Qof qurux badan oo aad tahay, waxaan dareemaa jilbaha markaan meel fog kaa arko. Saaxiibka weyn ee aad tahay, noloshaydu waa mid aan la mid ahayn kululaansho. Waan ku jeclahay.
Asc wll ayub wn ku salaamay sxb waad ku mahadsnthy sida wanaagsan oo noo dhiiri gilisid mida kle wxn rabaa in aan ku weydiiyo hal su'aal: Waxaa jirta gabadh aan jaclaaday oo iyadana ii muujisay in ay ijcshhy,markii aaan u bandhigtay jclkeygii oo aan u sheegtay jclkii aan wax jawaab ah isiinin (haa,mya)waxba ima dhihin sababtana wn fahmi la'ahy. Wlaha kalena fikirkina waa ii muhiim. Sababta ayn fahmi la'ahy
Bro shekadas in ad ulatagtay waligaba hakasoo qaadin adilee iskumashquul oo naftada hormari kalsonidada dhis, jirkaga dhis, aqontada dhis, wax tabco. Ben kushegi maye intaad arin taas kuguda jirtid iyada kali iska dhaafe kuwa badan aya ad kaga Daba walan dono lkn Hal shurud intas markad kumashqulaysid hausamyn si ay kudaneyan lkn si ad hormar muuqda ad ugaartid oo kaliya. Markasna waba macqul qofka wax raadinaaya in ay ayada noqoto iyo kuwa kle. Waxan ahy gabar, wilashana wax badan aya kohosbaxsan. Gabdhaha nin masuula oo naftisa Mel layaqaano kaso saray un bay rabaan . Waxan daremayaa talo badan oo an siin laha wilasha somaliyed in uu ustad Ayub iyagoo qurux badan idin soo gudbiyeye kafaidaysi wacan
legend wakuwataa libaax. macanaha videogan maha dagaal inu jiro mesha oo wilal iyo gabdho les dagaalo lakiin wa inuu qofkasta qimihisa garto ama wiil ha ahaado ama gabar ha aato qofkalena uusan dhaawac u geysan
Depression igu dhacay marka aniga go aan qaadashada igu adag marka maxaa sameeyaa gabdha aan shukaansanaayo dhib ku qabaa wallahi marka idinka maskaxa caafimaad qabto aad qabtiin ka faaideysta oo goan adag gaara naxariista bdn iska dhaafa
Ayuubay wxn donya in aad ka so hadasho topica ah labda qof ee lamanaha ah mrka hore ee ay sheko wadag yihin mxy ragu dumarka wx wlbaa sare ugu qadan oo ay u tuusan jacayl farbadan gurka ka dibna ayna ragu dumarka waji kle ula so baxan xta gabdhi iydo mr wlba isku daysa in ay odaygeda rali galiso
My best teacher 🙏🙏🥰
Manzha Allah my teacher 🧑🏫 ayuub Ahmett ❤️🇺🇸
Qof qurux badan oo aad tahay, waxaan dareemaa jilbaha markaan meel fog kaa arko. Saaxiibka weyn ee aad tahay, noloshaydu waa mid aan la mid ahayn kululaansho. Waan ku jeclahay.
the baste vedio Lagend
Really video 📹 aniga aad ayuu ii an facay ustaad jazakalaahu kheyr full Respect 🙏 👏
Waxaan soo gudbiyaa kheyrka ma jiraa qof igu dhiirri galinaaya😥
Hore usoco wllo
haa zxb
za
Masha Allah insha Allah
Thank you teacher🥰🥰🙏🙏♥♥💯💯
a,
Waw illahay ha kuu barakeyo
the baste vedio Lagend
Shukran ustaadii.
Mashalaah ayuub
the baste vedio Lagend
Thanks dear teacher❤🙌
Mahadsanid wllo ayuub ahmed ❤❤🙏
the baste vedio Lagend
Ayubow gabdaha madkahadashi
First time I typing coment
Mashvallah wll ayub ale ha ku barakeeyo
Alxamdullilah,iam not nin jilicsan
Ayuupow sxpow isku fikrad beynu nhy wlhi nolosha naxariis mlahan 💯
Mahdsnid ustaad keep going allaha ku barakeyo wll ❤ 🙏 ♥
The best teacher wll ayuub guuleyso fast ahay pink Saar wll taageero weyn Ku ahay since 2020
ASC bro qofka haduu gabar friends caadi ka dhaxeyo aan jacayl na ahayn maxa ka dhihi laheed
Ustaad adna thankz
Thanks our teacher
Best UA-camr😩❤️
Pest motivation 💪Ayuub Axmed thanks 😊🙏
Inty sharaftydu dhimanysy maxn cashirantan udawan wayay
my teacher ayuub axmed😍
Nio waan arkey dhamaan runtii mahadsanid
Mahadsanid ustaadi 🙋♂️
maansh allh maansha allh maansh allh allhu akbar wll waaan kahelay 💘💘💘❤❤💚💖💖💕💕❤❤❣❣💘💙💙👍👍👍👍🌻🌻🌼🌼🌺🏵🏵👄
My teacher❤
ASC wll qalii ah. Wa runta. Aniga wax badan Ayn arkayi. Dumarka .Taasina. Wn arkayi bro Thinks
Thanks teacher
Thank bro
Maashaa Allah alle Haku barakeeyo sxb sare shaqo fiican ayaa Naga caawisey
Wll lambarkisa mahaysaa
Mahadsanid wllkay ayuub axmed
Wll horta Raga mooyee maadan hablaha la talin oo ka hadalba ileen wax intaa wx wanjala waa ayagee🤣🥰
Thanks u bro 🙏 ❤ 😘 💙 💯 🙏
Wa waxan lo noqon donin
Masha alah ustaad ayuub
Wcs 🙏 wll ayub axmed keep going my teacher
Apo thank you
Markasta waku dhageysta
wanada du wey fcantahy
Merçi star ayoub
Ustad mahadsanid
Ustaad guulayso akhiro adunba insha alllh
Tnx my teacher 💓 💕 😘
Wx wlpo a shektay wa sax ustad Mhdsanid🖤
Thanks pro 🙏🙏💯💯
M.a keep going ustaad ayuub ahmed
Coach life 🙌
Asc wll ayub wn ku salaamay sxb waad ku mahadsnthy sida wanaagsan oo noo dhiiri gilisid mida kle wxn rabaa in aan ku weydiiyo hal su'aal:
Waxaa jirta gabadh aan jaclaaday oo iyadana ii muujisay in ay ijcshhy,markii aaan u bandhigtay jclkeygii oo aan u sheegtay jclkii aan wax jawaab ah isiinin (haa,mya)waxba ima dhihin sababtana wn fahmi la'ahy.
Wlaha kalena fikirkina waa ii muhiim.
Sababta ayn fahmi la'ahy
Gabarta jecelka badana loogu ma hormaro..marmarka qaar oo aaad isdhahdo wey uqalanta in loola hormaro waa cadi
Waxad samaysa inaad sas dhihin kaso qaad oo caadi ula hadal wax weyba haka dhigin
Bro shekadas in ad ulatagtay waligaba hakasoo qaadin adilee iskumashquul oo naftada hormari kalsonidada dhis, jirkaga dhis, aqontada dhis, wax tabco. Ben kushegi maye intaad arin taas kuguda jirtid iyada kali iska dhaafe kuwa badan aya ad kaga Daba walan dono lkn Hal shurud intas markad kumashqulaysid hausamyn si ay kudaneyan lkn si ad hormar muuqda ad ugaartid oo kaliya. Markasna waba macqul qofka wax raadinaaya in ay ayada noqoto iyo kuwa kle. Waxan ahy gabar, wilashana wax badan aya kohosbaxsan. Gabdhaha nin masuula oo naftisa Mel layaqaano kaso saray un bay rabaan . Waxan daremayaa talo badan oo an siin laha wilasha somaliyed in uu ustad Ayub iyagoo qurux badan idin soo gudbiyeye kafaidaysi wacan
Sxb horta Marka hore adigu hayisku dhibin waxay kuugu Soo jawaabi laadahay markaas ayaad helaysaa jawaabta kugu haboon ama saxda ah
MAR 2AAD KU CELI HADAD KA WAYSANA ISKAGA HADH SXP
Mahadsanid wlalkah👍👏👍👏
Waa waanO iO DhiiRi gaLin aad uwngSn m.a thnks..
My best teacher ❤ xage kala so xariraa culimo War Dan muhima ka kayahe igu xira mesha an ka helicopter karo wll ayuub
Instagram kala xiriir 👋
thank you 😊
Asc mahadsanid 🍓🦋💝💘✈️
Masha Allah keep going brother 👍
Wll ayub Inta badan ragga u daneysa oo wax u sheegta dumarkana ka so hadal oo. La so tali😌
Asa rag ah sas drted wye abyo girl boss diaries kaas booqo gabadhas dumarka daneysa🧕🖤💀
guuleyso uztaad aduun iyo aakhıraba
Waxaan kaga mahad celinaayaa sidaad dhalin yarada udhiiragaliso waqti kasta shugran ustad
legend wakuwataa libaax. macanaha videogan maha dagaal inu jiro mesha oo wilal iyo gabdho les dagaalo lakiin wa inuu qofkasta qimihisa garto ama wiil ha ahaado ama gabar ha aato qofkalena uusan dhaawac u geysan
Thanks ustaad
My teacher ayuub🙏😊
My teacher🦁🥰
Asc. Maashaa allaahaaa. Jzkh. Warataaa
Macalin wiil ayaan isjeclanay qabiilkoo kaso jedo awgeed waalidkey wey ii diideen aadna wo ijecelyahay lkn xirirka Alle kumaficna waana raga manto kahadlayan waxyabaha xun xun Malin oosan kahadlen majirto anigale tosiya ootuko kudhahay oo Quran aqri kudhaha hadikle maba tukayo Mana iga xishonayo woxo iishegtaa wixii somaray asiga iyo gabdhihi hore wixii xuma ey sameyeen walidinteyda Ima ogola ilahey dhankiisa Kuma ficna dhaqankiisa darteeda aan unacay eemxaan sameeyaa plz hadaan idhaaf dhaho waxaan kabaqa inoo nabsi iga sobaxo siwalbo kujeclahay hadaneh waxan aaminsanahay qof xun hada gursato adna waad xumaa aaminsanahay 💯💔🥺
Sbabaha iskaga daa lagugu dhihi lahaa waadba garanysa tan rerka intaan meel iska dhigtaba waxa ad ku jeclataba ma jire ...qof dhaqan xun illah ka cabsanyn xumantisa ku fanaya sabab aad kula jogtid maba jirto ..nabsi wxu ka yimada qof wnagsan oo aad xumaysay wll....inta aadan qof kle naftiis masuul ka noqona tada masuul kanoqo ....sorry runtii illahna khyr hku wafajiyo
Masha Allah tbarakalaha
Dhirigalintadu wa aax kale sxp respect
HadaL IGa Soo Daahay Waaye Thanks lpx 👏👏👍
Wcs ustad jileeca waa horaa god ku Aasay👌
Wad mahadsan tahay ustad🙏
Alle kucafido walalkey mcn
Waad mahad santahay
Macalinkayaga marna walaalkayo. Wad mahadsan tay. Lkn maal mahan yara gaabis aya kujira mana sogalisid viidyawyo anaguna viidyawyadada waxbadan ka faidna wllhy marka nooguso dadaal macalin marna wllo♥♥♥♥♥😍😍🥲
Ustad mahad sanid .Alle haku xafido
Wllkey ayub axmed waxaa tahay qof wanaagsan
Wcs mahad sanid jzakalhu khyrul jza wax runa sheegaysaa
Waxaa tahay of xikmad badan🙏m.a
Depression igu dhacay marka aniga go aan qaadashada igu adag marka maxaa sameeyaa gabdha aan shukaansanaayo dhib ku qabaa wallahi marka idinka maskaxa caafimaad qabto aad qabtiin ka faaideysta oo goan adag gaara naxariista bdn iska dhaafa
Xaqiiq weye wllhi teacher
❤
Qofkii 2aad 😄😄
Masha allah
Thanks
Allehaku ❤️🤲xafido
Alloow aanan sidaa noqon
Waaw 🥰mashallh
Inaan adkahay io inaan qaloocanahy ayaan ku wareeray waxaan jeclahay aniga yay daddy kaliya inay socoto
Ayuub Mahad sanid bro
Walal Ayub jecelka maxaan kusameynaa Marka 😥😥
Ayuubay wxn donya in aad ka so hadasho topica ah labda qof ee lamanaha ah mrka hore ee ay sheko wadag yihin mxy ragu dumarka wx wlbaa sare ugu qadan oo ay u tuusan jacayl farbadan gurka ka dibna ayna ragu dumarka waji kle ula so baxan xta gabdhi iydo mr wlba isku daysa in ay odaygeda rali galiso
Maxa u ralj gelinaysa zxpey adne waji kale ula so bax shalay baad is barateene
Asc wllkey wanku salaamey
Ayuub sxb xage ka baxday lagu waa maxaa dhacay
Iyaaaaaaaa , Waan kaqaybqaatay rayi saxna waa kadhiibtay.waaaaamaya
Ma anaa mooday mise wxd u janjeedha dhinaca nimanka xagjirkaa
Nimanku gormay xagjir noqdeen ?😂
Yaa waduud !!!
@@clwahaabnadaara6405 ilaa qiyaamihii uunbuu leeyay dumar ka ha isu jilcinina ragow
@@ugbaadcabdifataax1445 miyadan mqal naagi ninkay lagedo kma kcdo taas waxan ula jeedaa hday jaanjanimo iyo jileec dhulkay nala jirayaan dumarku mrkaas waxa mudan xga propality in uu ubato sidas awgeed markay qoys noqoto iyo xidhidh in mrkasta ninku in uu qaaid noqdo laga rbao mrka loo eego qofkle xidhidhka kula jirtid sidas ayaa kensanaysa dulqaad yeesha billahi clayk 😂✅
@@ugbaadcabdifataax1445 weli qiyaamihi lama gaadhin 😅🤭
𝗧𝗵𝗮𝗻𝗸𝘇 𝘁𝗲𝗮𝗰𝗵𝗲𝗿🤍👏
MA waan kuu fiicnhy
Bro cade 💪💪
inkastoy wiilasha kusocoto lkn 👌
Wllo ayub su al qofkan jeclhy marwalba mxan uu waaya jacylka dhan wan iskadaayy imiika wn ncaa jacyl 😥 jacyl maa jiiro sanadkan 😥
Wlshyey kaliya wxad zamayza xizaha ad umujinayso yaree danahaga qabzo
Oo qof mazhqul ah noqo hana tuzin in adan kamarmayn
@@ibrahimzp932 madsaniid wllo lkn iso duuce inaan ku kulystoh wllo
Haye wlshy qali inzhlh wad kugulayzan donta lkn mud ogsonow hadad daba carartid kuma gulayzanayzid anba zidada
Aya igu dhacday wll wn daba orday lakn man kugulayzan 🥲
@@ibrahimzp932 inshllh wllky wadmadsanthy hye nafdyda kumashqulaya hada wxa laga bilaboh thnks wllo
Dhipta adna mku hysa
Ayuub Goorme Dumarkane soo dhiiro gelinee mar walbo ragaa ubadantahay🙁
Ado nimka un bad la taliyasaaaa badana
Sxb waan kuu baahnaa
Asc bro