Marnaba Ma Hilmaamayo Waxaan Arkay Qisooyin Caqligu Suuradaysan Karin Suurada Albaqara Sirta kujirta

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024
  • Marnaba Ma Hilmaamayo Waxaan Arkay Qisooyin Caqligu Suuradaysan Karin Suurada Albaqara Sirta kujirta ATM Lacag Farxad iyo faraj

КОМЕНТАРІ • 49

  • @apdiazizdemba2953
    @apdiazizdemba2953 6 місяців тому +24

    Anigu caaawa juz ka koowad ee suuratu baqra ayaan akhriyoo wixii aan doonayey waan helay allh

    • @ayaanaxuseen1408
      @ayaanaxuseen1408 6 місяців тому +1

      Ma markaad qisadan aqriday sidii shekhaaf tidhi

    • @shamsaali7857
      @shamsaali7857 5 місяців тому

      Mash Allah quranka wa mesha kaliya loo cararo

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 5 місяців тому +2

    Masha Allah ilaahay qur aanka ilaahay waa dawo qofkii aamino ❤

  • @Guubaabo22hjkk
    @Guubaabo22hjkk 6 місяців тому +10

    اللهم جعلنا من اهل القرآن ❤

  • @user-zv2lw8dg5n
    @user-zv2lw8dg5n 6 місяців тому +8

    Iso duceeya asxaabey muraada leyahay

  • @hassaninaosman109
    @hassaninaosman109 6 місяців тому +10

    isoo duceeya guurkaa culees iga saaran xiriir walbo aan samaysto wuu igu fashilmaa

    • @suusuukhalif1209
      @suusuukhalif1209 6 місяців тому +1

      Wll Alla haku fududeeyo inshaAllah

    • @hassaninaosman109
      @hassaninaosman109 6 місяців тому

      @@suusuukhalif1209 aamiin mahadsanid

    • @Fathiibrahim5245
      @Fathiibrahim5245 6 місяців тому +1

      Ana sas ah wll siniyad ah ilaaahy waxn kabrya qoys wangsn inu nagu arzaaqo anaga iyo inti Islam ah Guur don ah

    • @hassaninaosman109
      @hassaninaosman109 6 місяців тому

      @@Fathiibrahim5245 aamiin Yaa Allah dhamaantena abaay mahadsanid

    • @deeqoxassan3323
      @deeqoxassan3323 6 місяців тому +1

      Walaalayaal.idinka iyo intii islaam ah oo guur doon ah
      Guur xalaal ah oo kheyr idiin ah iyo awlaad ah baari oo saalixiina.allaha idin.siiyo
      Ana muraadkeeygoo dhan.asagoo.kheyr ah allaha isiiyo

  • @feelfree4067
    @feelfree4067 6 місяців тому +7

    Suuratul-Baqara waa mucjizo wllhi waxaan ku arkay halkaan kuma soo koobi karo
    please aqriya teedi kale ha u aqrinin muraad aad leedahay kuhel
    kaliya un iska aqri bacdal fajar everyday bilaaw isla fadhiga kudhameey waa iska 30 minutes.
    Waxaa laga yaabaa inaad kuaqriso saacad ama 40 minutes markaad joogteeyso wllhi waxaad arkeysaa 30 minutes adigoo kudhameeynaayo arzaaq , raxmad ,nimcada rabbi, everything is going amazing lkn kaliya joogteeey.

  • @hoygafahankanolosha1893
    @hoygafahankanolosha1893 6 місяців тому +5

    Sh badbaado Allah haku barakeeyo Kaso hadal qisada kaa qabsatay suuratul baqrah si aan ugu sii siyaadsano yaqiinteeda
    Wlhi waa suurad cajiib

  • @mukhtarkasim215
    @mukhtarkasim215 6 місяців тому +3

    M.a xafidulaah wlalaha kheyrka jacel

  • @xaliimoxuurshe
    @xaliimoxuurshe 19 днів тому

    Masha allah❤❤❤

  • @aaraabdi5241
    @aaraabdi5241 5 місяців тому +1

    Asc sheikh ilahay hakubarakeyo

  • @user-ky7gs8js6h
    @user-ky7gs8js6h 5 місяців тому

    Maashaa'allaah ilaahay ha ku xifdiyo sheekh

  • @user-yj1zp7pd3f
    @user-yj1zp7pd3f 5 місяців тому

    Mash Allah

  • @haawolool1860
    @haawolool1860 6 місяців тому

    masha allah ilaahey ha idin barakeeyo awaal marin tiina qeer ilaahey haka dhigo sheeq yaa sheena

  • @user-rn1qx3bu3b
    @user-rn1qx3bu3b 5 місяців тому

    Quraanulkariim waa nolosha😢❤❤

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 6 місяців тому

    Masha allaah Allaahu Akbar allow idin xifdhi yaarabalcaallamiin allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲🤲

  • @nootaayobiyeey9547
    @nootaayobiyeey9547 5 місяців тому

    Masha. Alaah. Shekhega

  • @lilGaraad4985
    @lilGaraad4985 5 місяців тому

    Masha allah, balse walal waxaan idinka codsanay Sheikhaa Xasan alwaajid nummer kisa ma iso diri kartaan hadad taqanan, arin baan ka weeydinlaha

  • @Firdawsaibrahim351
    @Firdawsaibrahim351 5 місяців тому

    M.a alle haku xafido yaa skeykhanaa

  • @fatumaabdi6898
    @fatumaabdi6898 6 місяців тому

    MashaALLAAH sheikhanaa

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 6 місяців тому +2

    Beryahan maxad ulajoogta wadadkan mawaxad rabtaa Inaadkubiirto Team 4ka

  • @ahirsi3991
    @ahirsi3991 5 місяців тому

    Illaahaygii hadalkiisu uu quraanku yahay muu baryo oo waydiisto isagaa waxkasta diyaar u ah , sheekadaan shubaho ayaa kujirta ee culimooy warkaas caamada yaan loo sheegin, Allah kaliya halabaryo oo kukaaftooma , baqaro waa kalaamu laahi Allaah ayaa koonka xukuma waxna bixiya marka baqaro barakaysta maxaa yeelay waa hadalkii Illaahay laakiin in wax lawaydiisto waa khalad.

  • @Amiin-dk6tu
    @Amiin-dk6tu 6 місяців тому +1

    Allahu akbar

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 5 місяців тому

    Mansha Allah

  • @user-hq2fj5fn2u
    @user-hq2fj5fn2u 5 місяців тому

    ALLAHU AKBAR❤

  • @abdirahmanbillowxaji-ue9eg
    @abdirahmanbillowxaji-ue9eg 5 місяців тому

    MashaAllah

  • @lulmohamed-rz4xt
    @lulmohamed-rz4xt 6 місяців тому

    Mashaallah ❤

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 5 місяців тому

    SubxanaAllah 😭😭😭

  • @leyloahmedabdimoha857
    @leyloahmedabdimoha857 5 місяців тому

    Wllhi aniga waan aqriyaaa lkn riyo ayaa wax liigu tusey inay run iyo been yihiin wllhi ma aqaaano

  • @falisgaal
    @falisgaal 6 місяців тому

    Sheikh ino so Badi qisoyinka Sheikh iyo baqaro

  • @Amiin-dk6tu
    @Amiin-dk6tu 6 місяців тому +1

    Shekh badbado baqaro qiyosinkad ka heyso no so da

  • @mumtazkhalif1095
    @mumtazkhalif1095 6 місяців тому

    Sheqow lambarkada rabi lahay

  • @engtaymiya6905
    @engtaymiya6905 5 місяців тому

    Waar aniga guur baa igu darane allow ii fudude

  • @BushraRazak
    @BushraRazak 6 місяців тому

    Sheikh number kiisa inteen kahelaa wllo

  • @Videos-pi6qr
    @Videos-pi6qr 5 місяців тому

    Been iyo quraafaad waaye waxaas .