Hoosha guriga maalinta axada

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • kusoo dhawaada axada iyo hoosha guriga by zuhra laki channel
    asxaabta nagu cusub soo dhawaada intii horay noola joogtayna sharaf ayaad leedihiin ......sii share gareeya
    share
    like
    comment
    subscribe

КОМЕНТАРІ • 32

  • @nadaom5586
    @nadaom5586 4 роки тому

    Masha aalh waxad is taahishaaa 100k iyo kabadan inaad gartid si daacada wax inuga shraxdaa alllah kula koriyo caruurta cafimaaad tama ahna ha idin siiyo wllshay

  • @osmanismail7693
    @osmanismail7693 4 роки тому

    Abayo waa lagu wayay ma nabad qabtaa mar walo waan kaa eega channelkaga in aad soo gashay iyo in kale waxan rajeenaa in aad nabad qabtan adiga iyo familkaga quruxda badan waa gabar ku taageerto hormar wacan walashay

  • @sakariyemediaproduction5460
    @sakariyemediaproduction5460 4 роки тому +1

    Like 25 mnsha Allah wll hore u soco wll dadaal wacan walashay
    Wn ku soo booqday wll adiguna isoo booqo

  • @halimahussein6622
    @halimahussein6622 4 роки тому +2

    Zuhura laki habo ilahay haku xifdiyo adi iyo caruurtada iyo odakaaga aniga habo ilmaheyga wekoreen qara jamacada aday lakin ada ku dawada waayo waxan jeclahay saogu dadaasho caruurtada hadana adogu faideeyso hoyoyinka kale habo wan ku jeclahay ana iso ducee inu ilahay ixifdiyo wadareme howsha kasomaray kkkkk

  • @ayancaday29
    @ayancaday29 4 роки тому

    Masha Allah abayo Zahra caday ilaahay haku fududeeyo gull wacan insha Allah xabiibti 👌💖💖

  • @zakariabdizaki302
    @zakariabdizaki302 4 роки тому

    Mansha allah zuhra laki walalal qaali

  • @ayancaday29
    @ayancaday29 4 роки тому

    Masha Allah pizza qatar mahadsanid abayo 👌👌 cafimad kucuna insha Allah 👍

  • @abdiaziizothma1903
    @abdiaziizothma1903 4 роки тому +1

    Mansha allah

  • @oumyloukman7645
    @oumyloukman7645 4 роки тому

    Mashallah sister keep going

  • @fadumoabdullahi5697
    @fadumoabdullahi5697 4 роки тому

    Mashaa allaah abayo jazaaki llaaaah kheyr

  • @guuleysowalaal891
    @guuleysowalaal891 4 роки тому

    masha Allah

  • @umufatmaabdullah9533
    @umufatmaabdullah9533 4 роки тому

    Masha Allah abayo Allah haku barakeeyo😍😍😍😍😍❤❤❤❤❤❤

  • @aishohassan720
    @aishohassan720 4 роки тому

    Msha Alla xbbti

  • @hawoali3800
    @hawoali3800 4 роки тому

    Suhra mahadsanid

  • @umuabdullahiofficial1575
    @umuabdullahiofficial1575 4 роки тому +2

    Abayo zuhra kaso hadal hoyada walaca ah iyo howsha guriga sidee ka yeeli karto pls

  • @ayaanm.hassan7981
    @ayaanm.hassan7981 4 роки тому

    Thanks abaayo

  • @bintkismayokitchen34
    @bintkismayokitchen34 4 роки тому

    masha allah sister 💕💕♥️♥️♥️♥️ 🌹🌷😍

  • @muhaawil7331
    @muhaawil7331 4 роки тому

    Masha Allah waan la helnay

  • @filan-lv2up
    @filan-lv2up 4 роки тому

    Masha Allah 💖💖💖💖💖😍😍

  • @qasiidofarhan14
    @qasiidofarhan14 4 роки тому

    Masha allah abayo

  • @naraclrxmaan9954
    @naraclrxmaan9954 4 роки тому

    ManshAllha abayo ❤❤❤

  • @throughexperience109
    @throughexperience109 4 роки тому

    Asc. Abaayo maxaa dadka isulawadagaan mashinka dhar maxaa qof kasta muu gurigiisa ku dhaqdo.

  • @respect-gn9wj
    @respect-gn9wj 4 роки тому

    Asc abayadey suhra aad baan kuu jeclahay qaaliyeey maxaa ku helay malmahan ma ilmaha kaa xanuun san mise adiga kumee

  • @afnaan5983
    @afnaan5983 3 роки тому

    Abyo rotiinka ilmaha nolasowadaag

  • @hooyourooncadeey4311
    @hooyourooncadeey4311 4 роки тому

    Masha allaah jazakallaahu kheyran qaaliyeey wax badan aa faaiiday

  • @maryansalad3964
    @maryansalad3964 4 роки тому

    Abaayo baasto lisanyo nooso geli markay kuu surtagasho

  • @allrizaaq4178
    @allrizaaq4178 4 роки тому

    Abayo hollon baraaf maba leeh hadoow imado naa duhur madhafoo wadhalaalaaa

  • @maryansalad3964
    @maryansalad3964 4 роки тому

    Mansha Allah

  • @iqramaxamed4519
    @iqramaxamed4519 4 роки тому

    masha allah