ABDULLAHI KASHKA VS 4 GABDHOOD || KALA BAX DOOQADA || SIDEMEN.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 лют 2023
  • #YAHYE_HUNTER
    Waa kan channel kayga: / @dayahpro
    Waxaad igalaso xariiri karta:
    Instagram: Hunterda_official
    Snapchat: Yayavic1
    Facebook: Yahye mumin wardere
    TikTok: Yahye.hunter
    Last subscribers:530,844
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 575

  • @Abdi__rahmaan
    @Abdi__rahmaan Рік тому +93

    Aan Ku Salino Nabi Mohamed scw ❤️🙏

  • @xamdaxilkas2163
    @xamdaxilkas2163 Рік тому +65

    Wlhi kashka wanba iska jeclahay 💖 qosol ayu raxada iga qaday😂😂😂

  • @ashasangbe9449
    @ashasangbe9449 Рік тому +26

    Kashka anaa qosolkaa kuugu jecelagay Walaahi so happy aatahay marwalba caafimad kuheleey qosolka keep going bra

  • @ifrahxaji6158
    @ifrahxaji6158 Рік тому +96

    Inta vidio goosgos tiktok kasoaraktey oo inta imatey farta taag😅

  • @Asadhagio27199
    @Asadhagio27199 Рік тому +159

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad 🥰❤️صلي الله عليه وسلم

  • @houssammohamedali
    @houssammohamedali Рік тому +45

    Kashka legend wye Ninkan Dartiis baa meshan u Nimaanay 🐐🦁

  • @nishapep1517
    @nishapep1517 Рік тому +84

    Ninba hadu tahaa hay 💸💰waa ninkeyga wlhi waa funny nasriin Keep going sister wn Kugu racsanahy

    • @zuheybalimohamed5856
      @zuheybalimohamed5856 Рік тому +1

      Micnaha nin walba tan 💷 waa laga daadsan kraa ma ledahy

    • @Nadiaa_07.
      @Nadiaa_07. Рік тому +2

      ​@@zuheybalimohamed5856 Waa kii haayo uun kuwa aa heesan maba la rabo

  • @farhaanosman2570
    @farhaanosman2570 Рік тому +23

    Kashka asaaba funny 😆 eh Maxaa ika galay kulahaa 😂😂😂

  • @ubahjelle6117
    @ubahjelle6117 Рік тому +27

    Part two please 😂😂😂 kashka umadena maahn

  • @mohamedabdi4520
    @mohamedabdi4520 Рік тому +8

    Ani waxan dooran lahaa xafsa xilkaas ✅😍waxana kudoranlahaa bashaashnimadeeda

  • @tamlaabdi6451
    @tamlaabdi6451 Рік тому +38

    Keep going my Brother Yahye 🙏💪💯

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +7

    Kusaliya xabiibkeena muxamed scw
    Keepgoingpor

  • @faysasiciid1513
    @faysasiciid1513 Рік тому +11

    Mashllah keep going My Brothers Alle Haydin Xafido 🥰♥️🌹

  • @LeyloAbdullahi-yo9qt
    @LeyloAbdullahi-yo9qt Рік тому +3

    Intii marky arakan ku farxda kashka iyo hunter gacnta hatagta☝️☝️😅😅😚

  • @haredsalah9988
    @haredsalah9988 Рік тому +22

    Kashka made my night wlhi , thank you man sas uma qoslin waligey 🤣🤣

  • @dhamaysdumar7147
    @dhamaysdumar7147 Рік тому +21

    happy markay ku fiirisay bay is tiri kan mustaqbal dheer malahan kashka waa fanny socda😂😂😂😂

  • @preciousheart4237
    @preciousheart4237 Рік тому +33

    Gabadhu waxay tiri yaa no sheega ninku wuu qiiroodaye 😢😂😂😂😂

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 Рік тому +16

    kashka wey igu baxdaa wlhi waa funny😂❤

  • @HamzaOnline10
    @HamzaOnline10 Рік тому +53

    2:32 Qosolkaan Qosol waa Dhaafay Kashka 😂😂😂

  • @msssnake7
    @msssnake7 Рік тому +114

    Ninba hadu taa 💵 hayo wa ninkega😭🤚🏽

    • @bashiiryare13
      @bashiiryare13 Рік тому +13

      Hdn 💵hyo ngba uma baahni iyda nag ii ah 😂😂😂

    • @msssnake7
      @msssnake7 Рік тому +3

      @@bashiiryare13marka hore taas hel

    • @ikraanmacalin8317
      @ikraanmacalin8317 Рік тому +3

      Taa haayo hadda len fahmay 😂

    • @Avacado.A
      @Avacado.A Рік тому

      Naagba haday bikro tahay waa naagteyda 🫡

    • @AarkaBihidareys
      @AarkaBihidareys Рік тому +1

      🤣🤣🤣🤣

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +49

    Two legends yahye Hunter and Abdullahi kashka another's levels choice,s 💯☝️😅😄😀♥️💯

  • @libinabdi6555
    @libinabdi6555 Рік тому +51

    Shimbirta she’s beautiful she’s young and she’s talent❤❤❤❤😊

    • @SUHAYBJOKEF2021pk
      @SUHAYBJOKEF2021pk Рік тому

      Haa wllhy qurux aduun🤩🤩🤩
      Adi ma hinaastay waa cadi wlshy

  • @karamacadde4
    @karamacadde4 Рік тому

    Legend yahye keep going my brother kashka niin weyn

  • @farhiadirie2498
    @farhiadirie2498 Рік тому +5

    Maxa nooga kharisay waxay iskugu jawaaben caawa dhan bn daawanayy lke saara maaye 😂😂😂😊

  • @itsayaan-5
    @itsayaan-5 Рік тому +8

    Abdulahi kashka nin aan tageero 😂😂

  • @cimaamadasabca261
    @cimaamadasabca261 Рік тому +6

    Kashka qalpiga allaha kuu qaboojiyo mel klaa lagaa hestaa qosol ha isku boojeynin

  • @amadeeyow387
    @amadeeyow387 Рік тому +3

    Yaxyoow xabada Rer waqoyiga anaa kahelay oo lacag iyo hanti leh igusoo xiriidhi

  • @ahmedmuhamuudraage1372
    @ahmedmuhamuudraage1372 Рік тому +4

    Keep going shp

  • @saamiycaabiyuusuf2953
    @saamiycaabiyuusuf2953 Рік тому

    Keep going my brother hayhe

  • @Fiyaa114
    @Fiyaa114 Рік тому +31

    Kashka wlhi bilaa xushmad baad tahy hadalada qaar ka fiirsho

  • @hafsofarah4278
    @hafsofarah4278 Рік тому

    Powe no so badi abdalle qosolkiyo qof weye walhia alle ha idin barakeyo 😍😍

  • @mohamedhousseinfatouma7848
    @mohamedhousseinfatouma7848 Рік тому

    Keep going my brother

  • @mariamabdy4219
    @mariamabdy4219 Рік тому +6

    Kasha wlh waaa funny 🤣🤣🤣🤣 waa filayey nasriina inuu doorayo yes

  • @Koyama548
    @Koyama548 Рік тому +1

    Keep going legend sln sare pro 😂😂😂😂😂😂😂😂😂✌🏿

  • @raxojimcaliraxojimcali1762
    @raxojimcaliraxojimcali1762 Рік тому +17

    Ritash sey usocoty qosol qosol ahaa🤣😂😂

  • @bilkhayrbilan3447
    @bilkhayrbilan3447 Рік тому +8

    🤣🤣🤣kashka dhib badanidaa Aniga kulay waan ku wataa 🙏

  • @anisonaxar5397
    @anisonaxar5397 Рік тому +6

    Wlh wu iga qosliyey kasha funny waye😂😂😂😂

  • @mariamabdiqadir3072
    @mariamabdiqadir3072 Рік тому +16

    Amazing wlhy shimbarta❤

  • @Lakum100
    @Lakum100 Рік тому

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammad 🤍صلي الله عليه وسلم

  • @iqrocalicabdicalicabdi2910
    @iqrocalicabdicalicabdi2910 Рік тому +5

    Kashka waa wiil funny ah wlhi lkn ritaash abuurka alle iny wax ka shegto ma ahen wa is cebeysay

  • @fahmoabdille2541
    @fahmoabdille2541 Рік тому

    keep going Wll 😘👍

  • @dheymannuura7240
    @dheymannuura7240 Рік тому +5

    naaa soco kuye 🤣🤣🤣🤣
    mida kale gabadha u dameysa markey hadlayaan maxa u jarteen maxeey sheegtay wax daranta 🤣🤣

  • @dhoobeyeahmed3963
    @dhoobeyeahmed3963 Рік тому +1

    Part 2 please 🙏 lkn si dhabta

  • @AbdallaMohamedAhmed
    @AbdallaMohamedAhmed Рік тому

    Legend kashaka iyo Yahya hunter ❤

  • @abdirahmanmohamed3964
    @abdirahmanmohamed3964 Рік тому +3

    Hhh big Legends are back

  • @mohamedmuminali4563
    @mohamedmuminali4563 Рік тому +2

    Legends shaaf iyo karaamo 🙏 💯

  • @HusseinAbdinuurAli
    @HusseinAbdinuurAli Рік тому

    Asc jumaca Mubarak m.a

  • @zamzamqueenzamia4019
    @zamzamqueenzamia4019 Рік тому +3

    Keep going my brothers and my sisters 💪 ❤ p2 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @girlsofsocialworktoday6929
    @girlsofsocialworktoday6929 Рік тому +4

    Inu shimbirta dhahayo waa garaneyey Bila edeb af xumada iska daa habalaha yaaney ka nixine waryaa Baaster kkkk

  • @hafsasaed3561
    @hafsasaed3561 Рік тому +1

    yahye hore usoco aboowe wanku taageeraa

  • @fathifarajet2705
    @fathifarajet2705 Рік тому +4

    KasHKa wlHi U are So funnY😂😂😂😭🖐

  • @user-dq8ne2yf8k
    @user-dq8ne2yf8k Рік тому +1

    Wow xilkas bravo ❤❤

  • @salaadmohamed2506
    @salaadmohamed2506 Рік тому +2

    Kashaka umadena ma ahan Adi maxaa U shaqesan ladahy kulahaa 😂😂😂😂😂😂

  • @najiipalpha-po8du
    @najiipalpha-po8du Рік тому +6

    Xilkas gabadh la dhaafo maaha 😊

  • @honzakioffical127
    @honzakioffical127 Рік тому +1

    Legend waa barnamij xisa leh inosobadii

  • @mohamedhousseinfatouma7848
    @mohamedhousseinfatouma7848 Рік тому

    Part two please

  • @jelanisheikhabdi5491
    @jelanisheikhabdi5491 Рік тому +3

    Kashka legendary Waa Qoslay walahi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Muna_star
    @Muna_star Рік тому +7

    Qoslka ayaa iga dhamaaday😂😂😂

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Рік тому +7

    Kashka meelu jooga qosol kama maqno😂😂😂😂

  • @hoodocisman6947
    @hoodocisman6947 Рік тому +5

    Kashka qozalkiiza wuu iga gadan yhy wlhi😂😀😂

  • @Abdishakour_Tube
    @Abdishakour_Tube Рік тому +7

    Kashka umadeena maaha wllahi 😂😂😂😂😂😂

  • @abdihakimismail8056
    @abdihakimismail8056 Рік тому

    Yahyow Hafsa igu soo xariiri ana abaal bdn aan ku haaye

  • @queenbarwaqish4602
    @queenbarwaqish4602 Рік тому

    Ala qosol igamaharin 🤣🤣🤣kashka adi masanogaloya yaa wllhi waniwata yahye iyo kashka🥰🥰🥰

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 Рік тому +9

    .
    ‏‎﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱.
    ‏.

  • @abdirahmansulubsheikh5932
    @abdirahmansulubsheikh5932 Рік тому +1

    Axb parte 2 ayaan rabnaa

  • @izcolyrics2299
    @izcolyrics2299 Рік тому

    Bih challenge yahye haunter🤞

  • @mohairmohamed
    @mohairmohamed Рік тому +2

    Walalka weyn wan ku salamey wan kuwata yaxye

  • @abshiromaxamed4743
    @abshiromaxamed4743 Рік тому +2

    Kashka waxa ku jeclhy naaa soco😅😂

  • @asmacabdulqaadir
    @asmacabdulqaadir Рік тому +4

    First one

  • @bushaaromaxamed2611
    @bushaaromaxamed2611 Рік тому +2

    Wr gabadhan reer hargaysa ninka maxay ku tidhi oo nalaga qariyay

  • @xasanilyaasmaxamudkaai4890
    @xasanilyaasmaxamudkaai4890 Рік тому

    Waa idin taagera wllhey🤵🤵🤝

  • @shamsocrishidshamsoqurux3660

    Part 2 pls

  • @saidaliadan1991
    @saidaliadan1991 Рік тому +2

    Sxb video kan wxa habooneyd in aad soo kaxayzo qof serious ah mise kalmado jaceyl ah mise murti ah kula hadlo gabdhahaaa asagoo jilaayo lkiin ninkan wixii dhan qosol ayu ugu baxay

  • @nesma5648
    @nesma5648 Рік тому +3

    Barnaamijka waa funny balse aniga ma jeclaysanin qaabka Kashka uu ugu qoslaayo gabdhaha waxa ka muuqata xoogaa qiima dhicis ah

  • @munahassan7406
    @munahassan7406 Рік тому +2

    Yaxye gabadhi udanbaysay waxay kutiri kashka iyo wuxu ugu jwby ayan rabna

  • @zaynababdi9873
    @zaynababdi9873 Рік тому +3

    Abdullhi barnaamijyo badan kasoo samee please wll 😊

  • @unknownchick31
    @unknownchick31 Рік тому +1

    Hadaan nin ahaan lahaa Shinbirtaan dooran lahaa Nataasha qeebta qaraarka iga dheh😂😂😂

  • @mohamedsawahili4795
    @mohamedsawahili4795 Рік тому +5

    Reer hargeisa meeley joogaanba hankoodu waa cajiib ! Doodahana lagama helo . Viva Somaliland❤

  • @abdramanmahamud6355
    @abdramanmahamud6355 Рік тому

    Party 2 ku soo dar wll

  • @faizadarmad7647
    @faizadarmad7647 Рік тому +3

    Pls sumayo. Qurux Iyo siham Tahlil ifrah modal iyo sihaamita bana iyo ahmed luqman gabadha wax la Jisho so qabo

  • @caaliyabuwe
    @caaliyabuwe Рік тому +3

    Caawa qosolka wuu iga dhamaaday challenge gan tik aan saaray part two lasoo dhaqso

  • @maxamedaadinxaajimaxamedaa5688

    Yhaye sooo badi sxp barnaamijkaan

  • @asmaabdulahi7414
    @asmaabdulahi7414 Рік тому +2

    Wad suallo folxuntahay kashkaw lkn wankutageraa😂😂😂

  • @sayidyare8808
    @sayidyare8808 Рік тому +3

    Qof wanagsan inaan Ahay kuLahaa 🤣🤣

  • @naanicj8012
    @naanicj8012 Рік тому

    Naa soco😭😂🙆🏽‍♂️

  • @xamdajibril-dg5qc
    @xamdajibril-dg5qc Рік тому +1

    War qoftaas shelada huruuda ah xidhan mxy tiri yaa iishega kashka tash baa qabsadeee😂😂😂😂😂😂😂

  • @libaancali8549
    @libaancali8549 Рік тому +6

    Legend kashka boy kulaha naasuco hhhhhhh🤣🤣🤣

  • @King_Hazaazi
    @King_Hazaazi Рік тому +1

    Legend

  • @niciimamaxamud6198
    @niciimamaxamud6198 Рік тому +3

    shimbirta wa naag isku kalson m.a ani wan wata qoftas😊

  • @garadyusuf5203
    @garadyusuf5203 Рік тому

    Keynan official soo qabo yahye bro

  • @hodaabdi5496
    @hodaabdi5496 Рік тому +6

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣walahi kashka wu iga qosliyay sa I'd wanad kuracsanahay gabadhu dortay

  • @abdikariimabdi3574
    @abdikariimabdi3574 Рік тому

    Congratulations kashka

  • @cabdi2545
    @cabdi2545 Рік тому

    Barnaamijkan waa macn yahay sxb

  • @haazikmoha9232
    @haazikmoha9232 Рік тому +1

    7:36 naa soco 😂😂😂

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 Рік тому +1

    suaalaha aad gabdhaha weydiinaysaa waa inay ixtiraam lahaadaan dhaqankan illaaliya

  • @mohamoudaarshe6813
    @mohamoudaarshe6813 Рік тому

    Naaa soco kulahaa

  • @maaidoxasan9416
    @maaidoxasan9416 Рік тому +5

    Alla manooli😂😂😂

  • @daauudmohamed5963
    @daauudmohamed5963 Рік тому

    Kashka legend waye dartiis meshan u imaanay

  • @basrahasan4482
    @basrahasan4482 Рік тому +6

    😂😂😂😂 war gabadha afaraad mexee tidhina oo nooga qariseen😅😅😅

  • @naciimomuxudiin3460
    @naciimomuxudiin3460 Рік тому +6

    Samidey naciimo funny waye😂😂