Deg Deg: Dagaalka Sacad & Leelkase oo Meel xun gaaray & Waxgaradka oo Ka digay...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2024
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

КОМЕНТАРІ • 41

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 3 місяці тому +6

    War ceelka biyaha wada caba oo naqa wadaaga dhulku waa idinka badan yahay war qabri madoow baa qof walba sugaaayo illahay ka cabsada

  • @xamdiabdisalam-d7g
    @xamdiabdisalam-d7g 3 місяці тому +2

    Allaha kala qabojiyo somali ayaa is dhameynayo siiba darood iyo hawiye caqli yeesha 2kali ee somali u kala baxdo ayaa tihin odayashii wllo ayey ahayeen ee daya dilka iyo dulanka😢😢😢😢

  • @fatmaabdullah87
    @fatmaabdullah87 3 місяці тому

    Ilaahay ka baqa waxaad isku dish aan meesha MA yaal

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 3 місяці тому

    Ehelushirki alquraafat orod oo dadka kalaceli oo ugurmo oo kaladhex istaag

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 3 місяці тому

    dadkaas waa dadwada dhashay Allah kalaqaboojiyo
    Aamiin Aamiin yaarbi Allah kalaqaboojiyo war Alle kabaqa oo dadka ehelkaa kalaceliy Aduun waalaga tagayaye 😢😢😢😢

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 3 місяці тому

    Asc, waa cawaanimo iney wali dhiigooda u baneystaan qabynaalaf, dhalintii laga dhigay ma liibaane naarta loo tuurey, ha laga wacyi galiyo iney ceelal iyo Dan guud dhistaan.wbt

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 3 місяці тому

    Dadka Soomaaliyeed, ma Allah bay caabudaan mise QABIIL?
    Jawaabta saxda ah waa QABIIL.

  • @ShugriBashiir-xx2lo
    @ShugriBashiir-xx2lo 3 місяці тому

    Ilaahoow kalaqabooji😂😂😂

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 3 місяці тому +1

    Guul geesiyaasha sacad from isaaq 💚🤍❤️

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu 3 місяці тому +2

      Oromo guul sacad guul natayahu guul dhulbahante ayaa diinta islamka kugu soo daraya inshallah waqti dheer ayaad gaalo ahaydeen....

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 3 місяці тому +2

      Iidoor xitaa haddii uu Qof Daarood ahi Waraabe cuno, Waraaqaha ayaay u sacbinayaan!! Daarood reerkani dhab u barta umaadan barane!

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 3 місяці тому +1

      Waxaa sunnaha Rabbaaniga ah kamid, haddii aay 2 koox ama qof is dilayaan midkood un baa gar daran, sida aan ka War qabana dhulka aay dirirtu ka socoto waa deegaanka Leelkase ee ma aha Wisil iyo Hobyo ama Bandiiradleey! Sidaa darteed Leelkase ayaa garta leh ee ha is diifaaco. From Gedo

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf 3 місяці тому

      ​@@Madaxey-r2f waa runtaa sxb ee kawaran fiqi muxumad tuuladii cabudwaaq ayey kaa saareen 😂😂

    • @SharifAbdul-in3cu
      @SharifAbdul-in3cu 3 місяці тому

      ​@AR-cx5yf Haddii uu Cabuudwaaq qabsado Laangaab Direed Mareexaanka Meesha deggan liiska Mareexaan waan ka saareeynaa Anigu dhulkaa uma dhalane! Dhulka Daarood oo aay Dhuusamareeb ku jirto waa in uu gacanta Daarood ku soo noqdo, Galnusna la baabi'yo! Leelkase guul.from Gedo

  • @Positive-Energy-Vibes
    @Positive-Energy-Vibes 3 місяці тому +1

    🐀🐀🐀Darood wa Jiir🐀🐀🐀🐀
    🐀 Jiirku wuxuu cunaa jiir ka yar 🐀
    🐀 haddii aan cunto la heli karin 🐀
    😂🐀🐀🐀🐀🐀🐀🐀🐀🐀🐀😂
    😂 ma aha g21 waa j21 😂 jiirku way is cunaan 😂
    waa ay ka aargoosanayaan

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 3 місяці тому +3

    Illaahay hakala qaboojiyo bogooda illaahay burcad haisumariyo

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 3 місяці тому

    Balaayo kuueelweshey waa Copy reergalbed galadarergalbedka ah ayasas uhadasha ehelusunamatihid ee waxadtahay alquraafat

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 3 місяці тому

    Waryaa islaam Ah ? Dadkaan hala-
    Kala dhex galo,haddii islanimo iyo
    Somalinimo jirto,!!

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 місяці тому +1

    Gaalkacyo labo qabiil kama talin karto waa iney MOORYAN DHIIGYOCAB AH laga sifeeyo

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf 3 місяці тому

      Saidmusa6461@ armaa qaxdaan adi😂😂😂 yaase qaxa markasta😂😂

  • @HaajiHassan-te9re
    @HaajiHassan-te9re 3 місяці тому

    Waxa dhibku kataaganyahey waaculumada

  • @nelmi7496
    @nelmi7496 3 місяці тому

    aaway doowladaha sheeydaan ee kadhısan Garoowe ıyo Dhuusomareeb ıyo Muqdısho May kala dhıcıyaan mıse doowladahaas ayaaba qandaraas galaada ugaqaatay ısdılka qabıılaadka waayo dhulka dagaalku kasocdo Puntland ıyo Galmudug ayaa katalıyaan Faderaalka ayeyna hoos yımaadaan.

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe 3 місяці тому

    WAXAA LAYIRI DOQONI QUFACDAY MEEL LOOGA YIMIDNA MATAQAAN ,
    WAR SOOMAALIYEEY GAAR AHAAN GOBOLADA DHEXE WAR ILAAHAY SWT DIINTIISA AYAAD LADIRIRTEEN MARKAASUU ISKU KIIN DIRAY OO DHEXDIINA CADAAWAD DHIGAY LAGMANA YAABO INAAD HESHIISAAN ILAA AAD RABBI SWT UTOOBADKEENTAAN TAAS KUSEEXDA OO KUSOO TOOSA

  • @abdiazizosman7884
    @abdiazizosman7884 3 місяці тому

    waan ka xumahey dagaal soomaali dhaxdeedaa

  • @AhmedIbrahim-ew8jg
    @AhmedIbrahim-ew8jg 3 місяці тому

    somaliya waa uu dhamaatay waa bulsho aduunka ka dambeyso 3 kun sano. 2024 in ceel biyood la isku laayo waxaay ku tusaaysa in meeshu in aan dad joogin. aniga waxaan aaminsanahay intaan dawladnimo la dhisin in marko hore la dhisho dadka oo la baro sida bani,aadamaka uu noolada. somalida waa in la baro sidii baani aadaam la noqon laaha.

  • @Hafsa-t4y
    @Hafsa-t4y 3 місяці тому

    Halgu waso hawiiye was la wasaya

  • @HaajiHassan-te9re
    @HaajiHassan-te9re 3 місяці тому

    Jaahilnimada

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah2086 3 місяці тому

    Xasan xasan baa Ku jira😊

  • @zahraabdalla4957
    @zahraabdalla4957 3 місяці тому

    Subxanalah

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 3 місяці тому

    Waxan aaminsanahay Inta dhaxaysa balwayne iyo gaal kacayo wa mesha sharka Somalia yaalo wana arin caqiido maha saadmoodaysaan

  • @MohammedEssa-um4ee
    @MohammedEssa-um4ee 3 місяці тому

    Marka Xasan sheekh madax noqdo maxa dagaalada qabaailku udhacan.

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 3 місяці тому

    Anigana waxaan leyahey 2bada reer aa is dagaalayo intooda aan dagaalka sogelin kakaca fadhiga oo xoojiyay dagaalka qabiilada kalena gurmad ka bixiya rasasta iyo hubka haka hagranina Culimada iyo odayaasha na dagalka aad jojiney san ba u sabab ah in nabada la gaari wayo reer kasto isku tasho oo kala ad kaada markaas bad nabad heleysaan lama kala adkaan karo waa been waxaa wajib ah hadii aad nabad weydo inaad dagaal lanto oo nabada aad xoog kukeento
    34sano oo dhibato ah si aad uga baxdaan dagaalama oo reer kii laga adkaado si aan somali dhaxdeeda horey logu arag halola dhaqmo 2da maamulka waxaan leyahey war talo ma haysan wad isku dirtan hadana wad kala celisaan aa joojiya kala celinta aa hubka iyo rasasta siiya belaha kele aa 2bada reer hada is dagaal layo kasojeedan na war usodeg dega dagaalka taladaas ban sojedinayaa wana sida ugu wanaag san 34sano dagaal socdey oo nabadii fogeyey lagu so afjirikaro somali ma kala adkaato waa been aa hala kala ad kaado ana amiir anta amiir nabadu kuma timaado toos kala bax Kitaabku kuyaalaa oky waliba irirsamale iyo darood kadhiga

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 3 місяці тому

    Somallida diinta Islamka masajidka Gudihiisa kaliya ayay ku dhaqman

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 3 місяці тому

    Allow kalaqabooji dadtooda aqiro iyo aduunba meelkasta maslaxad alle hasiiyo

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 3 місяці тому

    Reer mudug waa duur joog, wild animals. 🦁 🐯 🐍

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 3 місяці тому

    Allahuma aslix umatul Somal fii Kuli makaan xasbiyallah wa nimcal wakiil illahow Kala reeb oo dhexdooda nabad Ka yeel

  • @officiall3248
    @officiall3248 3 місяці тому

    Alle maslaxo ah dhexdhigo
    Aamiin aa.ii

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 3 місяці тому

    waa lagu daalay. 2beelood.iyagaa is og oo xasan ayay hoostagaan

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 3 місяці тому

    Derbi kala xira iskusocodkoda hala dhiso wa isku nuqdane sacad o dhan ma ahane wa rer jalaf iyo lelekase