Farxaan Qaboojiye Ft Ubax Fahmo | Xasuusta Jacayl | © HCTV 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 132

  • @olahman4281
    @olahman4281 4 роки тому +18

    One day I will be in Hargeysa insha Allah thou aan qofna kakasaynin. Nabada, iyo nolosha aad Ku jirtaan allaha idiin ziyadiyo Ameen. Love u Guys. 4rom somali south african

  • @abdirahmanmaxedjiin3560
    @abdirahmanmaxedjiin3560 4 роки тому +59

    Waa ku riyoodaa imashaha hargaysa balse qof kama aqaaan wlhi gopaad tihiin dadkeygoe

    • @عبدالرحمنمحمد-ث8ح8ظ
      @عبدالرحمنمحمد-ث8ح8ظ 4 роки тому +2

      Aniga ayaynu isbaranayna whatsappkaga iiso qor zhp

    • @khadrayuusuf3742
      @khadrayuusuf3742 4 роки тому +3

      Wanu ku so dhawayn wllo gacmo furan waji farxad leh qalbi nadiifa mar kasta waa kuu diyaar

    • @hanaanhassan9842
      @hanaanhassan9842 4 роки тому +2

      Waanu kusoo dhawaynaynaaa

    • @halimoali4854
      @halimoali4854 4 роки тому +2

      Hargeisa balan in fadhiga lagaga kaco

    • @madaxwenahabeshahawiye3550
      @madaxwenahabeshahawiye3550 4 роки тому +1

      @@halimoali4854 wlh ben ala cay meshas 2 mar tagay dadkoda ma xumo siba gabdhahoda wiilasha rer xamarka at be uso dhaweyan aniga xoga jog si sharaf leh la iso dhaweyay

  • @zakariaofficial2988
    @zakariaofficial2988 4 роки тому +60

    Farxaan qaboojiye bowe rabiH codku kuu barakee like zaara inta farxaan Yare taageersan🙏

  • @ikraamjama6720
    @ikraamjama6720 4 роки тому +12

    Ubah fahmo 🥰🥰🥰 qurux iyo cod ba illahay waa siiyey❤️

  • @mubaarakloyan3223
    @mubaarakloyan3223 4 роки тому +3

    qanljooyin wlhi qurux badanaa gabdhaheen masha allh allow dhoor

  • @cabdiqanicumarxaji1048
    @cabdiqanicumarxaji1048 4 роки тому +3

    Mansha alh walhi wxn joga jubalaand kismaayo wxn si dhab ah u tagarsanahy farxan Yara wxn ku layahay hore u soco saxib mcn Ina caadi ma tihid nin raag baa tahy libaax

  • @farhiyaaburcoburco5237
    @farhiyaaburcoburco5237 4 роки тому +23

    Gobsanaa hablahayagu ubax ikraan iyo barwaaqo wiilkaa yar ee ilaahay hibada codka siiyay Bay soo gacan qabanayaan kayar egshin kiisaan kahelayba ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @commonsensebornandraise8451
      @commonsensebornandraise8451 4 роки тому +1

      Haa walaalo, waysoo saareen wale, isaguna haybad faneydkiisu waa excellent. Waxa harayba Abwaanada oo heeso khaasa u sameeya.

    • @khadrayuusuf3742
      @khadrayuusuf3742 4 роки тому

      Waxasaa qalbi nadiifa maxa idiin diday sida dadkeena fiican wa runtiin way so gacan qabanayaan isna waa fanaan buuxa 👏👏👏

  • @ahmedabdi2065
    @ahmedabdi2065 4 роки тому +7

    Wow waxaaba yaab ah in uu maa mooyin hooyadii leeg in uu la heeso ayaaba cajiib wiilkan yar 😢 wallahi waaba mid yar oo dhiiran

  • @munacali7894
    @munacali7894 4 роки тому +11

    Wilki yar ee wllky dhalay hore usoco eedo

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 3 роки тому

    Hayaay waa abeesooyinkan wiilka yar u miliqsanayaa subxaanalaah

  • @abdirahmanaska5851
    @abdirahmanaska5851 4 роки тому +8

    Mansha allah wr wiilka gabadh ban siinaya 🤗cod macaana dadkan ftom burco 💚💬❤

  • @ExtraTime448
    @ExtraTime448 4 роки тому +6

    Innama caadi maaha farxaan. He came from another planet!

  • @iqraomarnoor3576
    @iqraomarnoor3576 4 роки тому +2

    Wlhi reer hargeisa waan jeclahay allow idin xafid

  • @zakariaofficial2988
    @zakariaofficial2988 4 роки тому +3

    Farxaan yare pro fankaa kuu baaHan adiga👋

  • @mohamedabdimohamed8409
    @mohamedabdimohamed8409 4 роки тому +2

    Farxaan caadi mahan cod ayuu ilahay u dhiibay ilahay haku daysto sxb sare

  • @idrissmed7512
    @idrissmed7512 4 роки тому +4

    Macha allah wa maxamad mogueh kani o markaleh rabi inoku deqay nolow o hore u soco fanaka qarnika

  • @aminayusuf9852
    @aminayusuf9852 3 роки тому

    farxaan qaboojiye wlllow aabaan kuu tagera codka mcn alle haa ku xiiftiyo wll💚💚💚💚❤❤❤❤❤👍👍

  • @hassanibrahim5399
    @hassanibrahim5399 4 роки тому +1

    Ubax o yar ayan farxan ugu ducaynaya mahadsanid habo ama hoyo wayo dada farxan yare ayan ?????

  • @mrdirie2765
    @mrdirie2765 4 роки тому +4

    Waxaan salaan kal iyo laan u dirayaa fanaanada aan aad u jeclahay ee Ubax fahmo, runtii dhalintaa codka macaana iyadaa inoo soo saartay

  • @mohamedceero6728
    @mohamedceero6728 4 роки тому +3

    Mucjisada fanka farxan qaboojiye😍💪💪💪

  • @hiboxashi9978
    @hiboxashi9978 4 роки тому +4

    Woow farxaan yare cod aad umacaan iyo walipa jilitaan wanaagsan aadban kuugu xidhanahy

  • @khadaryarecilmi8200
    @khadaryarecilmi8200 3 роки тому +1

    Axyaa Falmouth Iyo Farxaan

  • @osmanheymoy5527
    @osmanheymoy5527 4 роки тому +2

    Wow ubax iyo farxaan yare iyo waliba macalinka mulaxanka Abqariga xaaji Marduuf iyo boongaha oo Buulo xuubey Ah waaw

  • @alihanash9986
    @alihanash9986 4 роки тому +3

    (Wawwaaw eesh calaa hees)
    Waa laxamadii asliga ahaa oo aynu gaarka u lahayn
    Ku dayda heesaha oo kale )🧞‍♀️🧞‍♀️🍉🍉🍉🧞‍♂️🧞‍♂️

  • @ashaabdillahi3536
    @ashaabdillahi3536 2 роки тому

    Waa quruxdìi reer somalind 💚🤍❤💯💢

  • @sucdicabdi0928
    @sucdicabdi0928 4 роки тому +2

    Legend wan ku wata farxan qabojiye

  • @mahamedgadhle266
    @mahamedgadhle266 4 роки тому +5

    Waxan ka cabsi qaba in yarkan wajiga qurux badan leh in loo galo sidii dayax Dalnuurshe oo Ruush laga dhigo cakaashaan cadaanka

  • @kamaalilkacase
    @kamaalilkacase 4 роки тому +1

    Inta hees Uu qadey cawa waan wada dawadey farxaan Horey

  • @MrPes-rk7uz
    @MrPes-rk7uz 4 роки тому +5

    Anaa furay muqaal first watch

  • @hamdaabdulrahman8619
    @hamdaabdulrahman8619 4 роки тому +7

    Canugan codkiisa iyo da'diisa isma lahan Inta codkiisa kaheshy likta haila dhafin

  • @galdooxadullochannel9443
    @galdooxadullochannel9443 4 роки тому +3

    Nooleeyaha fanka dumay farxaan qaran wad gudubtay ilxhn kuma firiso

  • @sacdiaxmed2332
    @sacdiaxmed2332 3 роки тому

    Maasha Alaaha Farxaan Qaboojiyo Vs Ubax Cod halaasi ah

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 4 роки тому +4

    Mamo ubax fahmo iyo faraxan yare 💐🎉⚘

  • @maxamediedcawl
    @maxamediedcawl Рік тому

    Waan wa xellahay allahmudillah

  • @filsanomarabdi5884
    @filsanomarabdi5884 4 роки тому +2

    Mach allah cood dahab iyo farxaan

  • @arshealikar7701
    @arshealikar7701 4 роки тому +1

    Farhan Abdi Muse fanaan mustaqbal wanaagsan baad tahay.

  • @hindahodan
    @hindahodan 4 роки тому +5

    Ninkani aadbu uga nasiib badan yahay fanaaniinta so baxaysa meel ay jogaanba

    • @commonsensebornandraise8451
      @commonsensebornandraise8451 4 роки тому +3

      Haa hoygii fanka ayuu dhaxjooga. Bal eeg inta macaliin ee la heesaya

    • @hindahodan
      @hindahodan 4 роки тому +1

      @@commonsensebornandraise8451 haa wll waan ogahay inuu hoyga fanka kaso baxay balse qaar badan oo hargeisa kaso baxay ayuu ka nasiib badan yahay

  • @bulxaxofficialchannel9954
    @bulxaxofficialchannel9954 4 роки тому +2

    Hestaan Waaan ku haystaa way9 hesahii hore Waa heso Daren xanbaarsan ubax fahama it wilka codka macan leh

  • @marian5607
    @marian5607 4 роки тому +1

    Kan yari waaba legend ✅

  • @mustafexuseen2105
    @mustafexuseen2105 4 роки тому

    Ubax fahmo waa gabadha caqli iyo qurux isku darsatay walgeed gaboobi mayso allow da

  • @khadrayuusuf3742
    @khadrayuusuf3742 4 роки тому +5

    Dumarka ha laga xishoodo waa hoyadaa oo kalee

  • @hebaali1361
    @hebaali1361 4 роки тому +4

    Waar Mashallah dhaha inanka yar

  • @youzufahmed2809
    @youzufahmed2809 4 роки тому

    Soo saara farxan, wan ku xidhanay

  • @colmlander3447
    @colmlander3447 4 роки тому +1

    Kan yar ma dhal fannaanbaa???

  • @asmaalicigal3308
    @asmaalicigal3308 3 роки тому

    Ubax fahmo waysoo saarayaan wiilkayar ee codka macaa uhiilay

  • @ciisecabdulahi2574
    @ciisecabdulahi2574 4 роки тому

    Hayaay naa inankayar hubka ka dul qaada bakayla liqmiidhan baa hareeraysay farxaan yare kkķkkkk

  • @afdheerecaaradhuub2942
    @afdheerecaaradhuub2942 4 роки тому +2

    Farxaan yare ma shoodhe axmed aarsha

  • @mohahorseed9933
    @mohahorseed9933 4 роки тому +1

    Farxaan yare caadi maahan maxaa loo lahaa fanka waa laysku xasdaa

  • @ahmedibrahim2650
    @ahmedibrahim2650 4 роки тому +4

    Heestan ad usher gareya walahi cadi. Maha

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 3 роки тому

    dhiirigalin hadaa maqashey waatan iayada oo sawir ah

  • @aliomar8806
    @aliomar8806 4 роки тому +1

    Hee xasan wado

  • @ahmedibrahim2650
    @ahmedibrahim2650 4 роки тому

    Wa bariba inu kahoreyad moda wamucjjisi kanyari agshinka iyo tilmata aya layku dhafay

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr 4 роки тому

    Yaa raba in yarkan habraha laga reebo?

  • @daahircade7054
    @daahircade7054 3 роки тому

    Dhaanto

  • @cabdiraxmaanzaki7795
    @cabdiraxmaanzaki7795 2 роки тому

    Farxaanqabooji

  • @nimajama9091
    @nimajama9091 4 роки тому

    Waa fanaan

  • @hodanhapiofficial6627
    @hodanhapiofficial6627 4 роки тому

    Waa islan tan cod mahe

  • @nihaalahmed5690
    @nihaalahmed5690 4 роки тому +2

    💚💚💚💚💚💚♥️farxan

  • @abdirahmansalax4145
    @abdirahmansalax4145 4 роки тому +1

    Heeestan way macantahay laakin farxan hablaha yaryar u ma bacbac dhigi karayaan

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 4 роки тому

    wlhi farxaan wuu jabsadey hadduu dadkan hees la qaadayo

  • @arooriproduction
    @arooriproduction 4 роки тому

    Yarkan fanaaniintii dumarka ahayd way isku haystaan ma is tidhi

  • @sacadhassan9184
    @sacadhassan9184 4 роки тому

    farxaan.qaboojiye.fanaan.jira

  • @shabeellyarreofficial9904
    @shabeellyarreofficial9904 4 роки тому

    kan yari halkuu ku qarsoonaa

  • @hajirdalaal3028
    @hajirdalaal3028 4 роки тому +3

    Hhhhhhhhhhhh yaab yar kan allah isha haka duwo

  • @shuuriyaqurux1817
    @shuuriyaqurux1817 4 роки тому

    Kan yar saalax qaasim ayaa codkiisa is shabaahaan yaaa ila qaba

  • @ahmedabusaad4705
    @ahmedabusaad4705 4 роки тому

    Wa cajiib wxy utahay yarka dhiri gamin maxa yeelay sidaasay ahaan jirtay fankii hore

  • @mustafeab7311
    @mustafeab7311 4 роки тому

    Bal islamahan waawayn ee bilaa xishoodka ah eega. Bilaa dhaqan fooqal bilaa dhaqan

  • @zeinabisse1157
    @zeinabisse1157 4 роки тому +1

    Islaamahan waalan caroorta haa qaribina yaa oo sheega

  • @shukriosman2864
    @shukriosman2864 4 роки тому +1

    Dadka canaya maamoyinka caadi waaye wiil yar haday lahesaan just hees waaye shukaasi maahan caadi iska dhiga jaahilnimada iska daaya

  • @ahmedmahamud2690
    @ahmedmahamud2690 2 роки тому

    Qariigane

  • @ashaabdulahi8501
    @ashaabdulahi8501 4 роки тому

    Wow

  • @sarahussein5872
    @sarahussein5872 4 роки тому

    Islaamo bila coda ba yarka la heesay marka laga reebo ikraan jamac.

  • @ismaciilducale7232
    @ismaciilducale7232 3 роки тому

    waaryadhaheen goormu fankii sidan isubedley waar ciyaalka fanka halaga fadhiisiyo sidani waa ceeb

  • @axmadfartaagte4427
    @axmadfartaagte4427 4 роки тому

    Pppppp kabiiir yaaa farxaaan

  • @abdirisaqismael
    @abdirisaqismael 4 роки тому +2

    waar islaamahan yaanay ku hodin ee lodkaaga sxb la wad waanu ku taageersanahy

    • @idrissmed7512
      @idrissmed7512 4 роки тому +2

      War xisho fanku xad male isnan iyo awow midna laguma tilmami karo wll ado raliya

    • @sususead2680
      @sususead2680 4 роки тому +2

      War xisho qofkii hami lehba inu qofka ka sareeya gacan qabta wa sharfe qof nasiip la hele

    • @abdirahmanaska5851
      @abdirahmanaska5851 4 роки тому

      Nacas islaamaha hoyada miyayna ka mid ahyn mise adi garac tahy

    • @axmedmaxamedmukhtaar7590
      @axmedmaxamedmukhtaar7590 3 роки тому

      AXMED

  • @abdirisaqmahad564
    @abdirisaqmahad564 4 роки тому

    Gijb

  • @cabdiraxmaanismaaciil7908
    @cabdiraxmaanismaaciil7908 4 роки тому +1

    Life mahn lkn horaa loo so duubay heesaha kamanadan ragu sitaan waa muunad sabto ah farxaan yare waa ka hadhaya microphone ka 2:38 markay maraysa wxd arkaysa imanay ahayn heestu life

  • @sarahaahmed6313
    @sarahaahmed6313 4 роки тому

    asc

  • @ganeemaxamed4645
    @ganeemaxamed4645 3 роки тому

    Xsn

  • @yusufuk9925
    @yusufuk9925 2 роки тому

    the pest song in the world

  • @hiboxashi9978
    @hiboxashi9978 4 роки тому +2

    Woow farxaan yare cod aad umacaan iyo walipa jilitaan wanaagsan aadban kuugu xidhanahy