DEGDEG SACAD IYO LEELKASE DAGAAL CULUS DHEXMARAY,GAADIID DAGAAL LAKALA QABSADAY,XOGTA MAXAABIIS....

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 чер 2024
  • DEGDEG SACAD IYO LEELKASE DAGAAL CULUS DHEXMARAY,GAADIID DAGAAL LAKALA QABSADAY,XOGTA MAXAABIIS....

КОМЕНТАРІ • 86

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 4 дні тому +9

    QABIILADA IN QOORTA LA ISKU GELIYO WAXAA KA DANBEEYA XASAN MUNAAFUQ DAL XARAASHE.

  • @lulm6983
    @lulm6983 4 дні тому +6

    Somalidu maxay isugu mushquuleen. Allaha kala qaboojiyo. Mahadsanid Darwiish TV si fiican ayaad u dhigteen❤❤❤

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 4 дні тому +14

    Subxaanalaha
    Ilaahow umadaan kala qabooji
    Xassan maalinkii uu wadanka madaxweyne ka noqday ayaa dagaalo sokeeye meel walba ka bilaamay

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 4 дні тому +5

    HSM wadaanka Allah ha ka qaabto Bi’Idnillah ☝️

  • @fitimamohamadnor
    @fitimamohamadnor 4 дні тому +5

    Ilaahaw kala qabooji wa dad is dhalay rabigayow kala qaboji mel kasta somaliya dgal ka socdo ilhaw burcad isku mari yaa rabi

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 4 дні тому +7

    Isdaaya isdaaya isdaaya isdaaya walaalayaal

  • @user-mc4jz8sd4k
    @user-mc4jz8sd4k 4 дні тому +2

    اللهم اصلح د ات بيننا

  • @warsanxidig9749
    @warsanxidig9749 4 дні тому +4

    XASANOW ALE KU QABEY UMADI DAB BAAD KA DHAXSHITEY. DHALINYARADEENI DHAMADE, ODEY MUNAFAQ BAA XAABO KA DHIGTRY. DHALINYAROY KACA GACMAHA ISQABSADA ODAYAASHEN KA BADBAADIYA DALKA. DHULKU WEYNAKU FILAN YAHAYE DHIIGA JOOJA.

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 4 дні тому +2

    Illahay hakala qabojiyo
    Subxanallah ya arxamu raaximiin

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 4 дні тому +1

    WAA AYAAN-DARO INAAN DHIIGEENA MACNO LA'AAN U DAADINO OO ISKU FARAXNO.WAXA IS DILAYA DHAMAANTOOD WAA EHEL IYO XIDID IYO QARAABO WELIBA DHIIGOODU XAARAAM YAHAY INAY DAADIYAAN.

  • @makoarreyeh6369
    @makoarreyeh6369 2 години тому +1

    Masha alaah

    • @XakiimoCali-so7ve
      @XakiimoCali-so7ve 31 хвилина тому +1

      Scwscwscw I scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw

  • @Beru700
    @Beru700 19 годин тому

    Heerka somalidu joogto 2024 ...
    20 million ee somalidu uma qalman in ay nooladan .. ileen ceeb looma dhinto

  • @Umo580
    @Umo580 4 дні тому +1

    SUBXAANLAA SOOMALIYA AYADAA ISUXOGWEN CADOWGA MAOGA IN KUFRXAO 😭😭😭😭😭😭😭🙏🙏🙏☝️☝️☝️🤲🤲🤲

  • @Hurusocod
    @Hurusocod 4 дні тому +2

    Subxaanalaah, wax kala qabta malawaayay

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 4 дні тому +4

    Hala kala Qabto Dhalinyaradan Dagaal Itoobiya ayaan u Diyaadgaroobeynaa ha is leynina...........

    • @SalimsalahSalim-en8qr
      @SalimsalahSalim-en8qr 4 дні тому

      Yaa itobiya ladagaalamaaya kiidalka xukumaayey ayaaba ciidanki laayay iyo qabaailadina luqunta isugaliyaye

  • @user-mc4jz8sd4k
    @user-mc4jz8sd4k 4 дні тому +4

    Laxawla walaa quwa

  • @ahmedmohamedsalaad3464
    @ahmedmohamedsalaad3464 4 дні тому

    Somalia intay isdishy walalo sheegtan war dadkan wa qomiyado

  • @isninoabshir4437
    @isninoabshir4437 День тому

    ❤❤❤❤❤hooyo guulayso❤❤🎉

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 4 дні тому

    Supxanalha somali inkaar qaabil baahaaysto now we in 2024

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 4 дні тому +3

    Colaadaa waa in buntiland iyo gal mudug waa inay ka hawlgalaan. Dadka walaalaha ah

  • @seed3966
    @seed3966 4 дні тому +1

    Asc allaah ha sahlo 😮😮😮

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 4 дні тому +3

    Hassan dhiqo iyo dagalada qabaliga ah siyasada moryan hassan dhiig dhagar iskudirka belaa walala ah allah hakagabto umaada somalie

    • @zuhurzeyn2376
      @zuhurzeyn2376 4 дні тому

      Haadha naa 50 kun Askariga ayu wuu waada KG seey u qaabsadan Laftaa Gareen . Odeygan HSM duul usaan le heen ayu cidaanka ku qabsanaya. Waa mafiya is aruur saadey.

  • @A1OBIL
    @A1OBIL 4 дні тому +1

    Guul iyo guba nimo ❤❤❤❤❤❤ saaxib ilahay haku xafdiyo adeer mcn

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f 4 дні тому

    Ceeb dhiiga raga hala kala badbaadiyo ceeb wayin Xasbunallah Xasbunallah 😳😱😱😭😭😭😭💀💀💀💀🇸🇴😡😡🛑🛑❌❌🛑❌🩸☝️🇸🇴

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 4 дні тому

    Subxaanllah dadka soomaalida may ka baqaan naarta eebe oo aan laga soo laabankarin

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 4 дні тому +2

    XASAN GURGUURTE DAL KA DANBEEYA MA RABO.
    DAWARSI IYO MAAL URURSI IYO INTAA SAFAR UGU AADAYAA😡.

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 4 дні тому

    Ilaahoow sharkooda ku celi 34 sano ayaa laga harsan waayey yaa rabbi sharkooda ku celi wixii bur bur bililiqo foolxumo u geystey somaali deg deg uga fariisi dad diin dal yaa rabbi sharkooda ku celi

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 4 дні тому

    Laykase waa la wasaya Guul sacad siciid ❤ from isaaq 💚🤍❤️

    • @abdisharif8315
      @abdisharif8315 4 дні тому +1

      ADIGU WAAD CIISHAYSAN TAHAY WAADNA XANUUNSAN TAHAY ABAARSO-LAND KELIYA FUTADAADA IYO KHANIISNIMADA ALLAAH UGA TOOBAD KEEN.WAXBAA BAALAHAYGA YAACAY.DHULBAHANTE 400 MAXBUUS BUU KAA HAYAA EE SHUT UP.BULLSHIT.

  • @superfun1819
    @superfun1819 4 дні тому

    Subhanalaah 😭

  • @user-lt9lo9bw8o
    @user-lt9lo9bw8o День тому

    Inaa lilaahi waa inaa lilaahi raajacuun aad baan uga xumahay maanta oo ay taarikhdu tahay 2024 in aan wali is ku laynayno wax aan inuu cuntamin ruuntii waa nasiibdaro in shisheeye nakala adeegsado waxaan leeyahay wardadoow illahay aan ka cabsano wiilkeeno inta uu nool yahay ayuu ina anfacayaa base hadii uu dhinto is na cadaab buu galayaa inana waa inuu wiil la aan.

  • @LibanAden-dm7ur
    @LibanAden-dm7ur 3 дні тому

    Anigu ah dhalinyarada leelkase ee toronto deg deg hala istijaayo dagaalka beesha sacad saciid. Sacad iyo leelkase waa dad deris ah oo wallalo ah.

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 4 дні тому +1

    Fargaajo soo kii colaad kawaday Gedo iyo jubbooyiinka

  • @mahadhassan9757
    @mahadhassan9757 4 дні тому +2

    Ilahay ha kala qabojiyo walal dagalaya

  • @Hurusocod
    @Hurusocod 4 дні тому +1

    Run ahaantii waa niman Ogaadeen ah, waxaase fogeeyay, dhaqan xummada Majeerteen, ogaadeena awalba nin noolna waxba umahayn, nin dhintayna warkiisa daaya.
    Waxaa xaqiiq ah, labadaas reer inay isku dhiig yihiin, waa ilmo Daarood,balse eedo waxaa qaadanaaya maamulka Puntaland iyo isimada Majeerteen, hawshaa inay galaan ayay ahayd.

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 4 дні тому

    Werye ha hataageerin qabiil ee u ducey in illahay kala qabto

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 4 дні тому

    Alookala qabooji
    Waalakalageenayaa oo waala iskudirayaa
    INTAAY ISKUMAQANYAHAY WAALAGU MAQANYAHIIN
    AMAANO ALAAH

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 4 дні тому +1

    Fargaajo mareeyxaan iyo dhulmahante buu hubka siini jiray si ogaadeen looga saaro soomaaliya.

    • @seed3966
      @seed3966 4 дні тому +1

      Beenaale aan ilaahay ka xishooneyn 😮😮😮

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 4 дні тому +1

    Subxaanalaah

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 4 дні тому +4

    Colaad aad u xun weeye. Waayo dadkii wada dhashay oo is dilaya waa ayaan daro. Mana aha dad kala tegaya

    • @sucdimuse1387
      @sucdimuse1387 4 дні тому

      Alaha kalaqlalboojiyo

    • @user-ex9qq4bs9i
      @user-ex9qq4bs9i 4 дні тому +1

      Haddii aay wada dhasheen maxaay isu dilayaan? Sida muuqato Habargidir dhul ballaarsi bay wadaa!

  • @Xk.music12
    @Xk.music12 4 дні тому

    Saleebaan iyo ceyrkii iyo sacad oo isla socdaa miyaa nadiifin waaye xaa jira

  • @silverloola726
    @silverloola726 4 дні тому

    Omar Mahamoodkii ma iska fiirsadaan marka la dilayo Leelkase iyo Mareexaan.

  • @XaawoCabdiweli-rb5oi
    @XaawoCabdiweli-rb5oi 4 дні тому

    Adbaan ugaxumahay dad soomaliya inasidas iskuxasuuqan illahay nabad hadhexdigo

  • @QaliSharif
    @QaliSharif 4 дні тому

    Alle naga qabojiyo dadkasi waa dad walalo ah cidkastama iska xiga waa in dadkas la dhex galo o dagaalkasi anu sii socon

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 4 дні тому +1

    Illaahay ha qaboojiyo dadka walaalaha ah waxna dagaal laga faa,iidi maayo. Waa ayaan daro dagaal qabiil.

  • @abdikarinisnail5240
    @abdikarinisnail5240 4 дні тому

    Yaa walaalo ah, munaafaq majeerteen ah, hawiye markuu kugu soo duulo daaroodow baad dhihi markii hawiye qolo daarood ah ku soo duulo dad walaalo ah ba isdagaalay baad dhihi.

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 4 дні тому

    Walee sacad .malahan balan leelkase ayagaa unageeynayay xasan shiikh naagta wasiirada ah ayaa kadanbeysa iyo raga jooga eesacadka ah ee xafiiska raysalwasaaraha

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 4 дні тому

    Waxay u Barteen bililiqo iyo xaaraan ay cunaan waxa noocaas ah ayaa la aaminey uf uf

  • @abdalakeynaan4294
    @abdalakeynaan4294 4 дні тому

    Asc waa qaldan tahay haa dhihi beesha sacad waa ku qaldan tahay beesha habar girid

  • @user-ut5wy9ex2s
    @user-ut5wy9ex2s 4 дні тому

    Dadkan halookoco meeye masuuliti iyo dowladii tiri shacabkan xukuna maxay uka gaabiyen dbibaatata taala meshan yaarabi

  • @islamcompletefavourfromall5701

    Waxaan nahay maanta dadki qaza garab istaaagi lahaaa
    Balse anagaaba yahuud isku aragno is xasuuqeeno nasib daranaaa markuu caqliga diin hageenin

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 4 дні тому

    Waa nasiib daro in maanta dadka Soomaaliyeed ay weli ku mash quulsan yihiin dagaal sokeeye

  • @AbdalleMoha-o9w
    @AbdalleMoha-o9w 2 дні тому

    Laba Fartaga firdhiye😂😂😂😂😂

  • @mahmoudmoussa3832
    @mahmoudmoussa3832 4 дні тому

    Maxa laiskûlayay ma geel ba laqaday walaki loxiryow adna soxiro

  • @zund4
    @zund4 4 дні тому

    midka leh Sacad aa cararay Ha weeydiyo Reer Elsalvador iyo Guatemala ya Somali Xoreeyay ahna Wadan Difaac utaagan markasta
    what a redicules claim
    HGphobia dad badan ay haysaaa

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 4 дні тому +1

    XASAN WAA NIN KU FASHILMAY XUKUNKIISII. MARKA U FIIRSADA. DAGAAL MARKUU ABAABULO DHOOF BUU U TIXAABAA😂

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 4 дні тому

    Mj ama daarood ayaa soo nooleeyey wixii liqey dal buuxa xaq ma ahayn in lagu noqdo meeshey bur bur iyo foolxumo u geysteen Khalad ayey ahayd in la aamino akh

  • @worksource3409
    @worksource3409 4 дні тому

    Ninkan cumar xafyad wa fuley

  • @Lasoco4327
    @Lasoco4327 4 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hassanaden3180
    @hassanaden3180 4 дні тому

    Guuuullaystsa

  • @aminaugaaso8884
    @aminaugaaso8884 4 дні тому +1

    Dumarki baa soomaaliya sasbaa udanbaysay

  • @user-if4vw5jr2s
    @user-if4vw5jr2s 4 дні тому +1

    ilaahoow kala qabooji

  • @MadaxeeyAhmedmohamed
    @MadaxeeyAhmedmohamed 4 дні тому +1

    Warintaad.iswalaashataan.gumaysiga.hala.aado.amxaaraa.dhulboobwada.ee.wixiidhiiglahoow.cadawga.haloomidoobo

  • @xasancabdi9004
    @xasancabdi9004 4 дні тому

    Maahan aano qabiil waa aano dhulqabsi ku dhisan

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 4 дні тому

    Dumarkaan dagaal huris badanaa balaayo idinkudhacday carab dheereedeyne

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 4 дні тому

    Weriye adiga aya ka shaqeya beelaha ka dhexsocda ee xaan kama shaqrryo qabiil isdilaya

  • @qalbiSOMALI
    @qalbiSOMALI 3 дні тому

    MEYDKIINNA ayaad ka cararteen
    Gaari God ku Dhacay ayaad ku Faanaysaan

  • @abobasement346
    @abobasement346 4 дні тому

    Somalih jahil waxaa dib u dhigay waa qabil

  • @Hasnktal
    @Hasnktal 4 дні тому

    Kuwaas waa ehlu naariin jahiliina

  • @user-hj7ed6zh4z
    @user-hj7ed6zh4z 4 дні тому +1

    urur silaale waa is cadeeyeen 😂😂😂

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 4 дні тому +1

    Habargidir nabad ma rabto mooryaanimo

  • @SomiSomi-sm7iy
    @SomiSomi-sm7iy 4 дні тому

    Farmajo masuul buu ahaye ma ahayn lacag tabcade

  • @abdikarinisnail5240
    @abdikarinisnail5240 4 дні тому

    Midgaan midgaan dhalay dad walaalo ah baa is dagaalat ku lahaa.

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 4 дні тому

    Farmaajo waa nin fiican. dagaalada wuxuu ka bilaawaa xakaa Gedo iyo jubbaland

  • @saidma1683
    @saidma1683 4 дні тому

    Leelkasaa..Gaari..laga..Qabsaday...ma.aaaminin...leelkase...Caraway.. MA.AAMININ..SACADOW..IDINKAA..CARARI..JIRE..BEENTA..JOOJIYA

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t 4 дні тому

    Dhilo badanaa faqash