WAA MAXAY ASHWAGANDHA!?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 147

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 2 роки тому +9

    Maash'allaah . Waxaad tahay macalimad ku fiican waxsoogudbinta . Waxaad tahay qof soodiyaariya mawduuca intuusan hor -imaanin dadka , waana qaabka ugu fiican ee waxloosoogudbiya . Guuley walaal.

  • @aminahassan162
    @aminahassan162 Рік тому +3

    Sc xabiiti allah ha ku xifdiyo
    Waqooyiga SOOMALIYA GAAR AHAAN GALBEEDKA WAXAAN U NAQAANAA ( ❤❤TIIRE❤❤❤) ka bilow Hargeysa ilaa Djibouti

  • @husseinmohamed6468
    @husseinmohamed6468 2 роки тому +6

    Masha Allah
    Waxaa iga gadan
    Awooda faraska ayaad yeelaneeysaa
    Waa kalamad ku fadhida malaayiin dollar
    Intaas waa kaftankii aan ka baranay
    Walaasheen naima
    Walaasheey jizakumullahu kheyr

    • @luulali1873
      @luulali1873 Рік тому

      Asc wll màxa loyaqan somali ahan

  • @shamsahirsi1163
    @shamsahirsi1163 11 місяців тому +2

    Waa sax waxaa la yiraahdaa gumur, xidid, iyo cadey jiif wuxuu uroonyahey yiridka isaga iyo geed talaalka ilaa hada waa ku cadeydaa

  • @muhamedahmedmeyow6445
    @muhamedahmedmeyow6445 2 роки тому +10

    Waxan u aqaan magacyo badan abayo aniga ahaan
    Gobadala koonfureed e somalia
    Waxaa looga yaqaan labo magac
    (Dheedey-dheedey ) iyo (abab)
    Gobalada woqooyi waxa looga yaqaan
    (Geed dhalaan ) iyo (guryoon) iyo (guryo fan)
    Afcarbina waxa looyaqaan
    (حب الكا كنج )
    (ابعض )

  • @sadiohagi6370
    @sadiohagi6370 2 роки тому +2

    Maashaa Allah hore usoco xasuus baad igalisay geedkii gumarkaan ak istaagay gumar aad baan u qaan waliba rumay baa loo isticmaalaa yiridkana wuu ufiican yahay Maashaa Allah daawo badan baan haysanaa laakiin kama faaiidaysano Alle hanaga dhigo kuwa kafaaiidaysto Aamiin Yaarabi

  • @jarohusein2651
    @jarohusein2651 Рік тому +3

    Ashawaganda waxan u naqan guryo fan
    From hrgeisa

    • @saaritaobsiiye
      @saaritaobsiiye 6 місяців тому

      Run sheeg 😢😢😢 ma guryo funbaa

  • @siraadadan5497
    @siraadadan5497 2 роки тому +3

    Asc walaalo ashawagandha waxaa loo yaqaanaa tiiro

  • @sdfyyxtyuaertyyfd5103
    @sdfyyxtyuaertyyfd5103 2 роки тому +2

    Asc niciimo ashawa gaandha waxa waye xididka keed qumay geedka ladhoho hadad taqanid ama ilamaha madaxa lagu dhayi jiri

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 2 роки тому +2

    Masha allha mamo allha haku barakeyo mamo

  • @ayanisse2082
    @ayanisse2082 2 роки тому +2

    Waxa loyaqana geed laan,guryood, guryo yafan magacyo badan buu leyahay

  • @mariamoallim2824
    @mariamoallim2824 Рік тому

    Ma shaa allaah illahey haku barakeeyo hore usocot wanagsan guusha waad gaari xabibti inshaa Allah

  • @hindiamustaf6302
    @hindiamustaf6302 2 роки тому

    Maashaa Allah walaashey waa layaqaana gumar. Ilaahay ha kuxiftiyo aduun iyo aakharo

  • @hindamuse3401
    @hindamuse3401 2 роки тому +3

    Walaashay geedka waxaa laguyidhaahdaa soomaali tiire

    • @najahali2039
      @najahali2039 Рік тому

      Isku magac ayaan u naqaaan aniga iyo adigu
      Lkn
      Dadka kale guryo faan ayay lee yihiin

    • @NastexoXasan123
      @NastexoXasan123 Місяць тому

      Ashfagandho tiire isku magac miyaa

  • @cabdilahixashi6339
    @cabdilahixashi6339 Рік тому

    Ashwaganda waa (guryofan) soomali waana geed ka baxa guryaha agtooda inta badan

  • @aslimuxumad8753
    @aslimuxumad8753 2 роки тому +2

    Waxan ku farax sanhay in an aniga u hureyo wax dawadey

  • @aishahassan6981
    @aishahassan6981 Рік тому

    Tiire miya mise waa caday xidis abaayo shukran

  • @فوزعلي-ث5ل
    @فوزعلي-ث5ل Рік тому +2

    Mashallha ❤❤❤❤

  • @fowziaawnuur4667
    @fowziaawnuur4667 Рік тому +1

    Geedkaan bayo ma tiiira🙌🙌isoo sheeg

  • @FARXIYASOMALI
    @FARXIYASOMALI 8 місяців тому

    Waxaa soomaali lagu dhahaa guryo fan, guryoon, ama geed laan.

  • @fardusismaciilnuur691
    @fardusismaciilnuur691 Рік тому

    Sooli waxaa lagu yidhaahaa guryo fan gumartuna waa geed lagu cadaydo oo hah leh
    (Guryofan) ashwagaandha

  • @abdikaniaidarouz9350
    @abdikaniaidarouz9350 9 місяців тому

    Walaal waxaa la dhahaa guryo-fan somalia

  • @abdallaabdoo4170
    @abdallaabdoo4170 2 роки тому +1

    Afsomali waxa lagu dhaha guryo fan ma geed dhalaan somaliyana wey ka baxdaa.

  • @hawowarsamekhaliif1650
    @hawowarsamekhaliif1650 3 місяці тому

    Abyo maqaraar baa aniga Tiire bay bay iila ektahy lkn ma aqaan

  • @khadijahaaji6683
    @khadijahaaji6683 2 роки тому

    Maashaa Allah Allah ha idiin xafido dhamaantiin.

  • @royaltygtm9787
    @royaltygtm9787 9 місяців тому

    jazakale kheyran .

  • @maymuna0awelmi364
    @maymuna0awelmi364 2 роки тому

    Asc naciimooy waxan kuu sheegayaa adoo raaliya is ahaw maa ha shaqal dheer ee waa shaqal gaaban qofkii af soomaali yaqaan haddii did l loogu noqdo scc wbr

  • @mumtazali9512
    @mumtazali9512 Рік тому +1

    Asc walal madamo geedkan u maskaxda dajiyo oo hurdo keeno malaga yaaba inuu caawiyo memory lost ka amah hilmaamka farah badan

    • @SkyStar592
      @SkyStar592 10 місяців тому

      Abaayo su aashaada jawaab ma u heshay inuu geedkani xasuus yarida caawiyo
      Please ii Soo jawaab aad Baan Ugu baahanahay

  • @mohamedraaz
    @mohamedraaz 2 роки тому

    Asc walaal naciimo ilaaheey qeer haku siiyee geedaan aad sheegeyso xar male miyaa

  • @MaxamedCabdifitax-fy9ic
    @MaxamedCabdifitax-fy9ic 4 місяці тому

    Mahdsanid

  • @abdullaahicascasey4535
    @abdullaahicascasey4535 2 роки тому +1

    Abdullahi Yusuf
    Walaal Fathumo Kyrana ayaa sheegtay geedkaan waxaana Afsoomaaliga lagu yiaahdaa (Geed Dhalaan) caruurta ayaa subag iyo dhirkale loogu sameeyaa kolkaasbaa Alle ka qaadaa dhibka haya.
    Dadka waaweyn wuxuu u adkeeyaa Murqaha wax tar badan oo kalana waa leeyayahay aadna India ayaa looga isticmaalaa.

  • @IbrahinMuqatar
    @IbrahinMuqatar 2 місяці тому

    Waa cab cab xididkiis waaye

  • @hawowarsamekhaliif1650
    @hawowarsamekhaliif1650 3 місяці тому

    Asc
    Abyo tiire mataqaan waa qaraar kulul

  • @khatraali2647
    @khatraali2647 Рік тому

    Asc naima allaha ku barkeeyo

  • @shukriwehliye1295
    @shukriwehliye1295 3 місяці тому

    Gumar ayaan anigaba u aqaanaa walaashey.

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 Рік тому

    M.a mahadsanid wll🎉❤

  • @fowsiyamuhammed2035
    @fowsiyamuhammed2035 2 роки тому +1

    Masha Alha abayo 💕❤️💞

  • @habibagarad9394
    @habibagarad9394 Рік тому

    Dear naima what is ashwagandha herb called in Somali Language kindly reply

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  Рік тому +1

      Walaal qaali Somali sidaas un baan ku niraahaa, uma aqaano magac kale mahadsanid!

  • @ibrahimxasan4004
    @ibrahimxasan4004 Рік тому

    Walaal adigoo mahadsan hadal yaree laakiin sharaxaada xooga saar

  • @cashocasha4026
    @cashocasha4026 2 роки тому +1

    Mashllaah walashey qaaliya

  • @husseinmohamed6468
    @husseinmohamed6468 2 роки тому

    A/c
    Masha Allah
    Sadaqada allaha kaa aqbalo

  • @FarxiyaCali-q4m
    @FarxiyaCali-q4m 8 місяців тому

    Walal wadmahadsate tiramiya gedka isojwab

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 8 місяців тому

      Haa waa tiire gumarna waa la yiraahdaa Ashwagandhaha

  • @aminaabdi1295
    @aminaabdi1295 2 роки тому

    Wllo waan ku salamay waxan kamid hay dad Qab tordaka sifcan mu shaqayo kiin ayaan cunaa ka so hadal waxa u fiican wllshay

  • @zahuurcali892
    @zahuurcali892 2 роки тому

    Abayo sethay waxa rabey ina kaso hadashid geedka Maca ha wuxu taro thanks

  • @XajiBeenyo-cf8ef
    @XajiBeenyo-cf8ef 10 місяців тому +1

    Magaca geedkan waa kuryoon ama guryafan

  • @yasminali3269
    @yasminali3269 2 роки тому +2

    Kalmada adiga isahaw
    Bal isheega
    Ma adiga iska war hay baa ?

    • @fatimaahmed4226
      @fatimaahmed4226 Рік тому

      Dad yey wax KUU meerin ayaa laga wadaa ama waxaadan ahayn ha iska dhig dhigin

  • @aslimuxumad8753
    @aslimuxumad8753 2 роки тому +2

    Waxan ku faraxsanhay in an aniga igo hureyo

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  2 роки тому +4

      Asli anigaa kaaga marqaati ah, kkk!!

  • @bishaarosaalax619
    @bishaarosaalax619 Рік тому

    Asc wll somali maxa laku dhahaa geedga

  • @xareedshow6011
    @xareedshow6011 7 місяців тому

    Shukran wll qli ❤

  • @saadyisalim2888
    @saadyisalim2888 2 роки тому

    Sidee loo isticmaalaa abaayo noo soo sheeg

  • @khadijogab2875
    @khadijogab2875 2 роки тому

    Asc naciimo ugudanbentii waad keentey dalabkeyga

  • @rubabxaji2336
    @rubabxaji2336 2 роки тому

    Asc gumarka waxaa ka dhaaha Rumii caaday

  • @anhaarcabdi3047
    @anhaarcabdi3047 Рік тому +1

    Video gaagu wuudheerayayi gaabi

  • @LeiladahirHassan
    @LeiladahirHassan Місяць тому

    Tiiro miyaaa

  • @Taliso-zh2dl
    @Taliso-zh2dl 4 місяці тому

    Muxuu u roon yahay abaayo

  • @farxiyaibrahim858
    @farxiyaibrahim858 Рік тому

    Guumar ayaan uu aqaan

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 Рік тому

    Maasha Allah

  • @adsnsheeq5732
    @adsnsheeq5732 2 роки тому

    Mashaaallah

  • @ambiyaabdullahi4959
    @ambiyaabdullahi4959 Рік тому

    Maclin nacima shawndha qof uurle ma cabikaraa

  • @aishahasan1234
    @aishahasan1234 2 роки тому

    Soo geedka lagu cadeesto maahan mise anaa qaldan

  • @aslimuxumad8753
    @aslimuxumad8753 2 роки тому +1

    Salan sare walal

  • @umlinda5310
    @umlinda5310 2 роки тому

    cadaygaas xidid ayaan u aqanaa abaayo

  • @ayanabdulaziz8377
    @ayanabdulaziz8377 2 роки тому

    Wow l love it

  • @ShCaliCafif-xr5cd
    @ShCaliCafif-xr5cd 3 місяці тому

    Gur yafan ama ged dhalaan

  • @ibadofarah9914
    @ibadofarah9914 2 роки тому +1

    Mansha Allaah. Tabaraka Allaah 🦋💚🦋💚💜🦋💚

  • @aishahasan1234
    @aishahasan1234 2 роки тому

    Guulayso walaal

  • @niciimanadar4914
    @niciimanadar4914 Рік тому

    Geedka tiiraha faa idada uu leeyahy wax nooga sheeg

  • @abukarbaalle8267
    @abukarbaalle8267 2 роки тому

    Asc magacyada kale duwan ee afsooliga ahdadka ku fahmi karaan soo aruuri waayo dadka ayaan qoraalkooda ka dareemay in magacyo badan loo baahan yahey.

    • @abukarbaalle8267
      @abukarbaalle8267 2 роки тому

      Sida guryofan geed dhalaan. Tiire. Iyo koonfurta oo magacyo kale looga yaqaan.

  • @AminaMuuse-kh6yy
    @AminaMuuse-kh6yy Рік тому

    Wa guryo fana

  • @nagatiaxmed4673
    @nagatiaxmed4673 2 роки тому

    Ashwagand waxa loo yaqaana somaaliya waa (cabcab)adiga sifican uma taqanid caruurta ayaa lagu daweeya iyo

  • @fadumohurre4954
    @fadumohurre4954 Рік тому

    Asc abayo ashawaganda tiire miyaa somaliyan joga

    • @Ayaan-t1x
      @Ayaan-t1x Рік тому

      Maya wall guryo fan geedka ladhaho weeye

  • @khadijogab2875
    @khadijogab2875 2 роки тому +1

    Gurigena qaar ayaa ku cadaysan jiray dadka way nicijireen

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 2 роки тому

    Waxan umalynaa wagedkaa loyaqaano gedjinigaa somaliyaa wukabaxaa

  • @abdijama2285
    @abdijama2285 Рік тому +1

    Are you a doctor sharp jareer yahay uuraye Qashiin virus

    • @deeqoahmed1771
      @deeqoahmed1771 10 місяців тому

      Af ceytamo ninkiisuu kuyaal waxaa kuhadleyso adigaa ah sheydaan yahow xasbunallaahu wanicmal wakiil mawaxaa ciil kahaayaa cilmiga iyo akhlaaqda wanaagsan uu illaahey siiyey orod qalin iyo buug qaado wax soobaro waxaa la arki jirey rag dumarka kaxishoodo subxaanallaah

  • @abdullahiahassan7498
    @abdullahiahassan7498 2 роки тому

    Ashwaganda afsoomaali ahaan waa xarmali mana hubo

  • @umumumtaaz2241
    @umumumtaaz2241 Рік тому

    Abyo marki la cabayo qaraar miyaa

  • @haala552
    @haala552 2 роки тому

    Gumar waa aqaana wlhi shiirkisa jeclaan jiray

  • @AminaMohamed-h1v
    @AminaMohamed-h1v 6 місяців тому

    asc nicimo gumarka walayaqana

  • @asadcade4496
    @asadcade4496 2 роки тому

    Ascww naciima ashawagandha waa geedka loo yaqaano GURJUFUN =koonfurta somaliya aa looga yaqaanaa GURFAYAN=aa Loga yaqaanaa Waqooyi Somlaiya

  • @gaashaancade7656
    @gaashaancade7656 2 роки тому

    Oky wll

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Рік тому

    gumar weeye geedka dalkeena ka baxa dadka qoomamka qabo ayaa ku cadayda dhuun xanuunka qanjo xanuunka ayuu daawo ka yahay geedka gumarta

  • @bishaarosaalax619
    @bishaarosaalax619 Рік тому

    tiiraha miya oo baaba sirka loisticmalo

  • @haala552
    @haala552 2 роки тому

    Abaayo yiridka maxa daawo u ah yirid iyo quunka ma isleeyihin

  • @ambiyaabdullahi4959
    @ambiyaabdullahi4959 Рік тому +1

    Walhi wan cabaa aniga oo uurle

  • @HiboAbdullahi-r5g
    @HiboAbdullahi-r5g 7 місяців тому

    War waxan mxy tahay ma tiira hade magacyada lowada yaqana Mason shegtid

  • @deqamohamed2417
    @deqamohamed2417 2 роки тому

    Mansha Allah🕋

  • @abdelrazakabdllah-sg1we
    @abdelrazakabdllah-sg1we Рік тому

    Gurya fan

  • @mohamedyacquubcismaan1744
    @mohamedyacquubcismaan1744 2 роки тому

    Waxa ladhaha cab cab

  • @cabdixusen-dr4jx
    @cabdixusen-dr4jx Рік тому

    Waxa layidha guumar

  • @fatoomasomali4665
    @fatoomasomali4665 2 роки тому

    Gumar baanu u naqaanaa xaga waqooyiga

  • @fathumokyrane3825
    @fathumokyrane3825 2 роки тому

    Jzkl khayr cadeey boolo ashawagdha waxaa dalkeena looga yaqaanaa garyuufan ilmaha yaryar ayaa loo marin jiray inta subag xididka loogu karkariyo dadka waawayn ma istic maali jirin kolay aqoondaro ayaa jirtay

    • @aminahassan1173
      @aminahassan1173 2 роки тому

      Waa runta walaal laakiin caruurta xanuun baa lagaga dawsyn jiroo illaahay waa ku dawayn jiray caruurtaa iska leh baa la oran jiray

  • @JawahirJawahir-d6k
    @JawahirJawahir-d6k 10 місяців тому

    Soo sheek qabka saxda ah ee loo isticmaalo

  • @maariyoabdi8790
    @maariyoabdi8790 2 роки тому

    Caday xidiid ayaan unaqaana

  • @Issa-i3o
    @Issa-i3o Рік тому

    Asc walal ashwagandha fahamney halkeelagahelaa africa ayaanjokna fadlan nalawdaag mahasanid

  • @khadijogab2875
    @khadijogab2875 2 роки тому

    Mahadsanid💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💯

  • @KafiaMaxamed
    @KafiaMaxamed 11 місяців тому

    Asc

  • @khadijogab2875
    @khadijogab2875 2 роки тому

    Waaruntaa gumar aayaa ladhahaa 💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞

    • @iimaanbile4382
      @iimaanbile4382 2 роки тому

      Maaha Gumar !
      Waa geed-dhallaan,
      Ama Gurya-fan.

  • @cabdikadirdhaqane2545
    @cabdikadirdhaqane2545 Рік тому

    walal ararta dheerr soo gaabi

  • @haawahussein622
    @haawahussein622 2 роки тому

    Asc naciimo gumar waye sas u aqana

  • @hassannur7287
    @hassannur7287 2 роки тому

    acs ii sooqor talifinka insha alla