Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Waalidka qalafsan iyo Carruurta marka ay qaangaaraan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 лис 2022
  • Ka mid noqo asxaabteenna nagu xiran. Chanelkan waxa aan ku soo gudbinaa barnaamijyada arrimaha bulshada oo ay kuwa diinigana ka mid yihiin. Nagu soo biir aana ka wada shaqeyno wannaagga bulshadeena.

КОМЕНТАРІ • 38

  • @zakariarashidabdi1753
    @zakariarashidabdi1753 5 місяців тому +3

    Maanta mucalim quraan ayaan ahay saas ay tahay cuqdadi ayaan kuu noolahay wlhi habaryartey markaan wajigeeda arko dunidan ugu necbahay nin hadu ahaan maanta waka cad goosan laha

  • @inacumar601
    @inacumar601 Рік тому +2

    Masha allaah walal suhayba adiga iyo macalimaduba aad ayaad ugu mahadsantihiin sidaad wacyiga umadeenu u dhisaysaan, Ilaahay miisaanka xasanaadka ha adiinku daro.

  • @zakariarashidabdi1753
    @zakariarashidabdi1753 5 місяців тому +3

    Maalinki ay hooyadey so baxaysay ayaan waxa la iga fujin wayay hooyadey oon qab qabsaday waxay tiri hoyadey kani wax barasho marabe midka ka yar ayaan kuso badalaya kaas wax ibar sidi ayaan ku raacay somalia markaan tagay hooyadey waxay igaso qaaday qof wax barasho soo diiday cml ereyo aad uxanuun badan ayaa igu oran jirtay ilmaha kale ayey so dhaweesan jirtay lkn aniga erey9 bila naxariis ah unbaan ka dhaxli jiray xita bulshada ayey ku oran jirtay kan wax barasho ayaa lagu kari waayay

  • @yusramaalim4865
    @yusramaalim4865 Рік тому +9

    Walidka qalafsan urku talo beyladhahay Wax cuqdad hada Maqawi balse qalbiga jecel majiro Aniga abahey waligey asago nalaqoslayo maarag Saladi litter biya laigushubi jire marki laitosinayo 4am ano cadhadha laxanunsan Kaley Qurac dub qoral makusokowi ,balse Alxamdullah manta Ana Hoya ah Nolol dagan Ayan Kunole imeheygane saxb banaha

    • @hamdamahamed7910
      @hamdamahamed7910 2 місяці тому +1

      ilmaha aad hayso ka ilali wixi aad ku so maray

  • @saharoapdihussen8089
    @saharoapdihussen8089 Рік тому +1

    jasakallah waa barnaamij muhiim ah😊

  • @yusufabdirahman5509
    @yusufabdirahman5509 Рік тому +1

    Ilhy waa rid fiican Hanaga dhigo ilhy Aamiin

  • @zakariarashidabdi1753
    @zakariarashidabdi1753 5 місяців тому +2

    Heer waxan gaaray aan dhaqan kale yeesho guriga awoowgey ayaan ucarari jiray wali ma awodin inaan wax sheegto meesha ayey igu imaan jirtay intey iska dhigto qof caadi ah ayey iso wadi jiraty aad ayey idili jirtay hooyadey ayaa maalin maalmaha kamid ah safar ku imaaday garrisa

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Рік тому +1

    Jazaakumulaahu khayran waa barnaamij mihiim ah❤

  • @sharifoabdallamohamed7730
    @sharifoabdallamohamed7730 Рік тому +1

    Masha alaah kheyr alaah ha idinsiiiyo

  • @zakariarashidabdi1753
    @zakariarashidabdi1753 5 місяців тому +2

    Naxariis waalidba ma arag iyago wali nool aniga
    Anigo yar ayaa garrisa la ikeenay mid hooyadey ladhalatay ayaa wax barasho la igu keenay kadib si bila naxariis ah ayey igula dhaqmi jirtay anigo school ka imaaday ayey waxay doonto igu qabsan jirtay iyado jiifto ayaan u adeegi jiray

  • @zakariarashidabdi1753
    @zakariarashidabdi1753 5 місяців тому +1

    Ciyaarta ilmaha ay ciyaaraan iga xarimtay heer waxaan gaaray markaan mararka qaar uso dhuunto si aan uciyaaro ciyaarti markaan dhameesto ayaa wal wal dareemi jiray halka faceyga ay si farxad leh gurigoda dib ugu laaban jireen waxaan fadhiisan jiray guriga albaabkiisa banaanka ah anigo ka cabsanaayo iyada hadey ciyaar iga maqasho aad ayey idili jirtay

  • @zakariarashidabdi1753
    @zakariarashidabdi1753 5 місяців тому +1

    Dugsiga quraanka ayaan kadaahi jiray macalinka wuxu moodi jiray inan meel kale kuso dahaay aad ayu iidili jiray heer aan usha macalinka laqabsaday ayaan gaaray awood iyo caqli aan dhibkeyga ku sheegto malaheen

  • @umanajmo6684
    @umanajmo6684 Рік тому +3

    Masha alllah gabdahan walalo miya wey is ku egyahiin

  • @Axmeds222
    @Axmeds222 Рік тому

    Wariye suheyba iyo macalimad fartuun mawduucaas waa muhiim qeyb kle inaad ka soo sameendooontiin aan rejeenayaa
    Mahadsanidiin 💯% macalimiinteyda🙏

  • @nimcaabdullahi973
    @nimcaabdullahi973 Рік тому +3

    Jecelka hoyaday uqaba cidna lamasimi kara lkn imafahmesa weynokala exata Ilhaw xaqa tus😢hada ayaba mel iskaga oyanaya wayo siqaldan ine ilahadasha mejecli lkn abahey hadal xun I imaqura Ilahaw cadowga kaqaba

    • @zahraabdikarim
      @zahraabdikarim Рік тому

      Wllo iska samiir anigu hooyaday markan 18aha wey Ii jeclayd balse imiga oo aan ahay 30jir markan lahadlo waxay ii tidhahda na bal iska waran hoose ban uu ooya wllhi 😢😢😢😢😢

  • @umuubax2806
    @umuubax2806 Рік тому

    M.allh wlladeena xafidu laah --_______Scw scw scw scw🥰🥰❣

  • @xamdijamalxamdijamal5584
    @xamdijamalxamdijamal5584 8 місяців тому +2

    Ani hooyadey intee dhashay anee ii necebtahay hadana nama so korsan mana is fahano qaas ahaan aniga mararka qaar waxaa is dhahaa fiicna lahedaa hooyada ine sidan ka wanagsanato hadalka wey ii badashaaa markasto markaaa wanag u socdo xumaanta kaso horeyso illahow waalid baari nooga dhig😢😢😢😢

  • @raaqiyamohameth447
    @raaqiyamohameth447 Рік тому

    🥺❤️ilahow qalbigoda jacyl iigali

  • @falisnor6391
    @falisnor6391 Рік тому +1

    Taasi waxay sababtey in carruurta dariiqa ka haboobeyn

  • @IsmailYussufAli-sb1go
    @IsmailYussufAli-sb1go 9 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahrah9372
    @sahrah9372 Рік тому

    Islaantan fartuun malah qaraabo ayaan nahay way noo egtahahy hadana waynoosii cod egtahay waliba xaga hooyadeed ayaan umalayn inaan qaraabo kanahay

    • @bra9749
      @bra9749 Рік тому

      😂😂😂😂😂

  • @sacaadaat3178
    @sacaadaat3178 Рік тому +3

    Waxaas ilmaha ha maqashiinina badalkeeda ka hadla xaqa waalidka & kan waladka.sidan ilmaha caasinimada ku baran.

    • @fariixasalah6787
      @fariixasalah6787 Рік тому +3

      Waalidka ilmuhu xaqbuu kuleeyahay ilmahakliya xaq laguma lahan

    • @sacaadaat3178
      @sacaadaat3178 Рік тому

      @@fariixasalah6787 intaas baan kuu sheegay, ka sheekee xaqa labada dhinac laakiin waa wax xun in da' yarta lala hor yimaado Aabo qalafsan & Hooyo qalafsan, beri wuxuu dhihi: Aabahay waa qalafsan yahay adigana hooyo waad qalafsan tahay arintaas waxaa noo soo dhoofiyay reer Galbeedka waayo caruurta waxay xiraan waalidka.

    • @hodanahmed7902
      @hodanahmed7902 19 днів тому

      @@sacaadaat3178somaali cid ka qalaf san majirto waalidku malaaik maaha tas ogow

  • @abdirahmansuleyman1323-zp2nj

    Asc abayoy su aal Ayan wataa ma la iiga jawabi karaa. Bal isku day In aad iijawabto

  • @user-yi7ij8tc8n
    @user-yi7ij8tc8n 9 місяців тому

    Aniga hooyady way nuukala leexataa way inacabtahay

  • @zakariarashidabdi1753
    @zakariarashidabdi1753 5 місяців тому +1

    Ciyaarta ilmaha ay ciyaaraan iga xarimtay heer waxaan gaaray markaan mararka qaar uso dhuunto si aan uciyaaro ciyaarti markaan dhameesto ayaa wal wal dareemi jiray halka faceyga ay si farxad leh gurigoda dib ugu laaban jireen waxaan fadhiisan jiray guriga albaabkiisa banaanka ah anigo ka cabsanaayo iyada hadey ciyaar iga maqasho aad ayey idili jirtay

  • @zakariarashidabdi1753
    @zakariarashidabdi1753 5 місяців тому +1

    Ciyaarta ilmaha ay ciyaaraan iga xarimtay heer waxaan gaaray markaan mararka qaar uso dhuunto si aan uciyaaro ciyaarti markaan dhameesto ayaa wal wal dareemi jiray halka faceyga ay si farxad leh gurigoda dib ugu laaban jireen waxaan fadhiisan jiray guriga albaabkiisa banaanka ah anigo ka cabsanaayo iyada hadey ciyaar iga maqasho aad ayey idili jirtay