Subxanllah 😢hooyo taa lama dhihikaro masiibooyinka ladha shy sucaado iyo sacdiyo midna hooyadey is kumagac yihiin midna habo yartay sucaado hooyo day is ku magac yihiin iyo haboday miskiin waan kaxumahy habo dhibka kusoo garay alle ha ku dhib dhaamo salad la aanta waxkadaran majirto bisinka habo seynabay in sha allah farxad ha kusoo dhamaato bi id ninlaah
Abyo dadka marku sixir hayo lama fahmo gabadhan camal hadana waxaa SAS u galeyna wa hoyo waxay u maleyneysa in ay waxas dhan hoyoo jacal u sameyneyso marka ilahey saxiirinta shartoda hanaga qabto
Asxabey ila tasliya aniga wxn ahay curad waxa la rabay in aniga la idhofiyo o aderkey idhofiyo hoyo iyo Abe way didan o waxay dhahan mida ka yaar nodhofi hada walashay sanad iyo baar ayey wadanka jogta group 5 ayan kugu kaxanaya bay tiri walashay madaba boskagi ku baxay o i ogalatay marka hoyo way didan tahay o waxay iladahay adigu joog wil iyo gbr kle o iga yaar bay ledahay kuwas ha dhofiso adigu joog shaqa sidas uwayn xita ma ahan shaqadey irabayso waa dukan xafaded ayey irabaysa ina gado walashay lcg ayaga ku filan xita maso dirto iney dirsaden way ka shalayan marka abyo waxay tiri aniga wn ku kaxenaya hadi ay diday xita kaso dhumo maxa fala baaal ila taaliya asxabta farxio
No God 🙏🙏🙏🙏🙏 xisbiyalah wanimca wakiiiil hablow aduunka ku waanu ku dhibanehee aqiro alaha fardowsa nagu casuumo sorry seynab korso labo hablod dalka kaqaado ama wali 2waad dhaliye 3be mid. Ibso dhaman soomaliyey durur wanagsan and dear queen 👑😍😍 farxiya❤❤❤❤❤naga Soo adkee xubbi sheekoyinka cumriga vodka cafimadka dhaman inta aad jeceshahay alaha kubarakeeyo💥💥💥❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹💌💌
Subxanllah 😢hooyo taa lama dhihikaro masiibooyinka ladha shy sucaado iyo sacdiyo midna hooyadey is kumagac yihiin midna habo yartay sucaado hooyo day is ku magac yihiin iyo haboday miskiin waan kaxumahy habo dhibka kusoo garay alle ha ku dhib dhaamo salad la aanta waxkadaran majirto bisinka habo seynabay in sha allah farxad ha kusoo dhamaato bi id ninlaah
Hasbunalah wanicmal wakel ya layska ilaliya hoyo maha tas allah kugargaro sister never too late allah ba ku garab ah akhir zaman kujirna ya wudud❤
Hooyadey samidey waaye gabadhan❤
Mashallah abayo farxiyo Illahay xaa kuu barakeiyo amiin yaa Raab ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xasbunallah aduunyadee joogna 😢😢 allow ina amaanSo
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam subxanallah ya Rabi
Waalalkeed xasidsana muu caawiyo oo sixirka ka furfuro oo cilaajiyo,muxuu indhaha ugu daawanyaa.
Abyo dadka marku sixir hayo lama fahmo gabadhan camal hadana waxaa SAS u galeyna wa hoyo waxay u maleyneysa in ay waxas dhan hoyoo jacal u sameyneyso marka ilahey saxiirinta shartoda hanaga qabto
Shukran ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉
Aad ayaan oga xumahay dadkii dad kugu dhawaa in ay kudhibateyan
Subhanallah 😢😢 hooyo see ah waaye
wcs masha allha ❤❤
Wow ❤❤adiga uhoreeya maanta❤❤
Waaba hooyo musiibaa oo ilmaheedi isku adoomineysa qaarka kle shaqale uga dhigeysa yaaab
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allha kubrakeyo mashllah jazakallah qer
Taasi hooyo maahee waa musiibo
Taas hooyo ma ahan subhanaallah
Hda neh aniga ugu soo horedyo😂❤
Masha Allah sister farxiyo ❤❤❤
Lkn walalka uu ku dacayac laftiisu wayo in uu ku quraamiyo oo uu sixirka kaa bixiyo ayay ahayd
Accudubillahi walalka waxaasid muuku Quran saaro waxajira waa ogyehee
❤❤❤❤❤ANAA UHOREEYA MANTA
WaH farxiyo shekaDi hore mad dhamaYn mxa😮😮😮
Tee abaayo
Shekada fartuun miyad kahdlesa 3qeyb aye kuegthy shekokin ka qaar 3qeyb iyo afr qeyb wye
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Wlhi waa yaab 🥺😭
Acuudu bilah hooyo laguma tilmami karo wlhi
Wsc
Hooyo taas ma ahane Hooyoninada waxba kama taqano
Wcs habo farxiyo ❤❤❤❤❤
Ax miskiin
لا حول ولاقوة إلابالله العلي العظيم
Waa yaabe waaxy hoyo nocasi
Sultana laah
wcz hpo❤🎉
Manta ana uu horoye😅
Yaaaaaaaap. Maxa ka qaldan hoyada. Miyay walled
Hoyded io gabdhaha la dhashy why bani adamka wax kasta iyga isku rabo wye hada mexe gabdha mustqabal xumada ugu riden 😭
@SabriinMohaa-r6o wlhi waa wax laga xumado saynp wy dhipeen Ala ha dhipo saaan u naxy indho tagtaag paaa igaso hary yaaaaaaap
Taleefanka maaa ka dansatid ayaga dhan waxaas walaalo ma ahan😢😢😢😢
asc farxiyo ❤❤❤❤
Maskiin Saynab hooyo yahuud ah baa ku dhashay weligay ma arag hooyo ilmaheeda sixraysa acuudu bilaahi qalbi adkaa islaantu. Wiilka sixirkii ilaahay baa ka badbaadshay laakiin waxay ahayd inuu quraan ku saaro oo meel cilaaj ku geeyo haduuba ogaa hooyo waxay tahay
Masha Allah ❤🎉❤
Hoyoyinka qaar hoya l.aan aa dhaanto walahi waa cadaab😢
😢😢😢😢😢
Subxanalah 😭😭
Sheekadaan gabdho badan oo mareykan jooga ayaa ku dhacday oo ku maqlay waa caajaaib
Beentaa maaha sahra
Waxasba lagu leyhy waa hoyo wlhi hoyo la,anba dhanta bisinkeh😢
Hoyo hawr qabto waye tan acudu billahi
Wcs abaayo 😢😢😢😢
Hooyo lama oran karo wxas hush😏
Mamada nacaybka qaaska ay gabadha curadeeda ah ay u qabto waa mxy kuwa kale in ay dhalaan nasasho wax ku cunaan wey rabtaa tan maxaa tusay
Farxiiyo jaafitan ku soo daar waalidka Somalia jooga gabdhahoda qurbaha joogan waalin caruru yare haysta 24 hours qaylo dhahaga maxa waxa usoo qabsan wayday dad adiga ka xoog waa wayen khaasab ku biil oo shaqeysan adiga afka ku taagay qofkan ilaahay ayuuba xaalkisa 😂😂😢
Kurbaha waaa istareys socoto
Asxabey ila tasliya aniga wxn ahay curad waxa la rabay in aniga la idhofiyo o aderkey idhofiyo hoyo iyo Abe way didan o waxay dhahan mida ka yaar nodhofi hada walashay sanad iyo baar ayey wadanka jogta group 5 ayan kugu kaxanaya bay tiri walashay madaba boskagi ku baxay o i ogalatay marka hoyo way didan tahay o waxay iladahay adigu joog wil iyo gbr kle o iga yaar bay ledahay kuwas ha dhofiso adigu joog shaqa sidas uwayn xita ma ahan shaqadey irabayso waa dukan xafaded ayey irabaysa ina gado walashay lcg ayaga ku filan xita maso dirto iney dirsaden way ka shalayan marka abyo waxay tiri aniga wn ku kaxenaya hadi ay diday xita kaso dhumo maxa fala baaal ila taaliya asxabta farxio
Abaayo istiqaro dugo allg Bari dheh rabiyow mishii qeer igu jirto iwafiji
Hpo ayaantaan jafitaankii managadaysa marky sheego dhamaato saan usugayey waa daalaye😂😂😢
Wcs
Sixir waqti dheer i hayay nolosha iga riday xanunka maskaxda iga hayo iyo sidaan dareemayo inaan dhinto bn marar badan jeclaadaa
abayo istiqfarta iyo saliga nabiga badso abayo suratu baqarana aqriso oo haka cajisin inshaallah khayr
@yurubjiiqale1936 wn aqristaa ilahay ha iga qaado
🥰🥰
❤❤
Wcs hbo mcn ❤
Sorry😢😢
❤❤❤❤❤❤🎉🎉
Dad ba odhan doona waalid caasi ma noqodo nooc ba buuxa musiibo hooyo maha taa inkaar qabto
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Subxnlh 😢😮
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Qeb labad
Wcs farxiya ❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤