sameya si kston iskugu dayay inan ilwo wn ilobi la'ahay wlhi mar uun wad tabi dontaa jclkygii anigo wxba ku qabin krin lkn ogow inad idaycday😭😭😭😭😭farxad igu nolow sidii ban kujclhy runti frxd ku nolw😥😥😥😥wx kle o an sameyo ma aqn😭😭😭🙏

    • @shugriahmed601
      @shugriahmed601 5 років тому

      Zuuzan Abdi Abayo nin somali jacayl waxba kama yaqaano adigoo jecal buu kugu cayaraa marka not wast you time mid ka qayr badan oo ku jecal baad he laysaa be strong 💪🙏🙏🙏🙏

    • @shugriahmed601
      @shugriahmed601 5 років тому

      Don’t waste of your time nin somali jacaly waxba kama yaqaano mid ka qayr badan baad helaysaa oo ku jecel ee be strong 💪 zuuzan abdi waxaa laga yabaa adoo gabar sharaf badan uu ka tagay markaas buu guursana naag aduunka soo gubtay oo sharaf lahayn

    • @shugriahmed601
      @shugriahmed601 5 років тому

      Zuuzan Abdi 😭😭😭

    • @farxiyamuse2575
      @farxiyamuse2575 3 роки тому +1

      😪😪😪😪😭😭😭 hesba hada dhagaysanayso mid dadis ah dhagayso wad ilobaysa wana hubal lkin ogoow tas wax ka fican ban ku shegaya 2 ragco suna tuko dheh ilahow qalbigayga ka tir tir wa hada noshahy o ad aragto qoralkayga

  • @mahatfidow8679
    @mahatfidow8679 7 років тому +18

    somali hadaan nahay waxkasta qani ayaan ka nahay, sida xigmada iyo hadalka. aad ayaan ugu faraxsanahay inan ahay somali. saado celina allah u naxariisto iyo qofkasta oo somalia horumariyay dhaqan ahaan iyo sikalaba. heestaan mecnahedu waa weyn murti badana laga dhuuxi karo. anyway somalia allah nabad ka dhigo.

    • @AhmedHussein-pb4ht
      @AhmedHussein-pb4ht 6 років тому

      Mahat Fidow saado cali mahe waa fartuun brimo

    • @awlayir2609
      @awlayir2609 5 років тому

      #Somali iyo Somalia Farqiba u dhexeeya kala baro indr

    • @alvarezrodriguez8641
      @alvarezrodriguez8641 2 роки тому

      @@awlayir2609 somali waa Mid 🇸🇴 kaa baa inaga dhexeeya

  • @xamdafaysal1200
    @xamdafaysal1200 5 років тому +4

    😭😭😭 ana dhiig sidaan galay kaymaha ku dhuuntee heesta mar ban qadi jiray wKhtgedi ka baxay alx

  • @Muhammadhadi_
    @Muhammadhadi_ 3 роки тому +40

    I used hear my cousin listen to this song at a young age when it came out and I basically memorized the song without understanding the meaning behind it. I’m just beginning to understand the song and I’m just shook and amazed at the same time

    • @seidabdi751
      @seidabdi751 10 місяців тому

      THIS MAN THE SINGER [ QASAALI ORIGINALLY] WAS SHY AND POLITE BUT.....!!!

    • @seidabdi751
      @seidabdi751 10 місяців тому

      DHAANTO = DANCE [ DANCER = DHAANTEEYE ]

    • @seidabdi751
      @seidabdi751 10 місяців тому +1

      DHEEL = DANCE [ DHEELE = DANCER]

    • @seidabdi751
      @seidabdi751 10 місяців тому

      HARMONY [ HAA*MONIY ] = ISLAKEEN

    • @aminasun4614
      @aminasun4614 6 місяців тому

      Qq
      QQ​@@seidabdi751

  • @nadaarajamac7780
    @nadaarajamac7780 3 роки тому +2

    6/4/2021 malin salasa ah waxn idinka soo slamaya wadanka swedan ohy oh axyaa hees
    Dhibta lysku eegta waa inoo dhexeysee slamaad allow alle ohy oh inta iga dnbeysay iska tuura cimamadeyda liketa

  • @mariaabdinormakeup7637
    @mariaabdinormakeup7637 6 років тому +5

    2015 ba igu danbeese hestan jecliya xasus waleh ❤️😘🌹

  • @nabihamohamud3122
    @nabihamohamud3122 4 роки тому +5

    5.2020 first time I heard this... 💔 dhab ufiirso.... Dheel majoogtee

  • @cnajiibafjano1446
    @cnajiibafjano1446 4 роки тому +12

    15 October 2019 Hrgysa somaliland

  • @hdnd8340
    @hdnd8340 4 роки тому +2

    Hestan markasta wan iska dhegeysta jaceyl dhan wa nacaa runtii 2020 qofki ila dhageysanaayo like iisaar

  • @aishayasin3646
    @aishayasin3646 Рік тому +2

    Still 2023❤

  • @anisosaid8225
    @anisosaid8225 2 роки тому +4

    2022 yaa daawanayo heestaan miisaanka leh kama daalo runtii🥰🔥

  • @Cawoaragsan77
    @Cawoaragsan77 5 років тому +5

    Yaa ila daawnaya 2019 26 June heestan hadad dawanyso like hyla dhafina

  • @saedfarah6224
    @saedfarah6224 2 роки тому +5

    Alleh amarki, inan baan jeclahay mudo sanada' iyana waa ciyaar ayay IGA modaysa markazta Oo Aan Ku dhaho inaan Ku arko ayaan rabba waxay igu jawaabta isbuuca dambe. anno garaaco mooye iyadu ima Soo wacdo. idnka Alleh hada mudo 4bilood lama hadlin oo wadankiiba waan ka imi. Waxan rajjayna inan markale arko hadii Aan nasiib leeyahay 😔

    • @susanbashir6184
      @susanbashir6184 Рік тому +1

      Wll mad kuLanTeen inanti😔

    • @saedfarah6224
      @saedfarah6224 Рік тому +1

      @@susanbashir6184 may walalo xidhiidhkeeni uu dhamatay ayay idhahday inkastoo Aan rabbo hadana waxan arka inAan anan heliyn nasiibkayga ayaan iska sugaya insha allah wuxu noqdo😐

    • @craxmanmohammedsalaadcirro6921
      @craxmanmohammedsalaadcirro6921 Рік тому

      ​@@saedfarah6224 guul ban ku rajaynaya masul

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi6399 3 роки тому +2

    Waa heestii reer borama loogu riday maalintii mujaahidiinta SNM weerarka ku qaadeen borama
    Sanadkii 1991 kii waana hees xasuus mudan

  • @shucaybmohamed4117
    @shucaybmohamed4117 4 роки тому +9

    🖼🖼 waxan is naqanay gabar hodan la dhoho mudo kadib gabadhii waan is jeclanay ayadana jacaylku ku horeeyey labada qofna midbuu ku horeyaa jeclku sidaa cadadaa aniga waan iska xush mayn jiray mooyee jecalka ay ii qabto uma qabin sanad ayaan saas kuwada soconay ayadana aad isoo xiriirin jirty waxaan arkey gandhii oo iga yaraysay xiriirkii badnaa anaa wacay lkn nasiib daro heestaan oo aan wax hadala lasocon ayey isoo dirtay tillkina way iga qaban wayday run aahantii idiima sheegi karo waxaan daremay habeenka masexan jecel iyo fakar ayaa iskugu kay yimid
    Rafad badan kadib ayedii way isoo noqoty calacal badan kadib been lama shegee war ragoow dumarku xaniiyo waa leeyihiin iska jira✋

    • @mohamedahmedqasaali3243
      @mohamedahmedqasaali3243 2 роки тому

      War lpx qoftii ma arostay🤔

    • @qalihodan1227
      @qalihodan1227 Рік тому

      Samidaay haada intee uu dambeysay waqtii baa kaaso waregtay commentigan xiligaad qorte

  • @husseinahmed7407
    @husseinahmed7407 4 роки тому +5

    25th June 2020 ya dhageysanaya waqti lockdown an Ku ahay Nairobi *

  • @cabdulahicarab1614
    @cabdulahicarab1614 3 роки тому +1

    Maanta waa maalin khamiis ah taarikhdu tahy 2021 bisha 7 / 22 cida iga danbeesa like liketa haila dhaafin

  • @Nawaab3126
    @Nawaab3126 4 роки тому +2

    Heestan markaan dhageysto wax badn ayaan dib uso xasuustaa😥😥😥 hada ila dhageysanoysid 2020 like I saar

  • @moulitdabaare7442
    @moulitdabaare7442 2 роки тому +3

    *Wlhi heestan markan dhagaysto 💕 jacayl ayaa* *iska. Kay qabtaaa waxn jacelahay na ma aqaano*
    *From* #Uk
    *2022/3/17* *habeen khamissa ahaa*

  • @farhiyaqaali4301
    @farhiyaqaali4301 5 років тому +7

    Jclka Waxaan aaminay inuu yhy mid adooonsi ah Aniga sakaraadka Jcl u ahay midkaan jeclaadayna maba iidiir naxo tallow miyuu qalbi ahayn Aniga Jclka Wxaa jeclhy dacad in loo abaaro Goormaan helaayaa lamanahayga dhab iijecel koleey kaan utacbaanay wayaye

  • @alimanzi9171
    @alimanzi9171 10 років тому +2

    masha allaaah fartuun birimo iyo kooshin yare heestan waa hees aan caadi aheen walahi fartuun coodkada aad ayaa uga heley ee meesha ka sii waad fanka plz ha jojin intaa noshahay waa iga codsi

  • @muunaraqiya6783
    @muunaraqiya6783 Рік тому +2

    Still watching 2022 ❤

  • @ilovehim4968
    @ilovehim4968 6 років тому +4

    Kabax wey igisocotaaa💖
    Yaa dhageysanaayo 2018

  • @africanboy8845
    @africanboy8845 6 років тому +16

    Who is watching 19/3/2018📱💻

  • @fantastic9844
    @fantastic9844 10 років тому +2

    waah waaah esh calaa heees codka kooshin inaba cadi maahn si macaan ayaa loo soo casriyeeyay heestaan markii hore hadey ka macaan tahay and nice music

  • @amiirboy9209
    @amiirboy9209 Рік тому +2

    17 jun 2023 inta iga dambeysa like sara an idin arke😵

  • @barwaqeysato3420
    @barwaqeysato3420 10 років тому +4

    heestan cadi maha wan ku heysta...i like it

  • @updyrahmanchama4693
    @updyrahmanchama4693 7 років тому +10

    runti dhibtaada waxa kula daremaya waa iska yaryahay aduunkan waa meel imtixaan

  • @hirsiali467
    @hirsiali467 10 років тому +1

    heestaan dhulka aya lala simay sidaan iyo wax ku dhow midna ma ahayn markii ay labadii marxuum qaadi jiren

  • @falisahmedhussen5440
    @falisahmedhussen5440 2 роки тому +1

    2022 yaa Ila dawanaayo 😳😳😳

  • @abdi-azizqayaadi4373
    @abdi-azizqayaadi4373 2 роки тому +15

    Every song, there is story behind. 😊

  • @Contraband-7
    @Contraband-7 7 років тому +6

    Magool iyo Qasaali baa wada qaadi jiray heestan!

    • @dahiryarenur2452
      @dahiryarenur2452 5 років тому

      Dhibta laysku eegaa waynoo dhaxaysayoo
      Adiguba dharaarad ka qosleysay dhooshee
      Walahi heestaan kama dhergo mel ayay egagatalaa

  • @MDXspecial
    @MDXspecial 3 роки тому +1

    Halkan ayeey xasusihi caruurnimo kuwii dhalinyarnimo kuwii jaceyl iyo kuwii wayeel nimaba inagu midaayen , Heesaha somalidu qani bay ahayan mar .

  • @DhooL-ml7bb
    @DhooL-ml7bb 2 роки тому +1

    2022😫🎶🎶💔Ruux dhaawac geeystoo dhayayaaaaaa maliiteeeh😫🎶🎶💔

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 4 роки тому +4

    Old is gold walee hada nuxur iyo murti maleh fanki soomali

  • @naemahssn6256
    @naemahssn6256 7 років тому +14

    Dhibta laysku eega wayno dhexaysyoo adiguba dharad ka qoslay dhooshe ana dhiig sidan galay kaymaha ku dhuunte
    saw cawa dhaantiyo saw filin maysid dheel Dheel
    ...............
    ......

  • @user-wf5ze2ff2i
    @user-wf5ze2ff2i 10 місяців тому +1

    8.9 2023😂 walhi wad iga jartey 😅dhibta leysku ega weynga dhaxysy😂

  • @nasraqani
    @nasraqani Рік тому +2

    2023 steal gold❤