runti caruur fiican oo is haysta ayay dhib ula soo gashay odayaasha somalida caruurta rajada ah mid hoos ulasocda xaalkooda maxaa loo waayay anoon ogayn sheekadani in uu aabuhu caruurta ka war qabi doono waxan bilaabay in aan ka warwaro waxa soo socda subxanalaah mid meel ay reerka samaysatow wayday baa walaasheed dhimatay caruurteedii ku habsatay sida qisadu ku bilaabantay waxaba kasii daran in ay inantiiyarayd gurigeediina inanteeda uga sasrayso inantii oo nool naagtani caruurta naxariis iyo inay hooyo unoqoto ugumay imane way soo weerartaktay talow caruurtu ayeeydood may uwarsmi asbahpod may u wararami haday waramaana mala rumaysan alaahu aclam
Guri camiran inty so gashay by ledahahy anaa ka talinya ama waa lgu kla tgin dhakh badana Caligaas waba ku hysa dadka aan qaldka qaadan wn jeclhy dadkana aan qald saarin
talow tii isku kadisodi ahed mey ninka larabta mise tan kale 😂 istaqfurullah tasi habaryar ma ahn lkn ani waxa is weydiye dadkan dadka dulmiyo dhibateyo maba xasustan miya qiyamaha iyo 2mitter ee mugdiga ah xisabi ilahey ee ka dambeyso maxa dabo dhigay umada ey u dhibateyan una xasdan acudubillah haba ugu darnado umadan walidinta isku shegan malintey ogadan in walidkada dhinten mise dhibateysantahy markasleba ugu darantahy naftoda kama so qadayan waa xasidin kamans fikiran waxa u dambeyn dona ilmahoda xida
Farxiya quruxeey baatiyo qurux badan ayaa xiraataa aad baan u jeclaadaa Masha allah ❤
ilahow iku arsaq owlad bari ah insha aallh waqti dhawo yarbi 😭 🤲
اللهم أمين يارب العالمين
Aamiin yaa allah
Amiiin yaraaabi amiiin yaraaabi amiiin yaraaabi amiiin yaraaabi amiiin
Aamiin yaa Rabi
Amiin Amiin yaa rabi kowo cafimad qabo oo bari ah
Habo farxiyo quruxay allow aana kuwaayin ❤
Farxiyoy ana ku kow ah manta ❤
Wcs walashey gacalo ❤
Masha Allah abayo farhiyo qurux guleyso illahey hakubarakeyo allahuma amiin
Wcs farxiyo abaayo masha allah wadhaw nahay
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo mashllah abyo guleso
Salahu caliyi wasalam ❤️
Masha Allah sister farxiyo ❤❤
Wsc farxiyo
Habo Mcnto Waxaa Itahy Dhiiragalinteyda✅️💯❤️🗣👂🌹🎁👑🥰
farxiyo salama Caleykum maasha Allah abayo 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴falastiin illah ay cadow Allah qabto aamiin aamiin yaarabi 😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤
jah manta sheekada wa samidey ❤❤❤
wcs farxiya qurux
Joodarika bac inagiliso fiican marada lee ladhaqaya waxan Waa xanuun hayo allaha hakacafiyo qofkasto qabo
Qurux bdn thanks
Wcs hbo❤❤
Walalnimado Waa Wahal❤❤❤❤❤
Hawo farxiyo dhoor Mar kula soo hadlay intee kaal soo xiriraa isoo jawaab waa xanaaqi rawaa saan kula soo hadlayaa😢😢😢
wcs farxiya❤❤❤
Wcs farxiyo cadey hppti ❤❤❤❤
Wana cusubhaya❤❤❤❤❤❤😂
Masha allah abayo raxmo way sabartey 😊🎉❤❤❤
Ilaahow hooyo noo xifdi qofna booskeeda galikaro majirto
Hooyo macanto ❤❤❤
Abaayo hadalka iska sax fidowga bilaawkiisa kunoqo plz❤
Alla maxaa gabdha somaliyed dhibatada hesato loga faidestay gabdhow sirihina hose cidna hala wadagina
M.a❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤ farxiys aali Dumar horay usoco
Mar marka qaar waxaa is dhahaa maxaa dadka saas dhan xaasid ugu yihiin bini aadam la iskuma amino😭💔
Waxa ka helay walaalkood Yarka side u ilalinayan u ilmaha yar ugu yahy
runti caruur fiican oo is haysta ayay dhib ula soo gashay odayaasha somalida caruurta rajada ah mid hoos ulasocda xaalkooda maxaa loo waayay anoon ogayn sheekadani in uu aabuhu caruurta ka war qabi doono waxan bilaabay in aan ka warwaro waxa soo socda subxanalaah mid meel ay reerka samaysatow wayday baa walaasheed dhimatay caruurteedii ku habsatay sida qisadu ku bilaabantay waxaba kasii daran in ay inantiiyarayd gurigeediina inanteeda uga sasrayso inantii oo nool naagtani caruurta naxariis iyo inay hooyo unoqoto ugumay imane way soo weerartaktay talow caruurtu ayeeydood may uwarsmi asbahpod may u wararami haday waramaana mala rumaysan alaahu aclam
Asc team minweyn xaasidkeena badan is ilaaliya❤❤
Www hhhhhhhhhh😂😂😂😂😂😂 salanta mareer minweyn lee iska leh mase dadka dhan
Wan dhownahay farxiya quruxey
Wsc
Shukran ❤❤❤❤❤💗💗💗💗💗
Wcs
Guri camiran inty so gashay by ledahahy anaa ka talinya ama waa lgu kla tgin dhakh badana Caligaas waba ku hysa dadka aan qaldka qaadan wn jeclhy dadkana aan qald saarin
Farxiyo side ku helikara abayo
Horta mgca zaprin mxa u wyaa qof la dhho mb arkyo oo qiso ku dhhcde😢❤
😂😂😂😂
@@SabariinAhmed-rj8tc hhhh
Magaceyga 😂 wekujirta lkn qof qisada kudhacday ma maqlin o sabarin ladhaho
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
Asc❤❤❤❤❤
Ayada dhasha may kiciso
Mhdsanid mamo
abayo intee kala soxirira nh
Ali deeq waba ka helay aad aa u jeclahy dadka an gabanin o hadal ka filtarenin
Asc walaal ❤
Wcs Farxiyo abaayo
Farxiyo madaama reer Mogadishu aa tahay , gabdhaha mugdisho kunool waxaa kaa baahanahnay
In aad kasoo hadasho kareemada wajiga lagu ilaaliyo , iyo madowga la iska baa biyo abaa Hal video kasoo samee . Qoraxda si nugu dhacaysay waji madow jir cad taagan nahnay 😂❤❤😊😊
Sunscreen marso
Meel walbo wakahela abaa sun screen isii lee dhehe❤
Masking ciyaalkii nabada ku joogay habaryar way qastay meeshay naxariis tusi lahayd
Wcs❤
Aabo waxmahubsade
❤❤❤❤
Soomaalidu caruurta dhaandhaan
Baye ka dhigaan wiil 13 jira dhabta
Lagelinayaa
Meesha hooyo ayaa laga qaaday oo musiiba ka dhacday waa caruur darernay xanuunka hooyo la aanta caadi uma arko anba laakiin waxan darermayaa in ay naxdinta geeridu keentay oo insntuna araktay waleelkeed oo naxsan inankayarina wuxuu darermay wehel uu ku dareemay in asnu codlo joogin
Wax hawenki hoosta ku gishtaa weesay wlle 😂😂
@@HiBa_mahametthhhhhhhhh
Farxiyomaxaaqldnciwaankawaa2maanta
Laba channel ayee ledahay abaa
talow tii isku kadisodi ahed mey ninka larabta mise tan kale 😂
istaqfurullah tasi habaryar ma ahn
lkn ani waxa is weydiye dadkan dadka dulmiyo dhibateyo maba xasustan miya qiyamaha iyo 2mitter ee mugdiga ah xisabi ilahey ee ka dambeyso maxa dabo dhigay umada ey u dhibateyan una xasdan acudubillah
haba ugu darnado umadan walidinta isku shegan malintey ogadan in walidkada dhinten mise dhibateysantahy markasleba ugu darantahy naftoda kama so qadayan waa xasidin kamans fikiran waxa u dambeyn dona ilmahoda xida
Waa habaryartii mahan naag dheer yaaab aduun
@@sacdiyaomar4726 adunka waa halabay adunki hore ma ahan abayo
Hi
Wcs❤