Walalkey gabdaha dhaan sidan maha Inshaallah mid farxad ku siisa waxan dhan ku ilowsisa waad heli aniba gabad wanagsaan miskeen ah baan ahay qalbigeda nadiif ah hadana xidiid kasta aan galo wa ley xumeya waxana ka bartay intan xanun so maray ina Qof bilow adana qalbigaga boqolkiba boqol la siin ilahay swt moye marka inshaallah waad heli calafkaga waqtiga Ilahay kugu talagalay iska samir🙏❤️
Saxiib khadar waa mahadsanthy Aniga markaa xaafada imaaday waxaa dareemay nafis waxaa dareemay inuu culeeys badan iga haray alxm waa qiso waana ii cashir aan nolasha ka bartay insh Allah qofkasta wan cafiyay waana saamaxay kuwii qaladka iga galay 😢🙏
Mahdsanid abowe cafinta aya wax walba ka qiima badan waadna ku libaaneey insha Allah aad ayay qalbiga iga taabatay qisadad guulo iyo hormar ayan kurajaynaa abowe iyo mid wax walba ku ilowsiiso wallhi waxa tahay wiil imaan badan Allah kusiyaadiyo
Wllhi gabar xirir naga dhaxeeyo shalay baraaweeyay waxaana iskaga dhigay nin lacag leh weyna i yeeshay that means lacagta ayaa ka awood badan jaceylka🙌Ragoow hala shaqeesto kahor guur iska daaye intaadan xiriir u dhaqaaqin
Gbdhw wiilasha sidaa kadaayaa waayo mrna wllkaa kula dhshy dhib uma ogolid sidaas ula igilayn wiilka sidaa u galaysidna wllshii uma ogola wllhy iga talo wiilasha waa laf dhbarta ku tiirsnahay intii la dhaawcay zooryy 😢😢😢 wllhei xnuun ka wyn ma jiro qof qlbiga laga dhaawacay waayo qofkii nolol dilaysaaa 😢😢😢😢😢😢😢
Me nolosha said ban igu xumaysa nolosha nolashaheda jacel waa igu dhacay balse Darayela jacel ma arka xanuunkiisa ban arka balse farxaadisa ma helin😢 ila Hadd wan la nolahay jacelka
Mar marka qar wax is dhaheysa dadka qar bili adan nimada waxbo kama aqn ayaya is dhaheysa lakin wali dad wgzan jira bwe I.a mid wangsan alle ha ku salaho
Sorry wllky qali ada ka wanagsan madama aad cafis ilahay waxan kaga baryay mid ka quruxbdn ka dabecad bdn dhan walba uga wanagsan iridada allaha ka sogaliyo aad Baan kula ilmeyay caawo sorry abowihis😢😢😢😢
Walalkey gabdaha dhaan sidan maha Inshaallah mid farxad ku siisa waxan dhan ku ilowsisa waad heli aniba gabad wanagsaan miskeen ah baan ahay qalbigeda nadiif ah hadana xidiid kasta aan galo wa ley xumeya waxana ka bartay intan xanun so maray ina Qof bilow adana qalbigaga boqolkiba boqol la siin ilahay swt moye marka inshaallah waad heli calafkaga waqtiga Ilahay kugu talagalay iska samir🙏❤️
M.a❤
Abaayo waa runtaa dadka jaceylka daacada u ah markasta lugooyo ayey kala.kulmaan jaceylka
Qalbigii murugo nayoo
Mar wad reysdontaa
Waxad mar waliba la
Gubataa dhawacyadii
Kuso maray waa iska
Xal adunee waxad ka gudbi doontaa
Dadkii waa wada dhacay iyo qisoyin jogta ah xaqiq 💔😥🥺😭
Saxiib khadar waa mahadsanthy
Aniga markaa xaafada imaaday waxaa dareemay nafis waxaa dareemay inuu culeeys badan iga haray alxm waa qiso waana ii cashir aan nolasha ka bartay insh Allah qofkasta wan cafiyay waana saamaxay kuwii qaladka iga galay 😢🙏
Wllo waxad heli nabsi malka insha allah wad gulaysan
Way hagaagi niyad kheir u sheg salat iyo sabr labadas kaalmeeso❤
Wall marwalba allaah kuxirnow oo waxa jeclato ilahay lakaasho oo dheh ilahow haday khayr iitahay qalbigeda isojedi
Hadaysa ii ahayna iga qabo
Mahdsanid abowe cafinta aya wax walba ka qiima badan waadna ku libaaneey insha Allah aad ayay qalbiga iga taabatay qisadad guulo iyo hormar ayan kurajaynaa abowe iyo mid wax walba ku ilowsiiso wallhi waxa tahay wiil imaan badan Allah kusiyaadiyo
Sorry samirkaga badal fcn ku helay saa Inshaallha ❤😢
Doqon weeyan walhi naagtasi wiilka qalbiga way kaga ciyaartay😢lakiin wiil wanaagsan qalbi fiican samir badan kamuuqdo ayatahay wan hubaa waxad helaysaa boqoradii uqalmaysay noloshaada qalbiga adkee walal wanu kudaremaynaa
Walaale iska samir adkeysina.yeelo
Aniga iyo.jaceykeyga waan.is weyney anagoo isjecel qilaf yar.dartiisa
Wlhi wiilka wa wiil qalbi wanagsan illhy qalbigisa hau qabojiyo wllky❤😢😢
Ilehow sobab ha iga dhigin qalbi ijecel inan khiyano
Qofa ijecel wana ilshana intan nolohy😢❤❤
😊
Maahir wllkie mcn Qalpiga alle hakuu qaboojiyo wll Hormar balaarana waan kuu rajeynaayaaa❤
😢😢aduunkan Qof aan qiso xanuun badan soo marin dunidan ma saarno 🥺✍️ ilahey qalbiyadeenah ha noo qaboojiyo
Xaqiq😢
Aamiin yarabi wlhi beenta maaha
Amiin wll
Saxiix qof walpaa qiso xanuun bdn buu xambaarsanyhy allaah no wada Booga dhayo😪😪💔
AAMIIN 🤲
abowe maahir am sorry waxad tahay qof qalbi wngsan insha allah qofkii kugu habonaa wu iman Niyada qeyr u sheeg wlhi qofwalba qiso xanuun badan wuu so maray wnakula dareemi karaa😢😢😢
Wiilkaan waa wiil wanaagsn gabdhooy wiilasha ilaaliya qalbiga wanaagsn 😔 hadii aniga ahaan laheyn gabdh xariir lahyn waan raadsn lahaa
Mahadsanid ❤
Inallaha maca saabiriin. Insha Allah mid ka Khayir badan oo Raliyo ah ubad salaxa kuu dhasha Rabbi ha kugu irsaqo Aamiin yaa rabbi.
Wll ilaahy bedel khayr qaba haku siiyo😢😢😢
Masha allah wiil qalbi wanagsan waye lkn nasiibkiisa xun sabar mid fican wa helee insha allah 😢
Zxp mahir am soory allaha qalbiga kuqabojiyo😢😢😢
Aad bn ugaxumahy wll qof wngsn oo qalbigaga dhaya alla hakusiiyo
Qofwalba waxa uu tix gelinayo ayaa laweyn lkn jclku ❤ waa hibo noolaha dhan isku si udareemaan
Wlhi qiyaano jecely wan arkay lkn alxd please ku saliya nabigena scw scw scw
Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam ❤🥰🥰🥰
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
Sorry wllhi maahir 😢😭bentana maahan oohinta waa nafis insha Allah mid kudhaydo heleysaaa dadkoo idil waaa bukan socod😢😭
Maahir anicaml qofwalboon jeclado qiso xanuun leh kala kulmaa😢😢😢😢😢😢
Sorry 😢😢😢
Qufka daacada ah quf dacad ah kuma aado inta badan maskiin wllkey wan kula daremaya xanunkaga cml wan soo maray alle haku qabojiyo qalbiga dacadaada ayaa xalad waliba kaga gudbeysaa i.a
wll insh allh wax alle ka barya mid wangasan alle ku sahlo samir badi
Qalbiga Allah hakuu qaboojiyo sxb
Sonali qiira jabaan cadiya weeye wlhy
5 dhalinyaraa hady meel iskugu yimadaan mid walba wuxuu ku leyahay waa lay dhaawacay midle anigu waxaaban dhawacay arki maysid adeer sheekadan qiira jabaanka nagala taga😂
Ka la dhawacay aya wax si dhawacayo
Wllhi waa runtiisa jihaan Aad Bey u qurux badan tahay wllshey mcn
I wonder jeceel saas eh majira zamankan bro. Aniga ahaan film Hindi eh ilatahay sheekadaan yaab😮😮
Wllhi gabar xirir naga dhaxeeyo shalay baraaweeyay waxaana iskaga dhigay nin lacag leh weyna i yeeshay that means lacagta ayaa ka awood badan jaceylka🙌Ragoow hala shaqeesto kahor guur iska daaye intaadan xiriir u dhaqaaqin
Aboweh nolosha adunka ayaba sidan iska ah iska cafi 😢😢
Gabdhow iska ilaaliya qiyaanada oo qalbiga walahena ino dhowro Allaha inaga dhigo kuwii garto xaqa qufka bini aadanka ah 😢😢😢cfi wlalka ama wlasha😢😢😢😢
Maahir 😢 ilaahy badalkiisa oo khairle haku siiya keep going pro is adkee Nin ragaa thy waa Hupaa wiil qalpi ficn paa thy wxn kuu rajynyaa Nolol Farxdle oo aan ku dhibin sorry wllky umaad qalmin wxaas lkn ilaahy paa kuu qory samir wllky😢❤❤
Ameen abaayo
Wlh aniga iyo wilkan aya isku cudur ah qofka an xirirka la sameyo wan is raaciya markasa dhulka la ila jara xanuun waye wlh
Wa qiso wax ka qadasho mudan qalbiga kaliya daremaya kuwa guldaresta jclka
Mahirow qalbiga alle hakuqawoojiyo culesykana fuded aya kadambeyo I.a guul ayan kurajenayaa❤❤❤❤
Ameen abaayo ❤
ilaahay qalbiga ha kuu qaboojiyo Isha allh maahir
Masha allah Qadar shariif barnaamijyo fiicn aya wada Dr horey usoco wll nin qalbi xabxab ah aya thy
Manta tissue aya sodiyarisen wasax wayo shekoyinkan ookale wa laazim qofka inu ooyo 👍
Maahir wa wada taariikh murugo oo lugenaysa
Hoyadas wa hoyo fiican oo khyrka katalinaysa
Kalsonida waa cajiib lamawada helo
Duruufta qofka ka awood wayn mararka qaar
qadartuna waa meesheeda 😢
Allaha unaxaristo aabo
Mahir illaahay badal Khayr qaba hakusiiyo wll
Mahir illaahay badal khayr qaba hakusiiyo wll
Mnsh allh wiil qurux bdn ❤❤❤
Gbdhw wiilasha sidaa kadaayaa waayo mrna wllkaa kula dhshy dhib uma ogolid sidaas ula igilayn wiilka sidaa u galaysidna wllshii uma ogola wllhy iga talo wiilasha waa laf dhbarta ku tiirsnahay intii la dhaawcay zooryy 😢😢😢 wllhei xnuun ka wyn ma jiro qof qlbiga laga dhaawacay waayo qofkii nolol dilaysaaa 😢😢😢😢😢😢😢
Aboowe qisooyinkaga wa daruuus aaan melkale laga baran karin😢
Wllhi waa la ilmeeyay😢💔 qalpiga allh hakuu qaboijiyo
Malinba malinta kadanbesa wxan maqlaa qiso tiranyo leh . Allaha uqalbi dhayo intii lacidleeey😢
SupxnallaH dadka qar dmir xumaa oo khiyno ku folxumaa bdal khyr qbo ku rjeynaa wllky 😢
Jaceylkaba hal Gabadh ayaa I nacsiiyayyy ilaa Hada Sinngle ayan. Ahayy 🥲🥲 mana rabi gabadh 🥹🥹🥹🥹🥹🥹💔💔
Sorry wll gabdhaha dhan ma xuma naga raali noqo
Sorry wllo😢😢😢
Sorry abowe qabib Allah ku qabjiyo my brother
Qof walbo qalbigisa waa iska dhawac lkn waykala dhawac wenyihiin🥺😭
Wlll maahir Iska samir ilahayna mardabe qalbigaaga ha kuu qaboojiyo🥰
wlhi dadka oo dhan waa wada qiso iyo qalbi xanuun😢😢😢😢
Badal khayr qaba kurajaynayaa wlky qof waloo wangsanba wanagisu wu danbeyaa wlky 😢😢
xaaramiyad ayey ahayd naagtaasi aan gobonimo lahayn hadii aanay ku rabin in ay ku daaliso ma ahayn
Sxb ani was ka wynahay lkn noloshA ma dhamaan horey ugu soco waad heli insha allah nasiibkaaga
Ilaahay ha kuugu badalo badal khayr qaba❤😢
Dumarka soomaliyeed 70% wakhtiga iska ciyaaraan nafsina way xabaaraaan😢
Masha Allah 😢😢 forgive but never forget 😢
Wiilkaan waa wiil qalbi fiican gabadhii hesha nasiib ayay leedahay
Qadar maansha Allah, this is beautifully qisooying❤❤❤❤❤❤
Quf walbo dunidan saaran qiso xanuun badan waa soo marey lkn qisooyin Kala dowan sxp qalbigaaga allah hakuqabjiyo 😂😂😅
Dadka dacaada max loo dhibaa sorry wllky qalbiga allh hakga reebo wiil qrux badna tahy ha niyad jabin abwe😢😢
Horta Dadka Dacadaa maxaaa Loo dhibaa😭😭😭
Nolosha aduunka way ku Dhibtodan
Alle Badal Khayr Leh hanoogu Badalo aniga iyo Kuwa ila midkaaa🤲
Jaceylow hooyada Was
Markaa Daacad Tahay waxaad lakulmaysaa kuwa kuqiyaano
Markad daacad ahayn waxaad lakulmaysaaa kuwa Daacad ah
Aniga wiilka ii raadiya wlhi anaa qalbiga uilaalinaya🥺
Aniga quruxy
😂
Mahadsanid abaayo
Waligaa qof mustaqbaalkaga ha u lumin
Sory sxb sare shalay waxaay kuu aheed malin aaad ku nafistay sxb iska iloow wixii ee qalbigaga hareyay sxb mahir
Thnks wllka
Way adagtahay wll in la ilaawo dhawacayo soo noqnoqday weye
Horta ma qasabaa in ninku gabadha waxsiiyo iyada iyo familygeeda walahi ayaanan waligay nin aan iqabn aanan lacagwaydiinayn Ax sorry wll qali😢😭😭😥🥺🥺
ASC WR WB
WALAAL ALLAAH WAXAAN KA BARYAA MID KHEYR QABTA OO DUCEYSAN
OO ILINTA AAD MANTA OOYSA. KA DHAQDA
IN ALLAAH KUSAHLO
WALAALKIS NIN DHALINYAR AYAA TAHAY HADANA QALBI WANAAGSAAN
ALLAAH WUXUU KUGU BADALI DONA MID WANAAGSAN
KHEYR AYAA KUDAN BEYNAYO WALAAL
CALOSHA ADKEYSO
NIN KA RAGA WAA KIJABA HADANA GUULESTA
WAXAANA KUGU SOO DUCEYNAYA GABAR DIIN IYO AKHLAAQBA KU DHEEHAN YAHAY IN ALLAAH SIDAG DAG AH KUGU SAHLO
INSHAA ALLAAH
GUUL WACAN OO WANAGSAN WALLAAL QAALI
Me nolosha said ban igu xumaysa nolosha nolashaheda jacel waa igu dhacay balse Darayela jacel ma arka xanuunkiisa ban arka balse farxaadisa ma helin😢 ila Hadd wan la nolahay jacelka
Mashlah wiil wanagsan weeye
Wll maaha sidaa ee gabadhii kufahmi lahayd baadanhelin ee jeceelka laguma caajiso
Qisada igu tagan manta alee le og😢
Somali iyo qiiro jabaan waxani qiso maahe 😂😂
Wll qaali waxaad tahy ruux qalbi wanaagsan m,a mid qeeyr badan allaha kugu Bedelo
Nin raagad❤
Mar marka qar wax is dhaheysa dadka qar bili adan nimada waxbo kama aqn ayaya is dhaheysa lakin wali dad wgzan jira bwe I.a mid wangsan alle ha ku salaho
Waa nacay jacayl wlhy dadka markay arkaan inaa daacad tahaay wlhy way ku dhaawacayan way ku qiyaamayan 😢
Wiil qqlib nadiifah waye❤❤runtii
Sorry wlhy waa la ilmeyey wlka wxa ku dhacay lkn runti waa qof ad u qalbi wngsan o dacada noloshada waxku anfaca allh haku siiyo wlky wnka xumayhy hablaha soomaliyey wiilasha qalbiya wnsan inay saas ula dhaqman 😭😭😭😭
Ragu isku mid mahan dumarkuna isku mid mahan aniga nin shidan jcla ana gursady ugu danbeyne illahba nasiyay hanti alx lkn wilka dad xunba malaha kuso ady x
Tolow ani wiilasha saas u wanaagsan maxay i somariwayeen 😢
😂😂😂maba helesid mid rafadineso lee maahe adunka sidaas ah dumarkana sidokaleh kowo waxaa jiro boqoro ah lkn raga kusoado ayaa ah rag xun marka adunka sida iska ah
Waa wiiil maskiin ah waakanaxay ALLOW mid khayrqabe sii
Masha allah walal qali😢😢😢😢
Maahir 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Aniga qiso aya igu dhacay ayan raba inan kula wadago
Kuwa dunidan lagudhaawaco. Waaa. Kuwa daacada ah. XAQIIIQtan
Wllkei niyadada allaha safikaga dhigo😢
Jaceylow hooyada Was
Markaa Daacad Tahay waxaad lakulmaysaa kuwa kuqiyaano
Markad daacad ahayn waxaad lakulmaysaaa kuwa Daacad ah
الله يوفقك
I can bilive love sorry my brother ❤
Srry wllo insha allah mid intaasba kaadhayda ayaad heleysaaa 😊
Qofna 100% ha aaminin 50/50 ahaw waa qaacidadaydaba 😭😭
Mansh allah wll cafisku wa fican yahay
Aduunku waa wada qiso lakiin qisoyinka kala daran
Aniga qisadyda ismalihi qofbili aadana ayeey kudhacdy maxyeely mabkashekynkaro wan ilmaynay😢
Wan iska cafiyay
Sorry walaalo😢 aduuka waxa igu wangsn cafiyo😢wlhi dadaka dacada lagu gartaa cafiska xaqiiq😢❤
horta wax kasta waxa dhihi kara waa calaf taan labad qof kasta o qof kaa taga siba dumarka ninkay gursato ayaa kaa jaara wayo aniga iso martay 2 nin ayaa i jecla sii dhaba xata waa is dilen 2 nin miidna maa guursan nin kale oo anaan aqon ayaa allah calaf igu daray walahi cadab aduun ayu i marsiyay siida qashin camal ayu ilaa dhaqmay noloshan kaso maray niyad ahaan ayu i dilaay 2 nin miid yurub ayu joga waxu igu dhaha anaa ku jelec noloshayda xata hadad 80 jiir tahay ilaa anku heelo bogsan maayo ayu igu dhaha kaan labad sidas sii kaa daran lkin ninka xuun inaan laa joogo caruur tayda igu kalifty caruurta dartod ayaan duli nimada ugu duul qatay maar walba waa ila so hadlan iyago noloshayda iga waraysa intaay ilaa hadlayan waxan darema ciil iyo calol yawo markaa dumarka amaa dee qof walba waxan kulaa dardar mayaa qof ku jecel guurso kasa qimahaga garanaye wayga dardaran siiba dumarka somaliyed
Noo lacag wan shaqaysan karaa lakin qof ma kuhelikaro. 😢😢
Jah codkiisa🥺🥺🥺
Cafwan walal qaali waaruntaada qof walbaa mafahmikarayo macnaha hadalkaaga sababtana waxaytahay maqalka iyo dareenka waa2 kaladuwan walahi been makuusheegayo inta aad hadlaysay waan ilmaynayay sababtana waxkale maahan ee waa qawida ayleedahay inta aan dareemayo dhacdada kugudhacday dhibka aadmartay inta aankafahmaayo waxaykutusinaysaa qofka kulamidahi inuu sigooni ah kuudareemikaro ok hadda weli waad ilmaynaysaa balsa maalmo waxadgelidoontaa siwalba hadaad uxasuusatid aadan ilmaynayn sababtana waxaytahay ilintu dhaawaca ayay katimaadaa dhawacana wuuboksanayaa bi idnilaahi kariim
Sorry wllky qali ada ka wanagsan madama aad cafis ilahay waxan kaga baryay mid ka quruxbdn ka dabecad bdn dhan walba uga wanagsan iridada allaha ka sogaliyo aad Baan kula ilmeyay caawo sorry abowihis😢😢😢😢
Ani ahan Gabadha Labad ilama Qaldano Madama Hoyaded Xnuzned Zxp Adine Waxwalpo kuso Maro Cashir Kabaro Qof ha iswada siinin
Sorry wall alle qalbiga Haku qaboijiyo
So srry wllo😢but people are not same really they mixed bad and good🤔😢forever qof maqayamin mana ku fagarin Allow hai duusin anigana🥺🤲🤲amen
War wiilkan aan dhaye tell ireeba 😂❤😊