Gabar an jeclaa Darted kacbada Daaha Qabsaday anoo wata sawirkeeda kadib waxa Rabay isamaysay !!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 вер 2024
  • Gabar an jeclaa Darted kacbada Daaha Qabsaday anoo wata sawirkeeda kadib waxa Rabay isamaysay !!

КОМЕНТАРІ • 90

  • @ubaxali9002
    @ubaxali9002 7 місяців тому +4

    illahow sowj wngsn oo xaafidul quraan ah bn ku weydiisty

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 Рік тому +26

    Anigaba xaajigeygu wuxuu ii sheegay inuu xaramka isagoo jooga igu ducestay alxmadulilaah❤️

  • @bakarahmedmohamed
    @bakarahmedmohamed Рік тому +5

    Sh badbado wa codsi lanbar lagala xariiro
    Sh xasan Al wajidi Ayan u bahnaa

  • @user-ul1pg8ny4p
    @user-ul1pg8ny4p 5 місяців тому

    Yaa rabii yaribii waxn waxn kuwaydiisty sowj khayyr qaba 😢😢😢 yarabii iiaqbal🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @addontialle4787
    @addontialle4787 Рік тому +5

    ❤❤WALLAAHI WAA SAX QOF ALLAAH BARTAY QOF KALE MA RAADIYO ALLOOW AMUURAHA QEEYRKA NOO AH SAHAL ADAA QAWI AH ❤❤❤

  • @sadik870
    @sadik870 Рік тому +4

    ماشاء الله تبارك الرحمن
    بارك الله فيك شيخنا الفاضل

  • @user-bf7gs4lw6e
    @user-bf7gs4lw6e 7 місяців тому

    Wow MashaAllah👏🏻👏🏻

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 7 місяців тому

    Alla aamin ma iisho.

  • @user-bg1mw3rr7n
    @user-bg1mw3rr7n 7 місяців тому

    اللهم صل على محمد الله اكبر الله اكبر ، الواحد القهار، الحي القيوم، الرؤوف رحيم، السميع العليم، الله اكبر الحمد لله رب العالمين اللهم صل وسلم على❤❤❤

  • @anabali5298
    @anabali5298 7 місяців тому

    🎉aniga walige shqanbas aa ka hela alaha ku xafido amin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Рік тому +3

    🥺🥺🥺🥺🥺...ASC Majiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. igama aha hadal uun balse waa xaalada ilaaheey igu ogyahay ee aan ku jiro. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay lakiin ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro darteed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri oo masaajid dayrki ayaa hooy ii ah, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo aan ku tiirsanahay. Walaal adiga uunbaa maanta garab ii ah ee duco iyo deeq waxaad awoodo iigu hiilli, si walaalnimo, iyo Allah darti ah. Xitaa Mobile-ka aan isticmaalayo marki aan u adkaysan waayay xaaladda aan ku jiro ayaan qof si ku meel gaar ah uga codsaday anigoo rejo ka qaba in aan helo walaalo ii gurmada.
    Muqdisho.
    Lambarkayga: 252 617313184
    Cabdulqadir Cabdi

    • @faadumocabdiraxman2037
      @faadumocabdiraxman2037 Рік тому +2

      Soota lagu leeyahay allaah wax weydiisoo aamin

    • @CirroMedia3129
      @CirroMedia3129 Рік тому

      Walaal ilaahay horta dhibka hakaa saaro
      Ilaahayna bari mahadsanid walaal

  • @adaamabdi4849
    @adaamabdi4849 Рік тому +1

    شيخ حسن
    حفظك الله

  • @kawakawa4726
    @kawakawa4726 Рік тому +3

    Kkkkkkk Maa Shaa Allah Sheikh waa legend

  • @JihaanfeysalShcali-ot4ov
    @JihaanfeysalShcali-ot4ov 9 місяців тому

    Jacayl wanaagsan aan kuu rajeenaa adiga iyo gabadha❤😊

  • @noormuhumed
    @noormuhumed Рік тому

    MashaAllah ilahi haa ubarakeyo sheikh gabarti ad jeceylkeda kuguleysti .

  • @khadramaxamud1632
    @khadramaxamud1632 Рік тому +2

    Mansha Allah Allah ha isku daayo imbadan ❤

  • @fatushqali1246
    @fatushqali1246 Рік тому +1

    Aniga xata jaceyl daran Aya ihaya mudo laga jogo Hal sano Ayan jeclahay ninkeygi iqabay e an jaceylka isku gursanay wuna iga dhuntay America ayu aday kadibna furin ayu iso diray adeerkis ayu warqada iguso dhibay ila hadana wan ilobi la ahay wlhi qofkasta o u eg wan barta wana la shekesta wlhi iso duceya koley sifican ayu ixumeyay hadane wan jeclahay wali waxan sameyana ma aqal boqolal raga Aya ijecel o guur iga tuga Anne asagi unba imuqda ya rabbi 🤲😢 qalbigeyga qalbigu tabayay iso celi o xaqan isku laheyn garan sii 😢waxan Huba hadan kadashish nin kale gursado xata u iso labto guurkas wan u dumin Kara mana gursanayo ila asaga mahe iso duceya wllyal wan idin barya nag bu iga racay o dhofisay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @HayaadAliYusuf
      @HayaadAliYusuf Рік тому +1

      Abyo saliga nabiga badso wlhi wxaa hubaal ah hdoo qeyr ku yahy inoo hoostada Allah keenayo ducada nh badi xiliga qiyaamo leylka usoo kac wlhi woo soo laabana weli Allah qaadirka ahy kusoo celinayo i.a iga qory midaan istaqfarta io saliga nabiga badso wlhi woo soolabana

    • @fatushqali1246
      @fatushqali1246 Рік тому

      @@HayaadAliYusuf Insha Allah mcney 😭 thanks wlhi

  • @ashahusseun9922
    @ashahusseun9922 Рік тому +1

    AlhamduliAllah ano adin kaabada ayu Alle ducada igaaqbla😢

  • @haala552
    @haala552 Рік тому +2

    Masha alaah sheikha jecelka wax kayaqanaa

  • @degan4
    @degan4 Рік тому +1

    MaashaAllah.
    Sheekhaan waa furfuran

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 Рік тому

    Masha Allaah Jazakumullaahu Khayr

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 Рік тому +2

    Sheekh wan ku racsanahay in sheekh yadu waqici nooqda!
    Oo umaada horsocdan ooayna daba soocoon SHACABKA.
    Idhahana iska tirin dhibatoyinka shacabka somaliyed

  • @user-sz6sv2kf9l
    @user-sz6sv2kf9l 11 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @rodahussein7779
    @rodahussein7779 9 місяців тому

    Waaxan rabna numberka Sheekh hassan Al wajidi.

  • @alihaji426
    @alihaji426 Рік тому

    shekh maxad iqaamda allah u waydisan wayday oo khiyaanada iyo beenta u sheegtay

  • @abdirizackmohamed3688
    @abdirizackmohamed3688 Рік тому +1

    Man's

  • @ahmednaaji3042
    @ahmednaaji3042 Рік тому +2

    Ka qaad sawirka naagta sheekha agtiisa

  • @user-ef1lv5qk7b
    @user-ef1lv5qk7b Рік тому +2

    Waa codsiya shekha hakadabo hadlin eesug

  • @user-dk8zu1db7x
    @user-dk8zu1db7x Рік тому +1

    Man sha allaah tabarakallaah

  • @sucadahmedismail9218
    @sucadahmedismail9218 Рік тому

    ❤❤❤sheekh ale haku xiftiyo

  • @rafiqa_9
    @rafiqa_9 Рік тому +1

    Waraysiga nadaaami waxay qof laga,dhaxgalaayo hadalka

  • @anisoaliiza4645
    @anisoaliiza4645 Рік тому

    صلى الله عليه وسلم

  • @zahrahareed8775
    @zahrahareed8775 Рік тому

    Mash Allah ❤🌹✅👍

  • @xamdidaauud5754
    @xamdidaauud5754 Рік тому +4

    zupxanallah waa qiso cajiip ah

  • @RsdvxfFfdfssd
    @RsdvxfFfdfssd Рік тому

    Masha.Allah❤❤❤❤❤

  • @milgocadeey-og5vm
    @milgocadeey-og5vm Рік тому

    Jizakalaah sheeq

  • @xayaadabdinaasir7902
    @xayaadabdinaasir7902 Рік тому +4

    Jacaylk wax yaqaan qof somaray

  • @jjyuu8695
    @jjyuu8695 7 місяців тому +1

    Alx anba gudaha wagaley

  • @user-qy7ri6cx6u
    @user-qy7ri6cx6u Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤mashalah😊

  • @user-ei4mh1ub5s
    @user-ei4mh1ub5s 8 місяців тому

    Masha alaah

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Рік тому

    Maasha allaah geesi

  • @kawsarmuxumed7814
    @kawsarmuxumed7814 Рік тому +3

    Sheekh hahor socoon ee hadalka kasug

  • @user-tz8rj4zn6x
    @user-tz8rj4zn6x 10 місяців тому

    S❤❤❤

  • @user-kj4ns7td2p
    @user-kj4ns7td2p Рік тому

    Maansha. Alaah❤

  • @iqrocawil1003
    @iqrocawil1003 Рік тому +2

    Mashala anigaba xaajigeyga xaramka muu tagin lkn biyo samsam ayu dartey u cabey oo rabigii horfariistay habyn iyo maalin xiriira ma. Ducadina wu u aqbeley oo xaskisa noqdey 😂

  • @rukiaabdulle420
    @rukiaabdulle420 Рік тому

    Shiikhow sirteena ha faafin😮

  • @maxedhaaji3833
    @maxedhaaji3833 Рік тому

    Sheekheyga ❤

  • @bishaaroabdi4580
    @bishaaroabdi4580 Рік тому

    Mash allah

  • @amataallah2026
    @amataallah2026 Рік тому +3

    Sh badbaado marka arko cagahayga iguso dhaca iyo dulmigii uu naga galay rer cagaweyn 💔😢

    • @asliolol9366
      @asliolol9366 Рік тому

      Caguhu maxay ahaayeen ma cagaha ayuu idin ka jaray

    • @amataallah2026
      @amataallah2026 Рік тому

      Kk maya sis ee vedio hore gabdhaha caga weyn u ku maagay wye

    • @missdeka
      @missdeka Рік тому +1

      ​@amataallah2026 kkkk you're so funny 😁

    • @quumanh5413
      @quumanh5413 Рік тому

      ​@@asliolol9366kkkkkl

    • @ahmednuur197
      @ahmednuur197 Рік тому

      😂😂😂

  • @jaddahcity7658
    @jaddahcity7658 Рік тому +1

    Raxma.rosa.sawirkeda.maxaa.usoo.sarty

  • @sadrisimanmohamedali6152
    @sadrisimanmohamedali6152 Рік тому

    Mnshallah 😂😂😂😂😂

  • @Muxaadiro_Media
    @Muxaadiro_Media Рік тому +3

    First one 😂

  • @user-dh4oq9bg2z
    @user-dh4oq9bg2z Рік тому

    Sheeg ducada ad aqrisay noo sheeg plz

  • @user-bb1df3tr1v
    @user-bb1df3tr1v Рік тому

    Walahi kani wa gesi

  • @raagesalman4840
    @raagesalman4840 Рік тому

    M.a❤

  • @Abdulahiyare-sv1qq
    @Abdulahiyare-sv1qq Рік тому

    Waa qiso cajib

  • @bilalgedimaalim
    @bilalgedimaalim Рік тому

    mashallah

  • @user-xb9iz1xe4d
    @user-xb9iz1xe4d Рік тому

    sheekh labarkiisa yaa isiiyay

  • @SamiiraQueen-nf6yf
    @SamiiraQueen-nf6yf Рік тому

    M.a

  • @ahmednaaji3042
    @ahmednaaji3042 Рік тому +1

    Aadaabta ilaali ninkan hawsha wadow

  • @ahmednuur197
    @ahmednuur197 Рік тому

    Shiiqa hadalka haka dhex galin warka ha dhameeyo sug😂😂

  • @user-sk1en7xn2g
    @user-sk1en7xn2g 5 місяців тому

    😂😂😂

  • @nuurnuur8490
    @nuurnuur8490 Рік тому +1

    Sheikow sheikha noso duce ku dheh

  • @Maruwabudul-bt1lc
    @Maruwabudul-bt1lc Рік тому +1

    Kkkkkkkk

  • @nasra591
    @nasra591 Рік тому

    Waar shekhoow ninkan abu basal yaan lugu sawirine mar dambe waraysi ha siin

  • @mohomedusman862
    @mohomedusman862 Рік тому

    khalad wayn ayaad ku dhacday runtii

  • @user-em7di7xe5s
    @user-em7di7xe5s Рік тому

    Sixir ma raadin 😂😂😂😂😂

  • @yujjuyi9399
    @yujjuyi9399 Рік тому

    Ano Hajjka tagay ma Xalimo kuusey kududceysana 😅😅😅 wa shekakale 😅😅😅 jano iyo lacag iyo walidkeyga mauduceyo

  • @user-et7jc1bd9d
    @user-et7jc1bd9d Рік тому

    Kkkkkkkk 😅

  • @user-rg1yh9yk4m
    @user-rg1yh9yk4m Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @doofo1134
    @doofo1134 Рік тому

    Masha alaah

  • @qaasimhaajiaadan7003
    @qaasimhaajiaadan7003 Рік тому

    M.a

  • @user-dg7yk5rn7x
    @user-dg7yk5rn7x 8 місяців тому

    ❤❤❤❤❤

  • @user-sk1en7xn2g
    @user-sk1en7xn2g 5 місяців тому

    ❤❤❤

  • @maxedhaaji3833
    @maxedhaaji3833 Рік тому

    M.a