AMAL DAREN EX JACELKEDA HAZAM SABABTA NAAG KALE UGURSADAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 жов 2024
  • #Subscribe #Like #Share

КОМЕНТАРІ • 1,1 тис.

  • @carfoon1792
    @carfoon1792 10 місяців тому +302

    Illahow qof walba wixii qalbigisa ku jira u fududee ❤

  • @HoodoqaniclraxmaansaladHoodoqa
    @HoodoqaniclraxmaansaladHoodoqa 10 місяців тому +293

    Salada an ilaalino insha allah ❤❤❤❤❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 10 місяців тому +325

    inta daawneyso Video gaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay ♥️ inta ka heshy muuqaalkaan❤️ Team Qalbi one love😂❤️majoogtiin ani cml👋❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 10 місяців тому +142

    From the river to the sea
    Palestine will be free 🇸🇴❤️🇵🇸
    I love Palestine 🇵🇸 Palestine will be free inshaa Allah 🇸🇴 ♡ 🇵🇸 Qalbi one love inta taqaano😂❤

  • @munaadam8568
    @munaadam8568 9 місяців тому +13

    He is young and smart. Well done bro and stay as you are and never change walaalo.

  • @hassannoorbuule3196
    @hassannoorbuule3196 10 місяців тому +71

    Walal ani aad ayaan ugu naxay oohinta amaal, waxan kugudhaari Allah markale aan aragno amaal indhaha ay ku'oyzi iyado kufaraxsan

    • @UmzakiUm
      @UmzakiUm 10 місяців тому +2

      Iney is cafiyaan isu solaabtaan baan rajeynayaa

  • @ibraahimisackCali
    @ibraahimisackCali 10 місяців тому +50

    Dareen official aan gaarsiino 100k coming soon. Ok.

  • @halimofarah9577
    @halimofarah9577 10 місяців тому +29

    Ridwaanow walaal Garsooraha jaceelkaan kuu baxshey hadii aadan magacaas ka helina icafi❤ jeceel jeceel baad dib noogu celisaa.

  • @farhoabdulle3123
    @farhoabdulle3123 10 місяців тому +17

    Igaarkaan yarriiska Aaduu ucaqliba danyahay Masha'allah Allaha barakeeyo Ammiin yarabi 🤲🤲🤲💝

  • @MsIlwaad
    @MsIlwaad 9 місяців тому +5

    Ridhwan Plz bring these 2 couples back together 🙏

  • @fatxoabdinasir3200
    @fatxoabdinasir3200 10 місяців тому +69

    Dareen Official 100k hala gaarsiiyo asxaabta ridhwan❤❤❤❤

  • @HoodoqaniclraxmaansaladHoodoqa
    @HoodoqaniclraxmaansaladHoodoqa 10 місяців тому +83

    Allah is one ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zahrocrsaaqmaxamedofficial
    @zahrocrsaaqmaxamedofficial 10 місяців тому +38

    Labada qof wax weeyan oo halkan uu ka sheeyi karin hassan zoya iyo umu ahzab uma leyna inta igu raacsan❤❤😂

  • @FatushAhmed-ec6lc
    @FatushAhmed-ec6lc 10 місяців тому +30

    Gawadha markey kujeceshahay been kasta hadad ushegeyso wey ku aminsantahay lkn malinkad qayanto ama ad qalbi jabiso run kasta hadad ushegeyso kuma amineyso so qofka marku kujecelyahay hakucciyarin

  • @faatuushfaraxsan1212
    @faatuushfaraxsan1212 10 місяців тому +20

    Hazam waa wiil wanagsan runtii oo jacaylka wax ka yaqaano masha allah Ridwaana waxan u qiray xaliyaha jacaylka❤❤❤

  • @juweeriyo4
    @juweeriyo4 10 місяців тому +42

    waa wiil wanaagsan oo saaxiibtinimada ku wacan just xaaladaha jeexjeexeen qofki la saaxiibo nasiib leh

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 10 місяців тому +87

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

    • @SagalAhmed-wb6me
      @SagalAhmed-wb6me 10 місяців тому

      AABE ❤HORMARBAN KUU RAJAYN

    • @kawzarjama
      @kawzarjama 6 місяців тому

      Marka soomali nimadu maa calank buluguuba soomali nimo inaad ku joogtay ahayd

  • @abdiaziizabdullahi2460
    @abdiaziizabdullahi2460 10 місяців тому +24

    Ha u caabudin Eebe in uu wax ku siiyo ee u caabud in uu kaa raali noqdo hadii uu kaa raali noqdo siismadiisa si durdur ah ayaad uhelaysaa.

  • @aaminojubooy9203
    @aaminojubooy9203 10 місяців тому +47

    Habaryarta waxaan kacodsaneynaa in ay noosheegto sababta umaseertay iyadoo figrada barashada habaryarta ogoleed plz habaryarta hadey qoraalkaan aragto plz anakoo dhageestayaal iyo asxaabta commendi kudhiiglayaal ah aad ayaan uxiiseyneynaa in aad noogu sheekeyso sababta lamaseertay adoo leexsatay qof qofkale jecel. Halow maqal majiraa habaryar nasoo gaar

  • @FuadNoor-my3mu
    @FuadNoor-my3mu 10 місяців тому +55

    Ilaxiyow salada subax isaxal❤

    • @KhadijaMahamed-s7v
      @KhadijaMahamed-s7v 10 місяців тому +2

      Amiin yarabii

    • @Hafsa23119
      @Hafsa23119 10 місяців тому +1

      Aamiin yaa rabi ilahay haku hagajiyo saladac❤❤❤

    • @UmzakiUm
      @UmzakiUm 10 місяців тому +3

      ربي اجعلني مقيم الصلاه ومن ذريتيducadaan aqriso allah noo fududeyo kuligeen

    • @fatumamacalin9039
      @fatumamacalin9039 10 місяців тому +1

      Aamiin

    • @Khadijashaaban-x7j
      @Khadijashaaban-x7j 10 місяців тому

      Amiin

  • @khaledshafie785
    @khaledshafie785 10 місяців тому +41

    This guy is really legend 🙌

  • @NimcoHasanyuusuf
    @NimcoHasanyuusuf 10 місяців тому +25

    Ridhwaan amal iyo hazaam isku soo celi hazaam qalad maleh daacad waaye wlhi amal ayaa si qaldan wax ufahantay 😊

    • @hibaaqabdicaziz-ht7xz
      @hibaaqabdicaziz-ht7xz 9 місяців тому +1

      No maba jecla gabadha qofkada Miya UGA tanasuli karta bil kaliya isug ku dhahay wxs jcyl miyaa

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 10 місяців тому +54

    Aniga ahaanteyda Amal waan dhageystay wiilkana waan dhageystay Runtii Wiilka waa wiil daacad u ah Amal,,,Lakiin ayada ayaa fahmi weysay sore,,,,,Wiilka waxa ku kalifay in oo naag guursado ayada ayaa ku qasabtay ,,,,Hada iyo talo isku soo laabta xaalada dajiya ,,,Jacelka hawaaro❤❤❤

    • @rayanjinow1037
      @rayanjinow1037 10 місяців тому +12

      😂😂😂 naagta la aroosayna maxa la sameyna

    • @mohamadomar4591
      @mohamadomar4591 10 місяців тому

      @@rayanjinow1037 ,,,Maxaa la'sameyn lahaa waaba la'furay somahan

    • @XawoMudey
      @XawoMudey 10 місяців тому +4

      Qisadan ookale igu dhacday oo ka xun 5 years qiyano ah yaku nafisa

    • @fartunfarah2918
      @fartunfarah2918 10 місяців тому +2

      ​@@XawoMudeysorry xabibti aniga igu nafis 😢

    • @mohamadomar4591
      @mohamadomar4591 10 місяців тому +1

      @@XawoMudey Haye hada maka kabsatay mase wali

  • @fadumoabdi5537
    @fadumoabdi5537 10 місяців тому +26

    Naagtii uu guursaday xita noo keen ridwaan shekada wajiyo badane leedahay 😂 teamki xita nokeen😂😂

  • @SundusMohamed-eo6pz
    @SundusMohamed-eo6pz 10 місяців тому +11

    Wlhi hazaam wa ixtiram badan inta garenesa unba garena❤❤❤❤

  • @ayaanbillan8634
    @ayaanbillan8634 10 місяців тому +21

    Subxan allah khayaamo Badanah Naa Kan Ka Carar 😢

  • @caaqilproduction3
    @caaqilproduction3 10 місяців тому +23

    Labada daraf waan dhageystay aniga qaladka waxan saaray wiilka sababtoo ah guurka wuu ka qariyey asoo jecel kala dhexeeyo ayuu waliba bbe sii dhihi jiray 😂 waliba habaryarta iyo asagaba way ku heshiiyen qiyaanada waana qiyaano wadareed waxani😢

    • @fatimaahmed4226
      @fatimaahmed4226 9 місяців тому +3

      Ayadana qalad weyn bay lee dahay waa nin aan qabin ayay sidii wax is qaba oo kale u dhaqmayaan miyaa ku cajibiyay allaha soo hanuuniyo meesha dad ilaahay ka cabsanooya ma joog in miyaa gabadhan iyo wiilkaan maxaa loo Oran waayey is guursada ama kala dheeraada

    • @abdirahmanabdi8865
      @abdirahmanabdi8865 9 місяців тому

      Lkn marka aynu eegno iyaduba waxay u dhabyn waysay ninka riyadiisa maxayse ooga shakisay ama ooga labaclabac leysay arooska .
      Isagoo marar bdan kusoo celceliyey arooska.
      Asagana wuu ku qaldanaa arinkaa oo ah inuu been guur kusii wado

    • @anabellarobleh1077
      @anabellarobleh1077 9 місяців тому

      Amal waxay kuu qaldantay inay gurkisa ay dido wayo qof Rajo kaa qaba aya guur kuu soo bandhigta isaguna wuxu kuu qaldamay isago gursaday gabadh kalee inu la si xidhidho takale aad ayu uu fududaday oo guur dagdaga ayu galay

  • @hunabuggy9712
    @hunabuggy9712 10 місяців тому +5

    I dont fully understand somali but Mashallah this young man is smart

  • @faadumoahmed1426
    @faadumoahmed1426 10 місяців тому +7

    Masha allllh waa will degan oo caqli badan oo akhlaaq leh

  • @Manchesterunited99.98
    @Manchesterunited99.98 10 місяців тому +6

    NICE BACKGROUND 👍👍👍

  • @FatumaAbubakar-rf7gf
    @FatumaAbubakar-rf7gf 10 місяців тому +156

    Hadeee hadhalka mxu oguso celinaya nh yaqey😢just why can't he go straight into the point 🤔 😮

    • @aminaosman3439
      @aminaosman3439 10 місяців тому +4

      I know right

    • @MahatkeyMahatkey
      @MahatkeyMahatkey 10 місяців тому +6

      Uko na haraka amaa😂

    • @FatumaAbubakar-rf7gf
      @FatumaAbubakar-rf7gf 10 місяців тому +7

      Siyo haraka why do he have to repeat what has been said earlier 😐 yahuuuu he is making the story endless men😁😁

    • @walalsafwan2269
      @walalsafwan2269 10 місяців тому +2

      Xariif weeyo 😂

    • @HafsaXubi-md9yp
      @HafsaXubi-md9yp 10 місяців тому +3

      ​@@walalsafwan2269 xarif wa dhafy kan wa is xalehy wlhi 😂😂

  • @aaminahassan1694
    @aaminahassan1694 10 місяців тому +24

    Wiilkan waa wiil dhaqanka ku danbeeyo oo xishoonaayo lakin fudeed yar baa galay insha allah wad heshiinaysan❤

  • @ramlahassan3638
    @ramlahassan3638 10 місяців тому +20

    It is like a movie 🍿🎥 almost 1hour and 53min inaboo sana wallahi😂😂😂😂

  • @munaAhaji
    @munaAhaji 10 місяців тому +38

    It’s too long 😅 ninka hadu guursaday maxu labada isugu waday, gabadha kale nin naagkale jacel na maxey uguursatay 😏

  • @Asaldhalat
    @Asaldhalat 10 місяців тому +16

    Asi markay amal dhahysey prankigii ay dhahdey nin isoo doonty waana la isiye xamr imow la igu dhahy muxuuu yri sanadkan gabar wiil lagu wasbayo majirti asi sdee naag looga qasbay marka wllhi doqonkaan amal wuu qiyaanet😢😢😢

    • @drgarad
      @drgarad 6 місяців тому

      Wey dhacdaa, mararka qaar in Gabar kula jeclaadaan, kuna dhahaan wasoo taganthy midan noo meeleey ama mid la imow.
      Wspecially markii adiga qof is bixi kara ahyn.

  • @makoabdi8772
    @makoabdi8772 10 місяців тому +10

    Anigan ku dawanaya kamida waxa aminsan in social media waxkle yahy qofki galana nolosha ka dhacy 😮

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 10 місяців тому +42

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤

  • @RahmaM.Mohamett
    @RahmaM.Mohamett 9 місяців тому +2

    Horta aniga ahan waan dhageystay labadaba amaal io Hazam wlly horta labadaba ma qaldana balse waxa jira wax alle xagiisa ka qoran mrka qadarka sida aha ana waxan ku tala bixin laha in leysku soo celiyo wayo labada si dhab ah bey isku jecelyihiin inkasto laga yabo iney sidi hore isku ahaneen hdan wali waxn daremya iney is raban ee Ridwanow isku soo celi oo ku dadal sidi ey isugu soo laban lahayeen 🙏🙏

  • @ayaanbillan8634
    @ayaanbillan8634 10 місяців тому +31

    Hadan Kaa Yeelo Sanadkan Lagu Jira aado Dada Jogah Anah La igu Khasbey ilaahow sas iga Dhig 🤣🤣

  • @hooyofiican9796
    @hooyofiican9796 10 місяців тому +26

    get to the point my god. this guy is not telling the true he’s going circle ⭕️

  • @drszimanmahamed8660
    @drszimanmahamed8660 10 місяців тому +21

    War sheekadan wanku caajisnay part two haloo sameeyo😂

    • @NasriBarqadle
      @NasriBarqadle 10 місяців тому

      Rental waye hurda igu qabate😂

  • @halimaali9473
    @halimaali9473 10 місяців тому +1

    The guy very sincere and traight forward and the paren rase him good

  • @AyaanWarsame-w1m
    @AyaanWarsame-w1m 10 місяців тому +7

    war Waa Qayaanole guri qayaano ma bulaalo amal wad Qayaantay

  • @saidabdi5612
    @saidabdi5612 10 місяців тому +15

    Free amaal hala soo qoro waa gabadha kaliya an dhihi karo hadal saxey ka shegtay nolosheda

  • @QalabiUroon
    @QalabiUroon 10 місяців тому +18

    MASHA ALAAH ,WAXAAN USHEGAH RITWAN ,PLS BADANADI JACEELKA OO ISKU KEEN AMAL IYO ASAAM,LOVE ADD PICE❤❤❤❤

    • @nihaalbiintuilyaas2442
      @nihaalbiintuilyaas2442 10 місяців тому +1

      Maxaa la isu keenaa abayo isagaba naag uu u barey iney habaryartii dhashey guursadey mxaa la isku soo.celiyaa Abayo

  • @Najax-tp4uw
    @Najax-tp4uw 9 місяців тому

    Masha Allah. Waa. Nin. Rageed. Yaqan. IxtiraMka. Dumarka

  • @ahmedmaahir1044
    @ahmedmaahir1044 10 місяців тому +9

    The fellow of the story is absulotely amazing😮

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 9 місяців тому +1

    Masha alaaaaah xafidulaahi ❤❤ mami ruunta ka hadashey ❤❤ wixi Jiro hasam wa laga gardaran Yahya midas sax weya mami ❤❤

  • @MOHANHAYBE
    @MOHANHAYBE 10 місяців тому +42

    Niiyoow shekadan waaa kucaajisnaye part 2 Maxaa ugu sameeyn weysay 😂. Ninkaan inuuu reerkiisa dhax fadhiya cmlu noola shekesanooyaa be, soorti ugaalida xataa wuu shegoya😂😂

    • @muhammeddigale9088
      @muhammeddigale9088 10 місяців тому +5

      Sheekooyinka Noocan ah ilaahow mar Igadhameee baa ladhahaa Shekada markay salid macsaro leedahay baa part 2 losameya sxb. Wuu nacebeeyay badowga. Jaamacad maa saan lagu dhigan jiray. Ninyhw tii jaamacad ahayd way urtyba wllhi. Ridwan Thanks

    • @Hoyadaiyodhalanka
      @Hoyadaiyodhalanka 10 місяців тому +3

      Sanadkan xolaha idinku batey😂

    • @samarajoeseph5696
      @samarajoeseph5696 10 місяців тому +1

      Hhhhh qlbigA illali😅😅

    • @fatmaxuseenmohamed4416
      @fatmaxuseenmohamed4416 10 місяців тому +1

      😂😂😂😂😂 ciyaal camal ushekenoya waxas dhan cuntadi waqtiga xiliga maskaxda Ku duubtey keedkisa mu quraan kushubto IQ hdu sidas dhan wax uxifdinaayo wa Nin xanunsan trauma gudaha qabaa Kan

    • @MOHANHAYBE
      @MOHANHAYBE 10 місяців тому

      @@fatmaxuseenmohamed4416 kulahaa Naag kala aroosay Amaalna wali wan jeclaa Wana u tagi jiray. Ayada kama marmen bal khayanada intaas la eg arka isaga iyo naagtiisa cusub Waaba dad qayaano kuheshiyen finally wey isfuren

  • @Aaron-joseph570
    @Aaron-joseph570 7 місяців тому

    Inshllh waxaa rajyn inaa markle midowdaan🤲🏻👍

  • @NimcoHasanyuusuf
    @NimcoHasanyuusuf 10 місяців тому +5

    Ridhwan issack waji maleh ppe waa dhahdaa kulahaa😅😅

  • @hodmanmohaz3931
    @hodmanmohaz3931 9 місяців тому +4

    Tan u gursaday tolow so ma arki donto ninkeda inu still ex tisa jacelyhy😂

  • @IdmanMuhumed-r9z
    @IdmanMuhumed-r9z 10 місяців тому +3

    Wlhi willkan mashallaha wa will dhaqankiii wali kudanbeya mel fogna wax kaegaya any isku solabata amal iyo dareen jaceylka hawaro❤❤

  • @Cadceed23
    @Cadceed23 9 місяців тому +1

    Hadii ay calaf isku leeyihiin ilaahow isu sahal oo amuurtooda u sahal dhalinyaradaan, shaydaankana ka dhex qabo.

  • @RoodoCali-d5b
    @RoodoCali-d5b 10 місяців тому +5

    Ani halkaaa waxa iga baxy inaanu awalba jeclhy daren waayo qalpigu kuma siinaayo qof aadan jeclyn kuma daremysid nafis hadalka cad waa na nuuro

  • @IdmanMuhumed-r9z
    @IdmanMuhumed-r9z 10 місяців тому

    Warya xazzam abowe plz plz amal daren soceli because Aad ayey kujeceshah❤❤

  • @Tuulmiddle
    @Tuulmiddle 10 місяців тому +10

    Kusali nabigen muxemad ❤scw

  • @faisasaciid624
    @faisasaciid624 10 місяців тому

    Waa danyste inanta yar wuu ku danysanayey gabr guur xalal ah diidysaa ma jirto

  • @arafoffcguumays6596
    @arafoffcguumays6596 10 місяців тому +3

    Ninkan isaga daaye Awoowgisba talin jiray wa nin gobo guni soo riftay boowe raali noqo wa duni saluugsane🎉❤

  • @boqoradacaashaq4240
    @boqoradacaashaq4240 4 місяці тому

    Walhy qalinle hadalkiisa markaan firsady qof aad ufiican buu ilayahy dadabadan oo Ridwaan warstayna uu ka hadl fiicanyahy❤

  • @HamdiHussein-gs9fv
    @HamdiHussein-gs9fv 10 місяців тому +17

    Ridwan is issack maxkamad muu noqday asaga bismillah😂😂

  • @salmoanas1857
    @salmoanas1857 10 місяців тому +2

    Ninkan xadalkisaaa mais kenayooooooo 😮😅

  • @Amiira96
    @Amiira96 10 місяців тому +6

    Team single ugu dambeyn waa la keenay next 2badooda halisku keeno yaa ila qabo

  • @AyaanWarsame-w1m
    @AyaanWarsame-w1m 10 місяців тому +12

    ninkaan psychologist ahan waxu u egyahay inu beenlow ah gabadha ayu qalbiga kajabiyay weey kamiqata wlh qafka runta sheegayo waa lojeda gabadha ayaa xaqiiqda kahadlesay

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 10 місяців тому +14

    Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @dombirahassanjr
    @dombirahassanjr 9 місяців тому +1

    Amaal iyadaa waqtigeeda dhumisay brother.si fiican baad yeeshay.

  • @sidramrk
    @sidramrk 10 місяців тому +25

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey walalahey ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ♥️

  • @maaidaabdullahi787
    @maaidaabdullahi787 10 місяців тому

    Tolow comment aan waqti horay baxshay iyo hadalkaan waaa isku mid
    soyaa iyo umu ahzaab iney dadkaan kala dirayaan two legends Wan idin wataaa

  • @musemuse1507
    @musemuse1507 10 місяців тому +8

    Horta dadkan isqabidooda iyo isfuridooda maxay marqaati nooga dhigayan maxaa nagagalay?? aniga waaba yaabanahay

  • @abiibakarahmad2148
    @abiibakarahmad2148 10 місяців тому +2

    Waamaxay noo codka slow motion maalagaliyay

  • @NaimaBelle-mn8fr
    @NaimaBelle-mn8fr 10 місяців тому +8

    Dadka caanka ah maba lahan waxan Noloshoda qaas u ah miya hora😭😂

  • @Deeqadagan-c7j
    @Deeqadagan-c7j 10 місяців тому +1

    Hada iska heshiyaa wan dhagysty Labada dhinacba waxan daremaya Labadinaba wali inu jacyl qalbiyadina kujiro

  • @ApdallaLeedo-f1w
    @ApdallaLeedo-f1w 10 місяців тому +3

    Waa qiso xanuun badan tan oo kale aniga ayey igu dhacday gabdhaha qaar waxa ay kuku kalifin adoo aduunka ugu jecel bay waxa kuku kalifiyaan inaa ka tagto nolosho owgeed😢❤

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan 10 місяців тому

      waa xaqiiq wlhi inatay is leyin wax badsada bay wax beelan oo laga taga dumar badan 😢

  • @MsIlwaad
    @MsIlwaad 9 місяців тому +1

    Ninkan Wa nin hadal yaqan ah hadane aqli badan inu gabadha jeclana been maha Lakin wa beenlow damac ba qaaday waxana ku dhacday wax badso wax beele leedahay. Marka Darren Waxan dhihi laha ayadane Ninka way jeceshahay dhaxdiina ha la Galo Hal mar kale Jaceelkeda chance ha siiyo insha Allah qeer ilahay ha idinkugu dhameyo.

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 10 місяців тому +23

    maqaayada ridwaan waayahaan way kalakacsanatahay laba laba ayuu saaxiibadi isaga horkeenaa😂😂😂😂

    • @iteel406
      @iteel406 10 місяців тому +2

      Masha Allah dhehee

  • @SacdiyaSacdiyoAbshir
    @SacdiyaSacdiyoAbshir 9 місяців тому +1

    Ridhwan bowe wan ka helay dhib miyah ❤

  • @nimcoismaacil7033
    @nimcoismaacil7033 10 місяців тому +7

    Kan inu beenawas yahay dhafoorkisa ku talaaa. War Xoolayahaw in lagu arko ma ahayn uuf.

  • @AbdinasirAbnaa-n7o
    @AbdinasirAbnaa-n7o 9 місяців тому +1

    Ridwanow Ahzum iyo Almal ha la isku soo celsho wll adiga oo raali ah isku day in aad isku soo cesho wll 😅 kheer allaha ku siiyo 😅😅😅😅😅😅😅😅 ❤❤❤

  • @AdanAbass-t3z
    @AdanAbass-t3z 10 місяців тому +51

    Amal isn't easy 😂

  • @hafsaahmaddaahir-qr1ut
    @hafsaahmaddaahir-qr1ut Місяць тому +1

    Wale midaa qabtaa dhibaato iyo xanuun hayaa
    Ex kadaa miyaa jecishahaay wale iyadanaa raali bay ka tahaay 😮😂😂

  • @foziyomaxamed1358
    @foziyomaxamed1358 10 місяців тому +4

    Yaa ilamida aniga waxan iskala yabay qofka hadlaya inan dhagesto wan rabaaa commtiyadana inan aqriyo wan rabaa 😂😂😂😂 markasaa waxyar kadiba dib usocelinaa videoga😢😢😮🎉😂😂😂😂😂😂 yaab

  • @umuabdullahi4380
    @umuabdullahi4380 10 місяців тому +5

    Ridwan habaryartaa lagaa sugaaa ogow ayadana jawaab baan karabnaa😂😂😂

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 10 місяців тому

      Kkkkkk balaayo armuu keenaa

  • @salmoseytuun6200
    @salmoseytuun6200 10 місяців тому +16

    Habarya ....xabiiibi😂😂😂😂

  • @AbdiAbubakar-v2b
    @AbdiAbubakar-v2b 10 місяців тому +6

    Hakim.Ridhwanow dadkad waresaneso.biya cabitan udiyari nyw😂

  • @FarhiyamogeDekow
    @FarhiyamogeDekow 10 місяців тому +11

    Ridwn 🎉❤❤ wanjclhy eegaa wayoo waxii la,arkaboo Sal iyo radh buu uyelii m,a😂😂😂❤❤

  • @SamiiroYasiin-p4x
    @SamiiroYasiin-p4x 9 місяців тому +1

    Ridwan waku jeclhe ameee waresi ikaqata an kugu nagisee😂❤

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan 10 місяців тому +9

    Big mistake that mostly ay sameeyaan dad qaar whether they couples or have realtionship. Wax yar oo adiga aad xalisan karto especially nin ahaan in aad buur weyn ka dhigto it wasn’t good idea. Million qalad hadii aad kala tabaneysaan qof ka idin ka dhaxeeyan it is good in aad straight qof ka u abaarto kuma dhahdo I need time from you? Ha ku diido, Mudo ha kugu qadato finally makin unbaad la kulmi la hada loo weydii waxa qofkan u kaa tabanayo! If not somahan idin kan diyaar wax as u noqotan arinkiina dhan oo public ah hadana marwalbo aad ku sii kala fogaatan ama marwalba fikiradooda at marwalba idin kula taliyaan iyo sidey la tahay taad keento in aad loo sii Kala fogaado.
    2: another mistake that mostly see is: qof baa qof ka wax ka tabanayo Wuxuu ka sugayaa inuu qof kan u bilaabo….
    it is ok inuu ku weydiiyo, but hadii u ku weydiin waayo just say it…why aad I soo Wixi weyday? Maxa qaldan lakiin ado og qalbi ahaan naftada iney wax dareemeyso ayaad iska dhigeysaaa wolf ok ah seetahay, fican what? Qof aad already naftada ku amintay ood SAFA’s u dacad u tahay dad ka aad iskaga dhowdihin you shouldn’t in aad dhufeys kala gashan….honest, respect and caring each other is the key especially men’s ladies needs attention and caring for you! Hada iyo dan marxalad walba ood u aragto in Amal lagu diray ama si kasta aad isugu daha aan xihin….nolol kale inaad gasho maheyn ama aad goan ka qadato axiom xiriirkinii meel
    Sarin ama inaad kala tagtan sidas ama aad heshisan….that is all.
    A man is always a man! War Hazamow wey ka hostayee marka taan wey kaa hostaye intaad geesinimadaa ka xigto qof ana ku diyarsaneyn ama idin xitaa hosta iska rajeyneynin guur iskala ma ordi karee wax Nagu soconayo noo sheet ilen dad waa weyn oo caqli illahay siiyey baa nahaye! Xageey ka dhacday guru diyar ima ihi baa hanimadii la yiri iska subixi dambana guur iga aqbal baa la isoo bandhigtayoo anaa aad baan niyad ahaan ugu faraxsana xiligas.
    Brother Wax isqabanayo keen taan waad dheg tagantahaye!
    Ma jaceylkii baa la badalay:::: siduu damiir ka ku siyaa qof aad adun ka u jeceshahay in Hal goan u ku siiyey isaga oon subuxii dambe aad hoan horey uga qadato? We aren’t kids? 😂😂
    Highest level of Cheating?
    Married woman habaryar lagu barayo at ninaa dantiisa u muhimsan….
    Waligay wey I dhineyd taan oo kale waba laba I dhiman kuwan oo kale!
    Gabar bana sanadkan waliid keed sanad kan qasbi karin waba nin weyn oo samac iyo basar leh? Allow alle.
    Wlhi hadadan si Dag ah hadiidan Maskintass uga garbixin odan cafis uga dalbanin adiga ruuxa aad gursatay ba waa la idin yabaa? Life is not a game!
    Kaliya waxad faristay naftada iyo culuska saran siduu uga dagi lahaa iyo rabitankeeda iyo familigaga sidad u qancintooda lakiin waxad ilowday gabar dhan oo wakhti, naf iyo maal ku hurtay oo ku amintay in aad si sahal ah wlhi waan ka qalbi jabay aad la soo shir tagto. Subxanallah!
    Dhinaca kale bal illahay baan idin ku dhariyey dumararow dhibta aan isku heyno dayaa. Nin aad ku ogtahay gabar kale ayaa waliba leedahay iska daayoo Aniga ku diyar ah. Do you think inuu hadhow hadh ku seexinayo or Sidee damiir kaga ku siinayaaa in aad nolol la wadagto mise hadaf ku waa are a Anab? Wlhi this is headache. Qof walbow qof kale eed nolasha kula jirto illahay uga cabso oo wax Adan adiga qadateen ha ku sameynin hadad ku sameysanaa straight forward runta ugu Sheeg adoon lugoynin ama qalbi jabinin…I am done with you period!!!!
    Markay adun ka soo qasan it tantoodaa soo dhameystan oo nabsiga soo celiyo ayey wixii begging Gadal at ka soo bandhigay….Ar nabsi ficanaa labadii manta mahayo…. Wlhi gabadhas oo kale nin Nasiib leh baa helow wlaee dahab bass isdhafsiisay good luck man?
    We already know she is honest, loving and caring and she did great job for decision Because horaa loo yiri Dacad markad tahay daneytuhu doqon buu ku moodaa inshallah waxana u rajeyneynaa mid ka kheyr badan oo Dacad ah, qimaheedana oo waliba asd u jecel inshallaha! Alhamdulilah intey sheegtay iyo labeedbaa
    Inaad adiga afkaga ku qiratay!
    Biggest lesson to learn oo laga baranayo the whole story is naftada la jeceshahay walaakaa la jeclow.

  • @Cwaxidcabdi
    @Cwaxidcabdi 10 місяців тому +15

    Alah is one❤❤

  • @osmanabdirabi
    @osmanabdirabi 10 місяців тому +5

    Hazam wuxuu kahadlayo waa sax horey usoco bro hazam nagtas mustaqbal meyna Rabin zoy zoy dheh

  • @ifka-nuuraabdi4345
    @ifka-nuuraabdi4345 10 місяців тому +5

    RIDWAAN WAXUU NOQDEY DR PHIL

  • @habonsaed4047
    @habonsaed4047 10 місяців тому +8

    sheekadu dheera waan daalaybee😅

  • @AdamMaxamed-ib2nb
    @AdamMaxamed-ib2nb 10 місяців тому +6

    Legend wanada ayuu wax ku helay in jcl kiisa lo oyo wa inaa wanada bilawaa 😂😂😂😂

  • @Abdullahi398
    @Abdullahi398 10 місяців тому +5

    Hazam boqor weye wlhi guleyso sxp🥰🤍❤️

  • @zamuuaden8991
    @zamuuaden8991 10 місяців тому +10

    Ridwan fanny😂😂habeen kiina gurigaaga aadaa kulahaa

  • @wiilkawanaagajecel845
    @wiilkawanaagajecel845 10 місяців тому +15

    Inta igu raacsan inuu hal filim dhameystiran farta taag....😂😂

  • @hothmandirie1244
    @hothmandirie1244 10 місяців тому

    Very cool very brave very smart mash’allah

  • @marzuqadan5840
    @marzuqadan5840 10 місяців тому +13

    😂😂😂😂😂 riidwan umadena ma ahan beybi naa wad dhahda kulaha

    • @NajahCabdulaahi-bb9ty
      @NajahCabdulaahi-bb9ty 10 місяців тому +4

      Ninkan maficna wan dhegeystey wuu khayamey amaal intu xulhayamey ayu wuxu ugu darey in nagtisu u adegsato ey tirahdo iso kaxe uqada kariye markey kobidana wexey tiri nagta yana kugu arag mida kale waa doqon yarkan waayo amaal oo waxba ogeyn oo ey khayamen ayey tiri iken xaskisu an uqada kariye bal hadey sun ugu dadho cuntada ama ladagsho kawaran nag uqabo oo masersan ayu warkeda qatay amaal caqli hadey ledahay hadey ninkan dawato wax badan ayey ogan isagana caqli badan maleh hadey wax dame kudarsatana nafteda halis ayu gelin doona cuqubadi gabadhi amintey uka galana hada isaga qiranaya iney kaso baxdey oo gurigu dhistey ka dumey

  • @GaabsheKoke
    @GaabsheKoke 10 місяців тому +2

    Waa ognahay waa soya iyo sxbtiisa Ka soco wa ognahay ridwaan bro

  • @saawaadmt8776
    @saawaadmt8776 10 місяців тому +5

    GUULEYZO pro Ridwan issack

  • @AaminoKhalif-e4l
    @AaminoKhalif-e4l 10 місяців тому +2

    Walaahi qisa diina caadi mahan 😢 ilahay qalbiyada ha idiin qabojiyo😢