Ashwagandha Wax Ka Baro with Dr Isim and Umm Abdulrahman

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • ASHWAGHANDA U.K KA IIBSO: amzn.to/3XVNqV8
    #somali #somalinutritionist #motherhood #weightloss #motivationalvideos #somaliyoutuber
    FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA!
    Waxaan rajeynayaa inaad ka heshay ♡
    ❤️ If you find my content helpful, 🔔 Subscribe to my channels:
    @badriyalifestyle and @hooyohomeschool
    CONNECT WITH ME!
    ♡ TIKTOK: / badriyalifestyle
    ♡ TIKTOK: Hooyo Homeschool

КОМЕНТАРІ • 125

  • @Bashiirali3040
    @Bashiirali3040 6 місяців тому +6

    Shugran illahay haku xifdiyo dr isim wax badan baan kaga faideystay maadma xaga herbalka ay tahay waxa ugu badan ee aan si joogta ah u isticmaalo faaidadeena aan hayo illahay baa maahadaa leh

  • @xaredoabukar784
    @xaredoabukar784 2 місяці тому +1

    Masha Allah Dr.Isim Allah ha ku dhowro ha ku xafido.amiin

  • @kadrahassan738
    @kadrahassan738 Рік тому +3

    Masha allah dr isim ilahay ha ku xafido amiin yaa rabi

  • @hawoadawe1296
    @hawoadawe1296 8 місяців тому +2

    Maasha allaah wad mahadsan thy walalo duubida aad noo duubtey Dr isir

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Рік тому +5

    Goldmilk waa caano lagu qasay huruud yaan laydin qaldin naano lo kaliyana maahane waa caano kasta oo aad haysato ama heli karto

  • @sakariyaaden7309
    @sakariyaaden7309 10 місяців тому +3

    Asc wr wb walaaalaha dhamaan jizaaka laahu khayr dr isim 👆👆👌👌👍👍

  • @deqa868
    @deqa868 Рік тому +2

    Mashalahaa thank u brother

  • @anabfarahbashir635
    @anabfarahbashir635 2 місяці тому +1

    Allergy ga iyo cuncunka iyo bararka lugahaba ha u badnade geedkan ma u fican yhy Dr isim qeyr allaha ku siiye

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 Місяць тому

    Waabo soogatey maanta alx Waan bilaabayaa inshallah rabi caafimaad hanagu siiyo Dr mahadsanid

  • @Sirad47
    @Sirad47 9 місяців тому +5

    Geedkan waxaa loo yaqaan "Guryo-fan" qofkastaana wuu isticmaalikaraa, waana geed faa'iido badan leh.

    • @zeinabyussuf1991
      @zeinabyussuf1991 5 місяців тому

      Xagee laga heli karaa

    • @khadigiamohamud9938
      @khadigiamohamud9938 4 місяці тому

      Walal inte laga heelikara Somalia ma yaal

    • @Sirad47
      @Sirad47 4 місяці тому

      @@khadigiamohamud9938 walaal meelkasta wuu ka baxaa baadiyaha. Dukaamada dhirta lagu gadana waa laga helaa oo wuu yaalla.

    • @Sirad47
      @Sirad47 4 місяці тому

      @@khadigiamohamud9938 horta baadiya wuu ka baxaa xad magaalooyinkana dukaamada dhirta dabiiciga ah gada baa haya.

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 місяці тому

      Meelo badsn laga helaa udirso reer baadiye ama arri raac​@@khadigiamohamud9938

  • @hindahasan7064
    @hindahasan7064 Рік тому +3

    ❤❤❤❤ Mashalah

  • @rumaanaahmed5574
    @rumaanaahmed5574 11 місяців тому +2

    Maansha allaah Tabarakalah

  • @amalmohamed8465
    @amalmohamed8465 5 місяців тому +1

    ManshaAllah 100/100/ porogarm fican we tan❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @anasmohamedali6433
    @anasmohamedali6433 Рік тому +2

    Masha Allah

  • @faadumomaxamed7451
    @faadumomaxamed7451 5 місяців тому +1

    Maasha allaah

  • @amalmohamed8465
    @amalmohamed8465 5 місяців тому +2

    Asc wallo Dr Islam Sidan ku so qaban kara magaranayo marka cawimo ayan raba

  • @fatimamohamed3756
    @fatimamohamed3756 21 день тому

    Dr isim xagen ka hela in aan la xiriiro raba waayo waxan ahay qof hal kali laga saray ee hasha kale u cafimaad qabta marka si aan u ilaaliyo mida kle cafimad keda plz nabarkisa isiiya cuntada an iska ilalin karo ayan rabay in an kala tashto plz 🙏🏽🙏🏽🙏🏽

  • @bashirali6456
    @bashirali6456 5 місяців тому +2

    Ashwagandha wakhooyiga soomaaliya wu
    U kabaxaa mudo dheer ayan isticmaalayey

    • @Mmm-t4c
      @Mmm-t4c 5 місяців тому

      Abayo maxad u isticmasha

  • @mounatiti8446
    @mounatiti8446 Рік тому +1

    Masha allah sis Uk llah ❤❤

  • @bostejoali3717
    @bostejoali3717 2 місяці тому +1

    Sc dr kabsalka qaf wayeel ma la siin kara oo 3 dexdaa ka mid ah hada anigu kabsal baan soo gatay❤🎉

  • @habibaalishitawe1448
    @habibaalishitawe1448 2 місяці тому +1

    Asc,Dr,aniga waxaan joogaa muqdisho,hadaan soo gato cano lo'w oo fareesh oo ka Saaro subug,ka waran

  • @aliyadahir6819
    @aliyadahir6819 Рік тому +2

    asc abayo wana kuslmya waxna raba inkulhadla ee xagekalsoxirir mayoutober mis

  • @SumayaMohammed-t7h
    @SumayaMohammed-t7h 2 місяці тому +1

    Dr manoosheegi krtaa burtiinka saxda ah oo la cunikaro fofkii aan ukunta cuni karin please help me

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 4 місяці тому +1

    Abayo iweydi dhaqtarka suuxtinta qofka korantada Ku badanytahay

  • @budeyabarba8956
    @budeyabarba8956 10 місяців тому +2

    Walaalayaal keynya jogaa intee laga helaa

  • @alihussein5553
    @alihussein5553 2 місяці тому

    اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Bro dr Swedish inoo soomaliyeey geedkaa somali maxaa loo yaqaan

  • @rahmaabuukarahmed4046
    @rahmaabuukarahmed4046 8 місяців тому +1

    Maashaa alaah maxaa lagu darsan kartaa

  • @Aamina-t1g
    @Aamina-t1g Місяць тому

    Asc wala waxanjoogaasomaliya waxaala iiku sheega sonkara ayaa kusohaysa labaab ka ayey taagantahae eewali masoogalin laakiin labaaka nyeeytaagantahya

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 2 місяці тому +1

    Asc dr isim qofka kalyaha shaqada yareysey maxa uxalah ado raliya

  • @muuseyusuf9649
    @muuseyusuf9649 11 місяців тому +1

    Jawaabta Baina kaasugayey Dr Isim

  • @Asli-mz9st
    @Asli-mz9st Місяць тому

    Dr isim hoyada ilmaha ka dilmay oo dhiig ka socdo ma lasiin karaa tabar daridana ay hayso fadlan 😢isoo jawab

  • @umusalmaan7231
    @umusalmaan7231 9 місяців тому +2

    Maasha Allah badriya waaku farxay noosobadi dr isim casharadisa saan ayaa fiican mahadsanid

  • @AbdalleQulumbe
    @AbdalleQulumbe 11 місяців тому +1

    Dr urinta baa igu yaratay ma ufiicnyhy hadan isticmala shwagand

  • @beelodahir6382
    @beelodahir6382 6 місяців тому +1

    Dr xaga dhalmada kawaran geedkan waxmakaqabtaah

  • @bostejoali3717
    @bostejoali3717 5 місяців тому

    Mashallah jasaakumullah qeer allow miisankaga kugu buuxi ❤❤❤🎉

  • @hawaabdi8904
    @hawaabdi8904 3 місяці тому +2

    Abayo vidio habeen horo baan dhagestay shalasubaxdii waan cabay geedaka kadibna hurdadi waan helay 25 sano jir ba ahay waxan ku wey diina dhiiga caadada baa ixanuujiya sidokale waqtigisa kiuma yimado 3dys bu ihayanaa socdkisa wu yaryahay xinjiraha wey igu xermen gedkan inuu icaawiyo miya lgayaba iiso jwb abyo buro biyod ba ley ga shegay bishi laso dhafay pls iiso jwab muqdisho ba joga intee kala sooxiriira

  • @muuseyusuf9649
    @muuseyusuf9649 11 місяців тому +3

    Asalaamu caleykum warax matulaahi wabarakaatuhu dr. Ashwagandha ayaan qastay kuna qasay biyo waxaana kaharay gufar marka dr malagu cabayaa mise waa lamiirayaa

  • @miskisiyad5656
    @miskisiyad5656 7 місяців тому

    Mash allh

  • @hawaali5391
    @hawaali5391 4 місяці тому +1

    Asc wll siden ku heli karaa

  • @muuseyusuf9649
    @muuseyusuf9649 11 місяців тому +1

    Asc dr Abdirahaman sual maina weydikarna

  • @ahmeddalla5913
    @ahmeddalla5913 8 місяців тому +1

    Acw Akhyaarey sidee su, aal khakhtarka u weydiin karaa yacni sidee

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Рік тому +1

    walaalayaal Ashwagandha soomaaliya wuu kabaxaa ee kafaa iidaysta guryiha hareerahooda xataa wuu kabaxaa anigu puntland ayaan ku arkay islaamihii dhaqanka kuda weyn jiray caruurta ayay KU daweyn jireen

    • @xawo3xawo332
      @xawo3xawo332 11 місяців тому

      Wlle gedkan magaca lo yaqano Puntland isheeg ado rali ah

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 11 місяців тому +2

      @@xawo3xawo332 geedkaan hadaad puntland dagantahay buurtinle iyo deegaanada udhow aad ayuu uga baxaa islaamaha caruurta sanceeya ee geedakariska kariyana way yaqaanaan geed dhalaan ayaa layiraahdaa waxaa kaloo dadka qaar yaqaanaa guryofan miraha iska illaaliya laakiin xididka iyo caleenta waa dawo

    • @adanbile4237
      @adanbile4237 7 місяців тому

      ​@@xawo3xawo332
      Waa Geed-dhallaan, guryaha dhinacyadooda ayuu ka baxaa.

    • @kc_md5423
      @kc_md5423 3 місяці тому

      Wallaalo soomaali maxaa lavu yiraahdaa ashwa gaando

  • @Nuurashiq1272
    @Nuurashiq1272 10 місяців тому +3

    Carurta ma lasiinkara walashey maqararbaa

    • @Sirad47
      @Sirad47 9 місяців тому +1

      Haa .Soomaalida waxay u taqaan geed dhallaan waa lasiiyaaba.

  • @FardowsaKasim-cp9dk
    @FardowsaKasim-cp9dk Рік тому +1

    Ya isticmali karoo sidesa lo isticmalaaa

  • @Nuurashiq1272
    @Nuurashiq1272 10 місяців тому +1

    Aad ba u mahadsantahay aniga wan u bahanahay

  • @MaryamHussein-d3m
    @MaryamHussein-d3m 10 місяців тому +2

    Asc meqa mar cabi kara

  • @CraxmaanMahdi-hw6de
    @CraxmaanMahdi-hw6de 8 місяців тому

    Maml gacadi cuntada 53:19 53:33

  • @xabibohussien9174
    @xabibohussien9174 Рік тому +1

    Meesheelagahele

  • @muuseyusuf9649
    @muuseyusuf9649 11 місяців тому +1

    Daawadana waxaan ucabayey dhiigkar wcs

  • @CraxmaanMahdi-hw6de
    @CraxmaanMahdi-hw6de 8 місяців тому

    Maml gacadi cuntada 53:19

  • @khadrayussuf4388
    @khadrayussuf4388 9 місяців тому +1

    Gedkan waxu kabaxa somaliya beeraha waa laga gooya waayo aqoon umanaan lahayn

  • @mariamarrale8931
    @mariamarrale8931 18 днів тому

    Koofurta waxaa lo yaqaanaa geed qumayo ama Dhaay ilmaha yar yar ayaa madax loo Saar Caleentis marka u ku dhaco geedkore cudur lo yaqaano, dadka qaarna Cabcab bay u yaqaanaa, wan geed Mudo dheer soomaalida daawo dhaqameed lo isticmaaalo, meelaha Dhirta lagu gado ayaa laga helaa xididkis waye hada waxa u dhaqtarka hada ka hadlaayo.

  • @gudicisman4863
    @gudicisman4863 Рік тому +1

    Dr qajidhada ma ufiican yahay

  • @laylamohamed1144
    @laylamohamed1144 Рік тому +2

    Ashwagandha goormaan cunaa marna wn nuujinaya marna uur ayan wadaa

  • @CraxmaanMahdi-hw6de
    @CraxmaanMahdi-hw6de 8 місяців тому

    56:30 56:31 56:32 56:33 56:35

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 Місяць тому

    Dadka meelaha kulul degan soomaaliyaa raadiya geedkaas waad heleysaan wuxuu ubadnyahey OÖ UU kabaxaa meelaha kulul

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 7 місяців тому

    Theyrot qof qaba ma cabi kara wll

  • @HusseinMohamed-z9t
    @HusseinMohamed-z9t 8 місяців тому

    A/c
    Waxaan rabaa
    dr isim
    Talefoonkiisa
    Wasupka

    • @badriyalifestyle
      @badriyalifestyle  3 місяці тому

      tr.ee/XM1tdQjfpg whatsapkaas iga soo qor fariintaada

  • @anabmuumin2044
    @anabmuumin2044 4 місяці тому +1

    Asc Cano kale ma ku dara

  • @kc_md5423
    @kc_md5423 3 місяці тому +1

    Ashwa ganda sòmali maxaa lagu yiraahdaa

  • @musdalifasuldaan8928
    @musdalifasuldaan8928 Рік тому +2

    Wllo geed dhalaan miyaa ashwaganda

  • @FAHAMTECH
    @FAHAMTECH 5 місяців тому

    Mirtu waa maxay ma xididkaa

  • @FrxAxmd
    @FrxAxmd 5 місяців тому

    Wllo infak shin ma loo isticmaali karaa

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 2 місяці тому +1

    Qufka kalyaha la na macunikara

  • @AxmedYusuf-k6n
    @AxmedYusuf-k6n 8 місяців тому

    Asc waa axmed oo jooga waqooyiga Somalia dr Aadiyo baad umahad santahay dr af urka calooshaka imanaya

  • @micraajdaahir1991
    @micraajdaahir1991 Рік тому +1

    Dadka thyroid qabo ma isticaali karan

    • @jiijodaqere8881
      @jiijodaqere8881 4 місяці тому

      Haa dhagayso cajalada dhaqtarka ku sharaxaya talo ku sinaya talo. Ku qaso caano goldhi milki)nuskoob canaha kaniniga 2saac kadib 6subaxnimo cab kaniiniga seexo 30daqiiqo

    • @Nuurahassan7
      @Nuurahassan7 6 днів тому

      @@jiijodaqere8881abyo hormobka dhunta I kacsan ma cuni kara ashawagda

  • @xamdicabdi-y8t
    @xamdicabdi-y8t 7 місяців тому

    mashalaa ajar ale haksiyo adi asaxabtada shugran

  • @xabibohussien9174
    @xabibohussien9174 Рік тому +1

    Xageekahelaya

  • @farhiyamahamad1884
    @farhiyamahamad1884 8 місяців тому

    Dr ani xanuna da aad shey tay ka ma mid ahi wana so ga nay ee biya kulul ayan ku qasa qaa da da yar habeen kii iyo casir kii ayan caba lkin soo baxyo aya iga so baxay bal wixii qal dan iiso sheeg

  • @beelodahir6382
    @beelodahir6382 6 місяців тому

    Asc

  • @layloxaaji1534
    @layloxaaji1534 Рік тому +1

    Dr Cano gel ma qasi karaoke somali ayan joha

    • @badriyalifestyle
      @badriyalifestyle  Рік тому

      haa masha allah

    • @ShukrimacalinMahamud
      @ShukrimacalinMahamud Рік тому

      Ale haku hafiyo wll

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 Рік тому +1

      ​@@badriyalifestylewalaal wuukabuuxaa yurub anaga farmashiyaal dhakhtaro leh oo daawo dhaqameed ka gada ayaan kahelnaa wiliba organic ah iyadoo budo ah iyo isagoo kabsol ah

  • @maryanfaradhere1764
    @maryanfaradhere1764 6 місяців тому

    Mudaawad magu qaadankaraa

  • @Zahra-k5u3n
    @Zahra-k5u3n 9 місяців тому +1

    Ilmo autism qaba malasiinkaraa,?

  • @maryanfaradhere1764
    @maryanfaradhere1764 6 місяців тому

    Mudaawad magu qaadnakaraa

  • @kariinoabdi1219
    @kariinoabdi1219 2 місяці тому

    6/8/2024 mantan bilawaya insha Allah mrkan kuso faido wan kaso jwb celin dona

    • @qaalimusse8365
      @qaalimusse8365 2 місяці тому

      Anigaba manta bilawaya

    • @cabdisamiccabdilahi2819
      @cabdisamiccabdilahi2819 14 днів тому

      ​@@qaalimusse8365maxaad isbadal ku aragteen isoo jawaaba pls

    • @nasraxussen3138
      @nasraxussen3138 8 днів тому

      Maka faiday geedka wllo mise madan bilaabin

    • @qaalimusse8365
      @qaalimusse8365 8 днів тому

      @@nasraxussen3138 wan bilaway lkn waan jojiyay sas ma fiicno

  • @xawo3xawo332
    @xawo3xawo332 11 місяців тому +1

    Ma tira gedkan

  • @SacdiyaIsmaaciil
    @SacdiyaIsmaaciil 10 місяців тому

    Dr xagee laga helaa

  • @hodanalijiinow6257
    @hodanalijiinow6257 5 місяців тому

  • @HiraabeCali
    @HiraabeCali Рік тому

    Dadka jooga somalia maxay kuqasanayan

  • @faadumoxuseenasc5193
    @faadumoxuseenasc5193 9 місяців тому +1

    😂😂😂😂😂😂000000❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤22ggggggggghgghhhhhh