@ibrahimabuukar-jg6nk haha bro shakhsiyan kanalkaan wan xiseeya balse 20 daqiiqo Aya aad ila badan waayo skool iyo shaqo ban isku wada markan arko qof somali oo wllky ah oo waqtigiisa youtube ku dayacaya wan u diir naxa maxa yelay wax ka muhimsan waqtiga ma jirto
1576k aya daawatay 570 ayana like saartay Asxaabeey ninkaan waa naga xajiya dhankiisee maan u camirno? Middakale codsigiisa aan u ixtiraamno suulka liketa maan barno waa walaalkeene
Ifiyow qisoyinkaga wajeclahy guuleyso wll
❤❤❤❤😢f
Sxp waxaan kamid haa dadkii kafaalooday wajigaada iyo codkaada ee sxp waa is leegtahay ee guulayso ❤😂
Legend vedio yada gaa gaaban kamahelo ee naga soodhis 59:00 camal macquul❤
Camal la,aan Baku haysa bro ee waqtigaga wax muhim kaga faideyso
Ma la idiin kala qaba kara
@ibrahimabuukar-jg6nk haha bro shakhsiyan kanalkaan wan xiseeya balse 20 daqiiqo Aya aad ila badan waayo skool iyo shaqo ban isku wada markan arko qof somali oo wllky ah oo waqtigiisa youtube ku dayacaya wan u diir naxa maxa yelay wax ka muhimsan waqtiga ma jirto
Mxumo lkn wqtiga wa muhim
Ifiyow zxp wad iga haysaaa zxp sare guulayso❤
استغفر الله العظيم واتوب إليه 💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
Ifiyoow qisooyinka dambi baarista ah noo soo raadi wll inta igu raacsan👍
First coment
IfiYow i love you so much.....❤
Sidokle sxb qali
😳🙄🤔🤷🏻♀️
ifiyow walhi wall dadaalkagu ma yara run ahantii ilaahay hakugu garab istaago
Yes caawa anaa ugu horeyo😊
Walal qisooyinka dhiirigalinta leh kaaga fadhinaa ❤❤
First 🥇🏆
Thanks noosoo celi joogto kadhig barnaamij ka hucking ka 🙏
Masha allah qiso qurux badan
Shukran ifiyoow ❤❤❤
Mr ifiye.10/10.☠️
Asc asxaabeey horey usoco habar yar
He we Go 200k🎉🎉🎉
Sooo badi. Ustaaadd🎉🎉🎉🎉🎉❤❤
Ifiye nuur I salute 🫡
Mahadsanid zxp ❤ifiye ❤❤❤❤❤
gulyso wll❤
ASC❤MAMO🎉
Thanks 😊
Masameyaa ileeys
Interested ❤
1576k aya daawatay
570 ayana like saartay
Asxaabeey ninkaan waa naga xajiya dhankiisee maan u camirno?
Middakale codsigiisa aan u ixtiraamno suulka liketa maan barno waa walaalkeene
Aad io aad qiso aad u cajiib ah weeye 🙏💯
Lacakta aan sameeyey yaan usoo diraa😂😂😂
Adi ka dharag horts😂😭
shp aduunka wxaa ugu taajirarsan waa tuugo mxaa inaga inoo xala oo heerka 19 jirkaa oo kle noqonaa😊😊😊
First
Waa ani oo lacag hele bari waxa iku dhacaayo ma ogi soo ma ahan maanta waa inaa raaxeesataa camal😂😂😂
Guleyso wllka❤
Very interesting 👍
Ifiyow qisoyinkaga waa dhirigalin ee kuwa dan bi barista io dilalka nosobadi
Ninkaas Lamborghini ayuu gatey ana xiligan ayaan lugeynaya 😂
Laakin waxka weynbaad haysataa (islaamnimo)
@strengthenintelligence yep 😊🤝
M.a sxb ileys horay u soco
WA raaxestay wlhi
Waa raaxeystay wllhi 😂
Waa iwalay ninkan😂😂
Ifiyow 2026 ana iga sheken donta 😂😂 lkn tuug la wayeh ilaa hda lama haayo dhihi donta 😂
Noo soo badi zxp ^ guleyso taliye
Side ka inta eeg 19jir ku noqday 😮😮😮
Ifiyee big brother ❤
Good video
Ifiyooow howshaan howshayda maaha blse waa furay video-ga liketa inaa kula dhaafo baa diidayaaa sxb ❤️...dhagarta carabta noosoo boobsiii
Kip going ifiye
Shp ii ducee inan xado lacag badan oo bitcon ah si'aan wax kaaga siiyo hadhow
😂😂😂😂
10 qof ayan uu diray❤❤
The moral of this story is to Be aware
Ninkaas Aniga yaa iga dhigo Hhh 😅 Lkn nasiibku wuu imaan Caqliga allaah I siiye wan ku mareyn I.n😊
Diyar ma tahay labadane 🧠==🧠
@@Lagdheera Ana diyara
SxbayaaL labadiinan nin isoo qabta anaa war idiin haya
@@NuuxomerAadam Keeway kas kaftan leehad run ma mooday
@@Lagdheera 😂😂😂
Guri 62k lagu kiraysanayo ka kiraysanayi waalan maan laba guri oo daar ah VIP yana ku dhisto 😂
Intaas ku filan raaxo aduunyo ha iska so muslimo😂😂😊
Ifiye big legend
❤❤❤
Mcln thank ♥️✊🤦
Soo badi ifiyo
waan qoalay why not anoo 18 jir ah in aan sidii 50 jir u raaxaysto oo sameyo waxa uu sameeyo dhanka dhaqaalaha
Su aal ani wayabe halqof oo somali ah oo adunka kayab saday majiro miyaa oo fbi wareriso ku xiro😂😂😂
Inaa FBI Ka wareersano waxaa Ka horeeso anagoo America dakno😂😂😂
Ifiyow codsigaagii waan ku fuliyay
Qisada markee bilaba nese hees ku bilowday markee dhamate nashido ku dhamate 😂😂😂😂?
Waa ikan sxb ifiyow
🫡
🎉
Yow ifiye😮😂
Waligey ma daawan somali videogeeda lkn walahi waa ika qoslisay. 25 nolosha waa ka dhacay dhahaya ayaa arkeysaaa miyaa dhahday
Garac wuu ka gamayaa isagu Hadu xataa dhinto 😂
Ana is ku maley hayay😂
Doqon jaanis fican heshay bay ahayeen 😂
Sxp Any Disk appe Ka la yidhaahdo muxuu taraa
Anaa oho reeye Caawa 111111
Sʜᴀʀᴀxᴀᴀᴅᴀᴀᴅᴜ Pᴇᴢᴛ ᴡᴇᴇʏᴇ ʟᴘʜ ❤😊
Malo celinaya lacgta miskiinka indhaha lojexay lacgta mise dawlda usa 🇺🇸 aya qadanaysa ?
Maya kolay waa loo celiye see uqaadanee dowlada 😂
Plz qisada dilaaga Co ed killer kasoo hadal ifiyoow
Asc wr wb somali maxamed
like
Now 1 BTC = $97,000 😮
😮😮😮😮😮❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Wan ku salamay ifiye
Wankaa qaday sxb
We go 200k
War ifiyow maxaa tellogramka igaga xiratay maii xanaqsanta
Qiso haday tahay qofka kaliye an dawado
Asc Salaam sare
Ifiye wanku salamaya sxb
❤❤❤❤🎉🎉🎉
Asc ifiyee ❤🎉
Kan hal sano buu 60 million ku dhamayn lahaa🤔🤔🤔
Ka badan dheh😂😂😂
Wr ifiye horta hacking intee lagu brtaa mida kle adiga ladtigagu wxd thy hacker miya
🥰
ya iga horeya😂
Soobadi qisooyinkan ookale
Google Authenticator haduu ugu xiran yahay cidkale umaba baahna maxaa walay
😯😯😯😯😯😯😯😯😯❤❤❤❤
4kun ooo BTC waxay u dhigantaa 400Milliion
ifiye xaafada adilee kashidan biliz sobadi
Marka Yaa lagu kalsonanaya 😂
Wuu ka nooladay 😂
Waxan ahy qofkii 100
Ifiye waxy 23jir bakeenay ani waxnahay 17 jir hada ayan dugsisare kabaxay hadana waxana marwalba isarka ano shaqolekafikirayo walina jamacadima bilabin😅
Zxb yadhaqan kailaqabo mise wa anikaliya😂
☠️☠️😂
Bitcoin wxay ku dhisan tahy blockchain technology cid dhici kartaa m jirto xariif kugu fahannahy 😂😂