Nin ka baadhay Quraanka khaladaad muxuu ka helay badalkeedii?
Вставка
- Опубліковано 9 лют 2025
- This video is only audio. If this video is helpful please let us know by clicking the like button and share so that many others like you can benefit from it. Below are the links to our website and social media.
Muuqaalkan wuxuu ka warramaa Islaamnimadii Joshua Evens, wuxuu ahaa nin ku barbaaray deegaan kiristaan kadibna ka helay kutubta diinta Kiristaanka khaladaad iyo ismaandhaaf, kadibna wuxuu akhriyey kitaabka Quraanka, wuxuuna la yaabay cilmiga cajiibka ah ee ku duugan Quraankaas.
Ereryada Raadinta:
1 Joshua Evens
2 Nin Maraykan ah oo islaamay.
3 Maxay ku islaameen
4 Qiso cajiiba
5 Nin baadhay Quraanka kana helay..
6 Gaaldiid iyo Qisooyin
Waxa soo jeedinaya Abdulaziz Mohamed Oogle
Nagala Soco:
💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
💥Lasoo dag Gaaliid App
play.google.co...
💥 Nagala soco bogeena Facebooka
/ gaaldiid
💥Nagala soco koontada Facebooka ee gaar ah. Abdulaziz Oogle
/ abdulazizoogle
💥Nagala soco Instgram:
/ gaaldiiid
💥 Nagala soco Bogeena rasmiga ah www.gaaldiid.com
gaaldiid.com/
💥 Nagala soco, bogeena Twitterka
/ hishaami
Waxaad booqataan sidoo kale boga Jawaabo, si aad isu diiwan galisaan ood noogu soo gudbisaan su'aashiina, idinkoo heli doona jawaabtaad sida ugu dhakhsaha badan, inshallah
.........................jawaabo.com/ ...............................
******************************************************************
Jazaka Allahu qeyr shiiquna
Allaah aya ku mahadsan nasiiyay nimcadan islaamnimada Allaw nagu dil islaamnimada iyo tawxiidka لا اله إلا الله محمد رسولألله
Subxaanallaah been beey ka sheegayaan nabiyadii allaah soo diray subxaana llaah
Wacaleikumu Salaam WaraxmatuLLAHI Wabaraatahu yaa Sheikh JazaakaLLAH Kheir
Aad iyo aad ayaad umahadsantahay walaal Masha'Allah.
maash Allah ha noo xifdiyo intii diinta islaamka
u saaxiibka u ah Allah ha nagu sugo aamiin aamiin
Masha allaah
Maashaa alaah
@@elmijebel2225 p
Allahu akbar Allow qeirka nawafaji ameen 🙏🏽
Subxaan alllaaaah qiso cajiiba ....Jazakhuma khyr Shiekh abdulasis ilhay misanka xanasanka hakugu daro marksta qiso khyr nalawagt
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
والله انه صادق
@@hawahibraheem8538pppp0pp
waa qiso cajiib ah mansha.allah waa mahadsan tahay walal
Yaaa allaah nosoo celi cisigiii iyo sharafkii iyo awoodii islamka nagana wada yeel kuwa hanuunsan oo nawafagi dariiqa saxda ah
Walal mahadsanid masha allaaah
Allahu ❤akbar
Baarakalahu fiik qiso xajiib waayay
jazakallah kheyr Akhii barnaamijkaan waa qiimo badan mahadsanid
macha Allah Diinnta islaamka wa is the best
Yusuf Osman
ilahay caadilsanaa oo wanaagsanaa ilahaw xaqa na waa faji yarab oo raxmadada iyo naxaristada ha naga dheereyn
masha,allah, waa qiso cajiib ah, allahu akbar
jazakalahu khayran runtii progaramadaadu waa waxtar, waxaan kaa helaa waxyaabo aad loogu baahanyahay
*_masha allah_*
*_الله يحفظك ياأخي_*
jisaaka llaahu khayr wllo allleh haku xiftiyo wll😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓
Alleh diinta islamka ha inooga dhigo qaar xoog leh 💪 alle ha inoga dhigo kuwii xojilahaa dintena mcn😘
Aamiin
Alxamdulilaah ilaaha Muslim ka nagadhigay😭😭😭😭ilaahas ba madadi usugnaatay alxamdulilaah 😭😭😭 jskalah khyr akhii fillaah
jaza allahu kheyr kheyrka sheekh
malaayiin diinta saxda ah inay ogaadan raba yaa jira lkn aan helin dad Soo gaadhsiiya Allahu Akbar wale aakhiro waa layswaydiin
Allah ayaaba daaci eh walalyaal mxaan u noqon la'nahay inanu daaciyaal noqono. Subxana Allah Allow nagawada yeel daaciyaal sida Joshua. Amiin
🙏Mashaa allah brother you have good lucky 🌺😍❤️ say Allxamdulilaah bro
sheqa maalin yaanu shekesaney. waxa u hoyata ama marwadiisa ah gabar soomaaliyed. wuxu kaloo ii shegey inuu shaah somaliga jecelyahay. MashaAllah
Jelani Diriye ma ninka laga hadlaayo ayaa gabar somali ah qaba masha allah wa hubaal in somalida inan nahay gabdha xijaabka iyo diinta ku fcn nahay badankeen
Haa walal. Waliba waji ka waji yaanu u shekeysaney aniga iyo sheeqa. Isagaana afkiisa iigu shegey.
Raabii talo udaa
Abgaalish girl From xamar v
Oo wll hada Sheeqa qaraabo baaba siinoqoney miyaa ilaahay haxifdiyo isagiyo familkiisaba
you are doing such a nice thing for promoting us all islamic topics thank you my brother in islam
Maansha alah alaha ku barakeeyo sheekh
Allahu akbar
allahu akbar
gaalo badan oo waxaan arkey markey aadaan ka ama quraanka maqlaan qalpigooda is bedelo
jazakallahu khayr akhii
Masha allaah walalkey allahu Akbar akbar
احيان ةدةالقة
Hdhdufg
subxanalaa...ilaahay..baasoohadeyey...awooda..alaale..
ئرب
Masha Allah jazakallahu kheyr sheikh abdulaziiz illahey hakuxafido aad aya noga faideysay jazakallahu kheyr sheikh
maasha allaah waa qiso cajiib ah jazaakallaahu kheyr noosoo badi qisooyinka inshaa allaah
mashallah shukran wllkey gaaldiid jazakallah
Mansha allah guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul
masha allah ilahay bansoohanuuniyaa
Mansha allah guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul islaamka alxamdulilaahi rabil caalamiin
Masha aalah ❤😊🍯🌏
Allaahu'akbar allaahu'akbar allaahu'akbar
Allahu Akbar
Jazakumullah khayr Walaalkay
Mashalah muslimka ale ha u dambi dhafo kufri yadana ale haso hanu niyo😍😍😍😍🤲🤲
Ilahow noo sahal arimaha aduuun iyo kuwa aakhiro
baarakallah Jassakallah
جزاكم اللة خيرا...
masha allah qfkii uu alle hanuun ladoono ayaa hanuuni . allow hana lumin .akhii jasaakallah
Mashaa allah walal
Alle ku xifdiyo jannadana nagu kulmiyo.
Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar ❤❤❤❤💚💚💚
masha allah alle ha u naxariisto
الله يحفظك أخي الكريم
الحمدلله الذي هداه الى الإسلام وانقذه من عذاب الجهنم
Eyh
Masha Allah ilahayow islamka kor kadhig
My brother Muslim. Allah dartiisa ayaan kuu jeclahay. Sheekooyinka taxanaha aad baan ugu helaa wan jeclahay UA-cam kaaga aad Baan ugu xiranahay. Qeyr Allah ku siyo
maashaa allaah ilaahow haku barakeeyo waa qiso cajiib ah
Maymuun
Hh
سبحان الله العظيم
Mansha Allah Allah Muslim mid ka dhig is jecel aamin aamin aamin
Xsglo yare
Mansha Allah jasa akalaah wll
jazzakallah wll dadka gaalada ah badidoodu ama inta caqliga leh haday islamla baadhi lahaayeen way qaadan laaayeen
jazakllaahu kheyran yowmul jaza akhi fillah
mnsHa allaH ilaHow xaqa nagusoohanuun Aaaamiin
استغفر الله العظيم لا اله الا هو حي القيوم واتوب اليك
Mahadsanid sheekh noo soo badi kuwanoo kle
Nimcada aan hesano MA daresanin. Alhamdu lilah
Walaal sas ookale dadka soo islaamay sas noogu soofasir khayr allaha kusiiyo
jazza ka allah sheikh
Allahu akbar allahu akbar allahu akbar
subhaanallh alle iskaga kaligii quwad leh kahadumada iyo tobada hanagu dilo
Msha Allah jasuhkulahu khyr
maansha Allah
mashaa allaaaahi qaa sax
Ilahay haka ajarsiiyo walal qisooyinkan aad ayay noogu fiican yihiin mahadsanid inbadan hadaa awoodo qisooyinkan oo farsoomaali ah bugaag kasanaysaan si da yarta danbena u akhriyaan mahdsanid
Mashallah may Allah be with you and keep you the strongest faith
Mash’s Allah. Sheikh Allah ha xafido
Jazakallaah kheyr sheekh
Mansha Allah ilahay dhamman hasoo hanuuniya
Jasaakalahu khayr wll wiilkaa sheekadiisa asagooka sheekaynaya ayaan dhagaystay waxaan layaabay oo uu yiri dadka diinta islaamka haysta een dadka usheegayn waxay lamid tahay adoo ilmo dhimanaya fiirsanaya dawadiina haya hadana aan dawo siineyn runtii kalmadaa waan ilaawi waayey waaruntiis dad baa jaahilnimo ladhimanaya oo hadaan waxyar diinta islaamka usharaxno laga yaabaa inay islaamaan lakiin waxaan moodnaa in qofwalba oo gaala diinta islaamka nacay, ilaahoow waxaan gafnay hanoo qaban aaamiin.
Mashllh jazakllh kheyr
allahu akbar sax waaye illahey kuwo diinta kor mariyo hanaga dhigo
Walaal igula saliya NABBIGEENA MUXAMED SCW 😙😘😘😚❤💙💖💕💓💜💚💛💗💝💞💟💟
Masha allah ihaahay haku barakeeyo
Allhu akbar qofku ilaahay hanuun larabo waa saas
aallhu akbar
illhey baa so hanunshay
allxmdullh
masha Allah jazaaka llaahu kheyr
Allahu Akbar 😢 allow garab nasiii
Galada aya so muslimesa muslimintina wY galowesa subxnlllah 😢😢dinta ilhy maxa ka qurux bdn
mashaallah
hanuun uu ilaahey ku ladoonaay mawaayeesid
Jazaaa akalaaa khyran
Wlhi qisadan qalbigay iga taabatay anigoo muslim caasi ah waxaan isu maleeyay inaan gaal ahay sababtoo ah anagoo muslim ku dhalanay ayaan ninkaas lamid nahay illahayow diintaada na fahansii
mida kowad alx qisoyinka gagaban iyo kuwa dhadher wan ku raxeysta bro kheyr allaha ku siye no sobide adigo mahadsan
Mashaa allah wll qisoyinkaga wn jeclhy ilahy ciduu khyr la doono ayuu khyrka fahansiiyaa
MASHA allh MASHA allh
tx eebow jazaka Aallah qayra
Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar
Jazzakallah
Masha Allah alle haku xafido sheekh
Masha allah ❤️❤️❤️❤️❤️
ماشاء الله اللهم ثبته في الأسلام
qof walba alle guul ayuu la rabaa kii iska diida mooye
Masha alla
masha Allah illahey qofkoo donoo hanuunka ladonaa barakalaah fii kum
masha.allaah
الله اكبر ولله الحمد ❤❤❤❤❤❤❤❤
walaal keey kher alha ku siiyo walaalkey cimrigaa alha dheereeyo
Allahu Akbar masha allah tabarakallah
Mashllh alahu Akbar
M.a sh'jadaakumulaahu qayr
الله اكبر سبحان الله الله اكبر الحمد الله