@@anwermohamed4685 ilahyba iiman la,aantada. oo kale kamagan galnay adu ma shekh &tageradisa moode in lagu waydiinayo soma ogid in kaliga qabrigii madoba lagu galinayo ilahy xaqa hanagusugo ba warkaagu yayay ilen 2bada ku dhashayba kuma tarayan aqiro
Ma waxa laislu haysto ma mowloidka baa hadii haa Ay tahay Sheikh M Umal waxuu Ka shwegay waa sax ee Allah halaga baqo ee sheikh Umal hala amaangaliyo mise aqoontiisa aad ka maseersan tihiin
walaal ha qabiilayn waa kooxo diimeed waxa khilaafka ka jiro sheekh keenyaawi ayaa muxaadaro weyn ku qabtay muqdisho cidna ma mucaardin ee sxb fikirkaaka dib u sax.
Argagixiso la yaaab ma lihid Maxamed Abdulwahab kii shiiikha idiin ahaa baa qaba inuu kaligii Muslim yahay Tag wahaabiyahaw wahaabigu dhalay ee isqarxiya
Kuwan ayagaaba denbi ku jira ee umal ayskaga baxa muqdisho waayo hadiidartiis dhib udhaco ma fiicna hayskaga tago sherkh umal somaliyi weytaqaanaa cilmigiisuna meel walba ayaa laga helaayaa suufiya wexey rabaan in dadku. U afduubnaado si ay siyaarada uga gurtaa sidaas ayey culumada kale ugu diidayaan
War waxan soomow la leyahay waxba diin kama yaqane fasahadka u bulshada kula dhex jiro in shiikh umal umadda u shego ayu didan yahay. Muqalkisa shiikh ma u muqda gangister kofi iyo qamiis no so xirtey waye
Kuwa idin qarxinaayo maa ladagaalantaan hadaad run sheegayaan kuwa maalin walba wadanka qarxinaayo oo umadi dhameeyay maa ku banaan baxdaan umal muxuu idinka haleeyay inuu wax idiin taro moogiye war aqligiina dib ugu noqda
Hadad caq lileedihiin rasuul ka lama caabudoh ee iskulaab ta nin kaad raacysaan haduu cil mileeya hy muusan dheheen shiikh umal baacaayy nabiga ee isasa xa sub xaanalaah
Sheeq cali wajiisow wan ku taageeri jiray lkn hada waxi ka danbeyo maya iliin cilmi ma lehed ee wad iska hadshaa cilimiga baro jahilnimada ka bax aan ku leyahay waxba ha tageriin nin nabigenaa c s w uugafay
Muqdisho waa saxantahay . ❤
Markii ay yimaadeen 1982 hadii la joojin lahaa waxaan maanta taagan oo gaalnima xukunka ah, bidca xukumka ah, is qarxinnta ah lama soo gaareen.!!
midda kale Culimadda ha la xurmeeyo wadadka leh goorma ayaa Moxamed Abdi umal culimo xurmeeyey!!
Sheikh umal wuu zaxanyhy waana caalim
Inta sheekh umal taagersan 👍👍👍👍👍👍👍
Waxa ka fican ina dhahdo inta taagersan culumalada oo dhan
lahay nilaqabto
Waan taagernaa sheikh umal Allah hanoo xafido
Waan taagernaa sheikh umal Allah hanoo xafido
@@anwermohamed4685 ilahyba iiman la,aantada. oo kale kamagan galnay adu ma shekh &tageradisa moode in lagu waydiinayo soma ogid in kaliga qabrigii madoba lagu galinayo ilahy xaqa hanagusugo ba warkaagu yayay ilen 2bada ku dhashayba kuma tarayan aqiro
asc culumada iyo dhaman wllahay musliminta culays ayan daremayaye Fadlan isoo duceeya hayla dhafin ducada wll Fadlan
Allaha gaafeeda abwe
Fiiriya lama diidana nabigeena muxamad scw laakiin waxaa ladiidaa qaabkaan isku soobxaan aan micnaha lahayn ku luya rusuulku scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
alaha nooxifdiyo culimadayada suufiyada waa uhmeen diinta waa kasoo hor jeed naa umal iyo wixii raacsan doonimayno
Aamin Aamin Aamin
Guuuuul inta xabiibka jecel ❤️❤️
Intii nabigeeyna jecel allaha udibinaafo
Shiekh mohamed abdi umal iyo culumada raacsan xafiduallah..wa yaab shiekh laleyahay muxadiro maqabanaysid shiekh umal we love you
waala dhahaa
Waxaan hubaa in uu sheekh umal kawada cilmi iyo aqoon badan yahy boqolka qof ee iskugu yimid mudaharad ku sheegan
Waanu kula hubnaa.
Walibana in uu yahay sheekha lagu kalsoon yahay
Wlhi wax sax shiikh umul waa kan igu sxan😊
Waligeed baa Dadka diinta faafiya oo Nabiyadu uhoreeyaan Juhalada iyo doqmaha lagu imtixaami jiray
Guul inta xbbka jecel
ilaahay hanoodaayo sh umal suufiyadana alaha hanuuniyo
Walaashaa ma suufi baa dhumsan uf la imoow daliil😤
@@yarka__muqdisho3591nabiga acabudin oo owliyada cabudin wado sax myaa
Sheikh Mohamed abdi umal ILAHAY haxifdyo dadkan wa jahilin an waxba aqonin sheikh umal xadith ayu sharaxay xasid nimo ayalojarjaray xadithki hori iyo gadal inta laga goy aya lafaiyay olaga digay inu ugafay subanaha S.C.W war ilahay halga cabsado😥
Ilhy uml hanga qapto shydan waydaai waye shikh mhaahee shydn waye
@@zamzamcabdi5238 suufi Allh haku soo hadeeyo
Wlh wa run
Nabigan cabudsanahay kulaha scw scw
Gabadha hadalkeeda wuxuu lamidyahay ninkii yiri
اللهم انت عبدى وأنا ربك
Sabaqul lisaan aala yiraa haa jaa hiloow waxna baro
@@aliosmanabdulkadir7558adeer qiil haraadinin gaala tihiin
Suufiyo 😂 wahabiyo❤
Umul wurun❤❤❤
Suufi somalia looma oyanbu kayahay anaga ka landhereysan warkoda yaa maqlaya dawlada waxan ugu baqi laha inla wada geeyo hospitalka xabeb ee dadaka walwalan ileen magacodaba waanli ahe cambuladana meesha loogu qaybiyo waa iga talo hadad fakarka iguracsanthay 👍👍👍dhac dhac
hadalkaadu ma ahin hadal qurxoon wlaal. waa hadal dadka kala fogeenaya ee siwanaagsan u hadal ama iska aamus.
farmajo 2021 election win I. a carafey qumal iyo Wahaabiyo in dalka pan laga saaro weeye hadii kale nabad iyo horumar la heli maayo
Sh mahamed umaal👏🤍🤍🤍♥️♥️
She Mohamad abdi umal Allaha kuxifdiyo yarabi
Balayo kula tagtey
Sheikh umal ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
allaah sh umal hanoodaayo diintuu udagaalamaaye
Manikii caayay nabiga scw ayaad jeceshahay
Somalio waa suufiyo manta ao bari
Waligeedna way ahayd
Wxaaba iska cad inuu dhamman ka aqoon badanyahay sheikh umal dhamaan suufiyo ayan cilmi iyo aqoon kugaarayn wxaana marwalba garabtaagan inta xaqa kutagan midna ogaada marwalba iyo zamankasta dadka inta xaqa raacsan waa yartahay marka ogaada bood boodka iyo mudaharadka suufiyo iyo qayrkodba waxa kasareya inta yare xaqa kutagan واصبروا إن الله مع الصابرين
Dooni mayno salalaahu calayhi wasalam 💚
ahlu suna waa ahlu qeyr masha allaah
Ma waxa laislu haysto ma mowloidka baa hadii haa Ay tahay Sheikh M Umal waxuu Ka shwegay waa sax ee Allah halaga baqo ee sheikh Umal hala amaangaliyo mise aqoontiisa aad ka maseersan tihiin
Wahaabiyo iyo shawaab alaah naga duwo waa ul iyo diirkooda
Suufi
Wllhi beentada ma ahn
sheikh umal waa bidci suufiyada ahlu sunnuh Al qaadiriyah❤❤
💚💚💚👍👍👍👍💪💪💪
𝗦𝘂𝘂𝗳𝗶 𝘄𝗮𝗮 𝗺𝘂𝘀𝗵𝗿𝗶𝗸🤲
Jaahil
subxaa nallaah qofana aheyn gal ahen hada gal dhahdid ada galoowa
Subxaanallaah waxa xamar kasocdo war illahay halaga baqo war wadanka qaska kadaaya
Sʜᴇᴇǫ ᴜᴍᴀʟ ᴜᴅᴀɢᴀᴀʟ ᴛᴀᴍ ᴅɪɪɴᴛᴀᴅᴀ ɪᴏ ɴᴀʙɪɢᴀᴀᴅᴀ ᴡᴀxᴀᴅ ᴜsʜᴇɢᴛᴇ ᴡᴀᴀ sᴀx ᴀʟʟᴀʜ ʜᴀᴋᴜ xɪғᴅɪʏᴏ sᴜᴜғɪ ᴅᴏᴏɴɪ ᴍᴀʏɴᴏ
War waa ba moryaantiii oo kofiyad soo gashaty subxanaAlalh
Diintii in la faafiyo ayee kasoo horjeedaan
War kuwan in lagu jihaaado ayeee rabaaaan ☝️
Mnshll shekh salax ku xirma wa nin ilahy cilmi ku shubay❤
Amin.amin
Nabi muxamad s c w waanu kusalini laakiin cabudi mayno laakiin waanu waynayni s c w
Wardadkaan jaahiliinta ah yaa islaamka kaqabta waxay leedahy rasuulka ayaan caabudeynaa shirkigaas bal eeg
Subxaanallah Hawiye iskadaaya naceyb Daarood waa dad walaalihiin ah
walaal ha qabiilayn waa kooxo diimeed waxa khilaafka ka jiro
sheekh keenyaawi ayaa muxaadaro weyn ku qabtay muqdisho cidna ma mucaardin ee sxb fikirkaaka dib u sax.
@@abdiazizhassan5098 walaale maqabiilaynaayo walaahi Somaali same bay ii yihiin. laakiin cidii ladulminaayo baan ka xumaadaa Soomaalidana runta masheegaan.
sheekaduna kawaaweyn sheeko diimeed .Somaaliya dulin qabiil bay ladagi ladahay iyo dulin qabiil oo ay isku raacan isna qaban kooda qaldan Allah hakadul qaado
Farhiyo Yusuf naa adi meshan qabiil ma yaalo ee cilmi baa yaal
@@nimcoali2985 walaalo cilmi mayaalo ee juhalaanimo Qabiil baa nahaysata ee xaqa halaga hadlo Cid Qabriga kulagaleysa ma jiraan
@@farhiyoyusuf8626 baa waqabil wayo masufi ayaa shekh maxamed kacilmibadan maa laisudaayo halsuaal xita meykajawasben Sufi mamuqdishodhan ayalodeynaya haduuqabiljirin namaxeytaran Sufi shacabka somaliyed iney shirki baranmoye eyna lacag eycunanka arursadan ama nabiga kuben aburtan madadka somaliyed eyay kaxigan nabiga ayagaabo malintudhintay ey farxad utahay qofwalbo wuxuaminsanyahay malodaayo awey ninki galkacyojogay we nabiga eynaayay Soo hawiye ma aheyn maxad usoqabanweyden anaga Somali wangaraneyna belsi wanagena cid sababteda ujoojinmeyno
Alle ha xiffdiyo sheeekh uml
Subxaanallah Sheikha Daarood ahaan baa Loo xumayn Allah yahdiik
Farhiyo Yusuf naa yaahuuda lagu yiri sheq kenyawi yuu ahaa siidii lo so dhaweyay waa uktihiin
Doqon yaheey kan Muqdisho Wadooyinka Naga Xirayo Soow Daarood maaha? Qabyaalad Adinkeey Dastuur iyo Dhaqan idiin tahay Hadaan Aamusnay oo aan samirnay Waxaad u Qaadateen Dabaalnimo Hadii la hadlana waa Qabyaalad waryaada Wax Isku fala Cid Idinka Tabar yar oo idin Dulmi iyo Faan badan waligeeyn ma Arag. Doqon yaheey Suufiyada waligiis ayuu Bidco waaye dhahaa Sh Umul Taas waa la hayaa Cadeeynteeda Wahaabiyo iyo Suna isma Jecla Kulugood waa Culumo Soomaaliyeed Mana leeysku raacsaneeyn in laga Joojiyo Shiikha Muxaadarada laakiin Qabiil ma aheeyn Waxaa Soo banaanbaxay Soomaali kala Duwan oo Suufiya Ah Marka iska Daaya Xagxagashada.
NO anagaa reer muqdisho ah naweydii inta sheeq umal teegeersan ayaa kabadan
sh kenywaawi muxuu ahaay doqonyahey!
Daaarood ahaan ma ahanee asagaaa nabiga caaayey
Sheek somow ma aha sheek waa mushriq qabuuri Allah dhulka galiyo
Kkkkkkk sax waaye hadalka
Sheekh umal allah ku xafido 😍😍😍😍😍
Muxaadirada waxay ku diidayaan waxay ogyihiin inay ku sugan yihiin waxyaabo badan oo diinta khilaafsan sheekh maxamed cabdi umal allow ku dhawr kuwana allow xaqa tus
M,a guleysta suufiyada ana waa aht❤❤❤
Sheekh umul❤
Sh wajis wxaan lenahay hadii aad qofka qaladkiisa kasaxeesan mxaad ugu sixiweydeen umal qaladkiisa iisheega midaas oo eheed inuuu suubanaha (nnkh)af lagaadeeye subxanallah
War alahakusoohanuuniyo aamiinsheekhumal waakudhaamaa manshallah
Suufi waaalan subxanallah
Suufi mawalano aadawalin ruux kuqabto ubhan
Wahaabi argagixiso ah
@@samiiroclqaadir9851 rasuulka aan caabudsanahay wixi raaco aan caabud sanahay gabarta leh miyaa kula saxan allaha kusoo hadeeyo
Sh maxamed cabdi umal allah haxifdiyo
Allah hanagu toosiyo wadada xaqa amiin
Wahaabiyo qayr maleh
Aamiin
Aamiin ishlh
Daad kii wu washay wakhtiigan hada laa joogo Sheikh umal ayabay uso dhiigteen yahuu
Dadkan hadey muxaadaro diidayaaan waxay didi lahayeen tii sheikh Kenyawi uu xamar oo dhan uu ka qabtay shekh kenyaawina maahan suufi
Moha Abdirahman sax ruunta ayaa ka hadashay walhi iilahay hano badiyo adigo kale inshaalah
@@nimcoali2985 thanks sis
War 2diina Caqliga Halko idin ka.aaday Dadkaas muxaadaro Ayey diideen waa Dad ahlubidac ah
@@laanimedia5426 adigana ahlu qarax miyaa tahay hh
Subxaanalaah ilaahoow noo naxariiso
Sheikh umal Allah haku barakeeyo sheikh umal waa caalim suufiyo oo shirki iyo khuraafat ku jira miyaa cilmi ku gaari
Sh somow nin caalim ah oo run sheeg
Xoo caalim ka yahay waa nin qabuuri oo mushrik
@@cumarmuxudinaxmed2154 adiga maa og🤏😳
@@man-x1 adi ma taqana
Ninka🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇷
Wr diintii iyado la halaynayo miyad dawanaysaan mideeda kalehalkeed ugu dhagaysanaysan nin yidhi mawliidi nabiga nabiga scw waa khalad inanilaah illahow na astur mideeda kale kuwan isku sheegaya gudida kulahaa hadii uu umul caayey nabiga scw ama uu u gafay waa in lala hadlaa isaga war diintaa halkee laga keenay nin rasuulkii caayey hadalba nama dhexyaalee nabigii ilaahay khayru khalqilaahigii konka usoodirey hadii uu caayey waa maxay hadalka na dhexyaalaa ina nilah nabigii ayuu u quudhey inuu injir ku tilmaamo isaguna iskuma quudhayo subxaanalaah qofka lagu tilmaamayo was khayru khalqilaahigii
Shiikh umal ilaahay Hakuxifdiyo
Suufiyadu wa gaalo waruntii sheekh umal
Argagixiso la yaaab ma lihid Maxamed Abdulwahab kii shiiikha idiin ahaa baa qaba inuu kaligii Muslim yahay
Tag wahaabiyahaw wahaabigu dhalay ee isqarxiya
Sheekh Umal Allaha ku xifdiyo
Ninka wadankeena kabaxo kulahaa oo asaga Somali mahan miyaa talow shegadaan waa sheego kale walhi qabiil ayay tagatay weyna cadahay walhi
Kkk amala yabtay...adeerow aska soo noqo sheekha dhaha🙏👍
omar-farouq Abu-Muctasim huno walhi waa Yaap shegadaan waa darood iyo hawiye ee din mahan shegadaan Sidaan uaragay aniga 😀
Sh umal allaha hafido
Sufyada qaburaha cabudaya waa ay iska daalayan
War Dan kallaad leedihiin umal ma,aha sheekada
Sheekh soomoow shabaab Xamar ayuu ka xureeyay Shabaab khawaarij muqdisho hanoo keenin hana noo imaanina
Waxaa aad sheegasid waxaba makama jiraan sheeqa umul muxaadardiis waa dhagastaa sheqa wuxuu yiri maleedka waa shirki waan run
Suxaanaallaah
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم لاتطرون كمااطرت النصار عيسى ابن مريم
Arintaan ma qusayso qabiil waa arin diin ku saabsan ha qabiilaynina Soomaaliyey wax kasta waad qbiilaysaan
Beenal balarag wuxuu kuhadlayo war sheekh umal magadhide irad shaqa yeelo
ilahay Islamic ka qabto umal iyo wixii LA mid ah
Ilahay hanoo xafido calumada suufiyada
Suufiyada mxay ka ogyihiin rasuulka scw wax cunow lee haloo sheego
Shiekhaygii ixfidulaah illahy garab kaaba hagalo siifiyaashana Elle xaqa hatuso
Sheikh Mohammed Abdi Umul xafidhuhullaha wa caalim weyn oo Somaliyed ❣️ Oo ankufana ❤
Culimadaan Waxaa Uhanjabay Istaafka Umal
Sh umal wankuwata
Kuwan ayagaaba denbi ku jira ee umal ayskaga baxa muqdisho waayo hadiidartiis dhib udhaco ma fiicna hayskaga tago sherkh umal somaliyi weytaqaanaa cilmigiisuna meel walba ayaa laga helaayaa suufiya wexey rabaan in dadku. U afduubnaado si ay siyaarada uga gurtaa sidaas ayey culumada kale ugu diidayaan
Waa siyaasadeeyey diintii culimada muqdisho 4.5 bay rabaan daladdii culimada ayeey burburinayaan umal lacag uma so doonan muqdisho
nabigaan caabud sanay inti raacday aan caabudsanay kulahaa subxnlh kelmad kufri ah waaye wax qabto mala waayay tolow gabarta
Alla maxaa lagu danmbaabay shekh umal
Nimankan ashahaada la diririka ah waa in laga xureeya muqdisho
War waxan soomow la leyahay waxba diin kama yaqane fasahadka u bulshada kula dhex jiro in shiikh umal umadda u shego ayu didan yahay. Muqalkisa shiikh ma u muqda gangister kofi iyo qamiis no so xirtey waye
Umal dhibato ka wayn ba taal muqdisha e taa xaliya sheikh isku sheeg yaal 😏😏😏
Ilahay kabaaqa wallayall
Maria Jama runtaa wa taa walashey
Umada Somaliyeed Inuu Ixtiramo Wuugaranwaayey,Asoo Weli Ictisaam IYO Ganacsiga Diinta Islamka Kutaajirey,Kalaqoqobka Culimadana Waa Midlaga Fiicanyahey,Insha Allah
@@aliaarshe6001 shabab ba diinta ka ganac sata hadi wax laga qabanayo sheikhi muqdisha yimada halagu dhaho
@@mariajama3019 Uguhiili Qabiil IYO Qurunkiisa Mnta Waleysbartey Jahil Umul Qooto Qooto Lagamadhageysan Isli Hakunoqdo Adna Orodoo Qoraxey Iskasooxorey Gumeystayasha Ithiopia Injirley OO Ciise IYO Intakale EE Somali Galbeed Kuladegta,Dhinackaraac Edeb IYO Diin Hadaadledahey?UBO Cagadhaadheeryshey?
M.a alsuno kor Allaha idin ka dhigo
Labadan shekh shahaadatu zuur bay galeen ilaahey dembi dhaaf hawediistaano
Acudu biLLAHI mina shaytani rajim ,
Kuwa idin qarxinaayo maa ladagaalantaan hadaad run sheegayaan kuwa maalin walba wadanka qarxinaayo oo umadi dhameeyay maa ku banaan baxdaan umal muxuu idinka haleeyay inuu wax idiin taro moogiye war aqligiina dib ugu noqda
Asc shekh abdi umal xafidahulah
Allow nadaji yaa allaah 🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭🇸🇴somali waa yaab
سلا م عليكم
sh umal suufi ma gaaleeysiin maxa laga wadaa sow kuma hayaan asaga xertiisa suufiyada waa mushrikiin sxbayal yaan la is indha tirin
اولا اللهم صل على سيدنا محمد
Culumada ha caayina
Alhamdulillah
salalaahu caleeyhi wasalam salalaahu caleeyhi wasalam salalaahu caleeyhi wasalam salalaahu caleeyhi wasalam salalaahu caleeyhi wasalam
Sh Umal waa nin wanaagsan dadkaan aan diinta wax ka aqooon8n yaan video laga soo duubin
sh.saalax ala haxifdiyo
Ahlu Sunnah masha allah
Iloohoow suufiyo kawada dhig somalia
Mahubtaa iney dariiqada saxda ah ey tahay wall
Waraabuhu waa xayawaan ugaadhsada oo cidiyaha iyo miciyaha KU ugaadhsada sidee looqalankaraa sheekh umal weydiiya
Ku saliya nabiga salalaahu calayhi wasalam 💚
Kkk umalbad shekh ku
Shegaysaa dulliyohow
Nabiga ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤LOVE 💘 ❤ 💕 ♥ 💖 💗 💘 ❤ 💕 ♥ 💖 💗 💘 ❤ 💕 ♥ 💖 💗 💘 ❤ 💕 ♥ 💖 💗 💘 ❤ 💕 ♥ 💖 💗 ❤❤❤❤💔❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
🤬🤬day wxy ku marsiyodan lo rabay🤬
Sh umal muxaradkisa wu qawanaya dadkan mxy isku dalinayan qeylda mesha kala taga wax 10yrs ka hore dhcy mxa lagu marmarsiyoni shekda umal kaweyn
Hadad caq lileedihiin rasuul ka lama caabudoh ee iskulaab ta nin kaad raacysaan haduu cil mileeya hy muusan dheheen shiikh umal baacaayy nabiga ee isasa xa sub xaanalaah
Sheeq cali wajiisow wan ku taageeri jiray lkn hada waxi ka danbeyo maya iliin cilmi ma lehed ee wad iska hadshaa cilimiga baro jahilnimada ka bax aan ku leyahay waxba ha tageriin nin nabigenaa c s w uugafay
Waba u gama baahna taageero wahaabi shiikheenu waryaa
Nio somalidu waa dag dageen shiikh umal alaha hakudaayo shiikh somaliya wax utadhay ilahay wax ha geeyo janatul fardawso shiikh umal waxa uu aheegay wuu kusaxnaa wlhy xadiis kahadlayasa cinjirta...
Sh umal xafidha hulahu
Soomow waa mushrik✅✅✅