10 QODOB WAA MUHIIN INAAAD OGAATO INTAADAN MASAR IMAAN AMA AADAN USOO GUURIN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 вер 2024
  • #cairo#egpty#masar#qaahira##nolosha masar#nolosga madar#wax badan kaogoow nolosha masar#ayaaan gobdoon#kusoo biir chanalkayga wax badan ayaaad kafaaiidi doontaa inshaa allaaah waxaan kasheekeetaa qisooyinka nolosha quseeyo vlog waan bilaabi doonaa inshaa allaaaah subscribe dhaho si aad uga mid noqoto asxaabta igu xiran qisaad kaheshana lawadaag walaalaha oo baqiil hanoqan kusoo dhawaaw walaal kujecl iyo chanal kuxiisa galin doona inshaaa allaaah

КОМЕНТАРІ • 239

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254  3 роки тому +42

    Waa kan Instagramkayga hadaa wax uun iiga baahato mahadsanid ua-cam.com/video/o4M0fasi-es/v-deo.html

    • @abdiosman7763
      @abdiosman7763 3 роки тому

      Linkiga youtubkaga soo dhigtey ee ma aha kii Instagramkaga

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  3 роки тому +1

      @@abdiosman7763 instagram.com/p/CG8R6y9pCM1x93SoOEORURmS1QcGpcQ6niJIhs0/?igshid=1ncqojldgv9f3

    • @yuusufmohamed6131
      @yuusufmohamed6131 3 роки тому

      @@ayaangobdoon3254 wll qali masar miya jogta

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  3 роки тому

      @@yuusufmohamed6131 haa wll

    • @yuusufmohamed6131
      @yuusufmohamed6131 3 роки тому +4

      @@ayaangobdoon3254 wl qali mel laga ga so xiriira ma jirtaa masar ban jecla inan imaado information inan ka helo

  • @jawahashirwa3800
    @jawahashirwa3800 3 роки тому +6

    ماشاء الله عشت القاهرة زمن محمد حسن مبارك الي محمد مرسي، ماشاء الله ، اولادي يحبون حياة القاهرة، يدرسونا مدرسة غد المشرق، تجمع الخامس،

  • @stepstojannah
    @stepstojannah 3 роки тому +26

    Asc walaalayaal I soo booqda channelkeyga waa channel Quran iyo tafsiir iyo ducoyin sii gudbi si qofkii u dhageysto ajar ugu heshid jazakalahu kheer

  • @QISOOYIN353
    @QISOOYIN353 3 роки тому +9

    Masha allah Walshey information muhiim ah ayaad nala wadaagtay mutshakira, waakugu soo biiray adigana igu soo biir plz

  • @yusufaisho457
    @yusufaisho457 3 роки тому +8

    Asc abaayo waxaan rabay inaan waxkaa waydiiyo jaamacadaha masar dugsi sare haday dhameyaan caruurtu mahelayaan jamacado fiican gaar ahaan maadiga diiniga wan ka dharagsanahay adigoomahadsan

  • @fadumoali9741
    @fadumoali9741 Рік тому +1

    Masha Allah tabarakallaah jazakallaahu kheyr xabiibti runtii inta aad sheegtay all information waaloo baahan yahay sida quruxda badan aad ukala dhigdhigtay. 👍❤️👍

  • @aasaasj2972
    @aasaasj2972 2 роки тому +3

    Mashaa allaah ilaahey haku barakeyo sifiican ayaad nogu sharaxday shugran xabiibti

  • @micraajsabir8342
    @micraajsabir8342 3 роки тому +5

    masar maa joogtaa quruxda Qoyska2 soo qabo waan taageera isku meelna wad joogtaana umalayaa hore usoco abyo

  • @abdullahimoahmedsh1772
    @abdullahimoahmedsh1772 2 роки тому +14

    دي احلى حاجه في مصر 🇪🇬 مافيهاش عنصريه 🥰

  • @ma..6732
    @ma..6732 2 роки тому +2

    Masha alaah walshey wlh wan ubahanahay in aan usoguuro waxan kunolahay dalka suriya qeer alaha kusiiyo wan kafaidestay

    • @asiyaahmed9027
      @asiyaahmed9027 2 роки тому

      Wllo suriya maaney dagaala ka jirin ilhey heydin xifdiyo wllo

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 роки тому +3

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaada allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @inamohamed3998
    @inamohamed3998 3 роки тому +4

    Jazakallahu khayran walal run ayaad ka sheegtay

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 роки тому +3

    Iinshaa'allaah waa ku rajo weynahay in aan imaado adigaa kugu soo dwgaa haddii allaha awoodda leh idmo

  • @sumayosm7287
    @sumayosm7287 3 роки тому +3

    Maaashaa allaaah maashaa allaaah warbixin dhamesturan waa nasiisy thnku abaayo

  • @udgoon7256
    @udgoon7256 3 роки тому +4

    Abyo xmar jogaa 1wiil ijogo wxan rabaa inaa master kabilaabao jamcadaceynu shamsi wax bdn ka fa ide shukrn xayaatoh

  • @xamdacabdi8986
    @xamdacabdi8986 5 місяців тому +1

    Egypt 🇪🇬 masar Ana joga qaahira

    • @bellatia4
      @bellatia4 5 місяців тому

      Abyo intee kaala soo xariiraa

  • @nasroaden2469
    @nasroaden2469 3 роки тому +5

    Thank u abyo dugsi somali makahelayaa caruurta say somali igubartan inaan canada kasoo guuro rabaa dhawan inshaAllah

    • @abdiazizabdishakur9384
      @abdiazizabdishakur9384 2 роки тому +1

      haa walal dugsi iyo macalin guriga kugu imanayaba waad helaysa mid somali iyo mid masari ah ba

    • @nasroaden2469
      @nasroaden2469 2 роки тому

      @@abdiazizabdishakur9384 thank u walalkis adiga miyaa dagan?

  • @sharmamohammed1358
    @sharmamohammed1358 2 роки тому +1

    Ayaan wallaal mahadsanid wan rabay in aan masar nolasheyda wax ka ogaado wallaasheey ayaan

  • @abassyare8166
    @abassyare8166 3 роки тому +7

    Abayo wish you the best keep going ❤🙏

  • @user-cr3qs7zd6r
    @user-cr3qs7zd6r 8 місяців тому

    Manshlh walshyi wan jeclhiy wadkna mazir

  • @Hello-hg3jv
    @Hello-hg3jv 2 роки тому +1

    Masha Allah walashey labarkaga seen ku helayaa

  • @afnaanwarsame6761
    @afnaanwarsame6761 Рік тому +2

    Wlh apaayo ani mardhaw ayaan imaaday mudo 3 malin ayan joga macadalika melo qaara waan kala bartay alxm hada ayaan arkay taladaada balan waye ina si dadalo ano bil jogo ina mel walbo aqaano ayaan rajeynaa mahdsanid mcnto jazakallhu kheyra😢❤❤

  • @saadfaisal1
    @saadfaisal1 8 місяців тому

    walaal waxan rabaa guryaha xidhan ee security leh, weliba guri pool leh oon kiraysto mudo labo bilood oo fasax ah, websitekeen ka heli karaa

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 роки тому +1

    Maashaa'allaah tabaarakallaah Ayaaney warbixintaada

  • @yusraabdala1135
    @yusraabdala1135 3 роки тому +2

    M.a abyo keep going

  • @suadali793
    @suadali793 3 роки тому +5

    Masha allah jasakalaah abayo waxaan ku waydinayaa hooyo niciima maxaa ku dhacay abayo waan waayay

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  3 роки тому +1

      Abayo way fcntahy hooyo naciimo bas youtubka eey joojisay seey iisheegty

    • @mumtzmcn8391
      @mumtzmcn8391 2 роки тому

      @@ayaangobdoon3254Uma jeep anistigarmkaad

  • @Laki2017
    @Laki2017 11 місяців тому +1

    Aniga Hada dawanayaa ayaan 2 years kadib halsano kadib hadaan nolahay wasogurayaa qurbo wanacay

    • @sahrosiman229
      @sahrosiman229 10 місяців тому +1

      Kula midaa Ahay hadaa Dawanayaa

  • @sahalyuusuf7790
    @sahalyuusuf7790 2 роки тому +1

    Wallo anaa ubahan dhawan inaan imaado ayaan rabaa insha alah markaa ila soo xirir

  • @inamohamed3998
    @inamohamed3998 3 роки тому +3

    Abaayo waxbarashada private ka qiimaha abaayo noo soo sheeg jazaaaakallahu khayran🙏🙏🙏🙏

  • @drnaemaabdullahi1462
    @drnaemaabdullahi1462 2 роки тому +1

    Mahadsanid qaali

  • @halimaibrahim30
    @halimaibrahim30 3 роки тому +1

    Mashaa Allah jasakalaah Abaayo macnto ♥️♥️♥️♥️

  • @sagalcabdi3700
    @sagalcabdi3700 Рік тому +1

    Lkn abaayo umada dhan ehel iyo qof uu ku kalsoon yahay ma wada joogi karaan yaci suuragal mawada ahan ee maxaa xal ah

    • @sulimanali2305
      @sulimanali2305 Рік тому

      Koleey dad wanagsan waa joogaan Insha Allah

  • @user-oe2cs9yv3o
    @user-oe2cs9yv3o 8 місяців тому +1

    Nolosha masar waa high quality live lkn lacagta lagu imaado aa xanuun ah

    • @user-cj2dp4mw7u
      @user-cj2dp4mw7u 5 місяців тому

      Bro ilaa imiza baa lagu tagi kra master inan ka dhigto bn rbay oo hda degree ba ii dhmdy

    • @user-oe2cs9yv3o
      @user-oe2cs9yv3o 5 місяців тому

      @@user-cj2dp4mw7u 1100$

  • @micraajsabir8342
    @micraajsabir8342 3 роки тому +3

    Abaayo I hope inaa tixgalin doontid codsigeena coz waxaan nahay dawadashaada soo qabo plz family gaas

  • @umunajxaofficial8632
    @umunajxaofficial8632 3 роки тому +3

    Masha allah abayo

  • @Amlaah
    @Amlaah 2 місяці тому

    Masar ana ku nool 10 sano wax ka bartay waa wadan adag wallahy 😢

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 3 роки тому +2

    Asckm masha allaah

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 8 місяців тому

    Mahadsanid abaayo❤❤❤❤

  • @usaameismaaciil7551
    @usaameismaaciil7551 3 роки тому +4

    Lacagta in te iga baxaysa ruun isheg wllhi wanraba😇

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  3 роки тому

      Wll Instagramka iga sooxariir linkiga hoos yaaala sooraac mahadsanid

    • @abdiosman7763
      @abdiosman7763 3 роки тому

      Liinkigu aawey uma jeedo

  • @jawahashirwa3800
    @jawahashirwa3800 3 роки тому +2

    Waxaan ka gatey Guri, madiinatu nasar شارع ابراهيم ناجي، وراء اسواق شارع عبد العزيز

    • @nasroaden2469
      @nasroaden2469 3 роки тому

      Abyo halkee kala sooxariiraa nasr rabaa inaan guri kagatee

    • @kunka605
      @kunka605 Рік тому

      Asc

  • @jawahashirwa3800
    @jawahashirwa3800 3 роки тому +2

    Qaahira waxaad ka sameeysan kartaa Business, waxaad ka furi kartaa Xadaanooyinka / goobaha caruurta lagu hayo, iyo weliba shaqooyinka kale sida macalin school both primary and secondary school, British and American system

    • @najahahmed506
      @najahahmed506 3 роки тому +1

      Miyaad joogtaa wllo

    • @XamdaAliMohamed
      @XamdaAliMohamed 8 місяців тому

      Walashey ana rabee xageen kala soxirira

    • @MunaXasan-tf9ug
      @MunaXasan-tf9ug 6 місяців тому

      ​@@XamdaAliMohamed walal ma masr baad jogtaa

  • @NaciimaBulaale
    @NaciimaBulaale Місяць тому

    Masar ban usoo socda

  • @ibrahimabdi1737
    @ibrahimabdi1737 3 роки тому +2

    Waxaan deganaa
    ٦٦مدينة النصر شارع احمد حسن الزياد الدور الرابع
    Please iisoo sawira
    Xusuuus ayeey ii leedahay wlhi

    • @samiramuse937
      @samiramuse937 3 роки тому

      2025 ayaan tagaa anaa ku soo sawiraa

  • @aaminomaxamed7551
    @aaminomaxamed7551 3 роки тому +1

    Mahadasanid wll macaan waxbarashadisa kaso hadal wadanka masar

  • @ahmedhasan689
    @ahmedhasan689 3 роки тому +2

    Asc ayaan wlshey qaali horey u soco ❤️💯

  • @ahmednuurilkacase5769
    @ahmednuurilkacase5769 3 роки тому +1

    Mash allh wllshy aadbad umahadsan tahay lkn deeq wax barsho sidee side logu tagi karaa

  • @ahmedshafici9756
    @ahmedshafici9756 28 днів тому

    Asc ayaan walaal isoodir whatsapp kaaga isoodir walashey inshallah

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 роки тому +2

    masha Allah❤❤

  • @galaxysahefa553
    @galaxysahefa553 5 місяців тому

    Naag macalin hadey kunoqoqo wale lagama intifaaco dhirir badana shekadeeda

  • @sulley123
    @sulley123 2 роки тому +1

    Asc abaayo web siteka guuri diyaarsan malaga helaaa????

  • @jaabircismaan6127
    @jaabircismaan6127 3 роки тому +1

    Thanks zis

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 5 місяців тому +1

    AMIIN.AMiiN.AMiiN.AMiiN.AMiiN❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shaxshaleyjaaac8948
    @shaxshaleyjaaac8948 3 роки тому +2

    Quruxda Qoyska2 soo qabo masar jogaane ayakane

  • @user-ki1gx6mj4y
    @user-ki1gx6mj4y 2 роки тому

    Gawar masar jogta allh dartii igula so xiriir wll

  • @abdulhajiahmed8735
    @abdulhajiahmed8735 3 роки тому +1

    InshaALLAH

  • @iqroabdikarimikro7978
    @iqroabdikarimikro7978 2 роки тому +1

    Passbor ma lagu tagi Kara abaayo masar

  • @apdiqaniguji3177
    @apdiqaniguji3177 3 роки тому +2

    m.Allah

  • @CaboGabood
    @CaboGabood 10 місяців тому +1

    abayo gabdhuhu ma ka shaqestan nadafad ama cunto

    • @amalhassan2271
      @amalhassan2271 7 місяців тому

      Haa waliba 500$ bishi

    • @MunaXasan-tf9ug
      @MunaXasan-tf9ug 6 місяців тому

      ​@@amalhassan2271ma masar baad jogtaa walal

    • @user-wk1ss4em3b
      @user-wk1ss4em3b 24 дні тому

      ​@@amalhassan2271abayo anaa rabo inan imado adiga ma jogta

  • @amaniroble7190
    @amaniroble7190 Рік тому

    مصر ام الدنيا مفيش عنصرية أخواني مصر احبهم عايز اجي أسرع وقت

  • @user-pe9wp3rk5b
    @user-pe9wp3rk5b 5 місяців тому

    wllo waxaad kasoo hadashaa shaqada dahlinyarada qof Aanan qoys ahayn oo single Ah shaqo kaliya raba taas kasoo hadal wll io waliba qiimaha lagu shaqeeyo wll sido kle qofkaasna sida uu ku iman karo midaas kasoo Hadal wl

  • @umumahamed1287
    @umumahamed1287 9 місяців тому

    New caro kawaran abaayo Guri aan ka iibsan rabaa maxaa igula talin laheeyd

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 роки тому +1

    Qamaaradaas iyo go,yaasha sariiraha

  • @farhaanfartagte9553
    @farhaanfartagte9553 5 місяців тому

    Inaa imadaa rabaa i.a

  • @-mrrayan
    @-mrrayan 5 місяців тому

    Abaayo waxba kaama faaidin waayo sicirka kirada maceeshada noomaad sheegin xayd tahay meel dhexaad

  • @yaasircatafad7469
    @yaasircatafad7469 Рік тому +1

    Masar miyaa joogtaa wll

  • @xamsecabdiraxmaan8359
    @xamsecabdiraxmaan8359 2 роки тому +1

    Suaal lacagta jaamacad iyo qolka aad daganta iyo cuntada dhamaan bishii immisa ayaa kugu baxaysaa

  • @motivationvideo8889
    @motivationvideo8889 3 роки тому +1

    Haa wll no sheeg dadka kireeya guryaha

  • @caishokhalif4180
    @caishokhalif4180 2 роки тому +1

    Abyo dhanka cafimadka sey ku thy masar mida kale inte kala so xariri karaa waxn rabaa in aan ka wareysto masar

    • @Haajicadde19
      @Haajicadde19 2 роки тому

      Waaa ku fcnthy xagga caafimadka masar

  • @mudiali719
    @mudiali719 Рік тому

    Walal intaa sheegtey oo dhan waa nolasha qurbaha wax Ka loo kaga duwan tahy aduunka Somali da tagto miyaa jira?

  • @ubaxadan3343
    @ubaxadan3343 Рік тому

    WAlaal waimanayaaye lambarkaaga iisoqor macaney

  • @suusuusumayacabdullaaahiab8199
    @suusuusumayacabdullaaahiab8199 3 роки тому +1

    Vlog nooga soosamee asar walaal

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 10 місяців тому

    Thanks

  • @lailabotan5645
    @lailabotan5645 3 роки тому +1

    Abaayo waxan raba in aan usoo guro masar ee iga cawi

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  3 роки тому

      Fcbooka ama instgam igala soo xariir inshaaa allaaah

  • @filsanmaxamed1498
    @filsanmaxamed1498 2 роки тому

    wll qli waxad isheegta qabka ugu sahlan een ku iman karo iyo inta kharsh igaga baxysa iyo shaqoyinka laga heli karo singel ayn ahy ina shaqo u so donto ayn doonaya plz huno i jawab?

  • @hamdadheeman8305
    @hamdadheeman8305 3 роки тому +1

    Wcs wan dhownahaya noosaar ka mid noqoday isoooo boooqo

  • @anaspepka6634
    @anaspepka6634 3 роки тому +1

    Masar maxaa laga imaan gaajaa taalee dadka hawaalin

  • @yasmiinHassan-bb9lv
    @yasmiinHassan-bb9lv 2 місяці тому

  • @ZahroXuseen-rb2si
    @ZahroXuseen-rb2si Рік тому

    Abaayo macanto ilaahey haku barakeeyo lkn xijaab xiro ilaahey dartiis uqaado mcnto waanku jeclhy

    • @Anigakaligeey
      @Anigakaligeey Рік тому

      Hada waxe wadato magac u bixi marka😂

  • @ahmedjabriil9310
    @ahmedjabriil9310 Рік тому

    Sharci malabixiyaa masar

  • @suusuusumayacabdullaaahiab8199
    @suusuusumayacabdullaaahiab8199 3 роки тому

    Walaal halkee kaala soxariiraa

  • @xaysimochannel8606
    @xaysimochannel8606 3 роки тому +1

    Masar qahiro wakhti fog baa igu danbaysay

  • @abdulhajiahmed8735
    @abdulhajiahmed8735 3 роки тому +3

    Ayan aad ayan ku salaamay anigu dalxiis ayan ku iman iga waran qiimaha guryaha la kireysto qofkii bil joogaya

    • @kunka605
      @kunka605 Рік тому

      Maku suurtagashay in aad masar tagto

  • @aminaqaran5075
    @aminaqaran5075 3 роки тому

    Abaaayo was mahadsanthy

  • @cashodervish
    @cashodervish 11 місяців тому

    Ok

  • @MaryanAbdulahi-ls3ru
    @MaryanAbdulahi-ls3ru Рік тому

    Mnsha allh

  • @user-vz9qv8zw2r
    @user-vz9qv8zw2r 4 місяці тому

    SOOMAALIDA MEESHEY TAGAAN KULEYL IYO DOLLER AYEY WATAAN

  • @ShamsoAhmed-gk4yx
    @ShamsoAhmed-gk4yx 3 місяці тому

    Ma qaboob baa mise kuleel

  • @abshirfamily3188
    @abshirfamily3188 Рік тому +1

    Hello Asc walashay waxan rabaa masar inan imaad numberkaagi isii

  • @deeqoxariir6699
    @deeqoxariir6699 2 роки тому

    Ayaan abaayo biilka kwrn qoska maku noolan kara abaayo isoo jwb

  • @nasteexobilan3936
    @nasteexobilan3936 2 роки тому

    Abayo hadaa qof aqoona aa rabo inaa imada see waye

  • @baarliinjaamac3280
    @baarliinjaamac3280 3 роки тому +2

    Quruxda qoyska 2 sooo qabo

  • @h.sahmed9341
    @h.sahmed9341 3 роки тому +2

    Video ga aad buu u dheeryahay

  • @XamdaAliMohamed
    @XamdaAliMohamed 8 місяців тому

    Abayo ani kaligey Ina imado ayan raba ee shaqo malaga hela

  • @shahidmohammed2997
    @shahidmohammed2997 Рік тому

    Nice

  • @saraataqal3767
    @saraataqal3767 Рік тому

    Abayo Ayaan HAL qol diyaar ah meeqo ku heli karaa ? ❤

  • @ubahhersi8267
    @ubahhersi8267 2 роки тому

    abyo wsb ma isticmasha

  • @MaxamuudDaahir-op5hp
    @MaxamuudDaahir-op5hp 10 місяців тому

    Masar shaqo maleedahay abaayo

  • @user-yo6zs1bx1w
    @user-yo6zs1bx1w Рік тому

    Abayo fisaheda seku hela hindhiya jiga

  • @ahmedsaqawemaki2766
    @ahmedsaqawemaki2766 Рік тому

    Walaaley wiil somaliyeed maka shaqeysan karaa meesha, bishana celcelis ahaa halkaas qof imisa aya ku filan

  • @geelegeedi2948
    @geelegeedi2948 2 роки тому

    البنت خبره بصراحه