KALA BAX DOOQADA & GABDHO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 кві 2023
  • Nagu soo biir mahad sanid

КОМЕНТАРІ • 322

  • @SakariyeColad-eh8xu
    @SakariyeColad-eh8xu Рік тому +74

    Inta ka gubanaysa hablahan la qiimo tiriy love ❤️ ha saaraan😭

    • @hoodojaamac3541
      @hoodojaamac3541 Рік тому +2

      Ax wlhi qof damiir leh uun ka guban kara

    • @hamdasuleimanjama6634
      @hamdasuleimanjama6634 Рік тому

      Waaa wax laga gubto wlhi

    • @ahmett5835
      @ahmett5835 Рік тому

      Jaalihilita aduu kala iyo inta kula midka aah ayey la tahay in la qiimo tirayaxa lagu sameyy dookh baa laga hadlaya wax xunba mahan waa entertement aaxan

    • @nimcoismaaciil289
      @nimcoismaaciil289 Рік тому

      ​@@ahmett5835Haa wlhy waajaahil qofka soqoray hablaha laqimatiray lkn wabu ilaway wuxuwaabaramish keliyah veiws baykuradsanayan 🤨🤨🤕🤥

    • @hamdaabdalle2052
      @hamdaabdalle2052 Рік тому

      ​@@nimcoismaaciil289walal wan ka xumahay adiga iyo qofka kaa sareya sidan u fikiraysan
      1 walal mad ka fikirtay waligeed inu jiray barnamij ama show ama reality ha ahaate hablo wiil u tartamaya may jirta wa kaw
      2 hablaha kuray yar o xiran u tartamaya halkay ka timid
      3 ma odhan karo hablahan aya la qimo tiray o kaliya lkn waxan ku daraya e anan ka ilabenin hablahani iyaga is qimo tiray 😢

  • @amranmukhtaar4731
    @amranmukhtaar4731 Рік тому +30

    Ilahow xishoodka iyo xayada ha naga qaadin😢Alxm inta xishoodka lagu soo ababiyey❤🤲

  • @hassan-wg9wn
    @hassan-wg9wn Рік тому +2

    ninkan gabdhaha qalbigooda halaga gaadho dadaw😅❤

  • @beer-lula_22
    @beer-lula_22 Рік тому +7

    Gabdha landaa anoo dumaraa ka helay msha Allah tabarakalah
    Daganaanta quruxda iyo jirkeedu suu usiman yahy xishoodka iyo sida hufan oo ay su'alaaha kaga jawaaabayso
    Ilhow xafid waa gabar yaroo ilahey xafiday
    ❤❤❤❤❤❤ aad ban u salamaya landa yar hadey fariinteyda aragto

  • @marwoistahil8474
    @marwoistahil8474 Рік тому +62

    Waan xishoodey wllhi bismillaah😢

  • @zihaammohamed2224
    @zihaammohamed2224 Рік тому +5

    سبحان الله kalaamkii alle ayaa romantic worsds galay Miyaana indhooy

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 Рік тому +2

    Inantii quran ka akhridey ayaad dooratey
    Mansha Allah

  • @muxupomahmuud3739
    @muxupomahmuud3739 Рік тому +7

    Ilhow xishodka hanga qaadin ma herkas baynu marayna😢😢😢

  • @zamuzamu9194
    @zamuzamu9194 Рік тому +1

    Mashallahi walal willshaa Qalbi wangan

  • @cashamaxamed892
    @cashamaxamed892 Рік тому +2

    Maash allaah maash allaah

  • @IsmaaciilJaamac-nf9gl
    @IsmaaciilJaamac-nf9gl Рік тому +1

    ilhow. Hablaha noo dhawr oo xishoodka ku ilaali rabow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ maashalah

  • @AkramAbdiraanabdullahi-vc6ri
    @AkramAbdiraanabdullahi-vc6ri Рік тому +18

    Isku dooq baynu nahay zxb indho jeceyl❤

  • @suhaybupdiqaadir4017
    @suhaybupdiqaadir4017 Рік тому +18

    Koly gapadhaa Ladna kaliya Kuma qiimayN codkeede physical keeda wax lodhigaba uuna jirin kolay Ani ilaa marka muzazalada gaa gapaN dupi jirtay Ayaan aad ku dawan jiray kolay qof aan izka jecelahay jilinkaga wllzhayaye kharpan ku rajaynayaa❤

  • @rahmacige9251
    @rahmacige9251 Рік тому +8

    Ala anigu xishood dartii ma dawan karo bisinka ala naga kala aayra 🤭

  • @sharmagemar2426
    @sharmagemar2426 Рік тому +7

    First ❤ indho jaceyl caawa asiga wax dooranayo😮😊

  • @mohamedfuad6318
    @mohamedfuad6318 Рік тому

    Soo badi zxp wa barnamij fani ah

  • @Jacayl724
    @Jacayl724 Рік тому +18

    Indho sxb isku Dooq ma nihin🖐gabadha Heesta qaaday gaaban guduudan heesta Xantaaada qaaday ❤️✅️✅️

  • @HOBFILMS
    @HOBFILMS Рік тому +4

    keep Going dhamantiin waxba la idinkama qaban karo . indho jacayl dadihin qurux badan legend

  • @Burcoboy
    @Burcoboy Рік тому +9

    WaxaN in wax laga badaLaaN RaJaYnaYaa
    Anoo daawaNaYaaN GariiraYa😢😢😢 Alla xishoodku muHiimzaNaaa😢😢

    • @bushaarocabdirahmaan
      @bushaarocabdirahmaan Рік тому

      Subxaan allah wllo barnaamujakan mida ka duwan miyaa la waayayay😢

    • @qaaliymawlid9863
      @qaaliymawlid9863 Рік тому

      ​@@bushaarocabdirahmaan anba wa yabanahy wlloh

  • @ahmedibrahim1931
    @ahmedibrahim1931 Рік тому +10

    Nimco wa another level

  • @mariadahir9178
    @mariadahir9178 Рік тому +3

    Gbdha dharka blue wadado waaba Fanny 😅😅😅

  • @rigaax8808
    @rigaax8808 Рік тому +4

    Ladna waan ka helay ha laigu soo xidho🙏

  • @ExcirooleCanbaxay-dr9re
    @ExcirooleCanbaxay-dr9re Рік тому +3

    warr inanaku isha gabdhaha alle haka duwo sxb 🙏🙏

  • @hanatupdy2611
    @hanatupdy2611 Рік тому +5

    Wlhi anigUba wan dooran lhaa😢❤

  • @xasanbare1523
    @xasanbare1523 Рік тому +1

    Xishood waa imaanka badhkii ❤❤❤❤

  • @yahyebashiir7328
    @yahyebashiir7328 Рік тому +5

    JaH HabliHii iiDoorka

  • @abshirh.mohamed6967
    @abshirh.mohamed6967 Рік тому +3

    Gabadha kowaad ee ilkaha cas qoftaan waa kartidii oo qof dhankasta waa maasha Allaah.

  • @qabulawil8628
    @qabulawil8628 Рік тому

    c.casiiz xilwa mezha Ha looga Yeedh0 fadlan

  • @IsmaaciilJaamac-nf9gl
    @IsmaaciilJaamac-nf9gl Рік тому +1

    Kop going

  • @ishwaaqdheemanhusein1025
    @ishwaaqdheemanhusein1025 Рік тому +4

    Hablaha sharaftoodi ayaa dhulka lagalinayaa oo views lagu raadsanaya 😭

    • @yuzii69
      @yuzii69 Рік тому

      sis ayagaa isku gysty😂

  • @jiyaamaxamed2180
    @jiyaamaxamed2180 Рік тому +10

    Reer hargeysaa wan idin wataa From Reer Muqdiisho❤😂😂😂

  • @nasiimabdilahi-dl7ym
    @nasiimabdilahi-dl7ym Рік тому +4

    MoHameTt indho ninka agfadhiya hala iradiyo ilmaderayalaw🥺🙏❤️

  • @cumarmuxumed8528
    @cumarmuxumed8528 Рік тому +3

    inanta ugu dheer labax 🥰

  • @khalidshabcan7743
    @khalidshabcan7743 Рік тому +1

    Noo soo badiya zhpyal wn ka helnee

  • @mohaxagaafe5553
    @mohaxagaafe5553 Рік тому

    Aaar inanta heesta qaaday caadi maahan mnsha alah. oo ugu horaysa

  • @nimcohodan2935
    @nimcohodan2935 Рік тому +1

    Mashaallh qaali wllsha 🌹 Ladnaa🥰🥰

  • @RaxmaRaxmamuse-ei3iq
    @RaxmaRaxmamuse-ei3iq Рік тому +2

    Wlhy heesby uqaady wooooow😅😅

  • @laylafarahmohmutt6960
    @laylafarahmohmutt6960 Рік тому +3

    Sharfi dhimty ceebn ma asturna😭

  • @fihiimaabokoribraahin4593
    @fihiimaabokoribraahin4593 Рік тому

    Woow 💚💚💚

  • @carafadahmed7730
    @carafadahmed7730 Рік тому +2

    walaahi wuudareemay shadiyo sharafkulahaa aniguba wadareemayay intii hore ee fiidhyowga

  • @raxojimcaliraxojimcali1762
    @raxojimcaliraxojimcali1762 Рік тому

    Kuuso fantastic weye🤣🤣

  • @nujuumnalka3293
    @nujuumnalka3293 Рік тому +1

    Wilka xiririyaha waxkle m.a ❤️

  • @hodhanabdullahi3005
    @hodhanabdullahi3005 Рік тому +2

    Hhhh walahi anigu waxa islaha gabadu dortay iyo gabadhi ugudhanbese ayu mid doranaya gabadu dortay ayana iskusobaxayan kkk keeping going guys

  • @ugbaadibraahim7907
    @ugbaadibraahim7907 Рік тому +3

    Ba ay waxay dhaqan xumadani waxay nagahan indha adag wlee la jab dadkani walidkod ayey qiimo riden😢😊

  • @huudali2504
    @huudali2504 Рік тому

    sxb legendgan videos soo badi

  • @sukhramohamoud1735
    @sukhramohamoud1735 Рік тому

    Mxy naguhu la wada suuroonyn 😂🎉😮😂😂😂😂

  • @zakariahassan677
    @zakariahassan677 Рік тому +1

    M..a❤❤❤❤❤

  • @yasaalemedia8651
    @yasaalemedia8651 Рік тому +2

    Wwww maxamed dhambaal adbanku salamey sxb waa dr amiin sheekh isaxaaq pharm kuxasusankarta

  • @KowsarFaysal
    @KowsarFaysal Рік тому +4

    Reer hargasa waba romatic soconaya😂😂😂

  • @aalinofficial
    @aalinofficial Рік тому +6

    Inanta quranka aqrisay wan ku heystaa

  • @RashiyaAbdulahi-mv7no
    @RashiyaAbdulahi-mv7no Рік тому

    Halkee lagala xiriiraa teamka dooqaga ka dooro

  • @khalidkhalo275
    @khalidkhalo275 Рік тому +1

    Nimco legendary 😂😂😂

  • @fadumoali4700
    @fadumoali4700 Рік тому +1

    Filim Hindi miyaan daawanayaa mise barnaamij kle whi Wiil heebad gaar leh masha'allah waana ku saaray like ta horey u soco.

  • @hawoosman7628
    @hawoosman7628 Рік тому

    Woow party 2 plz 🤣🥰🤣🤣

  • @aflaaxofficial7107
    @aflaaxofficial7107 Рік тому +4

    Qeybtaan kamanaan helin😂😂😭

  • @MoMaaMe1991
    @MoMaaMe1991 Рік тому +1

    maxamed dhambaal abo halkaa kaga hay

  • @nimcoxdaahir8354
    @nimcoxdaahir8354 Рік тому +1

    ᴀlla ubaxdu indha adagaa😂

  • @luulcumar5757
    @luulcumar5757 Рік тому

    Alla hooyoy xishood weynaa

  • @ahmedabdilahi3162
    @ahmedabdilahi3162 Рік тому

    Madna Masha Allah waan wataa Allah hakudaayo

  • @ziyechomar-pc4ym
    @ziyechomar-pc4ym Рік тому +7

    Masha Allah waa barnaamij aad u wanaagsan
    Lkn inanta ladna waa inan ubaxa ka qurxoon
    Ee halayso raadiyo❤😂

  • @ShacaybCumar-fb6nr
    @ShacaybCumar-fb6nr Рік тому

    Ladnah watah

  • @samiihabashiir655
    @samiihabashiir655 Рік тому +2

    Wlhi ani xitaa waxn laha illhow gbdha qurnka akhrisay doortay m.a waa dhabowday😢

  • @saciidnaynka935
    @saciidnaynka935 Рік тому +6

    Voice inaga hagaajiya labada microphone mid baa halaysan

  • @munasagal182
    @munasagal182 Рік тому +3

    waaban xishooda😢😢

  • @hafsakhadar8833
    @hafsakhadar8833 Рік тому +6

    wllhi xataa kaan teelka kala hadlayo aanan sidaa ugu indha cadayn ilaaho xishoodka noo barrakee😂❤❤

  • @Abdulkga
    @Abdulkga Рік тому

    Gabadha reer Borama ayaan dooran lahaa anigu, oo weliba guursan lahaa

  • @khadracaato5557
    @khadracaato5557 Рік тому

    Naagta ugu horaysa indho adkaa😮

  • @apdirizaknaik593
    @apdirizaknaik593 Рік тому

    Hayaay nasiibsadayee

  • @TEAMMATAANAHA-zn3kz
    @TEAMMATAANAHA-zn3kz Рік тому +1

    Wwww

  • @wardamostaphe4962
    @wardamostaphe4962 Рік тому +5

    Anshax xumo herrki u dambaysay😢

  • @hamseabdi8464
    @hamseabdi8464 Рік тому

    Indhooy midhaa sheikhadaa Soo qabo ustaad

  • @cabdiqanixasanmrj8399
    @cabdiqanixasanmrj8399 Рік тому +2

    Wiilka barnaamijka wada wuu xishooday walhi

  • @hanadmohamed762
    @hanadmohamed762 Рік тому +1

    Mida kale ninkan barnaamijka tabinaya waaa xishoonayaaaa Jah Jah

  • @nimcocabdi5961
    @nimcocabdi5961 Рік тому +1

    ❤❤❤

  • @rahmanour3541
    @rahmanour3541 Рік тому

    Bahdilaad watanoo kle

  • @fadumopurco2229
    @fadumopurco2229 Рік тому +5

    Ani intaan xalka so istaago nin Ma doorteen 😂😂

  • @niciimakhadaryuusuf8540
    @niciimakhadaryuusuf8540 Рік тому +9

    Inanta kowaad inanka jaanis bay ku heshay malaha horey ujeclayd jaanis bay raadinaysay😂😂

  • @cabdirisaaq-wz2rc
    @cabdirisaaq-wz2rc Рік тому +2

    Kuwni dunida may jogan😢

  • @arwaahmed4856
    @arwaahmed4856 Рік тому +4

    Allah xidhood Darana kuwa😂

  • @AMALAbdulghaniAhemd-qj6tu
    @AMALAbdulghaniAhemd-qj6tu Рік тому

    Kow wlhi waa aakhiru samaan ilaahow xishoodka haga qaadin

  • @user-yq4pu1he4d
    @user-yq4pu1he4d Рік тому

    Wilkan wakahelay wilkan ❤❤ jecladay wilkan

  • @rashidibrahim6227
    @rashidibrahim6227 Рік тому +3

    Inuu phisical body inuu ku doortey og 👋😂

  • @maankayare3916
    @maankayare3916 Рік тому +1

    Nimco noso celiya markale funny waye

  • @ladancaday2092
    @ladancaday2092 Рік тому +8

    Maashaaallaah inan qurux badan ayuu dorty isku yacaa

  • @maryanabdi4200
    @maryanabdi4200 Рік тому

    Hablaha Reer Hargeis marka loo eego hablihii hargeisadii la yaqaanay uma dhawa hooyooyinkii caawiya ayaan idin odhan lahaa

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Рік тому

    Haa tanaa yartaanaa qiimobadan dumaroo haweendumaaar uquqiimobadanoo lagadooqay saytahay barber baaraandagit yarta.saaskhatriinaqaraneeeeycadayyareeey iyoiyo naasgodumaar waan uwataaa.familyyy😊

  • @elpielpi7136
    @elpielpi7136 Рік тому

    Day background Ladan I 😂

  • @xamsecsamed9263
    @xamsecsamed9263 Рік тому +2

    Dadkani halkay kunolayeeN 😂😂

  • @saabirincabdi912
    @saabirincabdi912 Рік тому

    M.a

  • @xamdaxamda3132
    @xamdaxamda3132 Рік тому +3

    Kan codkisa oo kaliya lagu qaadanaa❤

    • @fadumoali4700
      @fadumoali4700 Рік тому

      Aniga waxaan dhihi lahaa filimada la turjumo soo saar waayo codkaada waa wax kle masha'allah

  • @niyaadhassan1222
    @niyaadhassan1222 Рік тому

    Hhhh wlhi waan xishodayba😊

  • @nuuxiyadamediamusic1
    @nuuxiyadamediamusic1 Рік тому

    Dee indhaaba helay shaqadiisiiye

  • @xamsecilmiciid399
    @xamsecilmiciid399 Рік тому +2

    Qosol Qosolba laysku shukaansanayaaaa😂😂

  • @dhemandheeman5660
    @dhemandheeman5660 Рік тому +1

    Dulqaadkii igaa dhamaah markuu maraysooh 31:07💔😰😂😂😂😂😂😂

  • @xaliimosaylici901
    @xaliimosaylici901 Рік тому

  • @mohamuudsubeer5876
    @mohamuudsubeer5876 Рік тому +13

    😂haplo hargiesa ku dhashay ma amisani inay waxyabahan oo kale ka qayb qaadan karaan waayo wa dad sophisticated ah oo ilbaxnimada laso kora lagama dhaadhicin karoh dhoore u tartama wlhi wlhi😂

    • @abdillahinuux7583
      @abdillahinuux7583 Рік тому

      Waan kula qaba waayo dadku meesha aan laga aqoon bay waxay doonaan ka samaynkaraan

    • @miss.nada2053
      @miss.nada2053 Рік тому

      Waba Alxmdulilah inader hadanay gobolkaygi sheegan burco waxan aad modo inay rag la.aan hayso 😂😂

    • @user-br9by4dx3h
      @user-br9by4dx3h Рік тому

      @@miss.nada2053 yaa yaahu Waa iska Xarabe Ma dhabaa

  • @ayaanindho
    @ayaanindho Рік тому

    😊😊

  • @ayanessa1004
    @ayanessa1004 Рік тому +4

    Xushmad xumada haplihii ayaa raqiis noqday maxaa ka foolxun haplo nin ka codsanaya idooro😮ceeeeeeeeeeeeeeep wllhi

  • @kafiyamowleid9656
    @kafiyamowleid9656 Рік тому +1

    Indho point muhiima ku dooraty gabadha 😊

  • @hamthaahamthmahamtth2273
    @hamthaahamthmahamtth2273 Рік тому +2

    Nimco way pa’adey iydu 😂😂😂