Reer Buuhoodle oo ka jawaabay Codsigii 2 Maxbuus oo uga yimid Isimada dhaqanka SSC Khaatumo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 31

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 11 місяців тому

    Guul iyo gobonimo reer ayeeyday Dhulbahante reer Hagar from Canada 🇨🇦

  • @calicoldon
    @calicoldon 11 місяців тому +1

    mansha allah

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 11 місяців тому +2

    Maanshalaah Maanshalaah Amaano SSC waxwanagsan baad sameeyseen
    Oo soomaalinimada Iyo Islaanimadaba ku Fiicna
    Alaaha ha idin xiftiyo Naftiina iyo degaanadiina baad la baxsanla dihiine
    Oo qabiil idinla mida baa idinleh aanu idinlahaano waalayaan

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px 11 місяців тому +5

    Gobanimo wa loo dhashaa garadada dhulbahate ilahay haydin xafido

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 11 місяців тому +5

    War maxabiista ssc iyo harti iyagu xaq maleh miya oo dad maaha miya weli mahayno maxaabiis hartiya oo isaaq sidaayay

    • @MBOsman
      @MBOsman 11 місяців тому

      Waa waxa aan la yaabbanahay. Hartow sida isu dhaama, wallaahi maxaabiistiinna gacabta ugu jirta Iidoor waxaa loola dhaqmaa sida ugu xun.
      Waar sidani gobanimo ma ahane, ilaahay ka yaaba oo ugu yaraan sida aad u ixtiraamaysaan maxaabiista Iidoor, u ixtiraama maxaabiista Harti ee cadowga gacanta ugu jira.

  • @monaallin6022
    @monaallin6022 11 місяців тому

    Waa dad aduunyada ka danbeeya on iilbaxayn quudhuun

  • @fahima6186
    @fahima6186 11 місяців тому +1

    Masha Allah Tabarakllh waa kheey lkn ninmaku hadeey qoryo siteen oo duulaan idinku ahaayeen dhulbahantoow welina idiin soo dhaaranayaan sababtee baad usiideeyneeysaan???🤔🤔🤔

  • @hodanabdi4308
    @hodanabdi4308 11 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @hassanwarsama338
    @hassanwarsama338 11 місяців тому

    huwan

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 11 місяців тому

    Walee dhulbahante iga samir badab😊

  • @daakirkadoon3070
    @daakirkadoon3070 11 місяців тому

    Reer buhoodle jawaabta su'aashaa waad ku degdegteen.
    Nin dagaal lagu qabtay in la siidaayo maaha ilaa inta nabad laga helayo.

  • @Somfox1
    @Somfox1 11 місяців тому +1

    Gobonimo

  • @salahahmed3451
    @salahahmed3451 11 місяців тому

    Kuwo aan qoryaba sidan oo meelo kale duwan laga xidhey baa jira oo reer SSC ah

  • @SSCKHAATUMO-kh3hi
    @SSCKHAATUMO-kh3hi 11 місяців тому

    Isimada dhaqanka arintan umataalo maamulka SSC KHAATUMO unbaa maxabiista si dayn kara dilina kara

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 11 місяців тому +1

    dee kuwa reer ssc hala soo daayo wayo idoor ba maxaabis reer miyi ah bay adduubten

  • @monaallin6022
    @monaallin6022 11 місяців тому

    Kuwii hooraba waad qaasheene kuna duliimad iyo arsii idiinkaga daynmayno ama siidaya reer dhagdher dhiiga ka jaaqaa

  • @GgahabababaGbnansbsb
    @GgahabababaGbnansbsb 11 місяців тому

    Wallaahey hrta garaadada waad ahiivteen laakiin guni gobonimo mataqaan maxzbiisteenuna weykudulmsnyihiin illahey kuwaa sharkooda hsku crliyo soomaaliland

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 11 місяців тому

    Tuug tuug dhashay baad tihiin maxaabiis lasii danyanyo majirto Reer buuhoodlow iska soo baaciya Horgaladaas

  • @Mideye157
    @Mideye157 11 місяців тому

    Why or why or why.

  • @kaalufshinni3576
    @kaalufshinni3576 11 місяців тому

    Waxani doqonimo way dhaaftey. Iiddor weligood maxbuus Dhulbahante ma sii deyn, waa maxay doqonimadan xad dhaafka ah Dhulbahantow

  • @GgahabababaGbnansbsb
    @GgahabababaGbnansbsb 11 місяців тому

    Warning dagaalka kujirey yaan lasiideeyn. From ug

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad 11 місяців тому

    Waxaad moodaa dhulbahante iney idoor kabaqaan kuwii nii away

  • @husseinabdullahi7305
    @husseinabdullahi7305 11 місяців тому

    Asc. Dhulbahantow si fiican u rogroga markaad maxbuus daynaysaan waa inaad shuruud ku xidhaan:
    1. Haddii ay jiraan maxaabiis sidaasoo kale laydiinka haysto oo dagaal beeleed lagu qabtay waa inaad ku badelataan kuwa laydinka hayo.
    2. Haddaysan jirin wax maxaabiis ah oo laydinka hayo waa inaad ku xidhaan shardi ah inaysan muxaabuusta la siidaynayo aysan dib dambe uga qayb qaadan doonin dagaal lagu soo qaado deegaanada iyo dadka Dhulbahante.
    Haddii lagu soo qabto dagaal kale soo dayn dambe ma jiri doonto waxaana lagu qaadi doonaa sharciga Islaamka waxa uu ka qabo airnkooda.
    Wcs.

  • @Mohamedal-guled
    @Mohamedal-guled 11 місяців тому

    Gun baad tihiin boqolaal maxbuus la idinka hayaa, waxba baqdin awgeed dad wanaag falaya ha iska dhigina waa la idin soo afjari ilaahay idamkii.

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 11 місяців тому

      Dhilo hadii la wacdiyo ama aan la wacdin waa isku mid, markaanu baroortiinii ku daalnay ee AANU mujrimiintaa Siidaynay baad Futada kala qabatay

    • @Mohamedal-guled
      @Mohamedal-guled 11 місяців тому

      @@abdirisakdirie3124 hadaad dhilo ama khaniis tahay waxba igama galin ee anagu sida aanu naanta naxariis idinku hayn oo kale noqda iska dhaadhicinta iyo baryada aad wadaana joojiya

    • @Mohamedal-guled
      @Mohamedal-guled 11 місяців тому

      @@abdirisakdirie3124 baryada iyo tuugsiga aad ehelnimo kusoo gababaysaan joojiya ogaadana in aanu badalnay ishii sokeeye aanu idinku eegi jirnay wixii danbana cadow amxaara ah baad tihiin.

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 11 місяців тому

    Oo hadaan cidiba idin kala so9 hadlin yaa usii dayseen

  • @qatarwayn9581
    @qatarwayn9581 11 місяців тому

    Hadaa dhulos nahay gobanimada baa khalad kafahanay
    isaaq yar iyo wankoodu in dhulos rag iyo dumarba lalaayo bay isku raacsan yihiin wali miyaa ragteen isaaq wax garadkooda iyo culimadooda oo ka hadala tolkayow ciyaarta intaynu iska danayno nimankaas asxaan nagama dhaxeeyo aynu dilno kaynu rabno