ABWAAN MUXIYADIIN SHAAHID GABAY CUSUB HOOYO 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • GABAY HOOYO MACAAN

КОМЕНТАРІ • 659

  • @janoinashiekh5121
    @janoinashiekh5121 10 місяців тому +14

    9/11/2023 ayaan daawanayaa gabaygan qiimaha badan😢 alloow hooyo abaalkeeda ma gudi karnee janno ka dhig aduunyadana caafimad iyo cimri dherer sii waan ku jeclahy hooyo macaan❤❤❤

  • @dahabsanhoyadeed4517
    @dahabsanhoyadeed4517 Рік тому +20

    Ilahow hooyaday akhiro janada ugu bishare adunkana waxay jeceshahay si hooyo mcn ❤

  • @moahmedabdirasakmohamed1803
    @moahmedabdirasakmohamed1803 3 місяці тому +1

    اللهم اغفر لأمي ووسع لها في دارها وارحمها واجعل ملتقانا بها في الفردوس الأعلى يارب العالمين

  • @inaabdi12
    @inaabdi12 Рік тому +11

    Abwan gabaygaga wa I tabtay hoyo macan wey iga dhimatay😭😭😭 allah u naxaristo kitabkedana midigta Allah kasiyo ayada iyo inta hoyoyinka somaliyed o dhan😭

    • @AaminaMahamed-gt4uh
      @AaminaMahamed-gt4uh Рік тому

      😓😢ale hau naxaristo wlsheyy faiso
      Dhaman inta umada nabi muhamedba scw adina booski hoye ale hagu buxiyoo 😢

    • @bahjafaysal1158
      @bahjafaysal1158 6 місяців тому

      Naxariis wasac alle ha siiyo 😢

    • @CabdimaxamedCali-kj8yg
      @CabdimaxamedCali-kj8yg 5 місяців тому

      Abwaan❤❤❤

  • @abdifatahmohamedabdi4391
    @abdifatahmohamedabdi4391 Рік тому +16

    Allahayow hooyadeey caafi janadane oogu bishaaree iyo dhamaan hooyinka muslimiinta ah sidoo kale u naxariiso hooyooyinka geeriyoodey aaameen

  • @muniifyare4821
    @muniifyare4821 Рік тому +6

    Ano laba jira ayay dhimaty ilahay ha naxriisto mom❤ kuwa ay u noodhahay Ialahy ha u daysto hoyo ❤️

    • @Mali-gamer1
      @Mali-gamer1 7 місяців тому

      Ilhay ha u naxariisto hooyo mcn

  • @MohamouthajjiMohamet
    @MohamouthajjiMohamet Рік тому +9

    raboow hoyaday cimriga iyo cafimadkaba u barakee abaalkedana jano ka dhig 🤲

  • @a.m.k9976
    @a.m.k9976 Рік тому +35

    Waa hameyn Jamce ah labadii bisha Ramadaan 2023 Ilaahoow hooyooyinkeen kuwii dhintay iyo kuwa noollba ilaahoow u naxariiso dhamaantoodba❤ Hooyo macaan.

  • @najmocabdulaahi9665
    @najmocabdulaahi9665 Рік тому +11

    12/August/2023 maalin sabti ah saacadu tahay 11:40am hooyo mcn rabbigeey kudarajeey 2bada daarood ❤hooyo kastoo muslimada allow unaxariiso aduun iyo aaqaraba ❤

  • @user-hk2uo5so9r
    @user-hk2uo5so9r Рік тому +7

    Malankasta ugu yaraan waxan dhageystaa 10 jeer qof kasta oo hooyo haysta haka faa iidaysto ❤ hooyo ❤hooyo ❤hooyo ❤hooyo ❤hooyo ❤

  • @iqrasaciid-oz1pp
    @iqrasaciid-oz1pp 6 місяців тому +8

    Wlhi Wan ilmeyay waxan dib uxasuustay dhibke ilasomaratay hoyadey mcn allow idaa cimri dher Iyo cibado suban kusii yarabi😢❤❤❤❤❤❤

  • @queenifrah3253
    @queenifrah3253 Рік тому +20

    Ilaahowe hooyday janadii ku abaal mari aduunkana waxaya jecsh hy sii🤲🤲😥

  • @najiibhassan
    @najiibhassan Рік тому +8

    Hoyaday inan arko Nasib uma helin mar walbo on arko Hooyo la amanayo cidlo Ayan darema allh ha unaxaristo hoyaday wa bil Ramadan waliba somanahy💔😢

    • @precioususuf2041
      @precioususuf2041 Рік тому +2

      Alle hakugula kulmiyo jannada hoyo mcn walalkey😢😢

    • @user-mf4ib6pi4n
      @user-mf4ib6pi4n Рік тому +1

      Allaha unaxaristo hoyo mcn❤akhiro io adunpa❤😢

    • @Really2025
      @Really2025 Рік тому

      Qalbiga Allaha kuu qaboojiyo. Weligaa xasuusnoow hooyo oo u ducee.

    • @ie3787
      @ie3787 Рік тому

      Allaah Jannada haysku kiin tuso 😢

  • @SaaladoClaahi
    @SaaladoClaahi Рік тому +4

    Allow hoyo walba ka abaal Mari dadalkeda Aniga hoyaday way ii dhibtotaay kamana abaal Mari karo wan ilmeyaay inaan waxba u awodiin darteed aan ka ahayn inaan wax dhiba ugaysaan doniin intu garad ama caqli igu jiro wax ay igaga xumato waxn ka fakaraya inaay iga geeri horayso sidaan malinta dadka la qaybsan doono nolosha hada an ku jiiro ee quruxda badaan inaan yelaan doniin ban ogahay malinta illahow hoyaday ha iga horaysiin🤲 😭😭😭😭

  • @AbdiNageye
    @AbdiNageye 7 місяців тому +7

    wallahi sadex saac baan ooyayay hooyaday dhibtay ilasoo martay baan xasuustay illahow hooyayaday iidaa yaa rabi caafimaad iyo cumri dharar iyo cibaado taam ah baan kuu waydiyay aakhirana janada aamin🤲🤲❤❤❤

  • @axmedmaxamed3275
    @axmedmaxamed3275 Рік тому +7

    Ilaahay ha u naxariisto hooyooyinken inta dhimatay inta noolna rabbi ha xafido

  • @NimcofaraxsaNOmer
    @NimcofaraxsaNOmer Рік тому +5

    Hooyo😭😭😥abaalkaaga illahay janatul fardawsa ķadhig.😥😭🤲🤲🤲🤲

  • @user-ng7ct8hn7o
    @user-ng7ct8hn7o 3 місяці тому +2

    Hooyo macaan illahay akhiro jano hakugu abaal mariyo aduunkana dhib ha mudan hooyo❤❤❤❤gabadh kasta hooyo marka ay noqoto ayaay gabaygan si qoto dheer u fahmi doonta illahay hooyoyonken ha barakeeyo inta nool intii dhimatay illahay haw naxariisto caruurtana illahay hooyo kasta baari hawga dhigo ay ku nasato

  • @abshircqadir5360
    @abshircqadir5360 11 місяців тому +4

    18/9/2023 ayan dhagesana gebeyga qiimaha badane ee hooyoyinka somaliyed e ah kuwa ugu qiimaha badan adunka lo qadey ❤ Adunkan kgu jeclhy mamo Mcn ❤❤❤❤

  • @user-uq3vq2cj3v
    @user-uq3vq2cj3v 11 місяців тому +4

    Ilaahayaw u naxariiso hooyooyinkeenna kuwa nool iyo kuwa dhintayba

  • @saynebsaleh9254
    @saynebsaleh9254 11 місяців тому +6

    Wof caleek maansha alaa tabaraka laa alaa nin cod macaan ilaahay cadka kuu barakee alow anaan lagu cawr yin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin maansha alaa

  • @MaxamedYare-ce6up
    @MaxamedYare-ce6up Рік тому +8

    Ilaahow hooyoyinka janadaadii ku abaal mari 🤲🤲🤲❤❤❤❤❤

  • @kaydkadirir5253
    @kaydkadirir5253 Рік тому +3

    Waa gabay qiiro leh runtii
    Dareenka inta hooyada jecel damqaya
    M shaahid mahadsanid mudane sxb

  • @HaniSiciid
    @HaniSiciid 6 місяців тому +2

    Allow hooyo macan janad ku irsaaq oo danbigaagan dhaaf allow janada isugukeen geey hooyo macan 😢😢😢😢😢

  • @cigeardon726
    @cigeardon726 Рік тому +6

    Alaw hooyoy aduun iyo aakhuraba kuwanaaji❤😭 abaalkaaga rabi janada hakaga dhigo hooyo macaann

  • @ramadanismail2284
    @ramadanismail2284 Рік тому +3

    Hooyo macan Allah ii daayo intii ay kadhimatayna rabi haw naxariisto mama inta aad nooshahay farxad waarta iyo cibado suuban aakhirana janadi firdawsa ❤❤❤

  • @user-jg1yr1rg4u
    @user-jg1yr1rg4u 7 місяців тому +2

    Mashaaaaa Allah walaahi hoyo qiimeheeda waad ka gabayday abwan

  • @hmsn6775
    @hmsn6775 Рік тому +6

    Cajiib allw hooyooyinkeen noo xifdi inta dhimatayna u naxariiso abwaan muxidiin allah xifdiyo waa gabay miisaan culus runtii🤲🏼

  • @user-gz3in7li3n
    @user-gz3in7li3n 10 місяців тому +4

    Masha Allah amin allow noo xafid hooyooyinkeena❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiaziizali7564
    @abdiaziizali7564 Рік тому +7

    Rabiyow hooyoyinkena janada ugu bishaareey abwaan nolow 🙏🙏🙏

  • @FaadumoCabdirisaq-im2ep
    @FaadumoCabdirisaq-im2ep 3 місяці тому +1

    Hooyo ❤❤❤macaan ❤gacalo hallimo siciid jamac Ahmed ❤❤❤❤❤ilahay if iyo akhiroba ilahay ha ku karaameeeyo❤

  • @canabmohamed8022
    @canabmohamed8022 6 місяців тому +2

    Hooyo mcn afunyada farxad igu nolow adunyana dideda janada aalaha kugu. Bidhareyo hooyo mcn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shaaficimaxamuud7919
    @shaaficimaxamuud7919 Рік тому +2

    Hooyo saynab ismacil bulaaale abaalkaaga alle janada haka yeelo

  • @kedramohammed6930
    @kedramohammed6930 8 місяців тому +2

    Carabkaga cadaab Allaha ka dhawro wll ee Aabahana kuso dar wlhi Labadaba waa qaali waalidku Hooyona waa saddex xaqleey😢😢😢😢
    Allaha u naxariisto Aabo iyo hooyo janada Allaha nagu kulmiyo Aamiin ii dhaha wll inu Allah ii Aqbalo 😢😢😢😢

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa8466 6 місяців тому +2

    Hoyoo mcn Allah ku naxaristo janadi fardos Allah ku geeyo inshallah 😢😢😢😢😢😢

  • @salmamoha9091
    @salmamoha9091 Рік тому +11

    Aduunka darajada ugu saraayso waa hooyo nimo ❤alah protect our mothers. Very blessing to be a mum

  • @user-yl3lf2vx2j
    @user-yl3lf2vx2j Рік тому +4

    Mom❤
    Cfmd taam ah
    Cibaado suban
    Cimri dheer
    Rabi hakugu deqo hoyo mcn ❤🤲🏻

  • @NuuraIidcabdi
    @NuuraIidcabdi Місяць тому

    Hooyo mcn ilahy cirmiga iyo mafimadka ku dhere ablkaga ma gudi kare akhirana jadana alle hakugu casumo hooyo mcn
    Wan ku jeclahy ❤

  • @maxameddaacad-xt7ex
    @maxameddaacad-xt7ex 7 місяців тому +1

    .man Sha Allah ale faka kuma goyo muxyediin shahiid takhal asxabey labrkisa halka kuqora wixiyqanow gabay udirsanaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @liibaancabdifaradheere7573
    @liibaancabdifaradheere7573 Рік тому +6

    hooyo macaaan abaaaaal kaaga ma gudi karo allaah abaaaal kaaga haga dhigo kanatul firdowza ❤❤❤❤❤❤❤

  • @farhiyamohamoud9128
    @farhiyamohamoud9128 Рік тому +5

    Wllhi markaan arkay gabaygaan hooyo waan iska ooyaye alla noodaayo hooyo mcn alla in tii dhimatayna all unaxariisto habeenkii sadexaad ee ramadaanka baan arkay markas waan iska ooyaya hooyo mcn la aantaa waa iftiin la aan hooyo mcn wax badan waan ku xisay hooyo lkn in sha alla waan ku helayaa markii ilaa Hay idmo waa habeen xasuus ugu leh markay tariikhdu ahay 24 /3/20/23 RAMADAAN KUNA AHAA SADDE WAXAAN XASUUSTAA HOOYADAY BAAN LAHADALAYE HOOYO MCN WLLHI WAAN KU XISAY 😭HooYO MCN WXN KU RAYNAYAA IN AADI II TIMAADO ❤😢💯🤲😭 HOOYO MCN LA AANTA WAA NOLO LA AAN ❤💋😭

    • @user-ci1li3uq9x
      @user-ci1li3uq9x 2 місяці тому

      Qofka hoodisa ka dhimatey kawaran walal😢😢😢😢😢😢😢

  • @aminaqurux7702
    @aminaqurux7702 Рік тому +6

    Hooyo macaan ilaahay ha u naxariisto Hooyadey macaanto 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @naciimomohamed6180
    @naciimomohamed6180 Рік тому +8

    Hoooyo ilahay janada haku geeyo😢

  • @abdallahidris3955
    @abdallahidris3955 Рік тому +3

    Ilaahay ha naxariisto hooyo iyo aaba iyo intii islaama❤❤❤❤

  • @shukrimaxamud6722
    @shukrimaxamud6722 Рік тому +6

    Gabay si qaas ah iitabaty runtii 😢abwaan muxiyadiin ilahy haku xafido❤

  • @cabdicawadd
    @cabdicawadd Рік тому +7

    Allow hooyoyinka dhamaan aduunka xifdi aduunka aakhirana naxariis jano ka waraabi❤

  • @umumohamedmohamed7057
    @umumohamedmohamed7057 Рік тому +11

    HOOYO ILaahay Ku Darajee Labada Daarood Ba🥺❤️ Abwan Muxiyadiin Shaahid Alle Haku Xiftiyoh 🥰

    • @burqayartube9039
      @burqayartube9039 Рік тому

      ❤❤❤ amiin amiin

    • @IB_Adam
      @IB_Adam Рік тому

      Amiin!
      Wali waxaa nool Raggii xigmadda iyo aqoonta afka Somaliga ah haya.
      Masha Allah Muxyadin Shahid.
      Allow Hoyo hoy Jannada kasii!

  • @naimaabdulahi-yh8gs
    @naimaabdulahi-yh8gs Рік тому +4

    Masha allh alle codka kubarakeyo 😢

  • @sacdiyoabdi7594
    @sacdiyoabdi7594 Рік тому +3

    Aamiiin Aamiiin Aamiiin Aamiiin Aamiiin Aamiiin Aamiiin Aamiiin Aamiiin Aamiiin Yaarabi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdallamahad2563
    @abdallamahad2563 Рік тому +4

    waa bil ramadan waa bil baraka badan hooyo mcn qabriga allah haa kuwasiciyo allah haa kunaxaristo hooyo😢😢😢😢

  • @user-qn4ph2mi9s
    @user-qn4ph2mi9s Рік тому +3

    Hooyo mcn Allow ikaa xafid cafimaad iyo cimrigaba allow kuu barakee aduunkeygii waa gabay qiira 🤲😢❤

  • @YahyeHantar-fi3fx
    @YahyeHantar-fi3fx Рік тому +3

    Hooyo alow janadul fardowso kuugu bishaaree 🤲❤

  • @naasiraxmed4734
    @naasiraxmed4734 22 дні тому +1

    ILLAAHAYAW HOOYO MACAAN ADUUN IYO AAKHIRABA WANAAG UGU DEEQ DIIHAAL IYO DIIFNA HA TUSIN

  • @sahrosheikh0052
    @sahrosheikh0052 4 місяці тому

    3rd may 2024 maalin jimcaha ah saacada 8.52pm ayaan daawanayaa hooyadeey ayaan aad ugu xiisay hooyo only 9days unbaan arkin waxayna ila tahay inaan sanad arkin hooyo macaan caafimaad iyo cimri dheer iyo cibaada suuban iigi noolow intaad aduunka kunooshahay aakharana janada fardowso iyo nabiga dariskiisa allow hooyo macaan kaayeel

  • @user-mv4rq4hf4s
    @user-mv4rq4hf4s 6 місяців тому +1

    ILLAHAW WAA GALAB SAACADUNA KU BEEGANTAHY 5:23 PM OO RAMADAAN YAHAY MAALINTII 3 AAD KUNA BEEGAN 14/3/2024 ILLAHW HOOYADEY DHIBKII IYO XANUUNKII AY DARTEY USO MARTAY ABAAlKEEDA JANNO KA DHIG YAA RABBI

  • @Muniiiiitamaxamad
    @Muniiiiitamaxamad 3 місяці тому

    Hoooyo mcn abaalkaga allh jano hka yeelo aamiiin ya rabi😢😢😢😢

  • @user-yt9vs7fm6r
    @user-yt9vs7fm6r 8 місяців тому +1

    😢😢 hooyo macn allle hayekadayo hooyo kasta alle haa xiftiyo. Janadana alle haku geeyo hooyo macan amiin ❤

  • @user-qg8hb1zz7z
    @user-qg8hb1zz7z 9 місяців тому

    Hooyo waa lagaba marmaan gabay mcn abwaan muxiyadiin horay u soco

  • @guledmohamedhasen
    @guledmohamedhasen 4 місяці тому +1

    Ilaahay ku darajee macaan labada daroodba❤

  • @abdirisakabukar1519
    @abdirisakabukar1519 11 місяців тому +1

    Hoooyo mcn allow ku darajee labada daaroodba

  • @cabdiqanidaahir9856
    @cabdiqanidaahir9856 Рік тому +3

    M.a Alle hanoo deysto hooyo macaan wd mahadsan abwaan muxiyadiin shaahid❤❤❤❤

  • @najmaabdirahman8986
    @najmaabdirahman8986 Рік тому +1

    Ilahayooow hooyaday cimri dheer cafmaad tama iyo cibaado suuban iyo janatul firdawsal Acla kuarsaaq

  • @abdirazakomar8595
    @abdirazakomar8595 11 місяців тому +1

    Ilaahoow hooyaday iyo hooyo kasta oo muslima naxariistaada ugu deeq. Aduun iyo aakhiba aamiin ❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤.

  • @abdisamedbakar7522
    @abdisamedbakar7522 10 днів тому

    ❤❤❤❤ hooyo❤❤❤❤ alla ku Barakeeyo Abwaan Shaahid❤❤❤❤
    Please waxaan kaa sugaynaa kuwo kale

  • @idrissbuni1181
    @idrissbuni1181 11 місяців тому +1

    Ilaahayow hooyaday iyo abahay u naxariiso iyo Muslim koodhan

  • @abdilahifarahcawl2384
    @abdilahifarahcawl2384 3 місяці тому

    Allleh haku naxaristo hooyo qaali alleh janatu fardowsa hakawabiyo

  • @RiyanMahamed-n2o
    @RiyanMahamed-n2o 11 днів тому +1

    Masha Allah muxiyadiin shahid

  • @zeinabmohamed5197
    @zeinabmohamed5197 Рік тому +2

    Maaasha Allah ❤ qofkii Hooyo Macaan macnaheedda fahmayaa was ooyayaa markuu si fiican u dhuuxo gabaygan walaal noo badi please

  • @Dahabiyoluul
    @Dahabiyoluul Рік тому +3

    Mnsha Allah gabay qiimo badan hooyo mcn illahay aduun iyo aakhiraba kunaxariisay ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abuu_xaazim114
    @Abuu_xaazim114 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤ ilaahow hooyadey macan cimri dheer iyo cibaado san iisii aakhirana abaalkeeda janatul firdowsa kayeel

  • @maryamadubed9912
    @maryamadubed9912 Рік тому +4

    Hooyo Ilahay ha cafiyo inta bugta inta dhimayay ilahay ha u naxariisto Amin ❤

  • @zakicadde7093
    @zakicadde7093 Рік тому +1

    M,a abwaane ilhy hakudaayo carabkaagana ilhy xaqa hakusugo

  • @ncxaincxai6582
    @ncxaincxai6582 Рік тому +2

    Hooyo macn. Aleh ku xafido aduun iyo akharo ba Masha Allah Allah ku barakeeyo muxyadiin codk🤲

  • @iqramuxumed-q7n
    @iqramuxumed-q7n 10 місяців тому +1

    Mnsha alllh hooyo waa qali Walhi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢hooyo 😢😢😢😢😢😢

  • @mohamedabdiahmmed
    @mohamedabdiahmmed 7 місяців тому

    Waxaan Joogaa Magaalada Jigjiga Wax aan in badan Telefano badan wacaba oo gabaygani iigu dhaco markasta maanta ayaan heley isagoo Dhamaystiran Allahu akbar Masha allah waa Gabay ad u macaan Hooyo Alle haa ku daayo qaali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @iqramaxamed7015
    @iqramaxamed7015 Рік тому +2

    Maceshn karo ilinta waxan xasuusanayaa hooyadeyan wayey💔😪😢😭

  • @KhaderMaxamed-g1q
    @KhaderMaxamed-g1q 7 місяців тому

    Hooyo qof loodhigaa aduunnyada alle masoomarin Ilove you hooyo waan jeclahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤ noolow maama

  • @isxaaqMaxamed-z6c
    @isxaaqMaxamed-z6c Рік тому

    Hooyo mcn ale jano hakuugu bishaareeyo hooyo

  • @nuurxasan6182
    @nuurxasan6182 10 місяців тому

    Illaahoow qadir batahay hoyada macan janadii kawaraabi yaarabi

  • @nimcobaryare4507
    @nimcobaryare4507 Рік тому +1

    rabiyow hoyo walpo naga hoseysa ka raali noqo una naxaristo allahuma aamiin inta nool waxn kuu weydinayaa cafimad tam ah iyo farxd 😰😢😭😭💔

  • @user-ht9bl5ne8o
    @user-ht9bl5ne8o 6 місяців тому

    Hooyo macaan noloshaydii alle ha kuxafido love you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ibraahimmuusexasan4410
    @ibraahimmuusexasan4410 10 днів тому

    ilahay hakuunaxariisto hooyo macan runtii waakudarsaday

  • @shukrimaxamud6722
    @shukrimaxamud6722 Рік тому +1

    Hoooyo mcn ilahy janadi fardawsa hakaa warabiyo qabrigagana Alle hakuu nuuriyo hooyo mcn🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭

  • @raxmacaday727
    @raxmacaday727 Рік тому +1

    Mash alh hooyo macn ale ha ii kaa daayo inta dhimatayna ale ha u naxariisto 😭😭😰😰❤❤❤

  • @ShukriAbdullahi-bw5cn
    @ShukriAbdullahi-bw5cn 8 місяців тому +1

    Hooyo macnto ilaahay ha ku dayo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤amiin amiiin amiiin yaarabi

  • @MaxamedCali-fi6yz
    @MaxamedCali-fi6yz 4 місяці тому

    Hooyo mcn ilaahayo jana fardawsa gee aamain aamin

  • @anabalinur5623
    @anabalinur5623 Рік тому +1

    Ilaahoow hooyoyinkëen u naxariisoya rabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Nimcomaxued-co6qf
    @Nimcomaxued-co6qf 10 місяців тому +1

    HOYO MACAN adun iyo akhiro Allah hakudarajeyo❤😢

  • @abdikarimcadosh8310
    @abdikarimcadosh8310 Рік тому +2

    Masha alhaa ilahow nodaa hooyo yiinkeba dhaman ❤❤❤❤❤❤

  • @abdiwelirashid3874
    @abdiwelirashid3874 Рік тому +5

    Allow. Hoyo macan❤ iga dhowr. Gabeyka Sii khas ayad modaa in anigaa Ii tabano dibkii iyo rafadki ilasho martaay ❤ waban ilmiyay akhiraa janadaa ilahayow kugu raxeee hoyo macan❤

  • @ismaaciilcabdullaahi2687
    @ismaaciilcabdullaahi2687 6 місяців тому

    Rabigey kudarajey mcn labada darodba ❤hoyo

  • @MaxamedAbdikadir-ip5ry
    @MaxamedAbdikadir-ip5ry 4 місяці тому

    Walahi. Ninkan. Odayga. Ah. Codkiisu. Cajiib.

  • @sheekhmaxamadshaafi7563
    @sheekhmaxamadshaafi7563 5 місяців тому

    Hooyo qaynuun jamac allow cimri cheer iyo cibaado suuban
    Mahamad shaafi jigjig
    08/4/2024
    Mln isniin ramadaan 29 keedii

  • @user-zw8jd2ci5l
    @user-zw8jd2ci5l 8 місяців тому +18

    Mama❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @FaizoOsman-fq3tj
      @FaizoOsman-fq3tj 3 місяці тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤1❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @anfacbashiir1595
    @anfacbashiir1595 Рік тому +3

    Mnsha Allh abwaane Allha Ku xifdiyo

  • @khadracali3577
    @khadracali3577 Рік тому +2

    Masha Allah ilaahay ha ku barakeeyo wllo

  • @amiiroqurux5908
    @amiiroqurux5908 7 місяців тому

    Hoyo mcn badan allaha iikaa caafiyo😢🤲 iigu soo duceeyo wllayaal

  • @salaanmaxamed
    @salaanmaxamed 6 місяців тому

    Mnsha Allah Allow Maaamo ku dhowr yaaa Allah 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻Aaaaamiiiin Aaaameen

  • @user-zd1ts8pn9p
    @user-zd1ts8pn9p 6 місяців тому

    Hooyo mcn alaha ii kaa xafido ❤❤❤❤

  • @kawsarosmaplnl9892
    @kawsarosmaplnl9892 2 місяці тому

    Aamiin aamiin yaa rabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤