Umal khyr inay inaga baraajeysay nimco Jookar inta igu raacday like dhac wow jiliinkaaga aadban u jclhy Umal khyrey hore usoco wllshy qaali wonderful actor of the years 🙏❤️🙏
Wow Wow Akhyaarta Aan Jeclahay Salaan Sare Marka Hore Waa Ruwaayada Kaliya Aan Ka Helo Daawashedeedu Waayo Waxey Ka Turjumaysaa Dumarku Inta Kugu Diraan Ninkaad Xididka Tihiin Bey Dhahayaa Familykayga Ayaa Iga Burburiyey Qoyskeyga, Aad Baan Ula Dhacey, Jilaayaashuna Berteedii Bey Ladhigeyn Jiliin Koodii, Horey U Socda Akhyaareey,
Waa Riyaayed Aad & Aad U Macaan Weliba Xikmadi Ka Buudo Waxey Kaloo Ka Turjumaysaa Dhibta ka Jirta Qurbaha ,Aad Bey U Jishey Gabadha Iyaduna Aad Baan Ula Dhacey, Waxaay Kaloo Orzn Lahaa Waar Cabdow Riwaayado Kale Bazn Kaa Filanaynas Weliba Gabadhani Aad Is La Jishasn & Fimred Kale Horry U Socda Salaan Sare Labadiinuba,
Ani wax aan ka yaabey waxaa waaye nin walba markii la dhoho sidaan iska badal afba wax ay ka barteen naago ayey baratey ayaan umaleynaa ale yaab badanaa ninka maba la diidi karo isla markaas ayey qiil samey sanayaan
waku baryaya ha i furina ka dhacday wlh meesha . wlh anigu ad ban u necbahay naag la furo sababto ah intooda badan wey ku washan furinku dumarka somalida
wa wax laga xumaado in aad so duubtaan gabar caasinimo iyo hadalo adag waalidkeeda kula hadlaysa waxaa bartiina youtupeka ku xiran gabdho iyo wiilal ma waxaad doonaysaan inaad u gudbisaan dhaqan kaas xun ee Aabaheed kula dhaqanto run iyo riwaayadba sorry sorry sorry taageeridii aan tageraayey wan kala noqday iyo supscribe intaba by by by good unlucky
waate tiri isaga telefon noo soo diray halkan noogu kaalay alla been ku xoog weyna gabadha wlh daacad u qoslay ileen jaceylku beena wala sheega furinka dartis
Mnshllh runtiii Aad aya ujeclahy jilinkaa umul kheir 😍😘.. Keep rocking wlshy
umul khayr best actress love from minneapolis MN USA
Fadlan subscribe iisaar channelka insh allah cudsi waayo mahadsanid wlll sare
Trump igu salaan
Inaba caadi mahan aad ayaan ula dhacay sidaad ujisheen riwaayad aan. Khaas ahaan gabadha halkeedi Bay dhigtay. Dhamaantiin mahadi haidinka gaadho. Specially inanta.
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 qosol badanaa
Umulkhyr jiliinkeeda jecliyaa😍😍😍❤❤
😍😍😍❤❤❤❤❤
Team Qasaal waa idin taageeraaa , aad bay igu baxdaa Riwaayadaha Qasaal, sigaar ah ayaan u u jeclahay Riwaayadaan.
Maasha Allah actarada sanadka Umal khyr inay Tahay yaa igu raacay farta raaga
Umulkhayr waa gabadh jilliinka ku fiican. Mashaa allaah
Aad bad u mahadsantiin wllhy somaliyed waxad iga dhigtaan ban noqonaya alle haydin karameeyo dhamantiin
@@umalayanbadanumalayanbadan4017 walaal adiga miyaa ah umal khayr? Haddaad umal khayr tahay fadlan facebook ma leedahay?
@@baariyoo haa wll ani waaye ee adi maxa kugu qoran
Umul kheyr one love
Umal khyr inay inaga baraajeysay nimco Jookar inta igu raacday like dhac wow jiliinkaaga aadban u jclhy Umal khyrey hore usoco wllshy qaali wonderful actor of the years 🙏❤️🙏
Aaaad bad u mahasanatey wll qaali alle haku xushmeeyo runtii waad i xushmeyse
Fadlan subscribe iisaar channelka insh allah Allah waa iga cudsi waayo mahadsanid wlll sare
Naag nool dheh indhacad mnshlah alle haku barakeyo
MAASHA ALLAAH WALLAHI UMUL KHEER SI FCN BEEY U JISHAY RUWAAYADA KULAHAA WAR NINKA HA INOO BARYINEE LAAN DHEERE ISKA DHIG KULAHAA UMUL KHEER WALLAHI WAAN KUHEESTAA LA AANTEED MADAAWADO RUWAAYADIHIINA WAXAANA IDIN LEE YAHAY HORE USOCOD WNGSN
INTA IGULA TAAGEERSAN
LEIKTA II SAARA
Maasha Allah
Hore usocda wlldey sifiican ba u jisheen
Igare halkaa meesheedad dhigtey.
Inaad qolka seexato. Xaajigii kumoodo 😅
Waa perfect keep up the good work.
Kow top acters wad naga ilmaysiiseen inanta wariyaha ah wa geesiyad
Maasha allh gabadhan umalkhyr waa jilaa cajiiba xageeday dhigta
Wow Wow Akhyaarta Aan Jeclahay Salaan Sare Marka Hore Waa Ruwaayada Kaliya Aan Ka Helo Daawashedeedu Waayo Waxey Ka Turjumaysaa Dumarku Inta Kugu Diraan Ninkaad Xididka Tihiin Bey Dhahayaa Familykayga Ayaa Iga Burburiyey Qoyskeyga, Aad Baan Ula Dhacey, Jilaayaashuna Berteedii Bey Ladhigeyn Jiliin Koodii, Horey U Socda Akhyaareey,
Inan lakulma wan jeclahy shukri,igare,umul kheyr iyo hodman
Umu khayr sln sare
Waaaw the best ruwaayad oo aan waayadan daawaday qaasatan gabadha jiliteenkeeda caadi maaha 😍😍😍
Cabdi shukri oo naagtiisa unaxariisanaaya waa filimkii iigu horeeyay ee aan daawado kkkkkkk maskiiniida kumaba fiicna nabee xaasidniaduu kufiicnaa kkkkkkk
Fadlan subscribe iisaar channelka insh allah cudsi waayo mahadsanid wlll sare
Kkkkkkkkkkkk umo kheyr
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkcada
Bbi umul masha allh jilitankaga cdi ma ahan
Aniga waxnba jeclhy umal kheyr jaliinkeeda inta ila jecel like dhac dhac ku sii 😂 😂 😂
Wakahelyba
She is a good actor
Umulkhayr wlhi mudo kuraadiyey wll waan kugu farxay mashallah waqti dheer ayaa iigu danbaysay burco ayaan kugu ogaa nayroobi miyaad tagtay mashallah qaali taariikh ayaan isla soo marnay umulkhayr iyo qurbe ❤❤❤❤❤❤
Thanks xbbti waa tuma qali dumareey
@@umalayanbadanumalayanbadan4017 umulkhayr miyaa naa isoo gaadh waa gabadh reer janzuur ah 😂😂😂😂😂
@@edebsansidiihooyadeed2590 nabal iso qabo Pearce umal baa Facebook igu qorane
Cabdi shugri oobaariAh RiwAayadan kahor kumaArkin runtii 👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Gabadhaan waa actorad San caadi ahayn aad baan uga helay say u jisho aflaanta😍😍😍😍
One of the best episodes 👍🏽
Qoftaan caadi mahan waan ka helaa sida runta ah ee wax u jisho cadi mahan
wlh ad ban ula yaabay wll ruwayadan ileen dumarku furinku daacad kama ahan
marke abahed la hadlesana waxad mooda in lasoo dilay
Wlh caadi mahan umul kheyr
Dhacdi Hore oo Riwaayad loo bedeleY
Masha allaah mahadsanid runtii anigaaba naxay
Umul kheyr aadban uga heley jiliinkeda 100% igare walalkay isagana gacanba utagay full actor
Mashallah innantani ziday u hadlayso waa sida gabdhaha somaliyeed haysata
😍😍😘😘😘👍👍👍👍❤❤❤❤😁😁😁😁😁🙂🙂🙂🙂🙂
Haa runti gabdhaha somaliyed😍😍
Hayaaay gabadhan waa gabdhaheenii qumanaa dhaw dhaw shaw allow tus gabdhaheena wanaaga
Thanks 👍👍👍
Hhhhhh umul qer cadimahaaan awey biyihii laguu rarayaay cabdi shugi wow cabsaday cawoo
😍😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘😘😘😁😁😁😁😁😁😁😁😁❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Indha cad Igarre ayaa la ciyaal xaafadeeeyey
Wlh tan shar waaye cirka ayaa laga soo hindhisay umul kheyr
Maahmaahda ha qaldin soddoggaa maaha ee waa
Seeddigaa
Wlhy waaan fuuray saan oqoslayay igafur iyo beby oo isku xigah waaa waxkaleh
06730954663851348893764794900874688u5553774799..kejohiehuoegeuihu2ihueotr9
Hhhh🤣🤣🤣🤣 wallee Cabdishugri gabar waabisaa heshay
🤣🤣🤣🤣🤣 waxby kaga tarty lkn isagu miskin sana sokiii libaaxa ahaaaaa kkkkkk
@@ummumaalikibiihi175 kkk riwaayadaa sidaas ku socota nin miskiina iyo gabar kulul inay jiri karaan. Marar horena Cabdishukri wuxuu metelay nin kulul oo xataa bariiska inta la karinayo isagu qiyaasa.
Hhhhh umulkhayr 😍😍😍
Hhhhh wa best actors 2020 wana real story
Waligay naag ma furine booyaalow iyada ma isaga bar barta🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Masha allah
wlhh gabadhan waa jilaa aad bay utaqaan sida wax loo jilo!
Ujiìiuuo3uu97e77..977368988388889439is887667339
Umu khayr wanba iska jeclahay halaygu salaamo
Waan ka qaadey simideydaay qali
Ani igarre suu u jilaa jeclahay indhacadeey wiilasha ila dhashuu isoo xasuusiya
Fadlan subscribe iisaar channelka insh allah cudsi waayo mahadsanid wlll sare
Anigu wxn tagraaah iggare inta lila ilajcl like saara
horay usoco jilaaga wayn Ee Nairobi Cabdishugri maxamad jaamac
Sooran 2 wlhy sidan uga riwaayad dihiisa sidan uga hello fariid hawshada wado
Aduunka waxan ugu nibcahey in waqtiga lay xisaabiyo wx kale wn iskaga dulqaadan karaa
Midh lagu furi maayee reerkaaga Dhaqo igarre Nin weyn
caadi maha
mashaallaah
Waa Riyaayed Aad & Aad U Macaan Weliba Xikmadi Ka Buudo Waxey Kaloo Ka Turjumaysaa Dhibta ka Jirta Qurbaha ,Aad Bey U Jishey Gabadha Iyaduna Aad Baan Ula Dhacey, Waxaay Kaloo Orzn Lahaa Waar Cabdow Riwaayado Kale Bazn Kaa Filanaynas Weliba Gabadhani Aad Is La Jishasn & Fimred Kale Horry U Socda Salaan Sare Labadiinuba,
waryaa ninow😂😂😂fariid weye qoftaasi
naa ninku inuukusoobaryey ahayd halkasad iguceebeysey😅
alle odeygu fariidsanaa😃
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh war way iga qosliyeen caawa aabeheedbay saacad kudul calaalaysay anaaba yaabay markuu aabeheed noqday qudhaydu waxaan moodayay abdishugri waanaxayba gabadha waxakudhacay gjhhhhhh
Waa arin jiroo dhab ah waxan aad arkaysaan asxaapeey
Waa wax dhab ah
Niyaw naagtu miyay qayshaa🤔🤔🤔
Aniga hada waan iswaydiyay
Kkkkkk umulkhayr inay serious iska dhigi karto ma moodayn many maba qosline aya ka fcn riwaayado fcn waye inooso badiya
Shugri oo miskiin ah waaaa kow
Ani wax aan ka yaabey waxaa waaye nin walba markii la dhoho sidaan iska badal afba wax ay ka barteen naago ayey baratey ayaan umaleynaa ale yaab badanaa ninka maba la diidi karo isla markaas ayey qiil samey sanayaan
maasha Allah
Arintan anay iqabsatay hh my sister qaali Walasha iskuma hubtid ee seedigaa ja colaysan
Ceeb weynaa aabaheed bay caawa dhan ha i furin ku haysay
Whi san uqaslaay Olin baa igatimid cadi ma ah I like it
Th
Kkk niyo Gabadhan indhaha cadcadi ma reer Burca Lahjadiina wey leedee
IBRAHIM HADAAME haa Umalkhayer waa reer burco
Hhhhhh alla ceebwayna reer fidno ahbaan kasoo jeedaa
NAXDIN WAYNAA!!!!!! Waa riwaayad xigmadi kudhantahay ina aabo halkaa kasiiwada...)
Igarre dhaqan kii horaa ku dambeey 😂😂😂😂
indha cad halaykuso xiro tol hadi layahay
❤❤❤❤
Hhhh🤣🤣🤣 waar meesha ceeb baa kadhacday xalayoo dhan aabaheed bay lahayd ha ifurin beebii hhhhhhhh
Waa sheeko horoo jirtey
Ala umulkhayr dhib badana war maxaay tidhi asagaa nasoo wacoo halkaa noogu imaaw na yidhi kulaha.Boqortooyo iga dheh
Aniga riwaadaya hadayna umal khayr kujirin maba rabo kkk
Inaba caadi ma ahan wlh😁😁😁
❤❤👬💏💓❤🙏
Noyow inantu qurxoona mashale iyadaba la mooda biyo dahab hhh.
Fadlan subscribe iisaar channelka insh allah cudsi waayo mahadsanid wlll sare
Indha cad A+
Riwaayad Cajiiba Weeye
C/shukri walee lawaabi
Kkkkk waa kugu macdahay
Wax kale
Ayagaaba Dhaqan celis u baahan maahmaahdu waa walaashaa iska a hubtide seedigaa ha coloobina. Sodogu sigaaa u a fududa
Hhhh xabiibi hayfurin naag nin ayrabto halayga furo tiraadha saan ookale baa kudhacda
Stood
Ar umokhyr baaa maxy reerkeeda jafty 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Wax jira weeye riwaayadu
Atarishada sanadka 2019 & 2020 waa umul kheyr
🤣🤣🤣🤣🤣🤣horaa looyidhi walaashaa iskuma hubtide seedigaa hacoloobina
Umalkhayr Hasaney waalidaadi wadaaa wali deee🤣🤣🤣🤣🤣🤣iga qoslizaY
Wll walidaa ma aqal ad ledahay ban ku xidhanan jirey maxad ahyad
@@umalayanbadanumalayanbadan4017 ala xbbti waxaan joogaa Qurbaha runtii riwaayadan anay iga turjumaysaa taas oo kalaa igu dhacday hhhhhhhhh
Gawarta waa jilay lkn dad ula jilo ayeey waysan tahay wallahi kan wuu iska hurdoyaa ee jilayal kalo radiya sida gawarta oo kale😂😂
waku baryaya ha i furina ka dhacday wlh meesha . wlh anigu ad ban u necbahay naag la furo sababto ah intooda badan wey ku washan furinku dumarka somalida
riwaayada aad baan uga helay
Kkkk wale gabdhi waxba ku dhacay kkkk saa abehed bayba u waramaysa manto dhan
Kkkkkkkkkkk fadexo badanaa yahuu balaya qabsatay indha cad daqiqada yara furinkeni ka haray e hai furin kulaha kkkkkk qosal iguma harin
Hhhhhh reer fidmo ah oo dadka kaladiraya ayaa idhalay
😂😂ilaahow naag sidaaso kle ah baan kaa Magan galay
dhamaanteyn ba sxb
hhhhhhhhhhhh ala aabo ha waalanin iyo ala aabo maad qayb sataan kulahaa 😅😅😅😅😅😅😅
Filimadiina aad baan uladhacaa walai 🤣
Kkkkk
🤒🙄🤔🤔🤔🤔🤕🧐Hhhhhh
wa wax laga xumaado in aad so duubtaan gabar caasinimo iyo hadalo adag waalidkeeda kula hadlaysa
waxaa bartiina youtupeka ku xiran gabdho iyo wiilal
ma waxaad doonaysaan inaad u gudbisaan dhaqan kaas xun ee Aabaheed kula dhaqanto run iyo riwaayadba
sorry sorry sorry
taageeridii aan tageraayey wan kala noqday iyo supscribe intaba
by by by
good unlucky
Adiga qof ayaa ka tahay hadaad lanoqoto aniga dawanayna o rabna
Reerkayagaa fidmo ah hhhhhh
waate tiri isaga telefon noo soo diray halkan noogu kaalay alla been ku xoog weyna gabadha wlh daacad u qoslay ileen jaceylku beena wala sheega furinka dartis