Aniga hooyaday ayaa ah iyo walashay dhibkuna wuu iska badanyahay illahey hana badbadiyo weliba labadoodu waa saxiib aniga ima jecla markii hore waan iska Niyad jabnanjirey lkn markan narcissistic bartay ima dhibto anyways thanks Caliya I love you 😍
Anigy ihaystaa walalayaalow iso duceya wxy itagnthy hda ina rerkyga dumiyo on ilmahyga dayaco si aan uraligliyo hoyo wana guurkygi sadexd o ay hyo rabto iny burburiso
@@caaliyashuceybchannelwanka soo gudbay noloshaas hada waxan kunolahay meel fiican Wan shaqeestaa Europe kunolahay hoyaday iyo walalahayna afrika Kenya kunoolyihiin. Lakiin maskixiyan wali kama bogsan oo weey I sameeyaan still xariir ayaan la leyahay lakiin waxa la isoo wacaa bes mar alaale markeey lacag rabto ima weediiso cafimaadkeeyga iyo waxa aan kusuganahay Canaan iyo gormaa soodiree lee laii galaa mar alaale marka talefanka kawaco😢 ma aqaan waxa sameeyo dhaqtarkeega psychologiga waxuu iga yiri break kaqaado ama hadiikale lahadal oo usheeg si cafis kuuweediisato wan usheegay Hoyo dhibtaas Maxa igu gaysatay dhahay wayba igu inkirtay caasi bayna igu tiri waxayna tiri 9 bilood iyo walac kula soomaray ma aqaan waxa sameeyo wamahatsantahay walalo chanelkaan waxu uqalmaa in millions gaaro
Hooyada manno shega shada badan oo waxay ku tarto marwalbo ku dhahyso adi darta usameye adi darta qarashkas uu guriga ugu baxay ani nin wax haysin iqabo hoyana way igu coladisa marwalbo 😢😢maxa sameya habo
Waa xalada aan hada kusuganhy markey hoyada narcissistic tahay wax ka xanuun badan malahan ilahayow hoyadey so hanuuni anigana qalbiga iiqabooji😢😢
Adne ma ila qabta😢
Allah Hano saqiro yarabi 😢😢😢
Aniga hooyaday ayaa ah iyo walashay dhibkuna wuu iska badanyahay illahey hana badbadiyo weliba labadoodu waa saxiib aniga ima jecla markii hore waan iska Niyad jabnanjirey lkn markan narcissistic bartay ima dhibto anyways thanks Caliya I love you 😍
Ilaahey xaqa hatuso xabiibti muhiimada waa inaadan dhibsan
haa intaa wax baran cashada iyo dhibatooyinka uma adkesan kartid lkin marka wax barto waxaa tahay stron qof awood leh alle hainoosaqiro
@@abdulrazakmohamed-jr2eb haa alx illahey narcissist ibaray aya mahadsan hada waban nefisay ayago icaynaya ayan udajiya
Subxanallh hooyo marky narcissistic tahy waba halise allow carurta amanso😢😢😢😢😢
walahi waa ihesataa hooyo narcissist isoo duceeya in alle ii caafiyo hooyo macan
aduunka wxn ugunibcahayy bay igusamaysaa cey ceeb io iney dadka iguceydo wllhi 😭😭😭heer aan noco banmaraya aniga hada isoduceyya agoon ban ahayy aabo inaxariizta xitaa mahayzto 😭😭😭😭
Wandulqaata wan amuza oo dadka amuzka udhashayy ban ahayy qofwalba io dariska wayiguxamataa naxariis maleh cuntada aankariyo xitaa xaazidnima igadhamayzaa
Abahayy ayaa garab inoqonlahaa wxn ahayy agoon illahow nolozha iqurxi nolol mcn banjeclahyy oo qabow😭😭illahow mazkiin ban ahayy inaxariizo 😭😭wangubtayy 😭😭
mahadsanid wll illahay haku xafido abaalkaagana hagudo. aamiin.
@@mohamedsaleh3241 ilaahey haidin xafido walaal
Sabar ayaa la rabaa markaas
Habo qeyr allaha ku siiyo nusoo sheg
Anigy ihaystaa walalayaalow iso duceya wxy itagnthy hda ina rerkyga dumiyo on ilmahyga dayaco si aan uraligliyo hoyo wana guurkygi sadexd o ay hyo rabto iny burburiso
Shukran
Aniga hooyadey iyo adeerkey hoyaday qabo Ayaan lasoo koray iyo lix 6 ciyal ila dhashay hooyadey Aad ayay aniga ii necbeet anigana ayada ayaan aad ujeclaa habeen la aanteet majoogi jirin marka ay xafad salam qaraabo salan aado een aniga walalahay iyo aderkey guriga joogno marwalbo hoyadey Ayaan tabi jiray wanka fikiri jiray albaabka ayaan kolba eegi jiray anoo sugi la jacayl aan uqabay hoyadey darteet. Halka walalahay iska hurdi jireen oo aabahood hoosta kagali jireen aniga masexan jirin saan Hoyo usugaayo lee ku iman jiray. Hoyaday waxay ahayd narcistic ima jecleen walalahay iga jecleet. Wee ifadeexeen jirte I caayi jirte dariska iiga shekeen jirte😢💔 ninkeedana wee igu diri jirtay waxa ay ila dhaqmi jirte sida qof eeysan dhalin camal😢 hada kahor ninka hoyaday qabay Ayaan ka caaye telefanka oo magaalo kale usafray markaas. Hoyaday ayuu waxu amray in guriga iga erido anoo 13jir ah hoyaday way iga cayriday guriga
Aad baan ula damqaday qisadaada Ilaahey hakaa meyro waxad soo martay hubaal wax fiican baa kuu dambeyn ayagana xaqa Allah tuso
@@caaliyashuceybchannelwanka soo gudbay noloshaas hada waxan kunolahay meel fiican Wan shaqeestaa Europe kunolahay hoyaday iyo walalahayna afrika Kenya kunoolyihiin. Lakiin maskixiyan wali kama bogsan oo weey I sameeyaan still xariir ayaan la leyahay lakiin waxa la isoo wacaa bes mar alaale markeey lacag rabto ima weediiso cafimaadkeeyga iyo waxa aan kusuganahay Canaan iyo gormaa soodiree lee laii galaa mar alaale marka talefanka kawaco😢 ma aqaan waxa sameeyo dhaqtarkeega psychologiga waxuu iga yiri break kaqaado ama hadiikale lahadal oo usheeg si cafis kuuweediisato wan usheegay Hoyo dhibtaas Maxa igu gaysatay dhahay wayba igu inkirtay caasi bayna igu tiri waxayna tiri 9 bilood iyo walac kula soomaray ma aqaan waxa sameeyo wamahatsantahay walalo chanelkaan waxu uqalmaa in millions gaaro
Caliya shuceeb manta laga bilaabo hoyadey ada i matala ilahay haku sharfo ❤
@@Sarasaitblackpink hooyo macaan kuli ilaahey hanoo xafido❤️❤️❤️
Habo nusoo sheg sida ugu fiican aan ula dhaqmi karno kuna badbadi karno
Asc walal Caaliya, waa run waalid xun way jiraan. Ilahayow xaqa tus waalidiintaa. Mahadsanid xabiibti talooyinka aad na siisay jaza Akallah khair ❤❤❤.
Wcs sidoo kale xabiibti ❤️ ❤❤
Hooyadey inan xnunsnhy iyo inan ficnhy mkalajeclo mna iweydiiso xaladaheyga mkra keli ee igufrxdo wa mrkan wax ayada jeceshahy usameyo lkn hdan sanad kamaqanhy wxn kusuganhy war kamahyso heer wxan jogaa mrkan ayada lajogin lee an nafis daremayo 😢
Hooyadaa waaye siwalbey ahaato iska wanaaji ilaahey qalbigeeda hakuu soo duwo
@@caaliyashuceybchannel amiin
Wllhi pllhi kula mid Ahy Abyo😢
Wa xaqiiq
Xagee wll lagala soo xidhiidhqyaa adigoo raaliyaa❤
Mahadsanid abaayo
Adaa mudan xabiibti
Allah tuso hooyo walba oo ficilkaas leh🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Nasiib daro weeye iso duceya walalayal 😭
Ani wan yabanahay 2 deyda walid.saas iga.noqdeen hadana ilmaheyga abohood waa yahay waba leygu imtixaanay allow ii caafi😢😢
Hooyada manno shega shada badan oo waxay ku tarto marwalbo ku dhahyso adi darta usameye adi darta qarashkas uu guriga ugu baxay ani nin wax haysin iqabo hoyana way igu coladisa marwalbo 😢😢maxa sameya habo
Insha Allah waan kasoo hadli
Wlhi gabdhas isku miid ayan nahay
@@caaliyashuceybchannelabyo arintan gabdhan heystaa I heysatee kaso hadal😢
Haa wlhi
aney igudhacday nasibdarada hoyadey wanersis rabowisohanuni
Aamiin yaarabi
😭😭😭
Erayga narcissistic maxa laga wadaa ifahmsiiya plze 😮
Xanuun maskaxda ah qabta
Qof sida shaydanka udhaqma, hadana qof fcn iska dhiga, waa dad sun ah