Dumarku raganimo ma qiimeeyaan miYaa indho wuxuu haYaa quruxda dumarku raadiYaan Lakin ninkaa Ka horeeYaY ee heesta. Ima garab joogto qaadayy raganimo da ragu ku faanaan ka muuqata
War funaanada madow qaba Axmed miyaa la dhahaa Axsan cod buu qaatay masha alah Guuleystuhu Filimada Fanproj-ta buu badsaday shaw cajiib gabadha laftirkeedu ma sahlana dhabka codka gadaal bay ka macaanaysay dhanka fanka tallow ma fanaanad baa mise laftirkeedu waa dadka aan jeclayn camerada in lasoo hor istaago😂
Alle qacmaha hakuu barakeeyo hadaad chenellkeyga 😢😢
Kan mar walba waaladoortaa gabigiisuba waa romantic socda weete❤😂
Wow wax kle❤inanka dharka madow codkiisa qatar wye m.a❤
Azad faqadid yar ueg aya fadhiyo goobta hada Ila aragtey Like ❤
Waa ba isagii be wllo
wan ujeda
legend indho jeceyl wan ku wata wllhi💯
Haaye zxp dhambaalOw gabdh si fiican u hadli kartO oon kibir ku jirin mesha so gali
Meeel indho jacayl meel uu maraaayo Cid kle Maa Lagu doorsan karaa🎉
Adi naagti wx dookhaneysay maa thy 😂😭 faarx naag maad isku bashy
My ❤ maxadi jacelka jooga miyah qofkalr la arkayaabah❤
@@xamdiabdirashitt 😂
indho keep going brother of mine hanbalyo dumarku sidoo-daba waxay jecel yihiin nin edebta iyo ixtiraamka leh
Jah anigu wiilka wariyaha ah ayaan ku haystaa wlhi quruxlow ❤❤❤
Iga hadh wllo inanka mize minyaro noqoni😅
@@zuhurzicid2560ana le 😂❤😭😂🙏 idaya
@@zuhurzicid2560 RUNTAA😂
Kuwa yaga an barnamishk jogin e live u arkeyn o Dawada kaliyah Na deeqay bal kwrn miduu hortaganyhy Indho ❣️☺️☺️☺️☺️☺️☺️☺️☺️
❤
When the poverty come in the door
the love is jumped the window😂😂😂😂
Sure🤣
But sometimes
Waa kaa sasabi lahaa😁😁😂
😂😂😂❤
Walhy indho m.a wa wxjacyl ka wxkayaqan ojacyl lagudhaly sidaydokale legend❤
Waaaw ninkaa qaaday gabgabo colaad ❤wllhi cod ku dhan mansha allah❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
Waarnio tan shawbadana 😂😂Reer muqdisho waynaga Barajaynaysa Hore usoco wll
Masha allah wllky maxamed indho jcyl meelu nin ciise muuse marayo cayaynku maso istagan🥰
Wow Masha Allah legend nin rageed romantic iyo ixtiraam leh
Waw Masha allah quruxow waxad noqotay abihi jecelka hambalyo hambalyo
inankan labiska madawga wata zxb fanka kubahan wlhi benmahane❤❤
Ahmed legend Mach Allah 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
YA SALAM YA SALAM Gabdha Codkeeda 😭😰❤
Waar indho nio garasho lagu doortayy waata kale ee nio wlhy ninkaas heesta gabo gabo qaadayy ayaa guulaystayy😂😂
Anigu wiilka daadihinw barmabijka ayaan ku haystaa he's very very very handsome maShaAllah!!😢❤❤
Maan kaaga soo dhameeya lanprkiisa anaa hayeee
@@MohamettHasan uga soo dhamee😂😂😂
ANU ADANKA HELAY🎉
LAFTARKAAGAN KAHELA❤
Indhooy bal feedho wll 😂 legend baa tahay mar hadaad hablaha u damqto 😢
Tani waa doqon caadiya hadalna maba taqano is xayaysiin beena ayay mesha ku haysa wll reer dhambal hore usocda
Jah codka wiiLka dharka madow xiraN ❤🥵
Naagtan yar waba izka dhex arklay ilahay amarkiiii😒😒😒😅
😂😂😂😂
Indho jacylkii oo qof ah😍 waxanoo romantic ah ma meelbu la dhigtaa tolow😂
INAGUNA JACEYLKA WAYNAGII ISKU GUURSANEY❤
Wow OMG waban ka helee anigana igaso gaybgaliya barmajikiina dhanbaal
Indho jeceyl the legend❤
The one only Legend Indho jaceyl 👊🔥
Ouah oh d'accord merci j'ai mangé jalacingo wohoo galerie doivent déjà lundi galerie merci des fesses
Indho libaax ila dhashay
Nolow ❤❤❤
❤jah wilka jaceylka xambaarsan .......😊❤
Indho caadi ma ahan walahi funny waye❤❤
sxp boorama noogu qabo waa barnaamij aan xiiseyo waan kaqayb gali lahayn falher of love ayaan ahay
Xiiz wxa la dhaha Nin biy000le xafdahyga
inanta qosolkeda ka helay wll ila so xariir from canada🇨🇦
Hee weykanE😂
Ilaahoww yaa og coodanle ayuu joogaa misuu leeyahayy from canada waar nio from burco ee anagayy nala soo xidhiidhayy😂😂
@@sidiiqcali3192😂😂 kada sidiqow
NAjma Nashad So Qaboh❤
barnaamijka waan sugayay inta la bilaabayo oo waxan is laha ka muqdisho wuuka mcnanaya lkn zhp meesha dad kuma haysid
Waa warey indho waa romantc brother waan ku wata ❤
Adba romantic ahay
legend codka waa la yaabay 👏👏👏👏👏👏👏
Wilkygii Apaliil halkan ka salamaya🎉😂❤
Wiilka maryaha nadow ayaan qadan lahaa❤
Runti yarkas wuu u qlmay daganaan Aya ka muqatay
Same Wllhi legend weye
😂
Wr wxyare 2002 dhalatay md naga daysan wapa showaysteee 😅😅
😂😂😂😂 raganimada intaad sokoraysay maxu ku siin wayeey 😂😂😂 wlhi xarago way iga qoslisay
Dumarku raganimo ma qiimeeyaan miYaa indho wuxuu haYaa quruxda dumarku raadiYaan Lakin ninkaa Ka horeeYaY ee heesta. Ima garab joogto qaadayy raganimo da ragu ku faanaan ka muuqata
Waxay masayrku
Indho ka reeba doorka dambe ninkan hindiga ayuu badsaday😢😂😂😂
Indho JaceyL uu naga walanaYaa ❤🥺
Mohamett indho jacayl is not easy 😂😂😂😂😂👏
Indho jcyL waa jcyLkiiyoo Qof ❤
Amazing 😮❤
Inta boqor toffix barnamijka usoo gashay like ha saarto inkastu naagu madhxay
Wllhay wiilka 3aad aniguuba ijjitay hade wagabar waxa tlefonka haysta
Wow dhambal digital qofkii uhoreey ayan ahay
Indho jecel wlh funy romantic socta geep goinp broo legent ❣️❣️❣️❣️❣️
madasha halanagu casuumo anagna hadan nahay dhalinta ree borama😂😂😂
Waw zxp❤❤❤❤❤
𝗝𝗶𝗺𝗰𝗮𝗮𝗟𝗲 𝗦𝗼𝗼𝗿𝗮𝗻 𝗶𝘀 𝗻𝗼𝘁 𝗲𝗮𝘀𝗬😂
Axmed gaacuuro the best voice❤
Dembel Degital Kep up
Indho jecel waa legend ❤💖
Maasha Allah❤
Indho jacayl sxb waxaan filayaa inaad habalo badan ka dhanaansatay garac baad ka tahay xaga dumarka
Indho waku wataa taliye shabiyaay caadi ah aathy taliye hore usoco
Mashallh tabarkalh ale indho🎉
Masha allah 💋♥️♥️
Indho jeceyl hambalyo walal wankuwata❤
Reer waqooyi shukaansi Ma yaqanan waa sidan okle
❤❤❤❤❤
Plz hda rer Mogadishu nahay erayada qar ma fahmeyne hala jilciyo😂😂
Hhhh waa qodob loo baahanyey😂 waayo qeyb baad ka tihiin Barnaamijka😅
@@madarpaazhe4734 aad io aad nio anaga warka ha nalo jilciyo 😁😁😁indho fara galis marabne😁👋
Is me aniga ima khusayso kulaha Inanta maan farta la galin markay yarayd mise duruufaha ayaan u saamixin never mine
Indho legend 🙌 👏
Maxamed wa inlagaabartaa erayada jecelka
War funaanada madow qaba Axmed miyaa la dhahaa Axsan cod buu qaatay masha alah
Guuleystuhu Filimada Fanproj-ta buu badsaday shaw cajiib gabadha laftirkeedu ma sahlana dhabka codka gadaal bay ka macaanaysay dhanka fanka tallow ma fanaanad baa mise laftirkeedu waa dadka aan jeclayn camerada in lasoo hor istaago😂
Wa fanaanad wa xiis xarago hhhhh
@@halimoab1221 😂
The Legend Indho 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Dadkan miyaanu Waalid dhalin waayo w ay khajili lahaayeen
Gabadha cod macanaa m.a❤
Waaa dadkii jacylka indho jacyl magcas waa loo qariyaaa ooof caleeg
Indho jacayl is not ezey❤
❤❤❤❤❤❤❤❤
War waxay waxan bilaamacnigaad isku balamisey gabadh caana soo qabo iyo madar iyo mawliid iyo hud hud pls 😭🙏😭🙏😭🙏😭
Indho jacayl legendary waye
M.a❤
Ninka aad ayaan uraaageera keep going❤
Barnamijkan mid hirgala manoqo naayo pro walaga fcn yahay runtii kan ka kawacan yahye hundar kaso dawo 😂😂😂😂
Inta TikTok ku sooo aragtay like♥️
Indho jacayl waan ku wataa
indHo ciDBa DiiDa MaYso😂❤
WAGARAC SHAXDA NAGAHA FAHMAY OO AFSOMALI HAYA😂
Indho jecel isn't Easy😅💔
Jimcale sooran captain⚽️🔥
Wiilka marada madoow fani waye wlhi
ᴊᴀʜ ᴡʟʜɪ ᴡɪɪʟᴋᴀ ᴡɴ ᴋᴀ ʜᴇʟʏ ɪɴᴅʜᴏ ᴊᴄʏʟ 😟❤
SAWNIGA ODAYGAGA AH😂
Reer burco hadanu nahay waxa naga soo baxay indho jacayl oo romantica salan sare sharukhanka burco
Rer burco masaga ah ba 😂
Waa reer berbera
Waxa maalinba maalinta ka dambeysa
Si burburaya qiyamkii , sharaftii , dadnimadii , iyo damiirkii umada ,
Habluhu ha xishodeen kolay kuwan rag isku sheega ah ee meesha joogana ma dhamaane ,
Sidani waa foolxumo aynaan ab iyo isirtoona u lahayn !!
wllo hadan doqeyga donan laha aniga masraxa waba iga kici laheyden😂
Yaa ku yidhi wax barasha alaga waynadaa xaragoy
wiilka gadhka leh is my type😂😂😂😂😂
QALPIGA IJABAY EEH GADHNA MALIHI MAYQADAN KARTA 😂
Best video aa dawado wlhi
NAJMA NASHAAD SOO QABBO 🎉🎉🎉❤😊
Naagtan naga badala isla wayni ba ku jirteee