Wararkii ugu Dambeeyay iiran oo qaaday Tallaabo Reer Galbeedka oo dhan ka naxay & Hubka Nucliyeerka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024
  • Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
    Subscribe Please | Share | Comments | Like
    Please follow us :
    Facebook : horufadhimedia

КОМЕНТАРІ • 37

  • @culuunculuun9696
    @culuunculuun9696 7 годин тому +6

    Islamka allah mideeyo wlkay horfadhi

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762 8 годин тому +1

    Allaaah hawnaxariisto
    Shaman toooood

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 7 годин тому +1

    ❤😂Hawsha wardheer waa mashruucii Faanoole 😂❤Allaaha Qaboojiyo dhibaatada dhiigga daadanayo.😂❤🎉❤

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 7 годин тому +1

    Horfadhi media Hormuudka xogaha Caalmka 😂❤ku mahadsanid Tabintaada ❤🎉😂❤❤

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 7 годин тому +2

    Ninka xaaskiisa dilay ee arxan darrada ah Gubay Xukunkiisu Dil wuu istaahilaa haddii aan Isagana
    Iagbin.😂❤😢🎉

  • @aminaabdi2192
    @aminaabdi2192 2 години тому

    Salallahu alayhi wasalam

  • @culuunculuun9696
    @culuunculuun9696 7 годин тому +1

    Turkig warkisi iyo masar mee

  • @abdisaid6069
    @abdisaid6069 6 годин тому

    Waa ninkii ugu cagliga xumaa Soomaali oo dhan, wuxuu rabaa gabar uusan dhalin magteeda .

  • @MaxamuudCali-k4y
    @MaxamuudCali-k4y 7 годин тому +1

    Ninkani cod wariye malaha waxaabad moodaa.inuu qol cidla.ah gabadh uu.ugu sheekaynayo🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉cod ka sare.uqaad🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 3 години тому

      Xagaaga kahagaajiso Codka. Xaashi Codkiisa si fiican ayaa loo maqlaa, mashaa Allaah Tabaarakallaah.

  • @nuradinabdi5192
    @nuradinabdi5192 7 годин тому

    Allaha u naxariisto marxuumidaas Amiin ,laakiin weli qeeylo ma yeerin .

  • @luulhussein7191
    @luulhussein7191 Годину тому

    Inaalilaahi Waa inaailahi rajacuun war goorma ayaan gaarnay in masaajid aan ku dhex dilno culumo kuwa dilay soomaali ma aha waa yuhuud ee ha la soo qabto hana la dilo 😢 wiilashana allaha u naxariisto aamiin

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 7 годин тому +1

    ninkaan warkiisa maa la soo afjaro waa gacan ku dhiigle diyada ma reerkeedaa codsaday war somaliyey diinta ku dhaqma oo allaha ka baqa odagaa xawaadle ma laho dhiiga luul aad buu u qaldan yahay

  • @mawlidmuhumedahmed2954
    @mawlidmuhumedahmed2954 Годину тому

    Masha allah

  • @shukrilibax
    @shukrilibax Годину тому

    Subxaanallah waa wax laga naxo waxa socdo .ilaah ha u naxaristo amiin yaa allaha 🤲🤲🤲😢
    Somalida meel walbo weey isku dilayaan ? Meel walbo weey ku dhiban yahiin yaa allaha adiga noo gargari karee noo gargar amiin 🤲😢

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 3 години тому

    بسم الله إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم ارحم الراحمين اللهم آمين يارب العالمين

  • @AbdirahmanHassan-tf9jy
    @AbdirahmanHassan-tf9jy 4 години тому

    Yahuuda allahaBurburiyo

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 8 годин тому +1

    SCW SCW. SCW❤❤❤

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 6 годин тому

    انا الله وإنا إليه راجعون اللهم ارحمه واغفر له واجعل قبره روضة من رياض الجنة اللهم امين يارب العالمين

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 6 годин тому

    Oo soomaaliya ayuu udhoofay

  • @CwaaxidRabiic
    @CwaaxidRabiic Годину тому

    Alxmdulilah

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 6 годин тому +1

    Xaashinow aabaha dhalay ninkii hore ee luul c/ziiz ka dhintay waxaan daris ku nahay sacuudiga lkn waxa lasiiyay lacag laaluusheen ah si uu badbaadiyo ninka gacan kudhuug laha ah

  • @apdullahiali364
    @apdullahiali364 4 години тому +1

    Marnaba ma ogoli in gabdhaha lagu xadgudbo iyado lo awood sheganayo... maxkamaduhu ad ayay u sharfanyihìn wayna mahadsanyihiin. Ninkii gabar dila wa in la dilo. Ninkii gabar kufsada guska halaga gooyo

  • @MaxamedCismaan-mc6jd
    @MaxamedCismaan-mc6jd 3 години тому

    Mahadsanid

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 6 годин тому

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته مرحبا يا اهلل خير

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 7 годин тому

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abdifatah-j7d
    @Abdifatah-j7d 7 годин тому

    😊

  • @truthhurts2085
    @truthhurts2085 7 годин тому +1

    Oromo ayaa iskaso dhigaya qabiilada somalida oo dhalanyarada misaajida kuleeynaya sifa labada qabiil isugu dhamaadan aad haloobaaro camerooyinka

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 5 годин тому

    Nahaab

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 6 годин тому

    Duqaasi

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 6 годин тому

    Lacagtaada waxaad leedahay inta ay gacantaada kugujirto. Iska jira kuwa guryaha iibka ku shaqaysta

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 4 години тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂beeney waxaba hatarin 😅😅😅😂😂😂 masar tuguriga 0000😂😂

  • @calicabdulaahicanshur8458
    @calicabdulaahicanshur8458 5 годин тому

    Asc sxb saleeman xaashiyoow xasiinta guryaha Kenya maxaa naga gallay intaad xayiisiin laheeyd Kenya soo kama haboona in aad xasiisiisaan kuwa ku yaal soomaliya

  • @MaxamuudCali-k4y
    @MaxamuudCali-k4y 4 години тому +1

    Kun ito laba boqol oo.ubadan taangiyo xamuul cagafcagafyo jiibab ayaa xamaas cuntay markaasay Israeli leedahay 750 ayaa naga dhimatay ilaa siduu dagaalku ubilowday 1200ee lagubay qaarkood ama siday ubadnaayeen midkiiba waxa kujiray16 askari waa beentood ee konton kun ilaa ahan iyo todobaatan kun ayaa kadhintay ee waxay wadaan been waa lagu celceliyaa kadibna way rumowdaa

  • @FejsalAli
    @FejsalAli 2 години тому

    Sharmuutadii caloosha weyneed ee daaroodka aheyd usheeg jirada ku haysa

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 4 години тому

    Erana wan biLdhifaya wan isku halankara balase masar iyo tugriga 0 wasiro iskuman halankaro wa isku halaanayaana wa dad madhan o siro aha😊😅😂