Walaasha ku kafaala qaaday alle cimrigeeda alle ha dheereeyo waxwalba alle how barakeeyo wixii cadow idinku ah alle idinma tuso walaalaht❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤masha allah
Sagal 50$ hadii aad hesho qof ku amaahiya guriga dhexdisa ganacsi ka samayso oo meel ha fadhiyin. Gacantaad ku ceel bax. Saxibadana Mahadsanid baan leyahay🙏
Insha allah waxaad heli nolol aad naftaada iyo ubadkaagab aad ku filnaato Zxbtaadan ilahay miisaanka xasanaadka howgu daro inta ay ku tartay maanta waa aduun barina waa aakhiro Adna dadaal ayaa ku faran rabina ha kugu garab galo
Wll amba Kula mid baan ahay afar caruur ah Aya iga maqan oo hadii an haysto wax biil ah kuma siinayo hadii aan Ku furayna caruurtii isii Aya igu dhacay xata waanu Kala maqanahay😢
Gabadha hala garab qabto si ilmaheeda ukorsto xataa UA-cam ufura si ilmaheeda ukafaala qaado ama ganacsi aynu u buurno ifkaawalaal lagu yahay dumarland plz
Nolosha anu waxan aaminsahy labada qof ee dan iyo duruf isku raacay inaany wxba kala kaxayn karin slkn waxa waayadan danbe so batay wa bila sabirka iyo ragi oo dagdagaya oo masuuliyad muujinayn
Wllo qli aniga oo reer burco ah oo ah waliba nin aad u dulqaad badan farxadeedana aay iga helayso anigoo adiga kugu qiimaynaya ila soo xidhiidhsi waan u abaal gudayaa wllo qli dartaa
Waxan u malaynayay in yurub caruurta lagaga qatay ma hargaysa caruurta lagaga qadaya hoyada taasi nolol maha dawlada somaliland iyo maxkamada waa Inay arinta habla hoyoyinka calankoda lagu hoos dhibataynayo waa inay cawiyan ubadkoda u soo celiyaan masarif iga qadan ninka inay biliyaan hoyada waa qaali way mudantay in la ilaliyo
Horta dhibto waxa weye shaqa male gabdhii waxa ey noqdeen saxiibo shaqa la aan darted markaaseey halweel kuwada cunaan taas waxa ey keenee in xitaa haday guursato aysan fahmayn ninka qaba
Marka hore sory wllaal nin gbadh dhiba kama liimanayo isbee qof dumar ah oo waliba xaaskaga ah lkn dadku way kala tagi karaan hady is fahmi wayaan lkn badana mid ba caqabad ani hal talo ku siin social media iskaga bax xataa irsaaqad ha uso doonan isku day inaad wax aad heshi ama cid familyya ha noqotee koly hooyadana way ku garab taagan tahy ushaqeeso ubadka waxa jira dumar badan oo mel kasoo baxy illahy na isku xidh koly utuko mat wakiba caabud duceeso waad ka bixin sababta ku leeyahy social media kabax waxa weeye qabada kowaad ee fasahaadka iyo burnurka qoyska dadka waad iski nacysaan waa niyad jab kala kulmiysa waayo hada wax so galisi cid ku aflagadeesi waayi maysi adna gbadh tahy uma dulqaadan karti waxas illahy na ha kula garab galo dumarkana hal talo siin adoon cidna maagin cidna doonan noqo gbadh asturan xishood badan akhlaaq badan diin leh wllahi waa helaysaa mid sida queenta ka dhiga waayo dedki iskuma jiraan inkastoo ragga somalidu aniga igu daroo masuuliyad daradu ay ki badan tahy wllah cidna ha isku dhiibina raggu waa wraabe wll anaga ku leh only ilahy tiisa focuska saar waa liibanaysa akhiro iyo iftiin be
Waa gabadh caqli badan inta badan habalaha Burco ka soo jeedaa caqliyan waa isku wada mid waa dad dhisan oo karti badan Tolow tik tokeeda maxaa ugu qoran igu caawiya wll
Rooda waxaan lee yahay ilaahay haku jeclaado❤dadnimadii , naxariistii , dabacsanaantii , dulqaadkii , walaltinimadii , jaceylkii , samirkii , balantii iyo wanaag oo dhan ayaa Rooda ilaahey ku deeqay ilaahay haku jeclaado Rooda❤ Sagal ilaahay garabkaaga ha haado aduunyadu maalinba waa cayn sida ilahay swt inoogu sheegay quraankiisa kariimka..... وتلك الأيام نداولها بَيْنَ النَّاسِ لعلهم يتفكرون. Samirka , salaada kaasho walaal Sagal ilaahay garabkaaga ha ahaado. Hooyo waa saddex jeer xaq mudan ilahay swt kuma hoojiyo.
waa gabadh Qiimo badan hadalkeedaan ka garanayaa sida uu u miisaman yahaya
Gabadhaan Waa gabar wanaagsan Maashaa alaah meel loogu hagaago yaa heli karo shaqo abuur ayaa loo sameenaa gabadhaan dad muxsiniin ah ayaa codsanaayo Oo dhageestay hadalkeeda
wiilkan kala xidhiidha❤
Rooda wll abaalkasga jano alle haka dhigo sagal adna alle caruurta ha kula koriyo isbadal kheyr qabna alle haku siiyo e iska samir wll😢
Muxuu helay u ku dheelay dhamays inan dhool lamoodo nin xumi imisuu dhantaalay ka dhaawacay way quluubta😭💔
Quruxley weyaan manshalah🥰
Masha allh saxibada rabi hakubarakeyo
Roodo waa gabar fiican alle habaalkaaga Jano ha kaaga dhigo
Subxanalah caku sodohyada iyo gabdhahoda dhibaateeya gabdhaha wiilashida ay guursadaan cuqubo idinku dhacday
Mnsha allh ilhy rooda nolosheda ha u barakeeyo adna wll dedaaal oo awalaada korso oo u dhabar adayg
ماشاء الله تبارك الله
ما أجملها
Qof qalbi wangsan waa adeegtahy hooda alle ha xiftiyo sagal alle haku astuuro ciyaalka
Maan shaa Allah
Ilaahay ha barakeeyo gabadhaa ku jiraa haysa siday kuu ilaalisay ilaahay ha u ilaaliyo jzkhayran 🥰😍
Rooda Ilaahay Haku barakeeyo sidaad u asturtay Gabadhaa Yar iyo caruurteeda
Aad baan uga xumahay 😢 dhibaatada iyo qalbi jabka gabadhan quruxda badan soo gaartay. Waxaa helay nacas aan garanayn qiimaha dumarka.
Walaasha ku kafaala qaaday alle cimrigeeda alle ha dheereeyo waxwalba alle how barakeeyo wixii cadow idinku ah alle idinma tuso walaalaht❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤masha allah
Sagal 50$ hadii aad hesho qof ku amaahiya guriga dhexdisa ganacsi ka samayso oo meel ha fadhiyin. Gacantaad ku ceel bax. Saxibadana Mahadsanid baan leyahay🙏
Masha,allah waa saaxiibad fiican
Rooda waxaan leeyahay dadka somaliyeed haloogurmado inantaas walasheena hore usoco naag firfircon noqo abaayo guuleyso
Saxiib wanaagsen ❤❤illahay ha ku Barakeeyo
Masha alah roodo ilahey ha barakeyo waa gabar ad u wangsan dhabti wey adagtahay qof sa u wangsan in la helo
Ragow dumarka u naxariista 😢😢
bal gabdhaa dhibtaada haysta eeg walahi waa xanuun ilahow dadka somaliyeed 😭😭😭
Manshalaah ilaahay ha ka jisaakalaaqayr saaxib ta ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Macha Allah walashay rooda Qali inolowo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Wllhy inan wanaagsan baa garabkaaga taagan ilaahay hagarab gale
Raga soomaliyaade wax ka caqli xun ma jiro 😢😢😢
Ilaahay hku garab galo wllo adiga saaxiipadaaba insha allh wad guulaysan maruun
Masha Allah Wa saxibad wanagsan ilasha waliga rodo
Hore usoco walalshy roda illahy ajar ha ka siyo❤
Rooda waana guursanaya wllo qli
Ilaahay hakuu fudaydiyo nolasho sbx khayrr alle hasiiyo
Walahi waa gabadh qalbi wanagsan
Walhi sagl imikay miskiin iska dhigaysaa lakiin aniga ka aqaan 😂😂😂 diintay ku maydhataa 😂 horta iyada ilahy u noqo ku dhe 😂
😂😂😂😂😂 dantu qofka dabeecaday kaxumeysa lkn duruufta ilmaha in lagu dayaco mahayn
😂😂😂😂
Waxan diyaar u ahay inaan guursado❤😂
Manshallha rooda alle habarkeyo cimar dhaar cafid kuwara roday had walasha lagama halo garab sitagan
Rooda ma la qabaa wall Mashalah Ayaan leeyahay adiguna caawi Inshalah
Garoob wye
Insha allah waxaad heli nolol aad naftaada iyo ubadkaagab aad ku filnaato
Zxbtaadan ilahay miisaanka xasanaadka howgu daro inta ay ku tartay maanta waa aduun barina waa aakhiro
Adna dadaal ayaa ku faran rabina ha kugu garab galo
Wll amba Kula mid baan ahay afar caruur ah Aya iga maqan oo hadii an haysto wax biil ah kuma siinayo hadii aan Ku furayna caruurtii isii Aya igu dhacay xata waanu Kala maqanahay😢
Alle hakuso dhaweeyo wall
Walahi ragow ilmahan aad nagu dhibaysan rafaadka xanuunka foosha culayska hadii aad dhadhamin lahayden ilmaha naguma gumaysaten illahy qalbiga ha noo adkeyo akhiro inoo balan ah
Alle haku garab qabto
Gabadha hala garab qabto si ilmaheeda ukorsto xataa UA-cam ufura si ilmaheeda ukafaala qaado ama ganacsi aynu u buurno ifkaawalaal lagu yahay dumarland plz
Gabadhan anaa aqoon u leh waa gabadh aan waxba ka xishoon wllhi waxkasta simply u dhahysaa
Nin yahow Rooda nasab sanaa koley waa Libaaxyada dhalkeed oo geesiyad ah 😀
Nolosha anu waxan aaminsahy labada qof ee dan iyo duruf isku raacay inaany wxba kala kaxayn karin slkn waxa waayadan danbe so batay wa bila sabirka iyo ragi oo dagdagaya oo masuuliyad muujinayn
Wllo cadceedow waxan aad u rabaa in aad waraysi iga qaado oo aan hadlo oo aan nafiso wlhi😢
Sodhawaw wal
Hablaha Soamaaliyeed waxaan leeyahay intaad waxbarashada dhamaysanayso oo cagahaga isku taagi karayso ilma ha isku dhalin. Gurso lakiin ilmaha iska xidh.kii sidaa kugu ogol guurso kii dida taas bari kaaga tagaye ee ogow.😭
Wlhi Wllo Aniga Sidaa Sameyay Hada Sanad iyo badh Ayaan Guri leeyahay Wali Wax Ma Dhalin markaan Halkaan Rabo Gaadho wan Dhali Doonah
Wllo qli aniga oo reer burco ah oo ah waliba nin aad u dulqaad badan farxadeedana aay iga helayso anigoo adiga kugu qiimaynaya ila soo xidhiidhsi waan u abaal gudayaa wllo qli dartaa
Ilaahay dadka hooyo iyo abo
Ha kaga dhigo
Miskiin walaahi ragga qaar waa dad maankooga hooseeyo.
masha alaah
Aala ax miskiin 😢😢
Ninka aduunka ugu xun waa ka hooyada ilmaha ka qaata ama ku dayaca
sorry sister
Ereyga keLiya aan podcast u nacay heer wxn gaadhay😂😂
6 canug iyo ayada waa la ka faala qaadaa
Gabadhaan quruxda iyo jamaadka iskudarsatay ma nin baa intuu guursaday hada furay? Allow yaa ka gooya yuusan naag danbe ku dhibateyne.
Rooda wa qof fiicn msha allh
Sak❤❤❤❤❤❤
Wa
Axma
😂😂😂😂shaydaamad
M a❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Sagal guur ma dooneysaaa ,anigaa ku guursanaaye????
Gabadh qurux badan baad tahaye,
Naa qayrkaa ka hadhe orod shaqayso oo caruurtaada u xoogso, sxbtaa biri ka maalin ayay kugu caayiye
maxaa sababay runta ka hadal dad wawaynban nahayee
Somalida kuwa hooyadod iyo aabahood is furaan. Odayga biil danbe ma bixiyo
Tii tiktokga ka niikin jirty manay ahyn
Waxan u malaynayay in yurub caruurta lagaga qatay ma hargaysa caruurta lagaga qadaya hoyada taasi nolol maha dawlada somaliland iyo maxkamada waa Inay arinta habla hoyoyinka calankoda lagu hoos dhibataynayo waa inay cawiyan ubadkoda u soo celiyaan masarif iga qadan ninka inay biliyaan hoyada waa qaali way mudantay in la ilaliyo
Wllo afrika oo idil dumarka markey furaan ubadka wey ka qaataan oo weliba Ayeyo Aabe Eedoyin iyo Ehel ayaa loo dhiibaa caruurta hooyadod laga qaato
Hablo please wax barta si aad hadhow awlaadiina uğu shaqaysan waliba shaqo fcn xıtaa yadoo laidin qabo shaqaystaa OO heer is gaadhsiya
Naaaa ubadkaaga ushaqeyso
Inin walba ilahaye ayaa oga
Soory😢
Qof aan ku ogaan ayaa waxa loo gu sheeka yaa beenalye 😅😅😅😅😅😅😅😅
Shaqo tag walal
Sorry sagal c/laahi yacquub
Wll Tik tokeeda ii sheeg maxaa ugu qoran waa gabadh caqli badan illahey nolosha ha u fuduudeeyo
@@NaasirHassan-z8h sagal shiine ugu qoran wllo
@@HoodoSiciid-df4qe mahdsnid wl haye sagal shiino haye
Ticktock naagta gasha hala eryo
lkn qalan qaali ayay ahayd dagaal badan😂
Sorry Sorry 😭 😞
Waxaas bay ku hadlaysaa yaa yidhi burco qabyaalad baa taala horimar keeda kaalay soo arag
Horta dhibto waxa weye shaqa male gabdhii waxa ey noqdeen saxiibo shaqa la aan darted markaaseey halweel kuwada cunaan taas waxa ey keenee in xitaa haday guursato aysan fahmayn ninka qaba
😭😭😭😭😭
QOFTHU maantha wey Dareen HadaLzhaY oof 😂 🖐
Walhi. Rag. Badan ayaa xisaabi sugaysaa aakhiro. Sorry. Rag xun ayaa. Naga. Buuxa
Lkin inty ku garabjoovto adna dadaalo shaqo raadso qofkna ku tiirsanthy xaalada ku imn krta way dhimnkartaye adna shaqo ind raadiso isku day
Walee tanaa
8 ku dugsi hoose maaha
Sorry walaashay qaali alle dhibka hakaa dulqaado nimanka hadda joogaa rag aad u xun ayey noqdeen
Inan gumeed baa helay inanta damiir lawa adn ilahy kaasho wlal
Inanta aaba ko cod dheer oo faseex loo maqlayaa
🥲🥲
Marka hore sory wllaal nin gbadh dhiba kama liimanayo isbee qof dumar ah oo waliba xaaskaga ah lkn dadku way kala tagi karaan hady is fahmi wayaan lkn badana mid ba caqabad ani hal talo ku siin social media iskaga bax xataa irsaaqad ha uso doonan isku day inaad wax aad heshi ama cid familyya ha noqotee koly hooyadana way ku garab taagan tahy ushaqeeso ubadka waxa jira dumar badan oo mel kasoo baxy illahy na isku xidh koly utuko mat wakiba caabud duceeso waad ka bixin sababta ku leeyahy social media kabax waxa weeye qabada kowaad ee fasahaadka iyo burnurka qoyska dadka waad iski nacysaan waa niyad jab kala kulmiysa waayo hada wax so galisi cid ku aflagadeesi waayi maysi adna gbadh tahy uma dulqaadan karti waxas illahy na ha kula garab galo dumarkana hal talo siin adoon cidna maagin cidna doonan noqo gbadh asturan xishood badan akhlaaq badan diin leh wllahi waa helaysaa mid sida queenta ka dhiga waayo dedki iskuma jiraan inkastoo ragga somalidu aniga igu daroo masuuliyad daradu ay ki badan tahy wllah cidna ha isku dhiibina raggu waa wraabe wll anaga ku leh only ilahy tiisa focuska saar waa liibanaysa akhiro iyo iftiin be
ua-cam.com/video/o5IQ0r90PZQ/v-deo.htmlsi=RFBI0gZ3FW8lP4kK
Waa gabadh caqli badan inta badan habalaha Burco ka soo jeedaa caqliyan waa isku wada mid waa dad dhisan oo karti badan
Tolow tik tokeeda maxaa ugu qoran igu caawiya wll
Sagal Shiine ugu qoran
@@abdikadirhaji6852 hYe wll thankz
Mnsh allh inan wanaagsan ayaa garabkaaga taagan ilhy hakuudaayo iyadana ilhy nolosha ha ubarakeeyo wanaaga ay samaynaysana ilhy kaha abaalmariyo
Noloshu waa wada caqabad caqabadaha noloshana samir ayaa lagaga gudbaa iyo in xadhiga ilhy laqabsado aadamaha majiro qof waxa aad dareemayso qalbigaaga og kaliya ilhy ayaa og ilhy kaasho ducadana badso wll ilhy haku garabkalee
Nolosha waxa lagaga gudbaa karti iyo adkaysi iyo ale ka cabsi wll inaad media keenta waa qalad cid wax kuuqaban karta oon ale ahayn ma jirto kaliya bili aadanku uu kuwawn maa lin ay ahaataba kuu kaa joojin ca wimada
Wll hooyo kartile ayaa tahy mnsh allh ilhy ha ku garabkalo dadaal oo inta ad karab haysato wakhtiga ka faa idayso waxna qabso
Tagale gabdho iskadaaya calaacalkn ad media lasoo fadhiisanasaan mustaqbalka ciyaal kina ayuu caqabad ku noqonayeeye🫡
😢😢😢😢
😢😢😢😢😢😢😢
😢😢😢
😢😢
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
😢😢😢😢
😢😢😢😢