Silsiladii Aqoon Yahan Qaybtii aano iyo Eex Abwaan Muxiyadiin Shaahid Qaybtii Labaad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 жов 2024
  • Gabaygii Muxiyadiin Shaahid Qaybtii Labaad

КОМЕНТАРІ • 59

  • @abdinasirmohamedmohamud5997
    @abdinasirmohamedmohamud5997 2 роки тому +9

    Aaad iyo aaad baaan usugaayay qeybta 2 aaad 🥰🥰🥰🥰....... Abwaankeyga

  • @abwaancayn143
    @abwaancayn143 2 роки тому +3

    axsan geraar .. Abwaan buuxa hadi ad ad maqasho wakan ..afka alle Kuma goyo Abwaan muxiyadin Shahid msha Allah

  • @abdinasirhusseinaden7993
    @abdinasirhusseinaden7993 2 роки тому +8

    ABWAAN waanku salaame kismaayo Jubaland Somalia ❤✌🇸🇴

  • @abaashusien5849
    @abaashusien5849 2 роки тому +4

    Abwaan wayn muxyadiin shaahid keep going brother

  • @hassan.ak1857
    @hassan.ak1857 2 роки тому +4

    M,a abwaane Allah yaxfdka gabay diiniya ayaan kaasugeynaa I,a

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 Рік тому +1

    Noolow Abwan jira Muxiyadiin ❤Aniga wxad ii tahy Abwan Dhoodaan, Jamac Kadiye iyo M. Gacal Xaayow oo leysku darey❤🎉Alle ha u naxariisto dhamaantoode.❤

  • @abdirahmansuleimanahmed547
    @abdirahmansuleimanahmed547 2 роки тому +4

    Masha Allah abwaankeyga alle codkaaga hakuu barakeeyo

  • @saalahyare369
    @saalahyare369 2 роки тому +2

    Asaga alhumada uwato dida amarkisa wa ibleyse , xaqiiq weye warkas abwan walle meshedad dhigtay.

  • @maxamedibrahim78
    @maxamedibrahim78 9 місяців тому +1

    Masha Allah abwaan magaaca ha jiro saxiibkey afkaagaga Caano lagu qabshey muxyadiin

  • @CAAQILSARETV
    @CAAQILSARETV 2 роки тому +5

    Masha Allah Afkaaga caano lagu qabay abwaan

  • @MaxamudQaalib-u8z
    @MaxamudQaalib-u8z 6 місяців тому

    Mansh Allah Abwan muxiyadiin shahid huray usco saxib ❤❤❤❤❤

  • @sahalcismaan8716
    @sahalcismaan8716 2 роки тому +2

    Mansh allaha abwanka dada yar muxiyadiin

  • @jowharoahmedjowharoahmed247
    @jowharoahmedjowharoahmed247 2 роки тому +2

    Manshallah abwaan afkada caano lugu qabey

  • @hindamaxamuud9692
    @hindamaxamuud9692 2 роки тому +1

    Masha Allaah masha Allaah ,,,, Alle haku Anfaco soomaali

  • @nimcoadeyes9668
    @nimcoadeyes9668 2 роки тому +1

    Muxiyo diin shaahid waa abwaan wle aanku dhaarano

  • @abdimajiidcareefe8250
    @abdimajiidcareefe8250 2 роки тому +1

    Abwaan muxiyadiin, allayacisak.

  • @mudugaawiboy9838
    @mudugaawiboy9838 2 роки тому +5

    War ninkan waa duni kale wllhy ,ilaa hadda jawaab maloo waayey su'aashii ahayd"Aqoon yahanka faanow maxaad noo anficiwayday?" .

  • @KadraCheikIsmael
    @KadraCheikIsmael Місяць тому

    waad salaamntahay waxaan kaa codsanayaa inaad u gabaydo falastiin dhibka haysta ilaahay aya ku suuyay aftahan nibada ee kuu daageer walalahaa

  • @cabdifataaxmacallinmuxumed2409

    ماشاءالله
    جزاه الله خيرا خيرالجزى❤

  • @eblanoor9920
    @eblanoor9920 2 роки тому +1

    Masha allah gawasy cajib

  • @nuurmaxamed961
    @nuurmaxamed961 2 роки тому

    Maansha Allah maansha Allah runtii waxaad tahay abwaan dhabta kahadla

  • @ilamaismail
    @ilamaismail Рік тому +1

    Manshaalah

  • @ibrahimabdulkadir2143
    @ibrahimabdulkadir2143 2 роки тому +1

    mashaa alah abwaan

  • @husseinmahamedkalif2658
    @husseinmahamedkalif2658 2 роки тому +1

    Afkaaga caano lagu qabay maan shaa Allah

  • @tamaanmahamuud7160
    @tamaanmahamuud7160 2 роки тому +1

    Masha allh Abwaan

  • @abdihakimhassan3748
    @abdihakimhassan3748 7 місяців тому +1

    Abwan afkada UGu hili wey sektay nabadiyee somal

  • @abwaancaato
    @abwaancaato 2 роки тому +1

    M.a gabay cajiib ah

  • @MarwaMarwa-he5wn
    @MarwaMarwa-he5wn 7 місяців тому

    Abwan gabayasha xala qoro si ey jinkadambe oga faidan

  • @bashirjefad7473
    @bashirjefad7473 2 роки тому +3

    gobaygu aad ayuu bulshada wax tar ugu yahay

  • @cabdicawadd
    @cabdicawadd Рік тому +1

    Gabayga anigaa iga xaday abwaan

  • @kadarabdi288
    @kadarabdi288 2 роки тому

    M.a abwan muxiyadin shahid

  • @abdullahiabdi5535
    @abdullahiabdi5535 2 роки тому

    M.a waa tix codoon👍💯

  • @abdifatahpashe608
    @abdifatahpashe608 2 роки тому +3

    Ragii waa noolyay odayaashii odhan jiray dadkan dambe waxba ma yaqaanaan iga gaadgsiiya hadii kale waan idiin gabyi idinkiina reer comment land

  • @hodhanabdi2007
    @hodhanabdi2007 5 місяців тому

    M.aabwan muxiyadin shahid

  • @Celbarde-Media
    @Celbarde-Media 2 роки тому +4

    badh baa jecel in'aan baahanoon,
    baa-bah noqonaaye
    ku beeneeya bi'waaya oo
    badar inoo beera
    badh baa in'aan is baa bi'ino jecel,
    baliyo aafaad'e
    ku beeneeya beerkiyo bogaba,
    boogta ka ogaada
    badh baa jecel in eenaan wax baran ,
    badaw ahaanaaye
    ku beeneeya oo PHD bahasha
    gaadh siiya
    badh baa boogti nagu taala jecel,
    inay bulaashaaye
    ku beeneeya meeshii bugtana,
    naga bax naaneeya
    badh baa kii yar boodaba, bac iyo
    bayr kusii xidhiye
    ku beeneeya buub keeni qaba,
    khayrka ugu baaqa
    badh baa jecel in'aan kala baxnoon,
    beelo noqonaa'e
    ku beeneeya baasaha qabiil,
    biid na tari waaye
    badh baa jecel inay bool yadaan,
    ciiddan loo bogay'e
    ku beeneeya meeshii banaan,
    bawdka naga ooda
    badh baa jecel in'aan bara kacnooy,
    buuq na galiyaay'e
    ku beeneeya oo beeshan nagi,
    baylah ka ilaalsha
    bar-bar kaan ka jiifniyo Halkii
    baanad ee furanta
    cadaw kaa baqaayaa jiroo,
    baylahdaa garan'e
    bahal ha ina moodeen ba'ane
    baabulada taaga
    HASAN HUKUN GARAD

    • @ahmedmahdi3131
      @ahmedmahdi3131 2 роки тому

      ma shaa allh muxiyadiin shaahid dakhal

  • @ayanleabdirizackahmedabdir9210
    @ayanleabdirizackahmedabdir9210 2 роки тому +2

    Cajiiip

  • @abdikhadaribrahim3170
    @abdikhadaribrahim3170 2 роки тому

    mashaa allh aad ayan usugaynay

  • @abwaanmaxamedaamiinchannel1982
    @abwaanmaxamedaamiinchannel1982 2 роки тому +1

    Asc welcome fans wllo

  • @afjeexofficial9650
    @afjeexofficial9650 2 роки тому +1

    Maashaa allaah abwaan

  • @cabdulahimaxamedcabdi1195
    @cabdulahimaxamedcabdi1195 2 роки тому +1

    Shilke

  • @LayloMaxamed-t5l
    @LayloMaxamed-t5l Місяць тому

    💗

  • @MohamedHassan-jo9yr
    @MohamedHassan-jo9yr Рік тому

    ❤❤❤❤❤

  • @bashirabdullahi6291
    @bashirabdullahi6291 2 роки тому +2

    Afkaaga caano lagu qabay

  • @cabdiraxmaangalmudug864
    @cabdiraxmaangalmudug864 2 роки тому +1

    M

  • @abdikhadaribrahim3170
    @abdikhadaribrahim3170 2 роки тому +2

    warkasi wunugu soocdaa

  • @bashiircabdi388
    @bashiircabdi388 2 роки тому

    m.a

  • @masuulofficial7014
    @masuulofficial7014 2 роки тому +1

    Bala kuciyaadhay waar ninka ma sayidkii barakaysnaaba wax ku shubay

  • @ahmedmahdi3131
    @ahmedmahdi3131 2 роки тому

    many

  • @AtrtyTtg3u
    @AtrtyTtg3u Рік тому

    Hhhhh

  • @hassan.ak1857
    @hassan.ak1857 2 роки тому +2

    M,a abwaane Allah yaxfdka gabay diiniya ayaan kaasugeynaa I,a

  • @MohamedHassan-jo9yr
    @MohamedHassan-jo9yr Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤