mujaahid cabdilaahi Askar tariikhdiisii iyo halganki qadhadhaa alah ha u naxariisto qaybtii 1aad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 43

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 2 роки тому +7

    Mujahid C/laahi askar ilaahay ha.unaxariisto wuxu ahaa ciidamadii ugu sareeyey dawladii somalia C/laahi askar wuxu ragii jabiyey ethiopia 1977 markii uu dagaalku dhexmaray somalia iyo ethiopia 1977 siyad bare ciidamadii guusha keenay ee gobolada waqooyi ubadnaa wuxu ugu abaal guday dil iyo inuu xasuuqo iyo inay shacbigoodiina guumaysto oo uu xasuuqo taasi waxay keentay in jabhadii SNM la.sameeyo oo C/laahi askar iyo lixle ay kamid ahaa yeen ragii SNM sameeyey kalidii taliskii siyad bare hadana wuxu duqeeyey dad shacbiya ayka mid ahaayeen ree burco iyo ree hargaysa marka waxa lagu tashadey SNM iyo shacbiga oo taageersan in layska difaaco kalidii taliskii siyad bare ilaahay guushii wuu nasiiyey oo jabhadii SNM oo shacbigooda miyi iyo magaaloba taageero kahelaya waanu jabiney siyad bare marka jabhadii SNM waxay dhashay dawladeena somaliland guuuuuuuuuul SNM guuuuul somaliland

  • @xamsetalazame7762
    @xamsetalazame7762 2 роки тому +2

    Ilaahayow unaxariiso oo janatul fardowsa ku casuuun

  • @amrancabdilaahi5724
    @amrancabdilaahi5724 2 роки тому +2

    Ilaahay ha u naxariisto aamiin yaa rabi yaa raxmaan waxuu ahaa geesi

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 7 місяців тому

    Adeer Ilaahay ha kuu Naxariisto Adiga iyo intii goobahaa rag isku helelay ku Shahiiday.

  • @zaki_smail_1988
    @zaki_smail_1988 4 роки тому +3

    Allah yarxam, Mujahid Abdillahi Askar

  • @muhiyodinahmed6983
    @muhiyodinahmed6983 2 роки тому +1

    Geesi mujaahid adero Alle haku naxaristo❤️🤍💚Abdillahi Askar

  • @cabdiqanibaarud8979
    @cabdiqanibaarud8979 2 місяці тому

    Ader Allah haku naxaristo amin

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 3 роки тому +1

    Alle ha unaxariisto janadii fardawsana hageeyo Mujaahidka

  • @ifraaxqalanjo9282
    @ifraaxqalanjo9282 2 роки тому +2

    A deer Allah hakuu naxriisto

  • @mohamedadam6601
    @mohamedadam6601 4 роки тому +7

    Malintu Isaaq Ninka Kaliya Ahaa ❤🤞🏽

    • @hassanxaaji7801
      @hassanxaaji7801 4 роки тому

      Alleelehee waaruntaa indr wakhtigaa dareen ahaan midbay ahaayeen ree sheekh isaxaaq guda iyo dabadba laakiin maanta waxaaba ku dhacay ragaasi ubadkii ay dhaleen inay tacabkoodi qasaariyeen oo ay yagii maanta meelwalba iska caayayan

    • @yassinawil5158
      @yassinawil5158 4 роки тому

      Mohamed Adam sxb kani maaha horta alle hawnaxaristo lkn taarikhdissi snm hadaad baadho oo aad waraysato snm nool magacisa cabdlahi khasaare waxa loogu bixiyay soo baadh

    • @nuur3272
      @nuur3272 3 роки тому

      @@yassinawil5158
      Cabdilahi askar ninkii yaqaan wuu yaqaan kaan aqoonina loo sheegi maayo. Adigu waxaad ka mid tahay qaloonkii tacab khasaariyay halgankii ee kolba geesi aanay kabihiisa gaadhay isagoon aqoon u lahayn meelahaa ka af lagaadeeya. Waase nassib iyo wakhtigiisa ee iska hadal.

    • @yassinawil5158
      @yassinawil5158 3 роки тому

      @@nuur3272 alle haw naxaristo

    • @craxmaansoodaani652
      @craxmaansoodaani652 2 роки тому +2

      Saaxiib dawlada somalia ragii dhisay ee ethiopia jabiyey 1977 isaaq ayay ahayen marki siyad bare na dulmiyey ayanu goosanay

  • @ugaasyahye9349
    @ugaasyahye9349 3 роки тому +2

    Ilhay janadi haku casumo rabi 😢🤲🤲

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 4 роки тому +2

    Mahadsanid Saxartine, qaybta 2 aad please.

  • @abdiazizahmedhashi2800
    @abdiazizahmedhashi2800 4 роки тому +2

    allle ha kuu naxariisto

  • @aaminozmohamed991jamactimo5
    @aaminozmohamed991jamactimo5 11 місяців тому

    Allaya raxma kornayl raximiin cabdillahi askar wuxu ahaa geesi qaran 😮😮

  • @saeedawilsalah7189
    @saeedawilsalah7189 4 роки тому +1

    Mujaahid Askar illahay Haku naxaristo

  • @mukhtarmahamedcilmi9650
    @mukhtarmahamedcilmi9650 2 роки тому +1

    Allaha unaxariisto wuxuu halgama dalkiisa cadawga ka soo xoreeyey

  • @cawilayaanle2440
    @cawilayaanle2440 4 роки тому +3

    Geesia...BIRTA...Ah

  • @ayaanaadan3204
    @ayaanaadan3204 4 роки тому +1

    Alle haw naxariisto

  • @yasinyusuf4759
    @yasinyusuf4759 4 роки тому +2

    Please qaybta labaad waa taariikh aad loogu baahanyahay thanks

  • @sakiizmail3034
    @sakiizmail3034 10 місяців тому

    Waraysigani waa goorma tariikhdu ?

  • @ayaanaadan3204
    @ayaanaadan3204 4 роки тому +1

    Muhahud dadkisa iyo dalkiisa u so halgamay buu ahaa

  • @muusecabdi4443
    @muusecabdi4443 4 роки тому

    plz shekadu intaan way kaa dherayde soo dhamaystiir ila dhamaadka wan wada hayna ee dadka uu soo wada gudbii adoo mahadsan min fadlaak

  • @ismailmohamed7789
    @ismailmohamed7789 4 роки тому

    Somalikushega konfured waxay ahayen waxa bakhtiya bal eeg ilaa lixdankii waxay waden uun musuqmasu iyo qudhuun
    Waxanuu laynaay ee aynuu khasabka kagasarnay qorii caradii somaliland ñaa aynuu kasafaynay wuxuu waxay ahayeen umaad shakhsiyaad xuun oo uskaag midakale ismay dhamiin shacab iyo madaxba yaar iyo waayn
    Alle waynee ayaynuu lakashanay

    • @cabdiqanialimuse8134
      @cabdiqanialimuse8134 4 роки тому +2

      Isaaq ninka lixle layidhaahdo meel adag ayuu kala baxay Allah ha unaxariisto dhaman tood

  • @abdi1502
    @abdi1502 4 роки тому

    Been badanaa ma maxamad siyaad bare ayuu qaban karey

    • @khadarhussain1741
      @khadarhussain1741 3 місяці тому

      Marhaduu Ka mid ahaa ragii afweyne riday wuu Kari karayey in uu qabto

  • @ismailjama9452
    @ismailjama9452 3 роки тому

    wariyaha waxan waydiiye. Muxuu I waydiin waayey askar dadkii uu mudug ku laayey 1979 markii uu afwayne u shaqaynayey oo uu garaadada ku qaatay isaga iyo dhagawayne Iyo c/ rixmaan Tanzania Misa isaaqu taariiqda 88 iyo snmtii waxka horeeyey. Ma yaqaanan

    • @iskopro1423
      @iskopro1423 2 роки тому +1

      Isaaq maahe nimanka habar awal baad u jeeda dhilay yahow dhagaweyne iyo cabdilaahi askar ifka siyaad bare ayay ugu necbaayeen

    • @iskopro1423
      @iskopro1423 2 роки тому +1

      Weligay ma maqal gobol koonfur ka mid ah ayaa la xasuuqay

  • @abdi1502
    @abdi1502 4 роки тому

    in gaani dilo bey ahayd

    • @alihassa2295
      @alihassa2295 4 роки тому +1

      Ilahay ayaa wax dila muj Cabdilaahi Askar isagoo oo xor ah dalkiisii iyo dadkiisii xor yihiin ayuu xaqii halelay ama dhintay oo waliba wuu dhintay 27 ramadaan maalin khamiis ah.. subxaanalaah gaani na isagoo ajaanib ah ayuu ku dhex bakhtiyay qol ku yaala Nairobi Io waliba ku dhex jiray 4cisho ilahay waa caadil

    • @abdi1502
      @abdi1502 4 роки тому

      @@alihassa2295 general gaani nairobi ayuu ku dhintay ahun qaxootina ma, ahayn xildhibaan ayuu ahaa isaga iyo Askar lama simi karo oo kooxdii badbaadisay askar ayaa qiray inay ku khasaareen,

    • @cshdd2669
      @cshdd2669 4 роки тому

      @@alihassa2295 wllo mujaahidku sanadkuu dhintay

    • @alihassa2295
      @alihassa2295 4 роки тому +1

      Caasha Daud wll wuxuu dhintay 2010 markii uu muj siilaanyo dalka qabsaday bil ka DIB ayuu dhintay 27 ramadaan

    • @abdi1502
      @abdi1502 3 місяці тому

      @@alihassa2295 mujaahidiin ma ahayne daroogiistayaal dhiig qaba bey ahaayeen