DEGDEG DAGAALKII SACAD IYO LEELKASE MAXAABIIS LAQABTAY,GAADIID LAQABSADAY,TAARIIKH XUN DHACDAY,XOG

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 чер 2024
  • DEGDEG DAGAALKII SACAD IYO LEELKASE MAXAABIIS LAQABTAY,GAADIID LAQABSADAY,TAARIIKH XUN DHACDAY,XOG

КОМЕНТАРІ • 89

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 3 дні тому +10

    Habardigir ayaa soo duushay leelkase waa laga gardaran yahay iyagaa lagu soo duulay maxaa ka yaalo dhul leelkase war Habardigir waa la xasuuqaa iyagaa soo duulay ee runta ka hadal ciidamadii dawlada ayaa ku jiray oo la haayaa war hooy runta hadaad ka hadli weyso ilaah ayaa kaa jaasa marin xoolo yahay

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 дні тому +19

    Ilaahay hakala qaboojiyo laakiin sacad way gardaran yihiin Leelkase dhulkooda lagu sooduulay

  • @aaa1211
    @aaa1211 3 дні тому +13

    Leelkase duulan cidna
    Kuma aha ee habargadir
    Dib heyskunoqdan caruurta ey xasuuqeyan ilaahey ugabaqan cuqubadu wey idinkusoo noqoneysa
    Caruurta dugsiga dhiganeysa
    Leelkase waa laga gardaran
    Yahey halakalo qabto
    Darwiish gardarada kahadal

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 3 дні тому +5

    Xasan dhiiqa ka dabeeya oo beelaha soomaaliyed ee walaalaha ah ilaahaya hakala qaboojiyo yaa rabii🤲🤲🤲

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 дні тому +3

    Guul walahay muumin adan leelkase darbi darood wey cibadeysdan guul iyo gobanimo

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 3 дні тому +8

    Guul guul ❤❤❤leelkase

  • @superfun1819
    @superfun1819 3 дні тому +4

    Saacad hadu xaqdarro waado allaha jabiiyo 😊

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 3 дні тому +4

    Allow kala qabooji yaarabalcaallamiin subxaanallaah ❓😭

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 дні тому +6

    HA HURIN DAGAALKAN KA SOCDA MUDUG WAAYO WAA KAA DHIMAY KUGU DHIMAY LKN WAA IN REERKA DUULAANKA AH LA QABTAA OO RUNTA LOO SHEEGAA.

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo 3 дні тому +4

    Dagaalka qabiilka waa qalad ee Allow nabadee waa labadeyda garab reerahaas.

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 3 дні тому +4

    SORRY ALLAHAYOW MUSLIMINTA KALAQABOJII❤

  • @MuadSharif-z4o
    @MuadSharif-z4o 3 дні тому +1

    Ilaahey ha khaboojiyo
    Qokka ku dhintana waa ahlunaar ee ilaahey ka baqa

  • @nafisaali8689
    @nafisaali8689 3 дні тому +3

    GUULAYSO EEDO SOOMALI WAA WALAALO ✅✅✅

  • @cabdiyarejamacyare9933
    @cabdiyarejamacyare9933 2 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤ madax sare waa run dhalin yarada lahadal oo waxaad samaysaa midkalaoo wariye ah oo sacada raadi wall soona wada fadhiista hal meel
    nabadan ka shaqeeya allah hakugu garab galo

  • @mahdiya9
    @mahdiya9 3 дні тому +5

    Leelkese uhiili 😂😂😂 wa daarood 😢

  • @user-lm9es8xp9x
    @user-lm9es8xp9x 3 дні тому +3

    Ilhay Somali haa kala qaabojiyo Inshala allah

  • @superfun1819
    @superfun1819 3 дні тому +3

    Xaqdaro maguuleesoto 😮 Ilaahow xaaqa uhilii

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 3 дні тому +2

    Illaahay hakala qaboojiyo . Illaahay hakala kaxeeyo

  • @issakmahad2676
    @issakmahad2676 3 дні тому +1

    Dadka walaalaha ah ee
    dagalamaya ilaahey ha
    qaboojiyo, caqliguna
    ha shaqeeyo. Adiguna
    run baad sheegtey ee
    fikraddaadaas waan
    kugu taageerayaa.

  • @mahadhassan9757
    @mahadhassan9757 3 дні тому +1

    2 labadaba waa qaldan yahiin dhulka ilahay ba iskale.waana dhul somaliyeed qof kasta oo somaliya iskale

  • @maxamuudgzboose8759
    @maxamuudgzboose8759 3 дні тому +2

    Maash.Alaah Kattan caduur

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 2 дні тому +1

    Anigu reer bicid yahan baan ahay waji malihi leelkasta saxan waana u hiilinaynaa hada kahor wiil reer mahad ah oo layiraahdo ina axmed gayre waxu igu yiri khaati waxan ka jogna reer bicid yahan iyo reer khalaf hado hal laga dilo 5 bay u dilayan 😢kadib wiilkii sacad baa asasiino ku dilay qarxyo gaalkayayo anoo dagalamayo aan dhinto inta wiiloow aad sacad iska dhaadhicinaysid😢

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 2 дні тому +1

    Viiva leelkase guulayta ilmoadeerayaal sheekaxii gaalkacayo aseer xaaji xadan oo sacad soo dajiyay ay u dileen baa iniku dhacday reer mahadow adinka nabada baaniniku og nahay anagana dagaalka reer wada mooryaan ah ma fiicnee😊😊😊😊😊😊

  • @CabdinuurAxmed-b6g
    @CabdinuurAxmed-b6g 2 дні тому +1

    Gulayso sxb qali ❤❤

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 2 дні тому +1

    Wiil yar baatahay goormaa odayay magaarin sacad habeen iyo maalin madulmi iyo dulbalaarsi bay raadin leelkase gurigooda ha loga leexdo

  • @freetrading-pw1re
    @freetrading-pw1re 3 дні тому +2

    Legend

  • @leed.duulaa3794
    @leed.duulaa3794 2 дні тому

    Waa runtaa Dadkaan hala kala dhexgalo waa dad walaalo ah mey wada hadlaan oo heshiiyaan intey isleynayaan Allah hakala qaboojiyo Soomaali oo dhn

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 2 дні тому +1

    Nacaybka qof jiran weeye xaaladiisa😊

  • @user-ns1gg8wl7t
    @user-ns1gg8wl7t День тому

    Qurjiile qajidh baroorwiish anaa arkay adooreer caayaya

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 3 дні тому +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 2 дні тому +1

    Dhulbahante hartinimo u dagalamayay waana dhiigayga reer mahad siyaasada america bay leeyihiin kixkix kix leelkese lagumadayo reer mahad yasbiixsanayo majiro hoos ka sii bay wadaan 😊😊😊😊😊

  • @user-fj8vj5fp2k
    @user-fj8vj5fp2k 2 дні тому

    Mashaa allaah CaQliga kama Qaado Fondo dhimashada dowladihii❤somaliyed haladhaxgalo hadalgobeed 🔫 Ganges offf

  • @abdiqafarbaare9822
    @abdiqafarbaare9822 2 дні тому

    Warhooy iska ilaali waxyaaba ha qabiilka kusaabsan waahalaage uducee oo waani lkn illaahay haqaboojiyo.yaan bad lagugalin iyo dhiigsokeeye.

  • @burhanali8310
    @burhanali8310 День тому

    Waa war sax ah.

  • @user-ph3ui2de6d
    @user-ph3ui2de6d 2 дні тому

    Subxallah Illahayow kala qabooji 🙌🙌🙌🙌

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 2 дні тому +2

    Ninka gurigiisa lagu soo weerero baa gar leh waana leelkaae baa gar leh

  • @XaawoCabdiweli-rb5oi
    @XaawoCabdiweli-rb5oi 3 дні тому +3

    Sacad iyo lelkase ❤ waa dadwalaalo ah allha nabad dhexdhigo ssc dhulkooda lagusoodulay xaq bsykudagalamen gurigooda laguqaadsy laskin kuwan wa qabaa il

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 3 дні тому +2

      Habargidir ayaa ku soo duulay dhul leelkase habargidir na wey jabeen gardaroole ma guuuleysto

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 3 дні тому

      Leelkase waa Daarood sacad waa hawiye walaal lama aha beenta jooji muslinimo ayaa ka dhexeeya

    • @user-ex9qq4bs9i
      @user-ex9qq4bs9i 2 дні тому

      Sunnada Rabbaaniga ah bay kamid tahay in uu mid qardaran tahay 2 uu dagaal dhex maray ee 2dan reer ee diriraya keep baa deegaankiisa loogu yimid oo lagu haystaa!
      Cali gar leh Caaydiidna gar leh waa waxa Soomaali ishan u yeelay! From Gedo

  • @MaryanOsmansaceed
    @MaryanOsmansaceed 2 дні тому +1

    😊

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 2 дні тому

    Sacad waa Jufa yar oo hargidir, laba jiha buu daarood kala kagaalamayaa.
    Mareexaan wuxu sacad kula dagaalama balanbal iyo cabudwaaq si sacad awood ugu yeelan galgaduud
    Leelkaasi waa darbiga puntaland wuxuu diidanyihiin in sacad ku fido mudug

  • @user-po6dj1uj6x
    @user-po6dj1uj6x 3 дні тому

    Mahadsanid wariye dacad a waxan aya sacad law Kaba bati

  • @AliMohamed-vj8uj
    @AliMohamed-vj8uj 3 дні тому

    Waa dad somaliyed illahay hakala qaboojiyo,sacad iyo leelkase dagaal sokeeyo guul maleh

  • @abshirosman1305
    @abshirosman1305 2 дні тому

    Etoobiya dhulkiina ayay rabtaa inay qaadato dhallinyaradii dalka difaaci lahaydna iska layse ee yaa idiin difaaci doona dhulka aad hadda isku dilaysaan?

  • @khadiijasaid1516
    @khadiijasaid1516 2 дні тому +1

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 2 дні тому +1

    Doqon yohow sacad inta ay nabada kugu yeelaan fagaal kuguma yeelan walaahi waankugaracaa war sacad ka yeelaya majira saleebaan baan la dagaalayaaye sacad marabo alloow yaa idila dhiigaygu ma awoodo leelkase iyo sacad waa is ku mid taas waa nabad dhimatay 😂waa taasoo wadaadadi reer mahad ay laayeen sacad eber miyaa anuu idhalay cabdulaahi yuusuf eedo aamu cay kuma quuree😢😢😢

  • @ztrenditv7223
    @ztrenditv7223 3 дні тому +3

    War isdaaya walaalo ayaad tihiin

  • @user-qq5mo4tt7n
    @user-qq5mo4tt7n 2 дні тому

    Arbeen badanaa
    Adeer hada wn ka toobad keenay dgeh maalmahaan danbe waad fcn thy wn ku dhageystaa lkn
    Waa gii hore qabiileysta waad aheyd

  • @user-kd6nr4hz7n
    @user-kd6nr4hz7n 3 дні тому

    Lacagta hubka maatada ha lagu kaalmeeyo waayeelka aan guryaha lahayn ee aan awoodin kirada haloogu dhiso meel asturto hadii muslinimo jirto waxa hubka keena waa cadow

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 3 дні тому +1

    Xasan dhiiqeeya ka dambeeya wuxuuna hubaynayaa mooryaanta

  • @Umajamil598
    @Umajamil598 2 дні тому

    Adaa ehlu naara jaahil majerteen diina wax kagaran mayside
    Qofka hadii lagu soo duulo waa in uu isdifaaca
    Had uu cararo oo gadal xabadu uga dhacdo Mar kaas buu help nar la dhihi karaa
    Lelkase diin laga waayay miyaa jaahil majeerteen nagu akharinayaa waa ehlu naar lelkase
    Qofka hadii la soo weeraro naftiisa malkiis sharaftiisa iyo diintiisa
    Haduusan difaacan waa ehlu raarka aad sheegayso
    Cuqdad u dhimee lelkase
    Ma dhul hawiye kadagaalamayaan mise iyagaa weer lagu payday oo difaac bay ku jiran
    Sidee bay help nar ku yihiin
    Wax baan bartay inshaa allaah mardhow adoo sii cararaya bay gadasha kaa togandoonan
    Saa iskama difaaci lartid
    Wanna ku yaqaanan in aad tihiin xalwad hal Mar afaka lagashanayo
    Wixii idinka difaci jiray nimanka hawiye waa lelkase mareexan iyo dhulbahante
    Iyagun idinkama difaaci doonan hawiye danbe
    Taas bana kugu kaliftay in aad ka cabsataan oo aydan kalmar ayleeyihiin hawiye soo qadi kari

  • @CabdinuurAxmed-b6g
    @CabdinuurAxmed-b6g 2 дні тому

    Gulaytaa lelkase

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 дні тому

    leylkase ilaahay haguuleyo

  • @moali7156
    @moali7156 2 дні тому

    Beatfull.....waxaad tahay nin somaliyeed. Weligaa yaan faraha laguu gelinin arrimo qabiil.

  • @abdikarinisnail5240
    @abdikarinisnail5240 2 дні тому

    Aamus eeyahow eygu dhalay majeerteen.

  • @fadumoselemennjjhkkkkjh7339
    @fadumoselemennjjhkkkkjh7339 2 дні тому +2

    Reer walbo gardaran ma tagerayo reerka garta leh wa tageraya Lelkase Somali wey taqana maaha reer dhib badan sacadna wa reerka igu dulmiga badan somaliya dagalkana wa dagal Urursamale marka darood wa inad aaf iyo adinba ku difaacdan Lelkase

  • @aaranherbal6526
    @aaranherbal6526 2 дні тому

    Qabiilka gardaran haloosheego inuu gaar darsn yahay sidaa ayaa hiil u ah

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali9899 День тому

    Waadkabaqdaan sacad

  • @aaranherbal6526
    @aaranherbal6526 2 дні тому

    انصر أخاك ظالما أو و مظللوما

  • @hamseabdi7998
    @hamseabdi7998 3 дні тому

    Sxb waad xabeebsate yaa kuxiijiyay bal cab biyaha ⚱️

  • @a.j2428
    @a.j2428 2 дні тому

    kabtan caduun qadiyadiisu somalinimada kama hoos marto. isaga iyo balwaan labaduba maaha reer qabiil

  • @SayidAbdirasaq
    @SayidAbdirasaq 3 дні тому

    Waryaa waa adig isxayeysiinayee yaa kuyaqaan. Ceesaanyahay orad cidiina aad. Waxaa layiri nin isfaNshey waa ri isnuugtay.

    • @user-kd6nr4hz7n
      @user-kd6nr4hz7n 3 дні тому +1

      Ma oromadii baa baa soomaali wayn guul iyo gobanimo

  • @abdiahm9184
    @abdiahm9184 3 дні тому

    Horta cid waxmarikartaa adigu

  • @osmanarrehomar2082
    @osmanarrehomar2082 2 дні тому

    Dawish ader niman hawie shagto oodagan maays mesha ladhaho ayaa laynayo Cissé o oromoo lasocdaa

  • @ardonoorwardhere8913
    @ardonoorwardhere8913 День тому

    Fsriidbaa tahay qabyaaladeeyste waa qashin

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 2 дні тому

    Aamuska aad kueontahay

  • @Abz_146
    @Abz_146 2 дні тому

    Oo nafta ku hayse miskin Mutu biqaydikum

  • @hachidirir1890
    @hachidirir1890 2 дні тому

    Waxaad tahay geesi somaliyeed pour dhalinyer siddaa ku waad

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 2 дні тому

    Adeer laylkase waa rag culus buufiya dadkaa xun xun. Ee futada madaw

  • @mrali3601
    @mrali3601 2 дні тому

    Somali yey gar iyo gardaro aan kala saarno

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn

    Mudane maxmud cabdi cabtan caduun waad kusaxsantahay dagaal sokeeye kagaabso snm qadiyad ayeynu isku haynay mahadsanid👍💯❣️☂️

  • @MadamedAxmed-bw9xs
    @MadamedAxmed-bw9xs 2 дні тому

    Waakaxun yahay khad ku waaka xun yahay

  • @mohamedkhaliif5081
    @mohamedkhaliif5081 2 дні тому

    ua-cam.com/video/OKSppNF8038/v-deo.html war wayn

  • @fadumoselemennjjhkkkkjh7339
    @fadumoselemennjjhkkkkjh7339 2 дні тому +3

    Awaay hubki nisa Galmudug bu yaala darood ba lo kensaday

  • @MahdiMoumim
    @MahdiMoumim 2 дні тому +1

    Sheeko munafaq mamarka tolka latumay ayad qiil kadhigenesa sodigi shalay ya xaroodaay laha 😅😅😂😂😂🖕🖕🖕🖕🖕🖕

  • @Computer-knowledge-education
    @Computer-knowledge-education 3 дні тому

    Naga tag nacalad kugu dhacdaye

  • @mukhtarwarsameyare3799
    @mukhtarwarsameyare3799 3 дні тому +2

    Libaax Ayaad tahay sxb

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 2 дні тому

    Aslm guuleyso

  • @Refuge359
    @Refuge359 3 дні тому +1

    nin cabsaanaya thy habargidir not easy

  • @caziizomohamed
    @caziizomohamed 2 дні тому

    Jahil wax Adan ogayn haka hadlin

  • @abdikarinisnail5240
    @abdikarinisnail5240 2 дні тому

    Markii harti la soo weeraro yaa daaroodeey dheh markii leelkase la soo weerana somaali baa tahay. Ina dhilo

  • @MuadSharif-z4o
    @MuadSharif-z4o 3 дні тому +2

    Ilaahey ha khaboojiyo
    Qokka ku dhintana waa ahlunaar ee ilaahey ka baqa