Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

sabtida iyo hoosha guriga

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2019
  • kusoo dhawaada zuhra laki channel asxaabta qaaliga ah oo aan mar walbo ku faaano waxaa tihiin qayb ka mid ah familkayga waayo la,aantiin masii wadi lahayn hoosha aan wado waayo waxaa tihiin dhiirigaliyayaal aan marwalbo ka dhigto wehel ..........
    sii share gareeya si aan u helno asxaab kale iyagana ka faaida sida aad idinkagaba uga faaiiideen
    share
    like
    comment
    and
    subscribe
    plz.......plz......plz....plz
    badiya like.ta hadii intii daawataa ay like saarto micnaha waxaan haysanaa asxaab badan

КОМЕНТАРІ • 89

  • @fatmaabdulkadir9797
    @fatmaabdulkadir9797 3 роки тому +1

    Masha ala

  • @Somalifood12
    @Somalifood12 4 роки тому +7

    Masha Allah abayo thank you for sharing ❤️❤️

  • @hanihibaaq4169
    @hanihibaaq4169 4 роки тому +1

    Mansha allah 👏👏

  • @qalbidhaya1796
    @qalbidhaya1796 4 роки тому

    Mnshallah

  • @wacyigalinchannel2918
    @wacyigalinchannel2918 4 роки тому +1

    masha qali badan

  • @hoodiyoayaanleey6781
    @hoodiyoayaanleey6781 4 роки тому

    Mashallah T.baarakallah rabi ha inoo xafido caruurta wllo

  • @dhigowabdi1658
    @dhigowabdi1658 4 роки тому

    Maaanshaaa alh illy hinooo xfido quruxy

  • @Hiildumarchnel
    @Hiildumarchnel 4 роки тому

    Masha allah illaahay hakuu barakeyo gurigaga

  • @ayaanjama9294
    @ayaanjama9294 4 роки тому

    Masha Allah tabarkalah

  • @rahmabeautyhealth2349
    @rahmabeautyhealth2349 4 роки тому

    Maasha alaah abaayo alaha ku xafido

  • @fatimaali6726
    @fatimaali6726 4 роки тому

    Masha Allah xabiibti kaniiniga caloosha nadiifiya magaciisa maa iisheek waan ubaahanahay

  • @muhubosalhan5303
    @muhubosalhan5303 4 роки тому +1

    ASC mansha Allah Abaayo hooyo fiican mansha Allah allaha ku Xafido adiga iyozeygaga iyo carurtada 🤲🤲✌❤❤❤❤❤🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙

  • @abdikadirahmed3676
    @abdikadirahmed3676 4 роки тому

    M.a alaha kuxadido

  • @naemasaid5490
    @naemasaid5490 4 роки тому

    maasha Allah sister

  • @ayancaday29
    @ayancaday29 4 роки тому +1

    Wcs abayo Masha Allah Allah haku barakeeyo Zuhra xabiibti shugran hormar wacan 💗💜💗👍

  • @munosiraaj8057
    @munosiraaj8057 4 роки тому

    Masha allaah

  • @fartosaahmed235
    @fartosaahmed235 4 роки тому +1

    Masha allh tabarakallah habo waxad ogata hda gurigda qurxintisa waqti Ku bixiso wad Ku raxeysane quruxdisa rabbi haku barakeyo habo qali

  • @fartunjamaali7173
    @fartunjamaali7173 4 роки тому

    Masha Allah

  • @zidra9619
    @zidra9619 4 роки тому

    Masha allah

  • @sharifohassan9536
    @sharifohassan9536 3 роки тому

    Kuaway walashey

  • @aishohassan720
    @aishohassan720 4 роки тому

    Msha Alla xbbti Alle khyr haku siiyo

  • @nimcooslo1459
    @nimcooslo1459 4 роки тому

    masha Allah caruurta Alle haku xafido qaali

  • @xaawodiini3484
    @xaawodiini3484 4 роки тому

    Masha Allah abayo

  • @hanibashir6697
    @hanibashir6697 4 роки тому

    masha aleh suhebyare soobarbar habbo

  • @daganfashionlifestyle727
    @daganfashionlifestyle727 4 роки тому

    Mansha alah

  • @shukuri8105
    @shukuri8105 4 роки тому +2

    Masha allah abyo wllhi wan ka faidaa mcnto ilahey qeer ha ku siiyo & cimiri dheer 🤲🤲💕💕❤

  • @zahraomardhiplawe7507
    @zahraomardhiplawe7507 4 роки тому

    mashaalllh

  • @ikraanaragsanikraandugsiiy1257
    @ikraanaragsanikraandugsiiy1257 4 роки тому

    mashaaallah abaayo

  • @hanibashir6697
    @hanibashir6697 4 роки тому

    sudees yare masha aleh habbo soobarbar

  • @ubaxhealthybeauty5141
    @ubaxhealthybeauty5141 4 роки тому

    Masha Allah abaayo

  • @ishaahmed7113
    @ishaahmed7113 4 роки тому

    Masha allah shukran abaayo

  • @caashobile6901
    @caashobile6901 4 роки тому

    Masha allah shukran abayo

  • @safarkaygiisweden6658
    @safarkaygiisweden6658 4 роки тому +2

    MashaAllah Min spar tiden.

  • @sharifohassan9536
    @sharifohassan9536 4 роки тому

    Masha allh gurigada quruxdabada sadnolawadagtay

  • @sahroahmed9248
    @sahroahmed9248 4 роки тому

    Wallshy qli xakee kadhacday

  • @khadrahappychannel
    @khadrahappychannel 4 роки тому

    Masha Allah ana u horeyo horay usoco xabiibti

  • @Salmamommy
    @Salmamommy 4 роки тому

    👑

  • @najmaxirsi1475
    @najmaxirsi1475 4 роки тому +1

    mnzHa AllH mcnto Hore uzoco

  • @Shukri127
    @Shukri127 4 роки тому +1

    Sverige Cunta wa fri Alx.

  • @ubhmu14
    @ubhmu14 4 роки тому

    Sudays way noow habo oo shiikh sudays noqo allaha xifdiyo caruurteena dhamaan aamiin

  • @oumyloukman7645
    @oumyloukman7645 4 роки тому +1

    Ukhti cassisa qof dadaal badan ayaad tahy mashallah allah yaxfidka adiga iyo family qurux daa badaan.plz caruurta waxba uu cunii kaso hadal wll

  • @jamiilakazim
    @jamiilakazim 4 роки тому

    Mashaallh xabiibti jazakallh kheyr anigane isoboqo

  • @qumanosmaan4001
    @qumanosmaan4001 4 роки тому +1

    Xageee ka dagan tahay Swedan abayo👍👍👍👍👍👍

  • @aishayasin9329
    @aishayasin9329 4 роки тому

    Mahadsanid

  • @qurxzancadey1358
    @qurxzancadey1358 4 роки тому

    Mashaa alllh Habo quruxey wlhi Video yadada Waan daneyaaa Wax bdn waan kaa faa iday hadan Guri Yeshto inan Sidada Noqdo Rajeynaaa Inshaa aLllha habo mcn Alllha Idin xafido adi iyo ciylka iyo Muzeygaag ❤️😘💋 Lik iyo commont kama dali Iyo dawashadada

  • @sahroahmed9248
    @sahroahmed9248 4 роки тому

    Hhhh mansha allh qosala isoo dhaafay markuu leeyahy canjeerada waaxaan ucanayaa tac tac ilow noodaaa awaaada hapo sooobarbar

  • @fartuncabdulefartun1508
    @fartuncabdulefartun1508 4 роки тому +1

    Wwww. Masha allah abayo wanku tagera horay usoco waxan ahay gabarti xalay

  • @sawadmohamed
    @sawadmohamed 4 роки тому +2

    maash allaah tabarakallaah habo mcn so bar bar ❤️🌹💋💯🙏

  • @muniirahcumar2646
    @muniirahcumar2646 4 роки тому +2

    Dharka ilmha si aan caadi ahyen Ayan kaga fadisaytay thank u.abay safa qolka ilmaha miya sexisaa

  • @shukrimohamed9380
    @shukrimohamed9380 4 роки тому

    Asc abayo sjukran

  • @Itzpearlz
    @Itzpearlz 2 роки тому

    Buqqamadi iyo galeey jaalo iyo caanu iyo boorashka iyo ukun iyo caano sukor Ayaan isku Dara aniga saas ayaana caruur teyda kusiya canjeerada suwax walba iska dayee waxkale ayada kaligeed ayey iska soqabsadan weyna cunaan Alx

  • @oumyloukman7645
    @oumyloukman7645 4 роки тому

    😍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadraahmedali6318
    @khadraahmedali6318 4 роки тому

    Abyo xge sritäa madalbadaay xge kadalbadaay wll yurub bn kulajogayee

  • @marioabdirasaq1419
    @marioabdirasaq1419 4 роки тому

    Msha allh tabaraka rahman abyo qali 👌👌👌❤❤❤❤❤

  • @arimaheenaanimaheena6058
    @arimaheenaanimaheena6058 4 роки тому

    Wllshy makiinada aad canjeerada ku dubayso xageen ka heli karaa waxan joga jarmalka shukran

  • @raabicamohamed8460
    @raabicamohamed8460 4 роки тому

    Masha Allah 👌👌👌👌❤❤❤❤

  • @aamirabaas5332
    @aamirabaas5332 4 роки тому

    Asc abaayo soomali ayan jooga mar walba wan dawada kiilib kasta ad sodhigro waxan kaheley dar yelka caruurta malayga caruurteyda xasaasiyad ay qawa e subta maxan ugu dara badalla maleyga jwb mahad

    • @zuhralakiChannel
      @zuhralakiChannel  4 роки тому

      Aamir Abaas abayo malayga hadu dhibayo digaag uga dhig hadi u dhibayo baradho bas ku si

  • @naciimoabdi4729
    @naciimoabdi4729 4 роки тому

    Macha allaah abaayo danke

  • @daganali5019
    @daganali5019 4 роки тому +1

    Abaayo birta cajerat intee ka hela ma i sheegi karta

  • @fatumamohamed2343
    @fatumamohamed2343 4 роки тому

    abyo xage ka hela ganiniga

  • @isirali4317
    @isirali4317 4 роки тому

    Maansha alaah waan sugaa vidioyadaada mcnto keep going💕👏🏽

  • @cimrancabdulahi4584
    @cimrancabdulahi4584 4 роки тому

    Abayo sariirta mida bolasha lagu xirxiro so ma ahan hadii lajido wey kala hare waa inad furfurto ma ahano

  • @ifraahabdi6767
    @ifraahabdi6767 4 роки тому

    Abayo birta canjelada nala wadag plz sifican ugu jeedno birta

    • @zuhralakiChannel
      @zuhralakiChannel  4 роки тому +1

      Ifraah Abdi wa so qora abayo mesha laga helo vidiyowga danbe

    • @ifraahabdi6767
      @ifraahabdi6767 4 роки тому

      @@zuhralakiChannel shukran abayo inkasto Sweden jogin lkn magaca ayaa muhim ah. Mahadsanid

  • @fadumoabdi3030
    @fadumoabdi3030 4 роки тому

    Masha allha thinks ❣❣❣👌🙏

  • @adoontiaallefadumoaadenisl4256
    @adoontiaallefadumoaadenisl4256 4 роки тому

    Abyo biirta canjeerada aad kuu duubaysiid xaage laaga heelaah

    • @aynibeauty6773
      @aynibeauty6773 4 роки тому

      Pancake machine waya u malana waxa laga hela Walmart

  • @khadijoali5967
    @khadijoali5967 4 роки тому

    Abaayo birta canjeerada dukaankee ka gaday

    • @ifraahabdi6767
      @ifraahabdi6767 4 роки тому

      Aniga xataa aad ban udaneynayaa inkasto Sweden jogin magaca in ey natusto raheynayaa

  • @fathiali9559
    @fathiali9559 4 роки тому +1

    ASC ASXABTA WALASHEY ALLE DARTIS SUBSCRIBE IIGU SAR IGU SADAQEYSO

  • @israchanell4296
    @israchanell4296 4 роки тому

    Kiniin hadaan qaato inan xanuunsanahy baan modiba

  • @muhiimadawafarxadacooking4478
    @muhiimadawafarxadacooking4478 4 роки тому +2

    Waxaam kacodsana. Gabdhaha somaliyed oo quruxda badan please channalkeya sopoqo subscriber isaar please

  • @hilaalchannel7901
    @hilaalchannel7901 4 роки тому

    Masshalh waaye asxbta subcribta igu caawiya ilaa suhra laki

  • @sunta1294
    @sunta1294 4 роки тому +1

    🤨🤨Ukunta markad taabato gacmaha iska dhaq waxaa laga qada cudur manawel ladhaho yurub ukunteda

    • @shamsiinaali8908
      @shamsiinaali8908 4 роки тому

      Abaayo ukunta waaba lacunaa see cudur loga qaadaa dadka buufiska ka daa adigu dhaqtar ma tihid

    • @sunta1294
      @sunta1294 4 роки тому

      @@shamsiinaali8908 maahi dhaqtar lakiin ukunta markey dabada ka soo baxdo dhacaan wadata dhacankas waxaa laga qada cudur ka manawel ladhaho oo eh dadka goorta qaloocato iyo madaxa xanuun leeyahey dhaqatiirta wey sheegan ane qofkii barta jikada cunada kariska soomali imisa madaxanuun iyo qoorta qaloocda ma yaqaniin iney ka aaden ukunta 🤨🤨

    • @shamsiinaali8908
      @shamsiinaali8908 4 роки тому

      @@sunta1294 Abaayo mahadsanid aniga malin kasta waxaan cunaa ukun tan lakarkariye marka intanan kar Karin ka hor waxaan jeclahay innan dhaqo aan wasaqda ka dhaqo kawaran taa iyada waxaana iibsadaa mida dabiiciga ah

    • @sunta1294
      @sunta1294 4 роки тому

      @@shamsiinaali8908 ukunta hadad taabato ka wadey gacanta dhaqo lakarin ka hadley abaayo gacantada ku qabato ame biyo ku dhaq ame karso hadad taabato gacanta iska dhaq hataban wax kale

    • @nabiila_mohamud
      @nabiila_mohamud 4 роки тому

      @@sunta1294 Aniga Dabeecad wxanba leyhy Intan jabin kahor ayaan dhaqaa ukunta kadip ayan jabiyaa

  • @caishacali3894
    @caishacali3894 4 роки тому

    sex natus abayo tan adiga xaajiga

  • @anyaxali4945
    @anyaxali4945 4 роки тому

    Masha allah