Macluumaad ku saabsan Nolasha Masar

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 73

  • @abdullahimacruuf3812
    @abdullahimacruuf3812  2 роки тому +6

    Wixii su'aalo ah halkaan noogu reeba

    • @abdullahiyaskacade4808
      @abdullahiyaskacade4808 Рік тому

      Sxb inan imado ban donaya marka nambar aan kala soxiriiro igu cawi

    • @miskiin2272
      @miskiin2272 6 місяців тому

      Asc wr wb.
      Walaalow nr kaaga sideen ku heli karaa

  • @RoobleNuux-j9v
    @RoobleNuux-j9v 10 місяців тому +1

    Hye zhp aduu seed ku tagtay ma qaab ardaynimo plz reply🤌🤌

  • @CaanocaanoCaanno
    @CaanocaanoCaanno 15 днів тому

    M.a

  • @nacimocali4582
    @nacimocali4582 Рік тому +2

    Wall Pl iso jawab dhanka shaqada iga waran

  • @sahalhouseabdi693
    @sahalhouseabdi693 2 роки тому +2

    WAAN SAHAL ABDI BOUULALE. OO.JOOGA CASIIMADA DALKA DJIBOUTI 🇩🇯 ♥. EE DJIBOUTI 🇩🇯

  • @XafsaAbdullah-b6p
    @XafsaAbdullah-b6p 9 місяців тому +1

    Wan jeclhya ina imada

  • @sahalhouseabdi693
    @sahalhouseabdi693 2 роки тому +2

    ANDULLAHI MACRUUF WAN KU SALAAMEY SXIIBKA QAALIGA AH

  • @AyuupAxmedNadaara
    @AyuupAxmedNadaara 2 роки тому +3

    Waqtgaan hada la joogo famil ahaan sidee ku imaan karnaa anagoo somaliya joogno

  • @sahalhouseabdi693
    @sahalhouseabdi693 2 роки тому +2

    WAA SAHAL ABDI BOUULALE .OO.KU.NOL WADANKA DJIBOUTI 🇩🇯 ♥.

  • @NimaKahiye
    @NimaKahiye Місяць тому

  • @fadumofadumo-ii3ik
    @fadumofadumo-ii3ik Рік тому +2

    Masha allah

  • @XamdaAliMohamed
    @XamdaAliMohamed 9 місяців тому +1

    Walalkey xagen kala soxirara Ina imada raba qofna kama aqan please reply iso gal

  • @geelegeedi2948
    @geelegeedi2948 Рік тому +1

    War ila soo xiriir sxb. USA ayaan jooga

  • @asmamahadcaaish4081
    @asmamahadcaaish4081 Рік тому +1

    Wlo zee ku barttaa luuqada egyptiga

  • @nimcocabdi8384
    @nimcocabdi8384 3 місяці тому +1

    Asc wn ku salamay wllo Abdilaahi bacda salan ka wrn mesha shaqadade da wa mida kle jamacada Ila niloshayda na waxan ku dabari kara 300 dolor

    • @abdullahimacruuf3812
      @abdullahimacruuf3812  3 місяці тому

      Wcs wll waan ka qaaday meesha shaqo malahan waxbarasho iyo deganaansho unbaa loo yimaadaa mida kale 200 dollar way kugu filantahay ardaynimo jamacadahana waaa minxo oo Ardayda lacag kuma bixiyaan ..

  • @Amuga-j9b
    @Amuga-j9b 9 місяців тому +1

    So good

  • @Umumuxamed143
    @Umumuxamed143 2 роки тому +1

    Wll jmacda azhar sidee iska diwngali karaa

  • @sahalhouseabdi693
    @sahalhouseabdi693 2 роки тому +1

    ABDULLAHII MACRUUF AAD IYO AAD AYAAN KU SALAAMEYA SXB

  • @sahalhouseabdi693
    @sahalhouseabdi693 2 роки тому +1

    WAA SAHAL ANDI OO CASIMAADA DALKA DJIBOUTI 🇩🇯 .JOOGA

  • @xabibmohamad
    @xabibmohamad Рік тому +1

    𝗩𝗶𝘀𝗱𝗲 𝗱𝗮 𝘀𝗲𝗹𝗮𝗴𝘂 𝗵𝗲𝗹𝗶𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮 𝘀𝘅𝗯

  • @nuuxmaxamed4724
    @nuuxmaxamed4724 Рік тому +1

    Masha Allah
    Mahadsanid

  • @fatimavlogs1234
    @fatimavlogs1234 2 роки тому +3

    Masha allah waa xog dhamestiran mahadsanid walal.

  • @sucaadahmed4775
    @sucaadahmed4775 2 роки тому +2

    Amiin yaa rabi

  • @cabdulaahi5314
    @cabdulaahi5314 Рік тому +1

    Thanks ❤

  • @sahalhouseabdi693
    @sahalhouseabdi693 2 роки тому +1

    WAA XAN RABAA IN AAN UU SOO GUURO WADANKA MASAR🇪🇬

  • @Nuh-v4t
    @Nuh-v4t 2 місяці тому +1

    200000

  • @sahalhouseabdi693
    @sahalhouseabdi693 2 роки тому +1

    GAR AHAAN MAGAALADA QAHIIRA

  • @MariyaAbdirahman-yn3fu
    @MariyaAbdirahman-yn3fu 6 місяців тому

    Wallkay halkan kaalaso xiriira inaan imadan raba iso kawaran please

  • @aishamuse3271
    @aishamuse3271 Рік тому +1

    Mahadsanid walaal

  • @sahalhouseabdi693
    @sahalhouseabdi693 2 роки тому +1

    MUDOO XAL BIIL AH

  • @daganmuniiracabdiraxmaaanm6950

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤩🤩🤩🤩

  • @UmuAbdalla1
    @UmuAbdalla1 2 роки тому +3

    Asc walal walal!
    Waa ku mahadsantahay maclumaadka aad nala wadaagtay. Waxaan rabaa in aan masar imado oo aan hoyadeey oo somaliya jogta keeno cafimaad dardiis aana mesha ku heesto mana aqaano wadada aan u mari lahaa ee ma suurta galbaa iga soo jwb mahadsanid ☺

    • @abdullahimacruuf3812
      @abdullahimacruuf3812  2 роки тому

      Haa dabcan wll Viso Caafimaad ayaad u Dalbaysaa meesha aad joogto ayayna ku xirantahay .
      Mahadsanid 🥰

    • @UmuAbdalla1
      @UmuAbdalla1 2 роки тому

      @@abdullahimacruuf3812 swedan aan joga aniga lkn hooyo Muqdisho ey jogta

    • @UmuAbdalla1
      @UmuAbdalla1 2 роки тому

      Waku mahadsantahay jwb dagdaga ah😊🌸

    • @daralla3272
      @daralla3272 Рік тому

      Vissaha Dalka waan kusosaari karaa

    • @zakariafarah8520
      @zakariafarah8520 Рік тому +1

      @@UmuAbdalla1 waraqo cafimad ee ispitalada masar mid kamida aa ubahan thy kadib safarada masar ee nayrobi aa la adeysa waa ka cawin kara warqadaha si bilash ah

  • @aslimed5476
    @aslimed5476 Рік тому +1

    Mahadsanid

  • @yuusufosman
    @yuusufosman Рік тому +1

    Mashallah

  • @Dr-zj5uy
    @Dr-zj5uy Рік тому

    Wll Number kaaga iso qor

  • @amiiraahmed7531
    @amiiraahmed7531 Рік тому

    Kawaran shaqo malaga heli kara

  • @HusseinAliahow-ju5kk
    @HusseinAliahow-ju5kk 6 місяців тому

    Masha Allah

  • @sahalhouseabdi693
    @sahalhouseabdi693 2 роки тому

    DOO LAR IGUU SOO SHEEG. IMIISA AYAA .KIIRADA GURIIGA IYO .MIICIISHADA IGUU FIILAN. SXB

  • @HusseinAliahow-ju5kk
    @HusseinAliahow-ju5kk 6 місяців тому

    Masha Allah brother

  • @abdulahiMohamed2023
    @abdulahiMohamed2023 Рік тому +1

    Masar inaan u tahriibo ba raba

  • @Zaki-vl4wh
    @Zaki-vl4wh 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @BassmBassmshAbdullahi-tb1pp
    @BassmBassmshAbdullahi-tb1pp 9 місяців тому

    🇾🇪🇾🇪🇾🇪👑😅

  • @maryamcraxmaan5234
    @maryamcraxmaan5234 Рік тому

    Maashaaalaah

  • @bushrayasin9648
    @bushrayasin9648 2 роки тому

    Xafada ardu liwaa video kasoo samee guryaha iyo nolosheda kale

  • @maxamuudfaarax302
    @maxamuudfaarax302 2 роки тому

    Hadii latago masar malagasoo bixi karaa walaal macanaha maka imaan karaa???

  • @mrabdiqaniibrahim3211
    @mrabdiqaniibrahim3211 Рік тому +2

    Visaha masar hdaad ubhnthy wa dyr ilasoxiriir

  • @osmaanmaxamuudcali3345
    @osmaanmaxamuudcali3345 2 роки тому

    Wll guryaha ugu raqiisan waa inteee

    • @osmaanmaxamuudcali3345
      @osmaanmaxamuudcali3345 2 роки тому

      Adaa mudn wll mcn❤

    • @osmaanmaxamuudcali3345
      @osmaanmaxamuudcali3345 2 роки тому

      Kuliyada medicine qiimaheeda waa intee simistarkii wll

    • @memeshmed9279
      @memeshmed9279 2 роки тому

      Wll guryo 5 qolaa ma la helaa hadii la helana waa imisa qiyastii camal

    • @memeshmed9279
      @memeshmed9279 2 роки тому

      Wll teeda kale guryaha masar weey cayayaan badan yihiin aa maqle sida baranbar iyo dooli maxaa ka jiro wll taasina

  • @ahmedhussienabdillahi7341
    @ahmedhussienabdillahi7341 Рік тому

    Sxb somalia ayaan ka SOO salamaayaaa