Wararkii ugu Danbeeyey Itoobiya oo Qorshe cusub u degtay Soomaaliya & Khayraadka Badda Dalka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024
  • Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
    Subscribe Please | Share | Comments | Like
    Please follow us :
    Facebook : horufadhimedia

КОМЕНТАРІ • 40

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l День тому +5

    💔😭🇸🇴Waa Qiyaaamo Itoobiya Waxa ay Wado😠Maxaa ka galay itoobiya Bada Somaliya 😭💔💔💔

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l 23 години тому +8

    Waxaan Waa QiiQ isku Qarin Itoobiya Waxa kaliya ay doonayso WAA Bada 😠😭💔🇸🇴 Xasan iyo kooxdiisa wadankeena god dheer aye ku riden 😭💔💔💔🇸🇴😠

  • @AxmedmaxamedNuur-x8h
    @AxmedmaxamedNuur-x8h 20 годин тому +1

    Soomaaliya eebe ha ka badbaadiyo xasan shiikh

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 23 години тому +4

    Subxaanallaah Iska Daa Soomaaliya Dhibaatooyinka Aan Hareynin Waa Imaaraatka Iyo Ismaaciil Cumar Geele Ayaa Ka Dambeeyo In Aan Kor U Kicin 😭🇸🇴🙏 Ilaaheey Ayaan Ku Dacweyney Waayo Madaxdeena Waa Calooshood U Shaqeyste Yaal Dan Kama Laha Dalka Iyo Shacabka Burburin Ayeey Ku Wadaan😭😭😭🇸🇴🙏

    • @user-om9wu9nc7l
      @user-om9wu9nc7l 22 години тому

      @@sahromahamud 😭💔🇸🇴👍

    • @kaafiartan7788
      @kaafiartan7788 16 годин тому

      Walhi Bilahi Tolaahi , Dalku wuxuu Amni buuxa iyo Hormar lahaa , xiligii Qabqablayaasha iyo dagaalada sokeeye , manta maalin aan uga baqdin badnahay majirto war nimanku maqalbigay layihiin maalin kasta wax baa laga saxiixanayaa 😢😢😢

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 23 години тому +3

    UMADA SOMALIA 🇸🇴 WAA LA MARIN HABABINAA XASSAN SH IYO ISMACIIL C GEELE IYO IMARAD IYO UK 🇬🇧 IYO FRANCE 🇫🇷 WAA ISKU MOWQIF WAA KU DEYSAY SOMALIA 🇸🇴

  • @tuuris241
    @tuuris241 22 години тому +2

    Asc hashi I love ❤️ the way you explain somali politics allah ku barakeeyo.

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 23 години тому +3

    Xasan baa Laga ilalinaya Bada soomaliyed isaga lacag baa u daran ilahaw mid khayr qaba noogu bedel

  • @abdullahiAden-y1u
    @abdullahiAden-y1u 18 годин тому

    Waa Sheeka Cusub oo Loomalabeynayo Xayawaanaadka Xamar.
    Marhadii wax Hunguriya loosheego Cay baa afkadaafanaya Sida Waraabihii. Subxaanallaah.
    Bisiq Sarmaan

  • @CabdiqaniSheeqroone
    @CabdiqaniSheeqroone 23 години тому +1

    ❤SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 12 годин тому +1

    Dadka Soomaaliyeed waa in xoog ama xeelad lagu mideeyo.
    Waa in Qofwalba oo qaangaar ah lugu daro Xooga dalka Soomaaliyeed.
    Waa in Itoobiya laga difaaco dhulka hooyo.
    Soomaaliya ha noolaato.

  • @mohamedmuxudin2218
    @mohamedmuxudin2218 18 годин тому

    Madaxda soomaalida dhamaantooda waa Law IQ

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 22 години тому +1

    WAA. ARIN TUUGANIMO. OO CASRI. AH

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 23 години тому +1

    Hadal badani Haan buuxin waa malaa hadalkii Cabdi Ismaaciil Samatar Uu ku durayey Fiqi duure Ama wasiirka arimaha debeda Soomaalia ayaa sax ah

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 23 години тому +1

    Soomaali hadaanay kafaa.iidaysanayeyn iyadu badeeda cadow gaajoonaya baa ka guranaya meeesha uujoogo xasan xaaluf ootuuga oodan ka layn dal soomaaliyeed ilaahay haynaga qabto

  • @superodinga
    @superodinga 18 годин тому +1

    Warqina gabayow weeye magaca Oromka IGAD madaxa u ah

  • @mahamuodjoof7090
    @mahamuodjoof7090 23 години тому +1

    Markii la ogaaday in Xassan shiikh uu laaloosh qaate yahay cidkasta intay u timaado bay ku dhahdaa heshiishkan ana ii saxeex.

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 23 години тому

    SCW SCW SCW❤❤❤

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 5 годин тому

    Waah Hawiye aaqli looh isticmalay daamiicih qaawanah iyo damahacah saarbeeb ah oh iskuh miidaah bay kaalah gaaranlaa yaahiin

  • @YusufNuux
    @YusufNuux 18 годин тому

    Xasan sh iyo kooxdisu ma mudna in wadanka lagu aamino ehela uma aha madaxnimo

  • @khadarabdinuur_iso
    @khadarabdinuur_iso 4 години тому

    Xarunta halaweerero aydhisayàan

  • @amalidiris9641
    @amalidiris9641 18 годин тому +1

    ninkan Ina cagjar wa warabe amusan..inti ina ilahay umada ugaystay kama yaraysto..wana mufaq

  • @FadumaDala
    @FadumaDala 20 годин тому

    Hassan sheiqkh mohamud haa laga diifaco oo waxa etobia laga diifaci kara waa Hassan sheiqkh mohamud oo laga riido

  • @MubaarikQamashi
    @MubaarikQamashi 17 годин тому +1

    Maha madaxawane xasen 😮😮😂😂😂😂 lalusho qaate xasen bashan 😅😅😅😅😅😅😊😊😂😂😢😢😢 🔞⛔️⛔️⛔️⛔️🔞🔞🔞🔞🔞🔞🔞🔞🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️🚷⚠️🚷⚠️🚷⛔️⛔️⛔️⛔️⛔️⛔️⛔️⛔️⛔️🟥⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️🚷🚷🚷🚷🚷🔞🔞🔞🚫🚫

  • @FutoXar
    @FutoXar 19 годин тому

    ETHOPIA OO SUMAYSAY QAADKII SOMALIDU CUNI JIRTEY PLZ GAARSII CIIDANKA DALKA

  • @kaafiartan7788
    @kaafiartan7788 17 годин тому

    War anagaa wax aragnay war horta Dowladan ma qalbigay ladahay , maxay Heshiisyada ugu dagdagtaa ,oo saxiix ula oradaa ,midakale miyaan Hishiisyadaan Garyaqaano yaqaan hawshan eey saxiixayaan iyo latalyayaal aqoon Durugsan u leh ay uga arin galin waayaan war dalkaan cidlaa laga qaadan doona ogaada .

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 21 годину тому

    jahwareer maahan ee waa maxad adigu iiga xiksee oo ah aniga oo taagan sidee adiga oo maamul gobaleed ah uwadataa ma maqashay lug hore lug dambe hadey dhaafto wey jabtaa lkn mahmaahda masalbaa usoo qaatay ee maaha sidey eheyd marka odaygaan itobiya kahortag maaha ee wuxu kasoo horjeeda wuxu isaga furaha uheyn odaygaan beesaa xakunto dabo dooli hadii looga sheego waaka jaraa haay'adi nugliyerka odaygi heshiiska lagalaaye moohoo marka siduu wadan ugu danqaa muwaadinba maahan

  • @umumohammed6310
    @umumohammed6310 17 годин тому

    Markow warqadaha lawareegayo wajigiisa fiiriya soow madaxa u ruxay waa ii martay caadiya waaye somaali weey hoogtay

  • @AbdikaadirMahamud-mf5yx
    @AbdikaadirMahamud-mf5yx 17 годин тому

    Alaa watoo wehel uma baahan.

  • @cabdirisaaqsakariye6510
    @cabdirisaaqsakariye6510 13 годин тому

    Ugaas wadanka ciida difaci karta waa alshaban o lawaregta wadanka

  • @whatsnew3267
    @whatsnew3267 23 години тому

    Yaab Ethiopia cunaqabatYn io baxa ku filane xasanba dhila oo wasmado9da rab

  • @alirobleh1226
    @alirobleh1226 8 годин тому

    Xasan Shay. ayaa iibsanaaya dhul iyo badba dadka caqliga u saaxiiba kama qarsoono. Suuleymaanow maxa looga meeraysan.

  • @cumarcali5512
    @cumarcali5512 22 години тому

    WAxad ku waalatay wax aan jirin somalinimo beena oo dabnaha baarkeeda ah iyo marka dan la leeyahay waa la idiin nacay cid dan ka leh shaadkii umada somaaliyeed lagu idho sarcaadin jiray ma jirto xaqiiqda ku so noqo kuwii aad ku sheegtay somalidiid miyaad ka guurtay oo somalidoon baad heshay goob ama degmo ama gobol ay kuu baneeyeen ma haysaa saw tuuladaadii ma yuurartid saw gumaysigii iidoor kamaad xoroobin maxaa kaa galay waxan aad ku xiiqday ku eekow tuuladaada iyo xoriyadii aad iidoor ka qaadatay ha nooga sheekayn wax aanad adiguba doonayn kuma helaysid beenta somalinimo waxa aad doonayso oo cidwalba fahansan tahay qoladii iidoor ee aad lahayd somalinimo ayaan ku soo celinayaa sow tuuladaadii kuguma oodin maxaad soo kordhisay waa sidoodii xataa waxyer iskama bedelin waxbaaba u sii kordhay oo tii aad lahayd waan ku qasbayaa bay qiilqiil ku wadaan hada oo waadigaa dawakhay rayigiina soo qora rayigayagu waa in somali noqoto qawmiyad ka mida qawmiyadaha ithopia ama kiinya oo aanay sheegan dawlad si ay u kala badbaado

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 19 годин тому

    abiy axmed baa kuyidhi malaa iga jeedi soomaali koonfur 😅😅😅😅😅

  • @cabdilahi6320
    @cabdilahi6320 21 годину тому

    Asc nin yohow horta waad iftiimisaa waxyaalaha dhabta ah ee kajira wadanka somalia laakiin badanaaba afka kuma dhufa tid ama kuma balaadhisid khaayinimada cad ee xasan shiikh iyo nadaamkiisa umada jaah wareerinaya waayo xalane waxaa fadhiya sirdoonka itobiya isla markaana safaarada itoobiya waxay kafurantahay vila somalia gudaheeda islamarkaana diyaarada itobiyan earlayn waxay kashaqaysaa garomada somalia oodhan markaa dawladaa miyuu ladagaansanyahay Xasan shiikh waa maya adiga laftaadu waad agmarmartaa arimaha umada uma cadaysid

  • @YusufNuux
    @YusufNuux 18 годин тому

    Hadal aamus ayuu kugu daayaa .
    Xsan sh no go no where