Waa film si heer sara looga soo shaqeeyay. Musiga filmka iyo codka faseexa ayaaba sheekada xiisa dheeri ah u sii yeelaya. Walalow filimaanta oo kale maa noo soo badisid, si aan u xasuusano marka nafta qofka Somaliga ay qaymo lahayd. Barakallah fiik.
Muuqaalka qaabka biraha loo habaynayo aad bn uga helay xaqiiqdi dhawr jeer bn kuso ceshtay....Hawsha sidas u adag dadka ino qabta bay awoowayashen naga dhaadhiciyen inay dad xun yihin...Ilahay ha u dambi dhaafo anagana allaha naso hanuniyo....
Walal allah unaxaristo qabrigedana allah uwaasiciyo janada allah ka waraabiyo kitaabkeedana middigta allah kasiiyo Waan dareemi karaa qof aad jeceshahay marku dhinto aniga xitaa hooyadey arbacada ayay dhimaday allah unaxariisto intii dhimatey oo muslim ah
Allaahu akbar taariikh daasna somali bay somartay oo lagu raacdaysanayo qof waxdilay halka maanta dhiigu iska socdo sharaf ay naga dumiyeen markaa bay naleeyihiin digteetar
Waaw ciidankii soomaliheed saa oodhan miyay u tababarnaayen Masha allah ilahaw nasii ciidan saa oo kale u maskax badan Oo ka tababar fiican Oo awood lah oo cadawga soomaaliya argagax galiya
Aniga waxba iima ahan muwaadin somaliyed ban ahay kasoo jeeda mudug balse somalinimada iyo dalka iyo diinta baa ina ka dhaxaysay allaha u naxariisto amin Muwaadin dhab ah ayuu ah hada isagoo kale somali lagama heli Karo
Ilaa 2016kii inta ku xidhneyd xassan cismaan xaaji ismuujiya like💕
kahor an u filaaa inaan ku xernaa 12k s
😁😁Aniga waago radiyaha taarka
Xafada bula xubey umada nafta ugu keni jiraya ayan ku xirnaa
@@fushkaxmahamed7315 🤣🤣🤣
@@BERDILAACSHE h
Rabi wayne ha'unaxaristo Awowe jamac xashi xidig "Ninkii timir Abuuriyo ninkii tiin talalaba tariikhdu wey warin".
Waaw masha allah waa khibrad dambi baaris oo aad u sareysaa, alla dowladnimada macaa, mahadsanid sxb Xasan
Dable jaamacna Wuxuu noqday Alifle Oo wuu dalacay Waa Qiso Cajiiba Ilayn danbi baadhayaaL Farta ka xidhan ayaan lahayn
Wakhtigii Wakhti ahaaa !!
wakhti wakhti ahaan doona ayaa soo socda
@@41wnoh58 l
L
L
Ll
L
L
Ll
L
l
l
L
Ll
L
l
Ll
L
L
l
L
L
L
Ll
L
l
pl
L
l
Ll
L
l
l
L
L
L
L
L
L
L
l
L
l
L
lL
Ll
L
l
@@41wnoh58 l
L
L
Ll
L
L
Ll
L
l
l
L
Ll
L
l
Ll
L
L
l
L
L
L
Ll
L
l
pl
L
l
Ll
L
l
l
L
L
L
L
L
L
L
l
L
l
L
lL
Ll
L
l
@@41wnoh58 l
L
L
Ll
L
L
Ll
L
l
l
L
Ll
L
l
Ll
L
L
l
L
L
L
Ll
L
l
pl
L
l
Ll
L
l
l
L
L
L
L
L
L
L
l
L
l
L
lL
Ll
L
l
@@41wnoh58 l
L
L
Ll
L
L
Ll
L
l
l
L
Ll
L
l
Ll
L
L
l
L
L
L
Ll
L
l
pl
L
l
Ll
L
l
l
L
L
L
L
L
L
L
l
L
l
L
lL
Ll
L
l
JECLIYAA MAWDUUCYADA DAMBI BAARISTA❤
"aaloow ma iijeeday ma ifiirinaysay adi"
😂😂😂😂😂😂xsanoow
waa qiso cajiib ah, waxaana ka fahmay.
1.maamulkii siyaad bare, allaha u naxariisto, dadka iyo dalka wax ween ayey u hayeen midaan iyo kuwa kale oo kabadan.
2. inaan heesanay ciidan dhinac walbo leh oo xirfadooda aad u sareesay.
dadka waagaas jogay waxay kala fahmi waayeen maamulka talada hayey iyo doolad nimadaas aadka u macaaneed.
Sxb sare sheeko yinka oo kale soo badi🙏
Wayo sheeko-yinka Dambi barista Soomalida waa ku-wa xiiso leh💯❤💯
Waa film si heer sara looga soo shaqeeyay.
Musiga filmka iyo codka faseexa ayaaba sheekada xiisa dheeri ah u sii yeelaya.
Walalow filimaanta oo kale maa noo soo badisid, si aan u xasuusano marka nafta qofka Somaliga ay qaymo lahayd.
Barakallah fiik.
Al ustaad thanks marwalba iyo xaalad walbo ani aadban u jeclhy arimaha sirdoonka
Muuqaalka qaabka biraha loo habaynayo aad bn uga helay xaqiiqdi dhawr jeer bn kuso ceshtay....Hawsha sidas u adag dadka ino qabta bay awoowayashen naga dhaadhiciyen inay dad xun yihin...Ilahay ha u dambi dhaafo anagana allaha naso hanuniyo....
Haa waxay kamid thy waxyaabaha dunida naga reebay
Dhalinyarada somaliyeed isma necba lkni odayasha ayaa iska horkena marwlbo Alow nabad waarta nasii
Qoodh iyo xeraad leedihiyo laba xiniiyoode.
Sheekooyinkaan dalka ku saabsan noosoo badi.
MASHA ALLAH danbi bare jaamac wa gesi aqli badan xasan adigana wad ku mahad San tahay sida qurux da badan aad barnamijkan nogu so gud bisey 💗💗
Jaamac wuxuu ahaa nin caqli badan m.a hadduu dhintay allaha unaxariisto hadduu noolyahayna allaha barakeeyo
Alla ha unaxariisto awoowe jamac xaashi xidig waxa uu ahaa geesi kamida geesiyasha somalida ee usoo halgamay qaranka
Wll noso badi qisoyin dhabta ah ee somalidi hore
I like wlhi this story❤💯😥
Hadaba Imisaan Noqdaa wlhı wll Hadaan Awoodo 7B ay Umadu tahay Baan Ku gaarsiin Lahaa Waayo Waad U qalantaa Mahadsanid💯
Mahadsanid
Macalin waad mahadsantahay.
Keep going bahda buulaxuubay
mahadsanid Mr Osman Haji buulo-xuubeey
Xasan cizmaan haaji youtuber aan si qaasa utaageero ❤
Mahadsanid walaal
Darajada Ciidanka
-Dable
-alifle(2-alifle, 3-alifle)
-xarigle (2 xarigle 3xarigle (ispatoore)
Saraakiish waxey darajadooda ka bilaabataa
-Xidig
-2 xidigle
-3 xidigle (Kaptan)
-Gashaanle (batalian commander)
-Gashaanle dhexe
-Gashaanle sare(kornel)
-S.Gaas
-S.Guuto
-S.Guud.
mahadsanid sxb
Masha allah rbx keep going
Xasan cismaan alle haku xifidiyo walaal
Khibarada iyo dheerada kaa faaidanya
Ilahow sharafatayadi iyo karamadayadi soceli oo qabayalada nagasar🇸🇴
Aamin yaa rabbi
Haqaqable waaayo Meesha uu geela ku raacayey 💯
Aallow ma ii jeeday aa 😅 tolkeey GJ waa nii salaamay
Slaman Slaman var ka manta anagu nahayaa😂😂
Maantana Dable Iska Daayee Waxaan Qiimo Sidaa u Weyn Lahayn Saraakiisha Ka Sii Saraysa Dablaha "Xasan Cismaan Xaaji" Waad Mahadsan Tahay Walaal.
At: (5:36) Sawirka Qaawan ha soogelin waadambi ogow. Waa kufahmeena sawir la aan.
Iyo midida at:(11:10) kasaar sheekadaan. Waa wax Indaha iyo qalbiga uficneyn oo aad uxun.
Sidakale waa sheeko laganaxo, balse Jama sooheley qofkii waxaas kudhaqaaqey. (Rag waa ragiiiiii hore)
Mahadsanid
Mahadsanid ustaad
Jalalaqsi waa dagmadii kudhashay kuna soo bar baaray ❣🙏
Carasanka ciilciid ma tagty hee
Mashallah waa markii 2aad aan dawaado waqtigaan yar ee channel ka laga soo daayey
Xasan Xaaji No Soo Badi Walal Arimaha Danbi Barista Sida Somalida iyo Kiwa kale 🙏🙏🙏🙏
💯💯💯💯💯💯💯
Mahad korkaga ha gadho wll Hassan sida hagar la'anta eed noogu so gudbisey. ishallah kiisaskan oo kale noo so badi .
Hadalga iyo turjumada is wanagsan baa loo fahama keep going
Si qurux badan baad u diyaarisay 100%
Masha,llah
waaaaw noo soobadi si xiiso leh ayaad usheegtaa falalka dambiyeedka 😘😘😘
Sidisaba dhiiga bini aadamku ma qarsoomo allow na astur gacan bini adamna hanagu sababin anakana dhiig bini aadam hana saarin yaa rabi
m.a rer galbedka san wax uma bari karan viva s.n.a.
Wlhi Dable Nin Rag Ah Buu Ahaa Aad iyo Aad Allow Ma ii Jeeday 😁😁😆😁😆😁
Waan ku salaamay xasan
Een sheekadan xage ka keentay
Ustaad xasan cismaan Xaaji mahadsanid
runahanti qasadan wan kahelay wan laqiiroday sidey udacday iyo sida kiiska lobaray iyo aqrinta coodkan macan wxa thay tusalo wanagsan sida tariqda iyo wxyabahi dacay 50sano kahor dadka somalida ulawadagtid dibi baraha wxow ahay nin aqlibadan o qibraad wanagsan mashallah guuleso marxumad kiiskane alahayow unaxariisto yarabi
Sxb soo badi sheekooyinka oo kale Mahadsanid
Bro barnaamijadaan noo soo badi adigoo mahadsan
Mnsha Allah ❤️ maanta waxa gashay deegaanmkeygjj
Best voice
Walal qali ah illah haku xafido
Allah haunaxaristo inta dimate.Allow ma ijede 🤣🤣🤣🤣 Wlh Qiiso Mcn weye.Plz Nosobadhi.🔥
Keep going saaxiib
keep going my bro
Awoowgay wuxuu ahaa halyeey oo shaqadiisa daacad u ah allah ha unaxariisto
Asc. bro ma aha spatoore sadex xidigle ah ee spatoore sadex xarig leh
Waad mahadsantihiin Masha Allah ilaahey ha idin xifdiyo.
Shaw waxa ku maray gaari waana xasuusta shan saac oo maalin nimo 2018 waxaana ku taalo war aad u weyn intii martey like ta👍👍👍
Wa sheeko cajiib oo danbi baadhe ah
Nice
aalow ma ijeeday 😁😁 wey ku qarxiyeen aaramow aad baan uga helay shekadaan ku saabsan khibradii dable jaamac haduu nool yahay allah ha xafido haduu dhintayna allah u baxariisto wuxuu ahaay danbi baare cajiiba waad mahadsanta xassan cusman xaajiyow sidaad noola wadaagto qisooyinka cajiibka
😂😂😂aalloow ma ii jeeday lahjad lahjada ha gobolka hìiraan❤❤ looka hadlo funny😂😂😂😂
Jalalaqsi hiiraan somaliya intee taqano like sare 👍
Ustaad Cismaan xaaji Nin Funny ah wax badan laga faaidayo Horey u soco Salaan From Switzerland.
Walaalo barnaamijyada noocan ah noo soo badi insha allah.
Utadow vediyadi iyo sheekada saas is kugu keentay maashaa Allah
Vediogan intee ka keentay fadlan
1975 Sep 25 khamiis ramadaan ama soon ah ayay ehed talaado ma ahen sida calanderka ku xusan wll
Waad kuqabatay wuu qaldamay hassan waa maalin khamiis ah
😂😂😂
Astaqfurulah 😂 calendar mad so eegtayba
Ma ila aragteen waliba waxay ehed soon odayga way kaga dhacde halagu qaato 😂
25 kii September 1975 khamiis
19 kii Ramadan 1395 hijiriya
Waxa laga yaabaa qisadu way jirtay lkinn tarikhda wuu ku macaaneyay wayse la gashay Ramadan
Isbatoore ama K/S (kormeere sedexaad) 👍
Shoow meesha aan ku dhashay waaye
Ar xasanooow aar adigaaa ar inooso daa' barnaamijyadaan kuwo la mida waa ka helnaye🔥
BarnamijYada Somalia u sobadi Zxp ❣️❣️❣️
Xassan cismaan xaaji kusaalamay salanta islaamka asalamu aleykum waxa xalay dhimmatay ayeeyadeyda hooyo dhashay uso duceeya inuu illahey qabriga u wasiciyo
Walal allah unaxaristo qabrigedana allah uwaasiciyo janada allah ka waraabiyo kitaabkeedana middigta allah kasiiyo
Waan dareemi karaa qof aad jeceshahay marku dhinto aniga xitaa hooyadey arbacada ayay dhimaday allah unaxariisto intii dhimatey oo muslim ah
Wlaal Allah unaxariisto ana ayeeyo hooyo dhashay kooma ayee kujirtaaa iigu soo duceeya Allah inoo ii caafiyo
@@princeinaali7832 amiin abaayo hooyo allaaha u naxariisto kitaamkeeda medigta allaha kasiiyo qabriga allaaha uwaasiciyo walawada dhimana walakala horeyaleee
@@h.d.d3143 amiin walalkey allaaha caafiyo cafimaad dagdag ah
Allah u naxariisto
Allaahu akbar taariikh daasna somali bay somartay oo lagu raacdaysanayo qof waxdilay halka maanta dhiigu iska socdo sharaf ay naga dumiyeen markaa bay naleeyihiin digteetar
Waa baritanki ugu calamisana qarnigas cadima ahan cadalada iney dib uso labato ayan rajeynayna Somaliya hanolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷
Soo badi danbi baadhista noocana sxp
Dambi baarista waan xiisaye sxb barnamjikan soobadi
Isbitoore iyo sadex xidigle waa kala labo xidigiha isbitooraha waxaa la yiraa gucundho sadex sidiglahana waxaa la yiraa captain 👨✈️ ,isbitoore sadaxle maaha sadax xidigle ee waa isbitoore sadaxle wuxuuna ka hooeeyaa xidiglaha.Mahadsanid
No so badi ebow allah ku sharfo
Waaw ciidankii soomaliheed saa oodhan miyay u tababarnaayen
Masha allah
ilahaw nasii ciidan saa oo kale u maskax badan
Oo ka tababar fiican
Oo awood lah oo cadawga soomaaliya argagax galiya
Waad mahadsanrhay wllo sogudbinta
Youtubarada yutubka ugu jeclahy ❤❤
Xasan cismaan nin culus👌👌👌
Masha allah runtii aad bad u mahdsanthy wall , aad ban uga helay muuqalkn waxad u qalanta million subscribers, hor mar wacan insha allah
Shaw dhulkii hoyady iyo aabahy mcn dhwaan dagmo baa laga dhgi donaa insha allh
Walal show qabiilkee dega bal ii fahfahi iyo degmadow deris la yahay
I like it
Awoowe jamac xashi xidig wuxu dhintay, 12/March/2018 Rabi wayne ha'unaxaristo Anagana haynoga daba naxristo.
Xaqiiqatan waa tariikh mudan in laxuso, halyeey kamid ah halyeyadi dalka iyo dadka uso shaqeyay.
Rabi wayne ha'unaxaristo Awowe jamac xashi xidig "Ninkii timir Abuuriyo ninkii tiin talalaba tariikhdu wey warin"
Allah ha u naxariisto awoowahay jamac xaashi xidig waxa uu ahaa halyeey usoo shaqeeyay naftiisana u huray dalka iyo dadka
Aniga waxba iima ahan muwaadin somaliyed ban ahay kasoo jeeda mudug balse somalinimada iyo dalka iyo diinta baa ina ka dhaxaysay allaha u naxariisto amin
Muwaadin dhab ah ayuu ah hada isagoo kale somali lagama heli Karo
@@abdirizakcirro7418 bro awoowe jamac xashi xidig ma waxow ahay baadicade AUN amin
Mahsanid
Haye
Sxb noo so badi danbi baarista waan ka helah
Armow waalahelay danbibaare caalami ah ayaa helay
khibrad baylahayeen
Frist ugaaska qomiyada somaliyeed
Allowa dawaladnimo noo celi
Kkkkkkkkkkkkkkk😂😂😂 aaalow marka dhahdey waxba so xasuustey
Alloooow ma iijeeday hhhhhhh
Aramooow gaaljecel ayuu ahaaa
m.a wali dowlad la'aanta dhimasha dhaanta
Dable jama wxuu muujiyey Awooda sirdoonkii qarankeena somaliyed iyo xirfadii heerkii xligas dalkeenu joogay 🙏🏿
may home
wlhi hoyadeey ayaa kudhalatay
Waa qiso iyo caqli cajiib ah.
Sherlock holmes 🕵️♂️ somali version
11:21-11:25
Funniest part