Mujaahid Jaamac Doollaal - Waraysi - Qaybtii 1-Aad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 144

  • @ismailmohamed7789
    @ismailmohamed7789 4 роки тому +11

    Masha allha walee wa gesigesi dhalay
    Marhaduu cadowugii afweynee iyo intii lasocotay awuu qortaa kaguraay
    Guul SNM

  • @Shucaybjamac55
    @Shucaybjamac55 3 місяці тому

    Ilaahaý ha u naxaristo dhamant mujaahid odhato 🤲🤲🤲

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 3 роки тому +4

    Dalkan dhiig baa lo shubay cadaba lo jiidhay ragna manta xamar bay u hanqal tagayan SNM ❤️❤️❤️❤️❤️❤️ forever

  • @sameratime7149
    @sameratime7149 3 роки тому +14

    Lixle lengend 😩👍

  • @axmedmaxamed4408
    @axmedmaxamed4408 4 роки тому +4

    Masha allah mujaahid jaamac doolaal ilaahay cimriga ha u barakeeyo

  • @hassanxaaji7801
    @hassanxaaji7801 4 роки тому +10

    Gen lixle hero snm geesi geesi dhly

  • @abdiabyan9671
    @abdiabyan9671 4 роки тому +6

    Alle cimriga ha u dheereeyo muj doolall,

  • @abdirahman6004
    @abdirahman6004 4 роки тому +6

    Doolaal legend alle cimriga haku dheereyo

  • @osmandirie318
    @osmandirie318 4 роки тому +5

    Mansha allah waa mujaahidkii waynaa EE doolaal

  • @nimcaandaahir5377
    @nimcaandaahir5377 3 роки тому +5

    Legend alle cimri dherer iyo caafimaad kusii 🥺

  • @abdirahmanabdi3622
    @abdirahmanabdi3622 3 роки тому +4

    Allah Yarxamu Abahay Sxbki ALLAH Hakaxafido Cimri iyo Cafimad

  • @mushtaqabdi1385
    @mushtaqabdi1385 3 роки тому +7

    War ninkani waraysigan bu ku xidhan yahay xaqiiq runtu usheegay kuwii beenta ka sheegi jirey taariikhda snm

  • @sulaymanyusuf8024
    @sulaymanyusuf8024 4 роки тому +5

    Waad mahadsantihiin Abwaan Sidiiq Aw-gaarax iyo Mujaahid Doolaal. Noogu soo dhakhso qaybaha danbe.

    • @maamuuseyare6154
      @maamuuseyare6154 3 роки тому

      Isaaq malaan gaab baatihiin maxaa kiimaalma waxtuirtuurayba mujaahid utiraahdaan

    • @hassanrashid611
      @hassanrashid611 3 роки тому

      Alle ha u naxariisto marxuum maxamed xaashi lixle janatul fardowsa ilaahay haka waraabiyo aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

    • @hassanrashid611
      @hassanrashid611 3 роки тому

      Daaroodka maysar baa haya iyo xiqdi sownigii idin gumaaday ee naagaha idinka dhigay iminkana idinka dhigay minority aan waxba naagaha idinku daray

    • @hassanrashid611
      @hassanrashid611 3 роки тому

      Ayaan aadan qabxad uu ka suyucay oo jibouti lagu waso ayaad tahay ee orod oo siilkaaga ka maydh siil oromo ka dheregtay baad tahay

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 4 роки тому +4

    Long life mujaahid jaamac doolaal oo ahaa tawakal

  • @absjones2916
    @absjones2916 Рік тому

    wax aan ahayn ixtiraam.
    Mudane mujhe waad ku mahadsantahay dadaalkaaga.
    Mujd Jamac💚🤍❤️💯

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 3 роки тому +1

    Afweyne aad baan u necebahay laakiin waan ka xumahay in beesha isaaq kala dhantaalaan midnimada ummadda soomaaliyeed. Waxay ahayd inay samraan oo u samraan qaddiyadda soomaaliyeed

  • @maxamuudcabdi8118
    @maxamuudcabdi8118 3 роки тому +3

    Ale ha unaxaristo intii ku dhimatay

  • @cabdifataaxbidixdheer6024
    @cabdifataaxbidixdheer6024 3 роки тому +2

    doolaal alle ha kuxafido

  • @elbaa7bash262
    @elbaa7bash262 3 роки тому +5

    Lixle 💪🏾

  • @ismailabdi4206
    @ismailabdi4206 3 роки тому +1

    Adeer waad soo dadaashay, lakiin wa inaad sharciga marta.

  • @MukhtarXrir
    @MukhtarXrir 7 місяців тому +1

    Waxa nool mujaahid maxamed uraag s.n.m. gubay 10kaare iyo bay bay eeriya hargaysa hadana mafaano keligii wax masheegto mujahidka keligii wax sheegta cidi xiisayn mayso warkiisa

  • @ibrahinxasan107
    @ibrahinxasan107 Рік тому +1

    Dee wuxuu ahaa ninkii galbeedka watay ninkii snm uggu libinta badnaa een waligii la jabin ibraahim dhagawayne

  • @saidismail2854
    @saidismail2854 Рік тому

    Ilaahow noo daa mujaahidka

  • @mceeri7238
    @mceeri7238 3 роки тому +6

    Muuse Biixi Iyo Nuux Taani Ayaa Xidhay Mujaahidkan

  • @OmarHasan-x6e
    @OmarHasan-x6e 2 місяці тому

    Sounds like SSC always feel very unfortunate atmosphere.!!😢😢😢😊😊😊😊😊

  • @hibonour9657
    @hibonour9657 4 роки тому +2

    Illahay haydin ilaaliyo mujaahidiinti snm inta kanool intii dhimatayna illahay ha u naxariisto ameen ameen ameen yaarabi inshallah sharaf kunoolaada libaaxyadii reer sheikh isaxaaqa weeyaan dadkaygii guul iyo gobanimo

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg6647 3 роки тому +1

    Halgamaa dolaal maxaan markaan yaraa
    Maqlay magaciisa noolow adeer taariikh badan ayuu hayaa saab tv cali seenyow warayso halgamaaga

  • @itsuyes5396
    @itsuyes5396 3 роки тому

    Adunyada ninkaan wariya ah mid ka liitaa man arag ... Ilahay haw naxaristo bay kaga dhegtay heer aan dhibsadayba waar niyo sii fican uga warayso xaladaha allah haw naxaristo laynee
    Waxasa wariye isku shegi

  • @asmaomar7065
    @asmaomar7065 2 роки тому +1

    Halgamayaasha waan jecelahay kuwii ku dhintay kuwa nool waan necebnahay

  • @fuadahmed3985
    @fuadahmed3985 3 роки тому

    maasha allah mujaahid doolaal geesi

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 2 роки тому

    halgankii xalaasha ahaa SNM intii shihiiday ilaahay hawnaxariisto Aaaamiin

  • @mahadahmed1378
    @mahadahmed1378 3 роки тому +3

    Ayaan daro maantana nuux taanibuu uxidhan yahay mujaahid doolaal

  • @maxamedkujare3908
    @maxamedkujare3908 4 роки тому +6

    aadan gole sxb nin waa nin layaqaan halka uu ka dagaalami jiray iyo taariikhdisaba hadaad taariikhda reerkiina uun qaybtay marka hore dadka kale soo kala bal taariikhdooda iyagana la eeg snm inta reerkiina kaga jirta may ahayne way ka balaadhnayd dagaalka galbeed ka dhacyna ee aad sheegaysana dagaaladu bari iyo galbeedba way ka dhacayeen indr
    bal taariikhdaa dib ugu noqo

    • @waxsansheegnews
      @waxsansheegnews  3 роки тому

      Maxamed inder aad Ayaan Ku Salamaya Dagaalku Dhan Walba Waa Ka Socday Bari Galbeed Lakin Waynu Gaadhaynaa A-Z Inshallah Muj Kani Waxa Uu Kawaramay Qaybtu Ku Lahaa Oo Ahayd Bariga Iyo Laamiga U Dhexeeya Laascaanood Iyo Burco. Oo Uu U Badnaa, Marka Haw Arkin Sikale Inder.

    • @maftuuxodayqaran5288
      @maftuuxodayqaran5288 3 роки тому

      Kkkkkkkkkkk dee dagaalku maalmo iyo taariikh ayuu leeyahay maalin sheego

  • @ekb3848
    @ekb3848 3 роки тому

    masha allah

  • @cawilayaanle2440
    @cawilayaanle2440 2 роки тому

    Geesiga...BIRTA...Ah
    Muj:...Doolaal
    S N M
    Guul

  • @hasanfidhin3
    @hasanfidhin3 Рік тому

    Nafabha

  • @hassanmohammad2935
    @hassanmohammad2935 3 роки тому

    Guul mujaahid doolal

  • @sahmed2060
    @sahmed2060 2 роки тому

    Waa war aan waxba ka jirin

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 3 роки тому

    Waraysigu wa iska bilaabmay......... Ma habaysna waraysigan bal inte kelena wan eegi Insha Allaha...

  • @safiyaaadan4140
    @safiyaaadan4140 3 роки тому

    SNM Koobka dahabka Waxa qaday Saaxil Togdheer Hambalyo Hambalyo

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 2 роки тому

    halgankii xalaasha ahaa

  • @Geeraarshe
    @Geeraarshe 3 роки тому +1

    Nuux baasto xaguu joogey markii inaaderki Cabdulaahi askar Sigaarka lagu bakhtiiinayey ee uu Birjeex ku takiinadaysna waxaa marag madoon ah inuu Siyaad Barre iyo Morgan baastada u karinayey

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 3 роки тому +1

    Nuux baasto xiiliga afweyn baastata uu samenaya markasu xiidhaya ninkan

  • @idawali
    @idawali 3 роки тому +1

    Viva runta

  • @ismailhawd1544
    @ismailhawd1544 3 роки тому +4

    Waa nasiib darro in maantana muuse tamaandho iyo nuux baasto Wayne xidhaan ninkii xoreeray

  • @maxedsiciidmaxed1410
    @maxedsiciidmaxed1410 3 роки тому +1

    Burco Duuray Maxaad Ku Iloeday Ninkii La Sinaa
    Ee Sabanlaha Aha Mujaahid Xaamud Oo Ku Shihiiday

  • @ibrahinxasan107
    @ibrahinxasan107 Рік тому

    Kani wariye maaha

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 4 роки тому

    Snm reer ma ahayn akhriste

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 3 роки тому +1

    Doolaal libax

  • @khaalidbinuwaleed8103
    @khaalidbinuwaleed8103 2 роки тому

    Waraysiga day by day month by months year by years ka dhig very disorganised

  • @osmani6540
    @osmani6540 3 роки тому

    Hero

  • @mukhtaarmaxamef7817
    @mukhtaarmaxamef7817 2 роки тому

    555

  • @anissaabdi8261
    @anissaabdi8261 3 роки тому +3

    Intan uu doolaal shegey nin walbo snm tii lawareystaba wa sheegey wax kale kumu biriin nin raagki laso halgamey qar ucadheysan buu uhadlaya raaga aan isaba xaqirin 🙄🙄👍🇮🇷🇮🇷👍

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 4 роки тому +2

    Mujaahidku intaa dambe ayuu kuyar xumeeyey maxay galidii burco hargeysi udamsay ayuu yidhi shidaalkii etoobiya xidhay aya galida hargeisa dib udhigay lakin markii ciidanku shidalka helay watii hore usogalen ibraahim dhagaweyne ayaa watay ciidankii hargeisa qabsaday

    • @abdi-nm2vy
      @abdi-nm2vy 2 роки тому

      Ragga kala duwana shidaalku dhinac kastaba wuu ku yaraaye

  • @nasriabdirahmaanelmi8485
    @nasriabdirahmaanelmi8485 3 роки тому

    Maxaynu ka haynaa dawladii Soomaaliyeed ee aynu burburinay
    Xaqiiq waxaynu ka dhaxalnay
    Qabyaalad cunfi ququb
    Ee alle xaqa soomaaliyeed hayna garansiiyo
    #Sabadhuu waa amxaar dalkoodii hub ugu soo dhiibay oo baabi,iyay
    Kisiina ilaashaday

  • @abdirazaksuleimana3902
    @abdirazaksuleimana3902 3 роки тому +2

    Horto odaygan maxaa lagu xidhay sxbyaal bal iga jaahil saara dambiga uu sameeyay maanfahmine dawladuna way xidhay qoskiisiina waxay leeyihiin uma qalmo xadhigee siidaaya waarbal soomaalaay soowarama

    • @wiilwaal1866
      @wiilwaal1866 3 роки тому

      Waxa loo xidhay Garxajis muusa cabdale oo.uu kaso jeedo ciro maxad u tidhi dagalka SNM way u diyarsanayeen.
      Halka galbeedka wax lagu xasuusto anu kasheegin. Intas aya lagu haysta loona xidhay.

  • @sacadosman4327
    @sacadosman4327 3 роки тому +1

    IlahaY Cimiriga aLe Haku Dheeryo 🙏

  • @maxamedsaciid7821
    @maxamedsaciid7821 2 роки тому

    Joow waar kani taariikh malaha waa janaraal caano boodhe,waar beenbuu kuu sheegay

  • @cabdillaahimaxamed3110
    @cabdillaahimaxamed3110 2 роки тому

    Qabyaalada naga dhaaf adeer sow hapar jeclo unbaad hayn

  • @ismailmohamed7789
    @ismailmohamed7789 3 роки тому +1

    Somalikushega konfured caqlii xumaa garadbaa umakurdho oo mafikiraan malaha caqligaa aayey biyoo kagaa jiraan ismadhan iyagaa iyo xoluhuu miyanay arkaayn in somaliland kahub badantahay kanaa cidaan badantahay kanaa maliyaad badantahay kanaa cilmii badantaha kanaa caqli badantahay
    Miyanay arkaayn in somaliland dhamays tirantahay o ay barii iyo baada iyo cirkabaa aay somaliland mamushoo xiligaan waxa idiin banaan inaad kayacdaan kabihinaa ilayn wad o gayden afartii SNM waxay afweynee kusameyenee

  • @mubarakabdi2229
    @mubarakabdi2229 3 роки тому

    Kkk solo madaw faanbadanaa

  • @mubarikmaxamed1084
    @mubarikmaxamed1084 3 роки тому +1

    Nuux taani sarkaal ayuu ahaa horena isaga ayaa ka sareyay imikana isaga ayaa ka sareeyaa

    • @abdiazizmohamed646
      @abdiazizmohamed646 3 роки тому +1

      Baastaduu aad ukarin jiray markii hargaysa la duqaynayayna siyaadbuu weelka uxalayay

  • @jameswilliam5247
    @jameswilliam5247 3 роки тому

    Geesi geesi dhalay

  • @ayaanadan1570
    @ayaanadan1570 3 роки тому +1

    Kani mujaahid maaha

    • @adamalsomali9341
      @adamalsomali9341 3 роки тому +3

      Kkkkkkk hada ma nuux baasta macana mujaahida

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 2 роки тому

    Doolal runtu sheegay halyeey

  • @mubarikmaxamed1084
    @mubarikmaxamed1084 3 роки тому

    Maantana habar jeclo ayaa mujaahid sheeganayaa doollal kan imika canka Iska dhiigayaa bal eega

    • @osmanderia400
      @osmanderia400 3 роки тому

      ok Cawaan silaanyo waayo Maxamed kaahin waayo kani waayo Goowsa waaynoow 😂 Nef bilaa dhogora tahay 🐐

    • @somalien9447
      @somalien9447 2 роки тому

      Huunada fackingkaa Hargeisa futooda awal banu amxaaro anagaa wasnaa

  • @khadarahmed9586
    @khadarahmed9586 2 роки тому

    Dolaal wax badan ayuu fashiliyey sababto ah hawlgalkii jebinta madheera wuu kujiray waraysayadii laqaday lagumaso daro cajiib

    • @abdi-nm2vy
      @abdi-nm2vy 2 роки тому

      Ina maxamd case cid kusoo dartay maad aragty? Wuxuu ahaa ninkii ciidanka watay meesha jabiyay hawlgalna waxaa lahaa lixle

  • @hasanfarahmahamud3202
    @hasanfarahmahamud3202 2 роки тому

    In aad dagaalanta waa lagu ogaaye buunbuuninta aad isla waay naatay ayaa fool xuma ah dad ku wuu soo wada dagaalamay dad ba tijaar ahaayo hantidoodi iyo halyeeyadoodi iska raaceen naago shan nin ah ayaan ciidan konton ka badan xoog ku dhemaray oo hadana meel la mida aan wax ba ka dheerayn miinadaad sheegaysana marar ka qaar kood taayir ka gaadhigaanu ku qarxin jirnay mana sheegno kuma faano kumaan kun halyay ba nagaga dhintaayo wali tifi maanan soo farisanin waayo horaa looga hadlay dadkii wadankaa ka dagaalamayay oo dhan baay ka dhexaaysaa qof iyo qofaf reer toona ma sheegan karo dumar ba xabada rida rag daayo haday kula waayn tahay iyo hadii kale intii ku dhimatay iyo dayac u dhimatayba alleh haw naxriisto isbarbar yaac iyo aniga aniga cidi meel kumaa gaadho

  • @nimajama9091
    @nimajama9091 4 роки тому

    Cadi maha madaxay kaga dhacday

  • @amalidiris9641
    @amalidiris9641 3 роки тому

    Horta kalmada mujahid la ira wll iska dhafa wa idinku danbi wayo,mujahid waxa la irah kaliya ninka ilahay darti udhinta.hada waxan ku sheegno garan mayno siyadna mujri bu aha idina waxba ka maydin la ladin.allahayna asturo..laba koxodo labaduba dhig muslim dadiyay un dhe

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 4 роки тому

    Ninkaa waardiyaha ah EE labada dhaawacay waxaa la odhan jiray sheekh xasan dhaawaciisii hargeysa ayaa loo soo qaaday oo ku dhintay saleebaan Wadaad haw wuxuu ahaa arasaynkii xerada habarjeclo ayuu ahaa

  • @hamsirr6551
    @hamsirr6551 3 роки тому

    Kan sowti la igu yidhi ina kaahin ba xidhay basasintii siyaad soo diray bu ku jiray. Taatikhda hala waydiiyo in ina kaahin xidhay ninkan qaaxo marku soo talabay

    • @Abu_Salman_Somali
      @Abu_Salman_Somali 3 роки тому

      ina kahin wu uga horeyayba guutadu watay e kalcasna waxay ahayd kuwu ina kahin ku dhaarto

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 4 місяці тому

    Kkkkkkkkk kkkkkkkkk

  • @engnuradin4228
    @engnuradin4228 3 роки тому +1

    ABDIKARIIM JAMA DOLAAL NINKA TOLOW WAYO BADAN AYAN SOK MAR XAGAAN KA BAAFIYA AAR ADEERO JAMAC WILKAAGI MEL KU SHEEG 🤣🤣

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 4 роки тому +1

    Doollaal waa is ceebeyey, caadifad iyo caqli yara iskugu biirtay

  • @khadarmaxamuud882
    @khadarmaxamuud882 3 роки тому

    Doolaal waa jaahil faan badan ninkani wuxuu ciil u qabaa reer hargeysa. Adeer koodbuurba reer hargeysa ayuu ahaa ee iimaanso.

  • @ayaanadan1570
    @ayaanadan1570 3 роки тому

    Qayaladoiste waynaday

  • @asmaomar7065
    @asmaomar7065 2 роки тому

    Doolaal Ingiriiska ayuu noolyahay aaway Dalkii uu dagaalka IYO burbur ka ku riday sow ma xamili waayin nolosha ka jirta maanta

  • @subeercalanle9074
    @subeercalanle9074 3 роки тому

    Kani maaha wariye maaha waa boorash

  • @marikafarah761
    @marikafarah761 3 роки тому

    Asc. Ina. Mal. Maha. Reer. Gabiley. Ee. Waa. Reer. Hargeysa.
    Mahamed. Kujare. Halayaabin. Waa. Qabyalada. Reer. Bariga kkkk. Bari. Wax. Anfacle. Cadceeda. Ka. Ti mada
    Qabyaled. Iyo. Khudhuun ba. Ka. Yimaada
    Dal moye. Dadka maxigo.

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il 3 роки тому

      Adaa qabyaalada ku dhaarta 🤣🤣🤣 galbeed sixir iyo qabyaalad mooyee dad kaama xigo kkkk🤣🤣 mujaahid doolaal intaasaad ku xidhateen ❌❌❌❌🤨🤨🤨

  • @kamaalahmed9988
    @kamaalahmed9988 3 роки тому

    Taariikhda iidoor bal ha dhaafto 1980 kii.
    Hadaad xabsiga liinta ku cabaysaa mujaahid baydheheen maantana waa khaainul wadan bay dheheen

  • @blessedyonis6153
    @blessedyonis6153 3 роки тому

    Muse bihi Abdi xildiid ✅❤️ waa mujahidka xata abtiyaladiis Garxajis xabad la dhacay LOL Waar ilahay waa caadil nin umadan haynkaruu mujahid uga dhigay

  • @abdirahmanalimohamed437
    @abdirahmanalimohamed437 3 роки тому

    agah awoowgiin la gub Idoroow muslim iyo Gaal toona ma tihiin . qaad qabyaaladda quursi qiyaano quub ayaad ku caan baxdeeen

  • @ismailmohamed7789
    @ismailmohamed7789 4 роки тому +1

    Maha Allah somaliland gull iyo gobanimoo lojojinmayo ciid kasta o kasohorjeda qadiyada iyo qarannimada qaranka somaliland xadudaha somaliland wa muqadiis wa lamatabtan somaliland waxay ledahay haal cadowuu wayo wa somalikushega konfured somaliland waxay la wallotahay kinaya iyo immarat carabta iyo itobiya iyo intaa samaha jeceel cidankaa qaranka somaliland habalyoo habalyoo habalyoo hadanunahay shacabka rer somaliland waxanu sodhaweyneynaa cidkaste oo somaliland sodhawaysa

  • @realkoshin
    @realkoshin 3 роки тому

    Farxaan Yare Oo dhulka Lagu jiidey m.ua-cam.com/video/5nEb6JZ5GXs/v-deo.html&feature=s

  • @nimajama9091
    @nimajama9091 4 роки тому

    Kkkkkkkkk

  • @maxamedaadannuur5011
    @maxamedaadannuur5011 3 роки тому

    haduu isagu aran wayay cidankii galbeed ee galay hargaysa waxaa watay ibraahin dhaga wayine doolal waxuu garanayaa intii reerkoda ahaa

    • @abdirahmanabdi3622
      @abdirahmanabdi3622 3 роки тому

      Walokala Badana Halganka
      Hargeys Abwan Hadrawi iyo dhegowayina watay

  • @quruxlay3845
    @quruxlay3845 3 роки тому

    Maanta maxaa kugu dhacay kkkkkkk

  • @fuadwarsame6688
    @fuadwarsame6688 3 роки тому

    Wariyuhu wuu gaagixay waraysiga, Sidiiq waad dishay waraysiga waxaa ku haboonayd inaad Jaamac hadalka u dayso laakiin waad cabudhisay..
    Ducaale inuu waraysto ayey ahayd 😏

  • @cabdinajax1516
    @cabdinajax1516 4 роки тому

    Waar galbeedna ragi isaaqa lab aha ayaa ku dhimanayay galbeedna ki la xoreynayay iyo dadkisu ayay ahayeen

  • @ismailaymankuulismo6313
    @ismailaymankuulismo6313 4 роки тому +2

    Ninkani ma futa xunbaa xageed ku dagalantey sida gobolka hawd gacma haadis iyo galbis lagumma helin tan ragbaa ugoay benaalayaw

    • @Geeraarshe
      @Geeraarshe 3 роки тому +2

      Daayeer aydhis ciisa Muuse oo xaasida inaad tahay hadalkaagay ka muuqataa Ciisa Daayeer Berbera Reer Daahir iyo Muusa Cabdale ayaa xoreeyey Dhidaga isaaq ee caadada hela Habar awl Adaa futo quruxbadane kiree

    • @engnuradin4228
      @engnuradin4228 3 роки тому

      Siilyaw intaad wax Kala gurayso qabyalad iskadaa intii snm ahayd qabiilku doono ha sheegtee abaal Ayan u hayna caadi bro adiga wixii Hadanad garanyn so ogow lkn aflgaadada jooji bro

  • @davidgossey2531
    @davidgossey2531 3 роки тому +1

    Cali shicaac reer cabdile weye wa tuug tuug dhalay dagaalkii h yoonis iyo ogaaden wa ninki hogaminayay jabhadii darood ee afweyne soo hubeyay aya dhaba rooble ayay werer ku soo qaden iyo aaga danood h yoonis way jibisay

    • @nasirjamac2494
      @nasirjamac2494 3 роки тому

      Cali shucaac iminkuu iska dhigaa nin wanaagsan oo wadad ah tuug tuug dhalay weeye Oo fule ah

    • @Internut1985
      @Internut1985 2 роки тому

      Dhaba rooble wallahi cashar baa loogu dhigay ogaadeenka waa lagu gumaaday
      Aaga Garxajis waa mari waayeen
      Habar jecelona dhulbahantihii waa iska caaabiyeen oo waa la mari waayey
      Isaaq wuxu ku baxsaday labadaa reer

    • @hasannour7562
      @hasannour7562 2 роки тому

      @@Internut1985 reer daahir iyo xirsi cismaan isaaqu kama maarmo

  • @nuuromarahmed6402
    @nuuromarahmed6402 3 роки тому

    Beeenta habar jeeclo hada ayay sooo can bixinayaa

  • @adengolle4648
    @adengolle4648 4 роки тому

    Horta waad Mahadsan tihiin, horta mujaahid dollal waaba ii kow 30 sanno ee tariikhda SNM laga hadlayay, Ma wanaagsan tariikhdii SNM inaad bari iyo galbeed u kala Saartan horta waxa xaqiiqa in Dagaalka ugu badani galbeed ka dhacay hargeisa iyo waxii galbeed ka xiga.
    Mujaahid ibarahim dhagawayne inu soo galay 31 may 1988 Ma shaki baa idinkana jira waxaan islaha dhagayso Ninka waraysanaya sixi doona marku tiisa u raacay een arkay in taarikhda la waalayo ayaan video delete gareeyey

    • @qaraaxomedia3146
      @qaraaxomedia3146 4 роки тому +3

      Ma inuu sidaa adeerkaa kamarada dbacararo oo uu meel walba mujaahidbaan ahay kayiraahdaad rabtaa. Cida lala dagalamayey somaliyey ahayd somaliyana bari bay kaaxigtaa galbeed itoobiyaa kaa xigtee taaxasuusnow

    • @faryaddhudii4060
      @faryaddhudii4060 4 роки тому

      @@qaraaxomedia3146 👍👍👍

    • @mohamedmire8646
      @mohamedmire8646 4 роки тому +1

      Galbeed dagaal kama dhicin.
      Markii dawladii dhacdaybay ciidankii joogay iskaga baxeen.
      Oo djibouti galeen.

    • @davidwillium371
      @davidwillium371 4 роки тому

      @@mohamedmire8646 adeer, in galbeed dagaal ka dhacey iyo in kale weydii maxamed cali, isaga ayaa qaxooti ku ahaa galbeed, 1979 ayey cayaartu ka bilaabantey, galbeed. Bari waan joogi Jirey 1984, nabadgelyo ayey ku noolaayeen, togdheer iyo sanaag. Qabiilkaa iska wata dagaal garan meysaane. Bari baan hor ordey ingiriis(ina iggare) oo aan soo tusey halka uu joogo (sayid maxamed) ayaa taariikh kuu ah, inan gumeedoow. Kaddibna waxoogaa hub ah ayaan ka xadey, ingiriis, oo aan geel kaga soo dhacey wardheer iyo walwaal, oo ogaadeen degaan u ahaa, ayaa taariikh kuu ah. Taariikh kale sheego.

    • @abdirahmanabdi3622
      @abdirahmanabdi3622 3 роки тому

      Sadex cisho Kadib Badsogashay Hargeyisa wad iqadanlayid waxalagelaya goboladi Adero SNM Togdher Ba wadanka lagaxoreyay

  • @ismailmohamed7789
    @ismailmohamed7789 3 роки тому

    Maha Allah somaliland gull iyo gobanimoo lojojinmayo ciid kasta o kasohorjeda qadiyada iyo qarannimada qaranka somaliland xadudaha somaliland wa muqadiis wa lamatabtan somaliland waxay ledahay haal cadowuu wayo wa somalikushega konfured somaliland waxay la wallotahay kinaya iyo immarat carabta iyo itobiya iyo intaa samaha jeceel cidankaa qaranka somaliland habalyoo habalyoo habalyoo hadanunahay shacabka rer somaliland waxanu sodhaweyneynaa cidkaste oo somaliland sodhawaysa

    • @cartanofficial4905
      @cartanofficial4905 3 роки тому

      Mental disability. Baa ku dhacay dhalinyaradii

    • @cartanofficial4905
      @cartanofficial4905 3 роки тому +1

      Kenya iyo itoobiya iyo imarat waxaynu moodaynaa Inay Nasteex Inoo yihiin Lkn waa Cadawgeena Kaasoo ka sii xagjjrsan Somalia da aynu iska eegayno Ismaaciil ninkaa Ay ugu Qorontay baan sheegayaa Carabta iyo Christian ka wehelka moodaya Somaliyi ha is hayso lkn Cid isu dhaanta ma jirto