FARXAD: Amiirkii ugu Halista Badnaa Khawaarijta oo Lagu Qabtay Gaalkacyo Sir Culus ayuu Bixiyey+XOG

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024
  • #HageMedia Waxuu diyaar u yahay in uu idin soo Gudbiyo Warar Xaqiiqo ah oo Soomaalida iyo guud ahaan Caalamka ku saabsan, si aad ula socoto Wararkaasi Fadlan Subscribe dheh oo nagu soo biir adigoo Mahadsan.
    #WararkaMaanta #WararkaSoomaaliya #WararkaCaalamka #Soomaaliya #Somalia

КОМЕНТАРІ • 17

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad79 4 години тому

    Hadalkisa soomali sax ah ma ahan eey alaha ku qabto

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 4 години тому

    KAN SOOMAALI MAAHEE WAA OROMEY AFSOOMAALI LA BAREY

  • @Jinkax-u9r
    @Jinkax-u9r 2 години тому

    Waa raxweyn wilibo dhanka buur hakaba ayuu ka soo jeedaa luuqadiisa an ka fahmay

  • @AdenMohamed-dx3fx
    @AdenMohamed-dx3fx 6 годин тому +1

    Asc war niku waqotiyeh ashabaabka qoti maykujirtaa

  • @AbAhmed-st1tp
    @AbAhmed-st1tp 5 годин тому +1

    Asaga oo ah raxanweyn ayoo iska dhigi raba dad kale waxa weeye kulaha cajiib 😂😂😂

  • @MohamedHassan-ug3gu
    @MohamedHassan-ug3gu 3 години тому

    Waa dad isku dardaaraya daadinta dhiiga muslimka.

  • @shaairguled9274
    @shaairguled9274 5 годин тому +1

    Itoobiyaan beet ushsqeeyaan waadna ka imaadeen

  • @ardonoorwardhere8913
    @ardonoorwardhere8913 3 години тому

    Wajiga ala kaa hub bal muxu ka hastay cadawnimo ku canuun badana?

  • @yunisahmed953
    @yunisahmed953 6 годин тому +1

    2 sano ka hor waye galmudug so qabatay ninkan wa la.dilay

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad79 4 години тому

    Shaqada ee qabsaden wsa dadkoodii in ey dhameyan dhawacan kuwaan ilahow adaa naga qaban kartid naga qabo hadaba adaa noo gacan gelise

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad79 4 години тому

    Shaqada ee qabsaden wsa dadkoodii in ey dhameyan dhawacan kuwaan ilahow adaa naga qaban kartid naga qabo hadaba adaa noo gacan gelise in eed ku dhacdaa rabay ku go godid kuligin

  • @FalxadoSahra
    @FalxadoSahra 46 хвилин тому

    Dad dhukkooda IYO dadkooda lagu dirayo war yuhuud oo soomaali land adeegsanaysa weeye shabaabka la sheegayo diinta ma qabto in qof muslim ah la diloee dhalinyarada hala baraaruijyo waa la qalday is gaarsiiya please

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 6 годин тому +1

    War hala dilo haduu is dhiibo iyo hadii kalaba waa kufaar umada inay layso oo ay dhiigooda micno la.aan ku daadiya rabaan ee kii la qabto hala dilo

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 6 годин тому

      Is dhiibid ma waxaad utaqaana nin holdall qor shaysan fulinaayay olasoo qabto ??? Kkk
      Hadaba aan ku baree is dhiibid waxaa la dhahaa qof isaga o aan hawlgal gacanta aanku haynin kasoo taga 1awarijta oisa soo dhiiba
      Laakiin kan waa qabasho sidaa ufahan