Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Communication Skills - Macalin Mahdi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 сер 2021
  • Communication Skills- Macalin Mahdi
    Fadlan la xidhiidh WhatsApp-ka Hodan +252 633 166 552 haddii aad tahay arday jecel in uu online ku barato English / Carabi / Faransiis / Soomaali / Quraan / IT Office Skills.
    Waxaad naga heli doonta casharo tayo leh, group wadahadal ah iyo macalimiin khibrad leh oo ku caawiya 8'da subaxnimo ilaa iyo 8'da fiidniimo

КОМЕНТАРІ • 70

  • @bashir871
    @bashir871 День тому +1

    Communication skills
    Listening:dadka dhagayso
    A:interruption-kasoo dhexgale
    B:waiting-suge
    C:active-soo jeede
    2:body language-hab-dhaqanka jidhka (waa inaad shaxshax ku dartaa markad markad hadlaso)
    A:interest-xiisayne
    B:respect-ixtiraam
    3:imotional IQ- intelligent--qofka dareenkiisa
    A:awareness-xaaldaha dareenka qofka waa inad la socotaa
    B:empathy-la dareen noqo qofka
    4:tone of voice :hadalkaaga nocu yahay
    5:contact--diyargarow-clarity -faseex

  • @daawade2386
    @daawade2386 2 роки тому +19

    1-dhegeysiga
    2-luuqada jidhka
    3-Dareenka IQ
    4-Heerka codka
    5-Diyaargarow
    Thanks macalin 👍

  • @ccasiis9214
    @ccasiis9214 17 днів тому

    Macalin allah hakaa abaal Mariyo aakhiro iyo aduunba
    Aad ayaad usamaysantahay

  • @caashatarabijaamac8261
    @caashatarabijaamac8261 День тому

    masha allah wa school kaan meel fiican aan kagaadhay isha alaah wan kusoonoqon doonaa my teacher mahdi ilaahay hakuxiftiyo

  • @abdifataahahmedofficial7179
    @abdifataahahmedofficial7179 3 місяці тому +1

    Communication skills
    1.Listening>dhagysiga
    2.Body language >luqada jidhka
    3.Emotinal IQ>dareenka ruxa
    4.Tone of voice > heerka codka
    5.content & clarith >diyaar garaw

  • @fathiofficial1756
    @fathiofficial1756 Рік тому +5

    1 dhageysiga
    2 luqadda jirka
    3 darenka qof
    4 heerka codka
    5 diyaargarow
    thanks maclin🥰

  • @abdullahiaxmedmoxed3165
    @abdullahiaxmedmoxed3165 Місяць тому +1

    Mashallah ustad

  • @user-iq6he4db9n
    @user-iq6he4db9n 16 днів тому

    Mahadsanid macalin

  • @abdullahiaxmedmoxed3165
    @abdullahiaxmedmoxed3165 Місяць тому

    Communication skills
    1 verbal
    2 Non verbal
    3 Writing

  • @saynabisaq5297
    @saynabisaq5297 2 місяці тому

    Thank you so much ustaad 🙏

  • @FatimoHabi
    @FatimoHabi 3 місяці тому

    thanks teacher

  • @Abdiwalimenk-ls9xp
    @Abdiwalimenk-ls9xp Місяць тому

    Thank so much

  • @salmaansiciidsiciido4237
    @salmaansiciidsiciido4237 Рік тому +5

    1 listening
    *Interruption
    *waiting
    *active
    2 body language
    * interest
    * respect
    3 emotional IQ
    * awareness
    *empathy
    4 tone of voice
    5 content and clarith
    [Thanks teacher]

  • @abdiwahabahmedomar2399
    @abdiwahabahmedomar2399 Рік тому +1

    Alle hakaa abaal mariyo xog aan aad ugu baahnaa baan maanta ka faidey rabi danbigaaga hore iyo kaaga danbe ha dhaafo macalin

  • @abdishakureid795
    @abdishakureid795 Рік тому +1

    Masha allh wax badan waa ka faaiday Jazakallah macalin 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤❤

  • @abdikhaliqmoha-nm5nd
    @abdikhaliqmoha-nm5nd 9 місяців тому +1

    Listining, Body long , emotional , tone of vioce , content and 😊clarity

  • @yakubkadar1007
    @yakubkadar1007 3 роки тому +4

    Mashalah wa badan ay ka faiday ustad wad ku.ahsanthy

  • @hibaaqjamac4825
    @hibaaqjamac4825 2 роки тому +1

    M.a sifiicn dadka ugu faaideysey jasakalahaa hukhayr

  • @user-ol8vw1dz6t
    @user-ol8vw1dz6t 10 місяців тому

    Mnsha allh

  • @xamdicawad9293
    @xamdicawad9293 2 роки тому +1

    Thank you wll alle haka ajar siiyo exam communication bn bari leeyahay jasakallaah kheyr

  • @maxamedcarmiye1542
    @maxamedcarmiye1542 2 роки тому +3

    1.Public speaker skills
    2. Listen skills
    3. Participants skills
    4. Leadership skills
    5. Decision making skills
    6. Body language skills and so on

  • @user-dq9qq1jq7x
    @user-dq9qq1jq7x 7 місяців тому

    Thanks

  • @abdihakiimmohamuud7329
    @abdihakiimmohamuud7329 2 роки тому +11

    Communication Skills:
    1)Listening:
    A)Interruption
    B)Waiting
    C)Active
    2)Body language
    Advantage:
    *interesting
    *Respect
    3:Emotional IQ:
    -Awareness
    -Empathy
    4:Tone of voice
    5:Content&Clarity

  • @khadaraweys4398
    @khadaraweys4398 2 роки тому +1

    Mahadsanid,waa cashar ay waano iyo wax sheegnimo ku lamaan-tahay.

  • @bukaancaashaq2334
    @bukaancaashaq2334 2 роки тому

    Shukran macalin rabi khayr badan ha ku siiyo aad baan ufahmay

  • @fatimaz901
    @fatimaz901 Рік тому

    Masha allah waa thanks 😊 💖 ustaad

  • @abdirizaksheikdon6685
    @abdirizaksheikdon6685 Рік тому

    M .a thank you for your time and your information

  • @raqiamohamed2821
    @raqiamohamed2821 3 місяці тому

    Alle waxaan kaaga baryay Aakhiro iyo aduunba inuu ku guuleeyo wax badan ayaan kaa faaiday waliba dhan diimeed ayaad ii tustay

  • @suldaanfuaad7728
    @suldaanfuaad7728 2 роки тому +1

    Mahadsanid teacher marwalbo

  • @apdishakuurahmadnorapdi1623
    @apdishakuurahmadnorapdi1623 2 роки тому +1

    Tnx ustad

  • @abdisalanfarah3832
    @abdisalanfarah3832 9 місяців тому

    Thnks waad mahadsan thy

  • @csimustaqbal1779
    @csimustaqbal1779 2 роки тому

    mahadsanid macalin
    alle hakaa abaalmariyo

  • @user-xe6ot3tw9g
    @user-xe6ot3tw9g Рік тому

    MN Sha allaah Jazaakalahaa Aad Baad Noogu Faah Faahisay Run Ahaantii Mahad sanid

  • @ylyasabdiparkskolan1625
    @ylyasabdiparkskolan1625 3 роки тому +2

    Masha ALLAH mahadsanid

  • @SomCollective
    @SomCollective Рік тому

    verbal communication,
    nonverbal communication,
    written communication,
    visual communication,
    and listening.

  • @suhaybosman978
    @suhaybosman978 Рік тому

    Mashaa Allah hanbalyo kalam college aad ayaan uga faaiiday

  • @Faariz-Abdi
    @Faariz-Abdi Рік тому

    جزاك الله أستاذ

  • @abdihakimabdikadir
    @abdihakimabdikadir 2 роки тому +1

    Masha Allah

  • @nadar843
    @nadar843 Рік тому

    Information ideas feeling thought signals

  • @KHADROJULA
    @KHADROJULA Рік тому

    listeing body luanguging emational lq tone of voice contant and clarity

  • @rayaanbureqa1766
    @rayaanbureqa1766 Рік тому +1

    Thnks mcln

  • @abdinasirhusseinmohamud4802
    @abdinasirhusseinmohamud4802 2 роки тому

    Mahadsanid ustaad ❤️

  • @axmedsuud3365
    @axmedsuud3365 2 роки тому +1

    Communication skills
    1. Listening

  • @mahadbaashe4727
    @mahadbaashe4727 2 роки тому +1

    lestening
    body langouge
    interst
    emotional a/q
    Tone of voice
    content and clanth

  • @hazmeptilaahi442hazma9
    @hazmeptilaahi442hazma9 2 роки тому

    Mansha alleh ustaaad wan ka faidney

  • @abdirashidhersi1232
    @abdirashidhersi1232 7 місяців тому

    Maasha Allah.
    Casher fiican😂😂😂😂❤❤❤

  • @mohamedhussein7203
    @mohamedhussein7203 Рік тому

    Mhdsanid Ustaad

  • @maxamedsheikhabdullahi1551
    @maxamedsheikhabdullahi1551 8 місяців тому

    M.a

  • @suldaanfuaad7728
    @suldaanfuaad7728 2 роки тому +1

    Mahadsanid

  • @dr.abdulahiadanali1376
    @dr.abdulahiadanali1376 Рік тому +1

    m.a dhaman wan ka fa iidaystay

  • @zayetchannel1746
    @zayetchannel1746 2 роки тому +1

    Majiraa course communication skills kusaabsan oo aad bixisaan

  • @fanstudio5937
    @fanstudio5937 3 роки тому +3

    mashaalah macalin waxban kafahmay ee mala helikaraa course kusaabsan communition skills

  • @suleimanomar234
    @suleimanomar234 2 роки тому

    Masha allah

  • @omarabdullahi6062
    @omarabdullahi6062 Рік тому +1

    WRITTEN COMMUNICATION.
    ORAL COMMUNICATION
    NON-VERBAL AND VISUAL COMMUNICATION. ...
    ACTIVE LISTENING. ...
    CONTEXTUAL COMMUNICATION.

  • @sammimaahi114
    @sammimaahi114 2 роки тому +1

    websitka Macadkaani Linkigiisa aaway ustaad inaa kuso biira rabaa

  • @Ismaaciil350.
    @Ismaaciil350. Рік тому

    Jasaaka alaah

  • @user-ek7zp9td8e
    @user-ek7zp9td8e 7 місяців тому

    HI

  • @abdishakuur1498
    @abdishakuur1498 3 місяці тому

    Dhageesiga
    Dareenka iq
    Luqada jirka
    Heerka codka
    Diyaar garow

  • @ayanleabdullahi6861
    @ayanleabdullahi6861 11 місяців тому

    Waad mahadsantahay ustaadi ee course-ka oo dhameystiran intee ka heli karaa?

  • @user-bm5nr6vt7y
    @user-bm5nr6vt7y 6 місяців тому

    Leasin speak

  • @HabonHamud
    @HabonHamud 2 місяці тому

    12345❤❤❤❤🎉🎉😊😊😅😮

  • @farxaancawil926
    @farxaancawil926 2 роки тому +1

    COMMUNICATION SKILLS
    1. Listening
    2.
    3.
    4.
    5.

  • @nimomohamoud9562
    @nimomohamoud9562 Рік тому

    Mahadsanid macalin

  • @user-ol8vw1dz6t
    @user-ol8vw1dz6t 10 місяців тому

    Mnsha allh

  • @engsohail491
    @engsohail491 Рік тому

    Thanks