Farxaan Qaboojiye ft Barwaaqo Qalanjo | Sida Liiga | © HCTV KABAN 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 403

  • @museadan2109
    @museadan2109 4 роки тому +44

    Waxkale ba iska daayo xiita sidi hoboladi hore bu agshanka u bixinaya isma walaqaayo ee afsoomaaliga bu sifican u fahmaya gacmaha bu ku tilmamaya ujeedada heesta! He is absolutely talented young man!!

  • @zaamnews4717
    @zaamnews4717 4 роки тому +175

    Mnch allah ninkan codkiisu waa amazing
    Lkn waxa aan kula talin lahaa
    In aanu waqtigiisa galin fanka ee uu uga faa ideysto wax yaalaha uu ilahy ugu dhawaanayo
    Si aanu aakhiro u guul dareysan
    Waxa aan leyahey caanimadana wada kale waad u mari kartaa

    • @dagen5864
      @dagen5864 4 роки тому +2

      xaqiiq talo fcn ayaad siisay sagana alle haku anfaco

    • @moulidismail8191
      @moulidismail8191 4 роки тому +3

      Lkn maad iska bilawdid Aduu ood quraan dhagaysatid 😂

    • @xurmosharaf4346
      @xurmosharaf4346 4 роки тому +1

      @@moulidismail8191 muu odham wll quraan ha dhegysto kaliya wuxu ku dhahay si wacn u eeg

    • @omarpalloti5929
      @omarpalloti5929 4 роки тому

      wadaadada meelkasto waa jogaan 😂🤣

    • @omarpalloti5929
      @omarpalloti5929 4 роки тому +1

      @@moulidismail8191 asaa heesihii dhageysanayaa hadana dadka waani naya😂

  • @fatumaaden2579
    @fatumaaden2579 4 роки тому +12

    Gabdhuhu waxan leyahy jirkiiina astura Malinta qiyaamo walaga Hadalsiini donaa xibinkasta Wiilka Farxaan waxan leyahy codka u Rabi hibada ku siiye diiinta ku Baro si ad Bari kamalin ad umada u gaarsiiiso khyrka Qurankane xafid wl micnihiisana Baro pls Waxa tahy ubax so baxaya adun iyo akhiro waku faidesaa insha allah

  • @mubaariktiger4929
    @mubaariktiger4929 4 роки тому +193

    Inta Farxan qaboojiye codkisu ka yabiyey like Ta Hayla dhafin

  • @jwxo9313
    @jwxo9313 4 роки тому +38

    Barwaaqo wallahi waa qalanjo💜💜Mashallah
    Wiilkan yarna waa halyay ❤️Mashallah

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama 4 роки тому +91

    *farxaan yare waxaan kugu sheego ama kugu qeexo garan maayo aan ahayn inaad soo habsaantay aan ahayn dadkii kula jiilka ahaa waakuwii sahra axmed, magool, maandeeq la heesay... farxaan waxaad insha allah noo badali booskii ay ka baxeen hoboladii qiimaha ku lahaa umada soomaliyeed..... FARXAAAN* ❤👑🦁

  • @safiirhamseahmed8985
    @safiirhamseahmed8985 4 роки тому +85

    Farxaan yare legend
    Waa fanaan leh mustaqbal faneed oo wayn
    Waan hubaa inuu rag badan suuqa ka saari doono

  • @waniskadhaafaychanelkannos1026
    @waniskadhaafaychanelkannos1026 4 роки тому +30

    Yarkaas yar aniga waa iga yaabiyey walhi,
    Waxad moodaa in uu fanka duni kale kala yimi, dad badan oo qasbaya fanka ayaan rabaa inay wax ka bartaan!!!!!

  • @muhiyadin6816
    @muhiyadin6816 4 роки тому +17

    Inta taqaan Farxaan inuu qof kaftan badan yhy oo dadka dacaayadeeya, furfuranyahay farta taaga 🙋‍♂️
    Keep going zxp Farxaan

  • @abdiqani1996
    @abdiqani1996 4 роки тому +41

    Farxaan qaboojiye legend dadki fanka hidaha ulaha ✅

  • @zuhaybboqole2305
    @zuhaybboqole2305 4 роки тому +34

    Inta ila aragtay inay is joogaan saalax carab iyo barwaaqo qalanjo oo aanay kala hadhin liketa haygala bakhaylin 💗💗

  • @husseinwarsame200
    @husseinwarsame200 4 роки тому +11

    Farxaan illaahay waxan kaaga baryayaa in uu isha doqonta ku dhaafiyo aaamiin

  • @dhalboqortoyo5806
    @dhalboqortoyo5806 4 роки тому +27

    Barwaaqo fananad keliyan hblha tagero💋💋❤

  • @tiikaazh3595
    @tiikaazh3595 4 роки тому +27

    best wlhi farhaan yare taageero buuxda ku nahay keep going pro❤

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 4 роки тому +126

    ilmahan yari wa legend wlhi
    Farxaan qabojiye 🔥

    • @abdirisakmeygaag9114
      @abdirisakmeygaag9114 4 роки тому +3

      Horaa loo yidhi rag yaryaraysi maleh wax walba naga filo 👏

    • @Ateye07
      @Ateye07 4 роки тому +3

      @@abdirisakmeygaag9114 🤣🤣🤣 inaadeer sideed wax tidhi

    • @ibraamohan830
      @ibraamohan830 4 роки тому +1

      Gabadhan UA-cam kasta ma iga soo horeysaa horta

    • @abdirisakmeygaag9114
      @abdirisakmeygaag9114 4 роки тому +1

      Mohamed Adhimaal sideen wax idhi

    • @bbenacnac
      @bbenacnac 4 роки тому +1

      ​@@abdirisakmeygaag9114 😂😂🙈

  • @khaliphsirdique623
    @khaliphsirdique623 4 роки тому +19

    Sida laba jir curadaan intaaa soo laxawsanaayaaa
    Siduu u qaadaayo halahaas ayaan 1000 jeer kusoo celceshadaaa

  • @mohamedmohamud3639
    @mohamedmohamud3639 2 роки тому +7

    Million dollar performance guitarist and drummer real technicians vocals beautiful bravo

  • @ugaasomohamed2266
    @ugaasomohamed2266 4 роки тому +4

    Mashallah war kan yar ilaahow il iyo cowri ka dhoowr anigoo heeso dhageysigii iska daayay baan maanta markaan arkay ilaa iyo caawo isagaa ii shidan.😍😍😍😍😍😍😍😍♥️♥️♥️♥️♥️💐💐💐💐

  • @mahadqarayare8395
    @mahadqarayare8395 4 роки тому +1

    Farhaan abdi muse qaboojiye waa fanaan karti iyo mustaqbal faneed leh hore u socod saaxiib.

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama 4 роки тому +48

    *Erayadii: bashiir salaad cirro*
    *Codadkii axmed nuur(AHU) jaango iyo siraad abdile ugaas*
    *Laxankii: jaangoo (AHU)*
    *barwaaqo iyo farxaan yare amaan baad mudan tihiin si qurux badaan heesta u qaadeen*

    • @abdikafarahmed3757
      @abdikafarahmed3757 4 роки тому +1

      Sahra siyaad maaha sxp ee waa Siraad Cabdulle.

    • @mohammed-jama
      @mohammed-jama 4 роки тому +1

      @@abdikafarahmed3757 *aaad iyo aad walal tolw xagaan eegaayey sahra siyaad na aan ka keenay yaa waduud*

  • @abdiazizsuleiman9997
    @abdiazizsuleiman9997 4 роки тому +12

    Hibo faneed waa noocaas farxaan yare oo kale.
    Ku fanka qasbaaya ee aan si live ah u heesi karin haka tanaasulaan fanka .
    Farxaan yare keep going bro.

  • @dagan1122
    @dagan1122 4 роки тому +32

    Kan yar waxap lagama QaBan karO❤️👍😂

  • @raaliyorayaan1293
    @raaliyorayaan1293 4 роки тому +7

    M.a farxaan yare isha Allha kaqabto
    Codkga Allh ku barakeyo fanku wuu ku bahanyhy ❤👌

  • @hunguridhubuq3275
    @hunguridhubuq3275 4 роки тому +7

    wiilkani waa xidiGa zoomaalida zanadada zoo zoCda iGa qora taas💖

  • @luulsuuley1884
    @luulsuuley1884 3 роки тому +1

    Barwaaqo qalanjo waa qalanjo la hubo iyo farxaan barteedii bay dhigeen

  • @sarahussein5872
    @sarahussein5872 4 роки тому +4

    Qaybtisa boqol jeer ban ku so ceshaday. He takes my breath away when he says " ha liligin waranka ka likaysan xididada" beatful soul 💕

  • @suleqajacfar2957
    @suleqajacfar2957 3 роки тому

    Cadi mahan farxaan qaboojiye horay usoc

  • @SuhaybXasanmahad
    @SuhaybXasanmahad 3 місяці тому +1

    Gabadhan iyo farxaan WY isku soo baxayaan😅

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 4 роки тому +31

    Farxaan qaboojiye fankiisa iyo da”diisu way kala wayn yihiin heesuhu qaadayo rag hda fanaanin isku sheega ma qaadi karaan

  • @raymabintuwarsame8583
    @raymabintuwarsame8583 4 роки тому +13

    Farxaan yare waa fanaan fanka nooleeyeey runtii nolow intay nololijirto sharaf iyo cisi kunoolada

    • @isaacamir2073
      @isaacamir2073 4 роки тому

      Farxaan Yare fanka muusoo cusbooneysiine degdega Yara jooji sxb. Farxaan Yare waa mucjiso fanka kusoo biirey. Wuxuu ka mid yahay jiilalka fanka hibada u leh ee inoo sii wadi doona. Fankeenii waxa inoo soo nooleeyay jiilashii isaga ka horeysay sida Xidigaha Geeska iyo inta la halmaasha. Faanku maanta meel wacanbuu marayaa. Fanaaniinteenii la is lahaa play back ku heesaan uun waa kuwaas iyadii nool nool noo qaadaya.

  • @rayaanaragsan5339
    @rayaanaragsan5339 4 роки тому +21

    wlhi qalanjo waa geenyo mnzhallah
    plz mnzhallah dhaha wlhi zaaid qurxon tehee dhererkeeda mnzhallah dhan kastapa alle wu dhmystirey❤❤❤❤alxm👑👑💋

    • @AhmedIsmail-kn5ue
      @AhmedIsmail-kn5ue 4 роки тому

      Mxy Kaga Tala Lakiin waa Reeraha la Hayib Soco Mar Hadanay Quruxdeda Ninkay Doonto Ku donanayin Walhi Waan Ka Naxaa Markay Qadayiso Hadaan Calmashada Naftada Dawo Iyo cashar siin lahaa Colkan Dhabarkaga Jooga Sidaan Kaga Cuudiya Oo Ay Uga Jeedo Hadaan Kaa dhadhiciyo Midgaanimadayida Jacayilkena Ayaa ka Wayin Sideen ka Yeela reerkinan Ku odhanYa ma naagta midgaan Marka qurux mxy u qaban😰😰😭😭😭

  • @cabdirshidmhmedhagi9365
    @cabdirshidmhmedhagi9365 3 роки тому

    Farxaan yare libaax
    Mncha allh Waa Cod hibo allh weyni u siiyey

  • @aminbilli5790
    @aminbilli5790 3 роки тому +2

    Ciyaar ciyaar maaha ninkani wllhi

  • @shamiisyusuf6880
    @shamiisyusuf6880 4 роки тому +1

    Waxaaw...hambalyo..hambalyo..farxaan..iyo kooxda dayaxband aadbanu usoo dhaweynaynaa fanaanka qarni eee da'yar maanshaa allaah

  • @cawiinas1712
    @cawiinas1712 3 роки тому +2

    Ayan Wadani iyo Abdifatah Yare baan tan siiyay! team Xamar! 🙌🙌

  • @mohammedali898
    @mohammedali898 2 роки тому

    Runti siday tahay buu u keeney fananka da. Da yer kuwa badan oo fanaan isku heysta balse xita aan u qalmin tusaale ha u noqoto hore usoco saxib

  • @abdulqadirabdulhamid4080
    @abdulqadirabdulhamid4080 3 роки тому +2

    Muqaalka 2qof baa kala dheere
    Top waaye
    Meel fican bay dhigeen
    Axsan cod masha Allah 👌

  • @kamaalilkacase
    @kamaalilkacase 4 роки тому +4

    Farxaan Wwxaad nobadashey Dadki fanka somalida kuxeel dheraa

  • @ahmednuh8932
    @ahmednuh8932 4 роки тому +12

    Farxan yare caadi maahan Masha allah keep going

  • @ahmedlaban5718
    @ahmedlaban5718 3 роки тому +1

    Mshaa allaaah aniga wn ubogay farxaaan yre

  • @duubledarwiish3873
    @duubledarwiish3873 4 роки тому +12

    legend is back farxaan the one and only👑💥

  • @arawelomakufto8460
    @arawelomakufto8460 4 роки тому +2

    Ba ba kan yari hurdo la,aan buu igu riday e cod lama odhan karo wuuu cod dhaafay ba amazing 👏👏👏

  • @atocareh7066
    @atocareh7066 4 роки тому +12

    You are a star - times ahead will shine a light of your upcoming folklore. Absolute legend without doubt. 5 Stars all the way

  • @maxameddabaare5658
    @maxameddabaare5658 4 роки тому +8

    Farxaan yare full respect waa fanan hibo uleh fanka

  • @brxtz..22
    @brxtz..22 4 роки тому +3

    Maanshaalah farxaan yare waliba sidii fanaaniitii hore ayuu uciyaarayaa codkiisana waa wow

  • @hamdaahmed2229
    @hamdaahmed2229 4 роки тому +10

    Wahi waa igu waxab ka hele qoslkiisa masha llh farxan yare 🌹

  • @i_am_aisha1777
    @i_am_aisha1777 3 роки тому +1

    Nagtan hestan waxa kacodmacn najmo nashd inta ilataqan unba og✌✌

  • @yaasinmaxamud8930
    @yaasinmaxamud8930 4 роки тому +1

    Fan waa fan kii hore heesihii hore ku soo caliya farxaana Waxaan leeyahay macalinkaaga ayaa ku difaacay markaa hore u soco Durba caan ayaad noqotay waxa somali u ordaysaa waa intaa

  • @susuki4693
    @susuki4693 3 роки тому +11

    I don't know Somali language but I understand with out any interpreter.
    I like Somali song

    • @cawilmahaddheel7324
      @cawilmahaddheel7324 2 роки тому

      if don't understand how it is possible to like

    • @drmustafedaacad3106
      @drmustafedaacad3106 Рік тому

      Thank you somach brother or ma sister ❤️👍

    • @susuki4693
      @susuki4693 Рік тому

      am from Ethiopia 🇪🇹 Addis Ababa.
      Music is an international language.

    • @HanadMohamed-x1i
      @HanadMohamed-x1i 8 місяців тому

      Yes sometimes song you feel with out understand. I like more songs which are don't understand ❤

  • @ibraahimbarre9171
    @ibraahimbarre9171 2 роки тому

    Haye farxadi ha socoto

  • @qadroxasan3872
    @qadroxasan3872 4 роки тому +2

    Kanyari wa legend iga wale akshanki digfer alle haw naxariste ayuba leyahay

  • @ggplays3342
    @ggplays3342 4 роки тому +1

    Qolaba Qolaa Beddesha, Fanaaniin lagu farxo. hore u socda

  • @Cwahab401
    @Cwahab401 4 роки тому +6

    hargeysa hoyga fanka jiil jiil meesha hibadu kama dhamaato farxaan yare mansha allah

  • @siciidbadwiy510
    @siciidbadwiy510 4 роки тому +1

    Wow axsan Fanaan Farxaan yare mucjisada fan ka

  • @nimcaanasmar6701
    @nimcaanasmar6701 4 роки тому +19

    FARXAN CABDI MUUSE❤✌

  • @luulsuuley1884
    @luulsuuley1884 3 роки тому +1

    Alaha u naxaristo sahro ileeye iyo axmed nuur jaangow ayaa qaaday 80maadkii

  • @stayblue759
    @stayblue759 4 роки тому +8

    Wa DaB..🔥🔥🔥🔥🔥🔥. ✌️

  • @engnuradin4228
    @engnuradin4228 4 роки тому +30

    BEERKA DHIGA BALBALARKA IYO FALAFAGAN DADKI FANKALHA YIMIYE
    *FARHAN* *YARE*

  • @omarpalloti5929
    @omarpalloti5929 4 роки тому +2

    wacdale barteeda ayaa dhigtay farxaan Yare legend dhameystiran ayaa tahay 🙏😎

  • @nuurbaafonuurcismaanfarey4873
    @nuurbaafonuurcismaanfarey4873 4 роки тому +1

    Farxaan midabkaaga🌹 ilaali waa midib ayaa u qurux badan waxyaalaha leysku cadeeyo NO🤝✅

  • @sharafhanduleh8116
    @sharafhanduleh8116 4 роки тому

    Qalanjo.isaga fadhiso fanka uma qalantid.sharaftaada wanagsan alle haku xifdiyo gurigaaga joog quraanka ku xifdi codkaaga wanagsan iyo quruxdaada alle ku siiyey.alle hakaa madoobeeyo fanka.

  • @sanaagvlogs8382
    @sanaagvlogs8382 4 роки тому +1

    Dunid kale ayu ka yimi faraxaan qaboojiye 🙌🙌🙌

  • @hipakkhadar5845
    @hipakkhadar5845 4 роки тому +13

    qamar indrkiiii wleee waaa mucjisada fanka🎉🎉

    • @muuseahmed8906
      @muuseahmed8906 4 роки тому +2

      Walhii waa gartay nin kasii waa cidagsleee

  • @abwaanmaxamudkoofiyo7287
    @abwaanmaxamudkoofiyo7287 4 роки тому +1

    Masha alah muhashadii codka Barwaaqo Qalanjo iyo fananka la heesayaba Caadi maha yarku Caadi waa ragii fanku ubaahna

  • @abdulqadirhassan1567
    @abdulqadirhassan1567 3 роки тому

    Viva soomaliya noolow barwaaqo qalanjo

  • @samiirtiitaanimohbiixi8296
    @samiirtiitaanimohbiixi8296 4 роки тому +14

    Farxan yare ragg badan oo aan ogahay oo fanka qabyalad ku jooga ayuu khadka ka saraya😂

    • @hargtech9301
      @hargtech9301 4 роки тому

      Dhilo fanka qabill maleh calooshaad ka bukta
      Reer konfureed waa xoolo

  • @ubahaziz853
    @ubahaziz853 4 роки тому +3

    Waar ilmaha yar mnsha allh dhah.... Ilhy ha xafido ka yar... Mnsha allh

  • @guuleedrooble7717
    @guuleedrooble7717 4 роки тому +4

    LEGEND WAXANOO KALE AYAA HIBO LA YIDHAA FARXAAN YARE AXYAA FANAAN 💯💫👍

  • @mihiimali
    @mihiimali 4 роки тому +19

    Codkisu mucjiso weeye wlhi😘

  • @hussainn8440
    @hussainn8440 4 роки тому +1

    BARWAAQO QALANJO baryahan danbe waxaan u soo aqoonsady sidii HODAN CABDIRAHMAN iyo XAMDA QUEEN oo kale WAA FANAANAD HEESI OG oo cod Boqortooyo leh

  • @nimcohodan2350
    @nimcohodan2350 4 роки тому +1

    Much respect barwaaqo qalanjo iyo Ikran jamac ba waxay garabsiiyeen Legendkan yar ee farxan yare. Waxan kufaraxsanahay inuu xidig nosoobaxayo

  • @nimcoyuusuf7341
    @nimcoyuusuf7341 4 роки тому

    Farxaan Apdi MOUZE farxaan qaboojiye hore U soco wllo

  • @zakiabdi8701
    @zakiabdi8701 4 роки тому +1

    Heestaan codka barwaaqaa halkeeda dhigtay MashaAllah.

  • @anasasmaaliasmaanas4348
    @anasasmaaliasmaanas4348 4 роки тому +6

    Magacisu waa FARXAN LEGEND

  • @nuurbaafonuurcismaanfarey4873
    @nuurbaafonuurcismaanfarey4873 4 роки тому +1

    WAAAAAAAW HALALIIGAN WARANKA BARTEEDA AYAA DHITAY

  • @maxamedsoomaali93
    @maxamedsoomaali93 4 роки тому +13

    Heestan waxaa allifey abwaan Bashiir salaad cirro hilaadii 1980 waxaa laxameeyay qadayna allaah ha u wadda raxmo axmednuur jaangoo iyo siraad cabdulle suqra mardabe ayay Axmed jabuuri kula duubtay.

  • @albertoyahya
    @albertoyahya 4 роки тому +1

    Axmed aarsha 2 bro hore usoco inkastoo in aad iska daysaa ka fiicantahay

  • @cabdishakuursayid5034
    @cabdishakuursayid5034 4 роки тому +3

    Waa dheeman usoo baxay fanka Kan yari

  • @sarahussein5872
    @sarahussein5872 4 роки тому +8

    Oh ilma yari cod macaana 💕💋 love you my little bro

  • @abdulwahabmahad5717
    @abdulwahabmahad5717 4 роки тому +9

    Naag hooyadii leeg buu la heesaya keep going bro Kkkk

    • @dagan1122
      @dagan1122 4 роки тому

      Kkk zomaha

    • @loveyourselffirst7560
      @loveyourselffirst7560 4 роки тому +2

      Alle ka baaq ma dhali karto wu jab yaryahay waa nin weyn gaabnida lama eego wajiga ba la eega inanta wey lafweyntahay bes

    • @hoodahooda1688
      @hoodahooda1688 4 роки тому +2

      Ma barwaaqo ayaa qofkan dhalikarta inaad Hablaha caydaaan ayaad iska jeceshiiin

    • @inacumar170
      @inacumar170 4 роки тому

      @@loveyourselffirst7560 wakhtigunba isku keno iny la hesta dhibmale lkn 17 jir wllo

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 4 роки тому +1

      @@loveyourselffirst7560 wajigiisa xita eegto inankan yar 16jir kama wayna haduna ka yarayn inantana wa 30 ama way gaadaysa marka way dhali karaysaa cayba maahe ilaahay ba ku simayee

  • @shifasheka9514
    @shifasheka9514 3 роки тому +1

    Maxamed mooge ayaan xasuusty inkastoo heesihiisii aanay ahayn balse kanyari waa mooge 2 waa mucjiso farxaan

  • @amsamohamoud1838
    @amsamohamoud1838 4 роки тому +10

    waa wiil yar oo hipo leh👀👀

  • @sarahussein5872
    @sarahussein5872 4 роки тому +8

    Heestan inu kaaligi mar kale noo soo qado yaa igu raaacsan?

  • @nimajama9091
    @nimajama9091 4 роки тому +14

    Halkeedi bay dhigeen heesta

  • @Ahmedcaska571
    @Ahmedcaska571 4 роки тому +6

    Farxaan yare best Singer keep goin

  • @inaaxmednuur5571
    @inaaxmednuur5571 4 роки тому +4

    Barwaaqo awalba waan ogaa inay top tahay farxaana kaba daran waaaah waaaah

  • @wardahussein7105
    @wardahussein7105 3 роки тому +1

    Faraaxxn. Love you

  • @ayanhassan7581
    @ayanhassan7581 4 роки тому +2

    keep going my dear indr farxaan cabdi muse ducaale

  • @hasanrashid323
    @hasanrashid323 4 роки тому +3

    Farxan ilahay baa haybad ku siyey codka aad ban u tageraaaa

  • @amaalahmed3298
    @amaalahmed3298 4 роки тому +4

    Farxaan yare dadkii fanku ubaahna❤

  • @ashkar4145
    @ashkar4145 4 роки тому +1

    Mucjisada Fanka Go Foreword

  • @fadxibarre6283
    @fadxibarre6283 4 роки тому +14

    Ax tiyaatar la,aaan baa ishaa inoo yeeshay muusow balook noogu deeq jamhuuriyadu haku ducaysee😂😂😂

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 4 роки тому +2

      Sawta tiyaatarki hargeysa la dhisayo dhamaad bu ku dhawyahaybe culimada ku taagan oo leh fasahadku kordhinayaa

    • @bintiahxmedsaleban9682
      @bintiahxmedsaleban9682 4 роки тому +1

      Isla yaab Adeer Muuse Ma Haystee Culimada Diinta Iyo Awqaafta Ayaa Diidan Becouse Wuxu Qarka Usaaran Yahay Masjidka Wayn Ee Musejaamac Dhinaca Klalena Waa Xabaalihii 😭 Aduunka Waa Laga Tagayaaye 2daa Kala Daaya Oo Meel Kale Urara Tiyaatarka

  • @asalsomalilanderhargaysaaw6850
    @asalsomalilanderhargaysaaw6850 4 роки тому +4

    Fanaanadaa Qaadaysa haday sheegto Ala ha u naxariistee heestan gabadhii la qaadatsay Axmed nuur jaangoo Fankay la socotaa

    • @mohammed-jama
      @mohammed-jama 4 роки тому

      *way nooshahay gabadhii origanalka la qaaday Jaangoo*

    • @nimanabdi7032
      @nimanabdi7032 4 роки тому

      Suqra yarey ayay ahayd Ayan filaya

    • @mahamedhassan8442
      @mahamedhassan8442 4 роки тому

      @@nimanabdi7032 surqo waxeey la qaaday mar danbe oo 1995 ah xilli bandhig loo tagay jabuuti

    • @nimanabdi7032
      @nimanabdi7032 4 роки тому

      Siraad cabdule Ayay ahayd.

    • @maxamedfaarax2954
      @maxamedfaarax2954 4 роки тому

      Sahra siyaad

  • @cosoblecade7668
    @cosoblecade7668 4 роки тому +3

    Barwaaqo xabsigii miyey saan ugu caatowday m.a
    Saan kuu roon habo

  • @abdulahiqaasim1283
    @abdulahiqaasim1283 4 роки тому +1

    Heestaan waa loo awood sheegtay farxaan yare

  • @lakidagan3604
    @lakidagan3604 3 роки тому +2

    Mansha allah barwaaqo qalanjo ❤️ qaboojiye hore soco ❤️❤️

  • @cawilgeed6940
    @cawilgeed6940 4 роки тому +1

    Farxaan yare boqorka codka

  • @mumtaaz6488
    @mumtaaz6488 3 роки тому +1

    Jango oo bartii taagan💖❤allh yrxma jango

  • @abdikanimogeh2184
    @abdikanimogeh2184 4 роки тому +10

    Legend Never Dei