Wlh dhegeyga waa B xiriir aan jarey waa jiraa aan u dulqaadan waayey dhib kiisa xanuunka aan ka helo iyo faexada xanuunka ayaa badan saas ayaan iskaga jarey
Wlhi shaqsiyada qofka dhigisa ayey ku xeran tahay. Waxan nahay family ka kooban 8 qof hoyadey ani iyo wiil waxan nahay dhiga A+ abahay iyo 4 kalena 0+ waana isku dawecad kuli halka 3 denana aa isku dabecado nahay dhiga 0+dadka leh wexe ubadan yijin dad waxba aan ihtimaam siin naxariis lahen masuliyad waxba iska sarin waxwalbana la jecel naftoda mashakil hadu ku qabsado mise aad xanunsato waa dad aan waxba dan ka laheyn lkin dabecad iyo dulqaad aan caadi aheyn bey le yihin m,a halka 3dena kale aan nahay dad naxris badan wax caawiya xasaas ah oo daren leh qof waxyar oo dhiba hdu ku imado la walwala ilahe iguma so adiyo nin leh dhigan 0+ waxyabo badan ayan ka barte runti
alla wllo quruxey run badnida O waa dad xun xata munafaqiintu yagay ku vadantahy illahyba inaga dhigay A balas aan iska wewel badnaane hooyyo iyo wiilka igu salan
@@umumaxamadamiin9964 zxp sanad k hor commit kan qoray weli wa wada socona sacan khilf nga dhextagan sms kuwada hdlyna saa reply gaga iso gly iminkadan wa ishynaa
M.a walaasheyn qaalin wallaahi adiga iyo sahanka xogaha waad isku yara egtihiin dhanka wax soojeedinta keep going
Ani waa A+ amoure hayaga waa A+ wilka wan fahmi kari wayay wayo aad ayaan iskug
Egnahay dhinca dapecda
egnahay
Three days ayan ku so lalabanayey channel ka si an u arko vediogan big respect sister tnx
Mahadsnaid wll 🙏
Aniga dhigeyga waa +O lkn iska fahano dadka aan isku dhiga nahay ee waxan is fahana dadka dhiga AB iyo A
dhiigaygu waa b+ alxamdulilah dadka dhigoodu yahay A+ iyo anigu waanu isku gubanaa wlahi dadka dhiigoodu yahay b+ iyagana waxanu isku nahay dab iyo gaas lakiin aduunka waxn ugu jecelahay agjooga la noolaanshaha dadka leh dhiiga O+ dad dulqaad leh faraxsan bilaa werwera aad baanu isu fahanaa O+
🙌🏾
Ani isku dhiig baa nahay lkn A da waanu isgahanaa qofkastana waanu isfahanaa
caqliga keenaya labada dhiigba waa very smart
Aniga ah 0+
horumar wacan walaal qaali
Waxaan sugaba barnaamijkaan ugu dambayntii saadaal wacan buu keenay
👍👍
Xidhiidhada waa kala aqaana dhiigaygu waa O+ aadbanu iskufahana b+
Masha Allh walhi waa shey faaiido bafan
Waa cilmi wanaagsan waaaw FB
Mash aallha hore usoco xabbti MRO
Mashallah guul wacan walal
Mahadzanid wlshY😎
ALeh haku karameyo
ua-cam.com/video/MVOmaaU4_bU/v-deo.html
Nagu soo biir.
Ayaamahanba wan sugyay barnaamij an tnkz inad noso galisay
Dhiigeygu wa A+ ahey gabadh dhigedu A+ wan la socta alx wax khilaafna ima so dheex galo dhaan walba 😊
Masha alah abyo keep going
Ugu horayn waa mhdznthy abaayo wxn kaa codzanayaa cilmi nafsiga dhererka qofka
GUUL WACAN WALAAL
Wlh dhegeyga waa B xiriir aan jarey waa jiraa aan u dulqaadan waayey dhib kiisa xanuunka aan ka helo iyo faexada xanuunka ayaa badan saas ayaan iskaga jarey
Masha allah wow wn ka helay barnaamijkan
manshallh hore usoco xbbti
A and O thnks wlshay qali
Mashaa Allah keep going
ua-cam.com/video/MVOmaaU4_bU/v-deo.html
Nagu soo biir.
Kayg waa 0+ lamanahaygana A+ waana sidaaa sheegtay sidaan isku fahanaa waa wareer lkn igu damayn waan xalinaa qilaafka lkn fikiradeena kala dwn
Same ba nhy abyo aniga 0+ ninkeygna A+
Anu A+ Ban ahay, Asagana waa O+.
Dhanka hooyadey iyo aabe hadi an eegana.
Aabo waa A+ hooyana Waa O+
😂
Asc aniga dhiigayga waa O+ isagana waa A+waana is ma fahano markaste khilaf muran
O iyo O ayaan nahay alx waan ladanhy waligayn anagoo kala xanaqsan ma seexan waxan isqabnaa ku dhawaad labo sano
Maansha alah isku badhaadh wlo☺
@@AyanDhaladShow aniga 0 aan ahay markasto isma fahano xitaa aniga hadaan damco in aan u sheekeeyso wuuu iga xanaaqaaa markasto waaa dagaal miiran Reerka aniga uu igu dhisantahy waa in aan soobaaraaa asaga adalkiisa xitaa wuu kulul tahay mana sheeko badno mana loosheekeeyn karo wax kasto wuu kaxanaaqaaa yaaa maxaad ku qiyaaasi leheet dhiigiiisa abaayo qaaali
Owlaad madhasheen abaayo
Awlaad mad isku dhasheen Allah haidin siyadiye
@@macaanlagudaraymacaan9248 A+ ama Ab+
Mashallah walashey
Wllo waxaad iga caawisey qodaapnaad u muhiima
Alle hakaa jasaa i mariyo siz
Ab -Ab aad ban ugu qoslay aad bay u qalafsanyihiin
Ab bn ahay nio wax ifahman lahay hhh
inaadeerow beentaa maaha ilaahay bn ku dhaartay dad yar baa il fal galA
Guulayso huuno qaali
Gul wcn wll
Manshaaa alhaaa
Aniga waa B+ asigana waa B+ wana run wlhi 😘😘😘
Wiil cusub kanasocda sahanka xogaha kuna xidhnaa ilaa 2018 aad ayaan ugu faraxsanahay inaan kusoo biiro kanaalka
ua-cam.com/video/MVOmaaU4_bU/v-deo.html
Nagu soo biir.
Maansha alah waan ubaahana mawducan
Topic aan cid hore ka hadlin
Maalmo badan oo aan sugayay alx hada waan helay
ua-cam.com/video/MVOmaaU4_bU/v-deo.html
Nagu soo biir.
masha alla
Ab iyo b wa sax wa lamane jacayil ah
Barnaamij taydis leh weeye walhi
Hormar wacan
Mashalaah A iyo A
Waaw cadi mahan
Keep going sister
keep going dear
Waw tnkz sis🌷
Masha allah
aniga nuucayga waa AB waxaan rjeena inaan hele qof AB
waa aniga AB
Nio Annigu Waxan Kala Garan Wayey Tabiyuhu Wa Will Yer.baa mise Waa GabaDh?
Waa gabar oo codeey ah
Meesha umadu ka hadlaso iyo meeshad aaday way kala duwanyihiin😂😂
Waw queen ayaan mahadsnaid abayo
A iyo B- ma ishegi karta wllo
Wall waxan nahay o+ iyo A ee kaso waran
Wlhi shaqsiyada qofka dhigisa ayey ku xeran tahay. Waxan nahay family ka kooban 8 qof hoyadey ani iyo wiil waxan nahay dhiga A+ abahay iyo 4 kalena 0+ waana isku dawecad kuli halka 3 denana aa isku dabecado nahay dhiga 0+dadka leh wexe ubadan yijin dad waxba aan ihtimaam siin naxariis lahen masuliyad waxba iska sarin waxwalbana la jecel naftoda mashakil hadu ku qabsado mise aad xanunsato waa dad aan waxba dan ka laheyn lkin dabecad iyo dulqaad aan caadi aheyn bey le yihin m,a halka 3dena kale aan nahay dad naxris badan wax caawiya xasaas ah oo daren leh qof waxyar oo dhiba hdu ku imado la walwala ilahe iguma so adiyo nin leh dhigan 0+ waxyabo badan ayan ka barte runti
Waa runtaa aniga A+ nin aan iska furayna 0+ ciilbaad udhiman waxaan illahay ugu xamdiyaa ilahaygii noloshayda kasaaray
alla wllo quruxey run badnida O waa dad xun xata munafaqiintu yagay ku vadantahy illahyba inaga dhigay A balas aan iska wewel badnaane hooyyo iyo wiilka igu salan
Anigu A, raadsana sababto ah o+ ahy
Horu mar wn queen
B and AB aa nahay alxamdulullah❤❤
kwrn marka AB nin lala joogi karo mayajay
Ana xiriir leh away O A
A waxaa igu haboon O hadda xiriir malihi
B+ o- kala nahay caawa so ogaanay mashallh
O+ ayaan doonayaaye
Wixi gabar ah oo dhiigaas leh
Ha ilaso hadasho ........
Mxa sugaysaan dee 😂😂😂😂
Ana will dhiigisu yahay b+ haiso radsado inchallah 😁😁
Waykan😂
Hhh mahadsnid Lkn waa soo daahday xamda
@@SG-SPOT saaka lee arkayba de😂
Asaga b-ana A+waana is fahana wax qilaf nama dhex tagna
Aniga dhiigeega waa ab waxaan isfahanaa dadka dhiigoodu yahay a ×B ÷O
B.B
ayaan.aahay.aniga.lamanahaygo.waan.kaheelay
Anigu dhiigaygu waa b+ dadka dhiigoodu A+ yahay aadbaan u jeclahay waaba isfahanaa lkn markasta waakala fikir duwannahay,
AB and AB or B are suitable!
Aniga waa O- isagana waa A+
ilmo maysu dhasheen
Caadi maha
Waw
O iyo B isma fahamno
O+Lee labadeenaba nahay😂😂😂🙋
O&O😜nice
wad a mahasnta dhiragan wangasn
Wcs wall
Anoo A+ ah ayaan mid Isna A+ ah ayaan la socdaayoo nafta isku dhibnay maba isfhmno khilaaf io dagal hadana wn jclhy bil xqiiq asna wuu ijecel yhy lkn bal kaalay na heshiisi kulankena farxd hdu ku bilowdo dagaal bu ku dhamada...hdhowna is isrli glin kadip khilaf
lkn daacad bay ubadanyihiin abyo ilaHay hskugu asturo abyo
Walhi saas cml aniga A+ asagana A+ isbuucii 3 Mar waan is dagaalnaa hada is raali galin lee lagu jiraa😢
@@umumaxamadamiin9964 zxp sanad k hor commit kan qoray weli wa wada socona sacan khilf nga dhextagan sms kuwada hdlyna saa reply gaga iso gly iminkadan wa ishynaa
Dhiigayga waa _A
Good
A O 🥰😘 our
A+B so Duceeya😁
M.a❤❤😊
A+
Waxan ahay sidaa ad shegtay ninkaygu waa 0+ bilawgii way ku adkayd inuu ufahmo lknse hada cidina nama sodhexgakikarto
Wcs
AB+ and O+ Weeyeh
Aniga O+ asigana AB+
@@Kaafiso345walal xaalkisa iga waran aniga adan kula dhig ahy isagana xaajgada ayu la dhig yahy inta badana wa iskhlafna
Ab iyo Ab Nahay Wllo
Oo
Me A+
B IYO B
Huuno waxa igu haboon labo dhiig ab iyo o waayo waxan ahay b+
Isku dhig ban nahay viva rer B+😁😁
Ab ahay b+adban ujclahay wadadka kliyo aqli ahan fahmo
A O ❤
O- O+ ma arko😁
0+ahay waxan ra dinayaa ab+
B O 😘😍
O And B
Wcw
B.o
A &AB nahy ee beenta nagdaa xidhiidhkaaygu uu xasiloon yahee
Aniga B+asna O+
A&B
O AB masha Allah adban isku fahamna
@@shankaroonchannel9743 iskumidban nahy O+Ab😂
Ani O+ , XAASKAYGANA B+😃
Dhibaa ku hesto hadey xaskaga B+ tahay 😂😂😂 Aniga B+ ahay xaskeygaba O+ waye B way dad kul kulul bro balse dhanka kale naxariis badan 🫶🏾❤️🫶🏾
@@sirwaan miyay kulushahay Marka😅
O&O alx