Hambaliyo Ilig Iyo Marwadiisa Hoodo Dhaman Shaqalaha Iyo Masuuliyiinta HCTV

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 126

  • @amounnour715
    @amounnour715 6 місяців тому +4

    Waxan marki hore dawaday 2014ki
    Imnkana 2024 weeye reerku waa 10 jirsadey Eebe haysku barakeeyo mohamed oo wariye caana gayiga somalida ka noqdey masha alaah

  • @smartboy-vw2ey
    @smartboy-vw2ey 3 роки тому +26

    Inta barnaamijkan 2021 daawanaysa like ta hallaygua cumaamado boqortooyo😃😀

  • @user-if9cz7dv8x
    @user-if9cz7dv8x 2 роки тому +12

    2013 ciyaal ayaa ahaa wllhi intaa ilamiidka faarta taaga🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

    • @maxdar11
      @maxdar11 Рік тому

      Waan xasuusta wllahi nuunu ayaa ahaa😂

  • @umalkhayryaasinxasan4101
    @umalkhayryaasinxasan4101 4 роки тому +31

    Inta 2020 daawanaysa like ta

    • @mohamedabdilahi417
      @mohamedabdilahi417 4 роки тому

      waxaan daawanayaa 29 kii bishii 6 2020 maalin isniin ah 11 duhurnimo hargeisa

    • @hamdimuuse2872
      @hamdimuuse2872 4 роки тому

      Waxan dawanaya 2020 7 15

    • @abdirahmannblue4891
      @abdirahmannblue4891 3 роки тому

      Bishii udanbaysay ayaan daawanayaa 04.Dec 2020 wll

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Рік тому +7

    Arooski maxamed ilig carur ayan aha Kenya ayan jogey mantana nag wey ayan noqdey gobalkeygi Burco ayan joga salam inti ila mid ahey barigas Nimco samriye ad iyo ad ayan ugu xiisey wariye qaliya😢👋🏼

  • @amnyali8654
    @amnyali8654 3 роки тому +10

    Just watching right now 😂 2021

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane Рік тому +6

    Nimco samriye aad baanu ugu xiisnay😢

  • @kafiyakiin3163
    @kafiyakiin3163 2 роки тому +2

    24/6/2022 dawanaya ilig oo sanad iyo dherad xabsi ah lagu xukumay xabsi kujira qofna ma oga waxa mustaqbalka u qarson khyr ilahy hana siyo

  • @nimconalkanimconalka
    @nimconalkanimconalka Рік тому +2

    Just watching 😂 time is running wlhi😌

  • @aliabdullahi1410
    @aliabdullahi1410 10 років тому +8

    I like the Horn Cable TV female presenter her style is on point. I wonder if she has a personal stylist.

  • @qanixasan9788
    @qanixasan9788 8 років тому +7

    walee naagi waa hibo haaruun masha allah waxaas naagla yidhaa

  • @hamsamoh1454
    @hamsamoh1454 5 років тому +5

    Hibo Haaruun. Gabadh Ilaahay Afsomaliga Ku Manaystay Oo Hiddo U Leh Murtida Iyo Suugaanta Kanasoo Jeeda Dadkii Ehelka U Ahaa..........

  • @ayahussein7529
    @ayahussein7529 10 років тому +16

    Hibo haaruun hadal baa loodhiibay murtidii walaa nag cidagala waa qoladii murtida hadalka somali u haysay waan kusalaaamay habar yar

  • @kalsonidanafta1153
    @kalsonidanafta1153 4 роки тому +12

    Al maxaan uxiisy nimco samriye wlhii😪

  • @kadrafouad6830
    @kadrafouad6830 4 роки тому +2

    Masha allah gurina guri nage khayr alaow ka dhig kuwii isku waara aamiin

  • @zalmaqueen4213
    @zalmaqueen4213 3 роки тому +5

    Qowdhanka apti wan ku qosla wllhi🤣🤣🤣2020 nimco samriye ilapaxd inaderty

  • @abdisalamjama7615
    @abdisalamjama7615 9 років тому +4

    Masha Allah is ku waar walalo inshallah waxa noqotan

  • @mohamedabdilahi417
    @mohamedabdilahi417 4 роки тому +5

    nimco cumar samriye aad baan kuuugu xiisney inabti waana somali gabadha ugu sidata wariyeyaasha ilaa hadda wali lama hayo cid buuxisa booskeeda

  • @najmosaid7289
    @najmosaid7289 Рік тому +2

    2023 baan Dawanayaa Anuu😅

  • @apdirahmanapdiqadir238
    @apdirahmanapdiqadir238 Рік тому

    Just watching right know 2023 , alle ha is barakeyo reerka after 9 years .

  • @kingclkhaalaq6750
    @kingclkhaalaq6750 2 роки тому +1

    2022 yaa ila dawanoyo from Mumbai

  • @keysejama6406
    @keysejama6406 8 років тому +3

    masha Allah isku waara abid ❤ ❤ 💙 💙 💚 💚 💛 💛 💝 💝 💘

  • @munaudgoon7017
    @munaudgoon7017 Рік тому +1

    Cajiib waqtigu dheereyaa❤

  • @mustafeiidmuuse967
    @mustafeiidmuuse967 3 місяці тому

    Weriye Ruug Cadaaya Nimco Samriye ❤❤

  • @hawaabdi3800
    @hawaabdi3800 7 років тому +5

    reeer samriye waa qalanjoyin masha alllh aman ninkayga udona mid ka mid ah ninkayga ad ayan ujeclahay waxnla raba naag wangsan oo qurxon

    • @ahmeddirie1923
      @ahmeddirie1923 7 років тому +2

      Hawa Abdi , walaal tayduna ha Ku LA saaxiibto wanaagaas ha kaa baratee kkkk inkastoo ay tidhaa guurso waan kula garab taaganaye lakin heerkaaga PHD ga ah may gaadhin , raaliyo dhaaf bad tahay

    • @nafiisaabdiomar1448
      @nafiisaabdiomar1448 3 роки тому

      @@ahmeddirie1923 Guurso adigaaba naag kale laguu ogol yehee nasiib baad leedahay.

  • @safiyakhadar6054
    @safiyakhadar6054 5 років тому +1

    Masha allh hanbalyo hanbalyo hanbalyo isku wara ubad qayr qaba kala hela alf mabruuk

  • @FikirMaalTv
    @FikirMaalTv 10 років тому +10

    afsomaliga ayay u dhalatay inantaasi noolow

  • @Ibo.Media.
    @Ibo.Media. 7 років тому +1

    hambalyo hambalyo allah haydinka dhigo kuwii awlaad xalaala iyo arsaq barakale kala hela

  • @naasirsuleiman1032
    @naasirsuleiman1032 5 років тому +4

    macha Allah agaasime hctv

  • @ayafaiseli45
    @ayafaiseli45 2 роки тому +1

    Cabdirishid caynte 2022 ban vedio gan dib udawnaya xagu ku nolyhy imnka 2013 arooski maxamed ilig hbnkana wan dawanayey

  • @gorgorka3742
    @gorgorka3742 8 років тому +5

    heesta u horeysa yaa sheeg kara

  • @shakuragraad1263
    @shakuragraad1263 9 років тому +5

    isku wara insha allah

  • @najaxfoosi8584
    @najaxfoosi8584 3 роки тому

    Just whaching right now 2021
    wayo bariga manba lahyn garad wacan

  • @Bilal-hq3gb
    @Bilal-hq3gb 5 місяців тому

    2024 inta daawan doonta

  • @nimojamal2060
    @nimojamal2060 10 років тому +3

    Guri giinu guri khayr guushiinu guri nagee guulow kayeel

  • @indhouroonindhodeeraaleey6608
    @indhouroonindhodeeraaleey6608 10 років тому +4

    Masha Allah hanbalyo Lkn hesta lagu soo galayo ee barnaamijka yaa qaadaya hesta fadlan ii sheega

    • @mustafejama7517
      @mustafejama7517 7 років тому

      Indho Uroon indho deeraaleey waxa qaadaysa nimco faarah oo reer jigjiga hees aroos hadaad ku qorto wd helaysa

    • @nimcosharibraahim9303
      @nimcosharibraahim9303 6 років тому

      Indho Uroon indho deeraaleey p

    • @mariatwingle7187
      @mariatwingle7187 4 роки тому

      Indho Uroon indho deeraaleey nimco hasan farah

  • @boqoradasomaliland5920
    @boqoradasomaliland5920 3 роки тому +2

    Ala maxan idin xiisey wariyasheydi hctv dhamantin

  • @hamdamuxiyadin1369
    @hamdamuxiyadin1369 10 років тому +3

    woooooooooooooooooooow maansha allah

  • @awilsuleiman4250
    @awilsuleiman4250 4 роки тому +1

    congra congratulations

  • @ubahsaleban6299
    @ubahsaleban6299 7 місяців тому +1

    Inta 10 sano kadib daawanysa 😂😂2024😅

  • @Nasiim_mustafe
    @Nasiim_mustafe 6 місяців тому

    Just watching 2024😂

  • @jamaalcabdixirsi4711
    @jamaalcabdixirsi4711 Рік тому +2

    Weriye qaliya nimco samriye

  • @AbdiMoh797
    @AbdiMoh797 3 роки тому +2

    Lagu xiis nimcooy

  • @nimcocabdi5836
    @nimcocabdi5836 2 роки тому

    Inta barnaamjikan dawanysa 2022 likta cumamada☺

  • @nimojamal2060
    @nimojamal2060 10 років тому +1

    Gurigiinu guri khayr guushiinu kuguri nage guuloow ka yeel dhamaan

  • @khalilalhuzari5729
    @khalilalhuzari5729 2 роки тому +3

    7:17 Qosolka inta le’eg 😆😆😆

  • @geedigab7024
    @geedigab7024 8 років тому +1

    wah wah inaba caadi maha wariye ilig

  • @dhagomuk
    @dhagomuk 9 років тому +12

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkk waar qiwdhan caadi maaha waxuu kuleeyay xabadiisa yar ayaan halkan uga hanbalyaynaya loooooz

  • @halimafarah2430
    @halimafarah2430 3 роки тому +1

    Alla maxaaan uxisay nimca samriya marakan dawan jiray Nairobi cawana America 🇺🇸 jogaa waqti ayaa udhaxeya blz nimca halamar noo keena waijigeeda allaha barkeeyo dhaman doodba

  • @Xaliye2024
    @Xaliye2024 8 років тому

    masha allah abti noolaw farxad adiga iyo marwadaadba

  • @sakibigo3003
    @sakibigo3003 6 років тому +1

    Agaasime illig mnsha Allah

  • @omarosman7334
    @omarosman7334 4 роки тому +4

    Walee nimco wax dhama lawaaa

  • @adnaali7454
    @adnaali7454 10 років тому +7

    Abaayo cadey quruxley nomimow hey
    Muqdisho

  • @mohamedb42
    @mohamedb42 4 роки тому +1

    Hibo qurux Alla kujecliyaa

  • @cookingrecipes5534
    @cookingrecipes5534 4 роки тому +2

    Nimco samriye barigii ay ka shaqayn jirtey baa iigu dambaysey Television kan

  • @hamsehashi2499
    @hamsehashi2499 7 років тому +3

    Med Ducaale waa Nin culus oo Waayo iyo Aqoon yahanba ah

  • @FikirMaalTv
    @FikirMaalTv 10 років тому +2

    plz heestaa yaa qaada arooska la saaray igu caawiya magaceeda

    • @mustafejama7517
      @mustafejama7517 6 років тому +1

      Fikir MaalTv waxa la dhahaa aroos waxa qaada fanaanada reer jigjiga nimco xasan faarax

  • @cabdifataaxnuuxramadle801
    @cabdifataaxnuuxramadle801 3 роки тому

    Wariye maxamad
    Cabdi sheekh illig

  • @zamiiraahmed6861
    @zamiiraahmed6861 3 роки тому

    Yaaa dawanaYaH hadaaaa😅😅😅😂😂

  • @hamsehashi2499
    @hamsehashi2499 7 років тому +1

    ما شاء الله

  • @umalkhayribraahim3866
    @umalkhayribraahim3866 10 років тому +2

    isku waara insha allh

  • @sawsanahmed1134
    @sawsanahmed1134 8 років тому

    wooow hodo ina wasir axme xashi

  • @Rzm-jo9xz
    @Rzm-jo9xz 7 років тому +2

    waad nuuraysaa

  • @asmaadahir9127
    @asmaadahir9127 5 років тому +2

    iliga

  • @shamsabshiir1447
    @shamsabshiir1447 Рік тому

    Mnsh Allh

  • @Quendahabsan
    @Quendahabsan 3 роки тому +2

    Nimco samriye 😥

  • @Sabarinahidig
    @Sabarinahidig 10 років тому +2

    waaaaaaaw hamblyo

  • @osmansadiq5603
    @osmansadiq5603 4 роки тому

    Saxiibkaa badiyo waydiiba Boosh

  • @deeqsiaddeh2834
    @deeqsiaddeh2834 7 років тому +3

    qawdhan ma reer jabuuti baa

    • @ayaanahmed5132
      @ayaanahmed5132 6 років тому +1

      Deeqsi Addeh mayee wlahi wa abtigay

  • @safiya0986
    @safiya0986 Рік тому

    Tv yadi❤❤❤❤i heer saray ahaayeen tel inaga waalay

  • @maxamedomer6927
    @maxamedomer6927 7 років тому

    mansha Allah

  • @hodanaragsan3237
    @hodanaragsan3237 5 років тому

    Mashaaa Allah

  • @abdilaahixudayfi9897
    @abdilaahixudayfi9897 11 місяців тому

    4/9/2023😂😂😂 imisaa Daawanaya.

  • @user-gz5ie5vx4n
    @user-gz5ie5vx4n 2 місяці тому

    2024 just

  • @fadimohashi771
    @fadimohashi771 6 років тому +6

    qowdhan😂😂😂

  • @jabanestore3750
    @jabanestore3750 3 роки тому

    Axmed maxamuud caydiid

  • @gobdeeqaxmedabalwaansalaan1323
    @gobdeeqaxmedabalwaansalaan1323 3 роки тому +1

    Xasuus nimco samriye

  • @shaxshaxleydadaimonita2148
    @shaxshaxleydadaimonita2148 10 років тому +1

    hanbalyo reerkii lagu nastee lagu nagaaday

  • @mohamedibnumuhumed3041
    @mohamedibnumuhumed3041 5 років тому +4

    NIMCO iyo hibo yar dadka is agdhigaya boqorada saxafada and carurta an canbixinba

  • @sohanesohaney.e.9146
    @sohanesohaney.e.9146 8 років тому

    hanbalyo hanbalyo gacaliyo sokeeyaba guurkiina lakufarax mchaa allaa

  • @mustafaaadamisack2382
    @mustafaaadamisack2382 4 роки тому

    Odiga kulaha isku raaxeysta

  • @themadengineer8601
    @themadengineer8601 8 років тому +4

    kkk, Qalanjo waxa la yiraahda afka soomaaliga saxda ah, maroodiga tiisa dhadiga ah ama naagta ah, marka gabadha maxa qalanjo loogu yeeraya, soomaalida maanta joogta mararka qaar qalanjo waxay u isticmalaan quruxda

    • @hawaabdilahi2381
      @hawaabdilahi2381 8 років тому

      😍😘😗🍒🍉

    • @Camaarpoi5803
      @Camaarpoi5803 7 років тому

      The mad Engineer aniga waxan maqlay qalanjo waxa la dhahaa inanta dhuuban ee qorqoran
      hadana quruxda lo isticmala

    • @kuwiinkayd748
      @kuwiinkayd748 6 років тому

      The mad Engineer aaa

  • @cabdifataaxnuuxramadle801
    @cabdifataaxnuuxramadle801 3 роки тому

    Hanpayo

  • @faduuljaamac8086
    @faduuljaamac8086 8 років тому +2

    bk

  • @yaasmiiinsiigaale5276
    @yaasmiiinsiigaale5276 6 років тому +1

    Hhhhhhhhhh Qawdhan

  • @abubakaraxmed1941
    @abubakaraxmed1941 5 років тому +2

    Gabadhan qaawan raga may ka hor kacdo

    • @samaraabdiweli2905
      @samaraabdiweli2905 4 роки тому +1

      Wad gaadhiwayday

    • @mumtazmuza8449
      @mumtazmuza8449 4 роки тому

      @@samaraabdiweli2905 ma qaawani baa lagaadhi waayay xishood🤭 hadaad gabadh xijaabata thy🤫😡

    • @samaraabdiweli2905
      @samaraabdiweli2905 4 роки тому

      @@mumtazmuza8449 inantu ma qaawana waata dharka xidhan
      Xishoodkad sheegysid waamaxay maxan kugu sameyey

    • @mumtazmuza8449
      @mumtazmuza8449 4 роки тому

      @@samaraabdiweli2905 raali ahw🙏 walaashey xamaasadaa iqaady lkn xijaap dhamaistiran maaha 🤷‍♀️

    • @samaraabdiweli2905
      @samaraabdiweli2905 4 роки тому +2

      @@mumtazmuza8449 wan kaa ahay raali walal
      Wan ogahay in aanu xijab dhamaystiran ahayn lkn way dhaanta kuwa timaha soo qaawiya marka inan dhanka wanagsn waxka eegna fican ma jiro qof an qalad samayn dhamnten wan qaldana

  • @yasminosman1359
    @yasminosman1359 8 років тому +1

    Ggjo

  • @adnaali7454
    @adnaali7454 10 років тому +4

    Abaayo cadey quruxley nomimow hey
    Muqdisho