Xogta Somalilnd oo Raali-gilin ka bixisay Heeskii Amxaarka, Kulanka xasan sh Boqor Burhan & Isimada

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 вер 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

КОМЕНТАРІ • 85

  • @hawoali120
    @hawoali120 3 місяці тому +10

    Awalba somlind anagu manebcin waa jecenahay walalehen ❤❤❤

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 3 місяці тому +3

    Isaaq way ka midaysan yihiin in ay axmasro u dhaanto somalida , wadiir maareeye waa shaqsi dibada iska jooga sida darteed raali galintu isaga ayay u gaar tahay. 😊

  • @AbdirahmanFarah-d3c
    @AbdirahmanFarah-d3c 3 місяці тому +5

    Boqorku wuu tegi karaa muqdisho asad diyaano kursivwuu raadssn karaa laakiin puntland siciid deni baa looga dameeya

    • @HawaA-w9g
      @HawaA-w9g 3 місяці тому

      Waa sax Puntland arimaheeda siyaasada waxaa looga dambeeyaa Siciid Cabdullaahi Deni
      Xassan in la la fadhiisto oo lagala hadlo danta Puntland waa muhiim .

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 3 місяці тому

    Ina diyano & boqor Burhan ma matalan Putland &Mj. Waxuu noqday Boqortoyadii wax lacag lagu cuno. Viva Dani

  • @guursadebarresare7197
    @guursadebarresare7197 3 місяці тому

    Suldaana ma tihid,saqiir waxaa tahay,unikaaLeh xamar,u nukaaleh galmudug.

  • @AbdiLibaax-r5h
    @AbdiLibaax-r5h 2 місяці тому

    Doorasho Unbay Ka Hadlayaan Itoobiya Aya Dul Taagan O.o Leh Badda Aya Xoog Ku Wareegayna Wax Abaabul Ah Lama Hayo Tankale Dadkii Dalka Fifaacan Lahaa Iyagaa islsyna Ee Isu Jeeda Cadawgooda Ma Arkaan
    Balse An Dhawro Soomaali Ceebta Kusoo Wajahan

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 2 місяці тому

    War haday amxaaro moqdaan iyo haday oromo noqdaan. Yaa dan kaleh. Codna waxba kama gelin.
    Maareeyeiyaanu ogayn inay awelba soomaali diid ahaayeen
    Soomaaliba ha ka baxaan. Haday xabashiyi u dhaanto. Anagu xabashi iyo wixii sheegta ma arki karno

  • @AliAhmed-ft8ld
    @AliAhmed-ft8ld 3 місяці тому

    ,boqor beel been badanaa
    Kkkkk

  • @AxmedcaliJaamac-z7n
    @AxmedcaliJaamac-z7n 3 місяці тому

    Putland dowlad baa ka jirta O'Day dhaqmeed naguma matalo xasan kuu joojin maayo adaa yari kuu joojin may no haday odayaal dhaqmadyadasi ku raacana oyagana u joojin mayno madaxweyne Dani iyo barlamanka putlan guul iyo ciidamada putland

  • @guursadebarresare7197
    @guursadebarresare7197 3 місяці тому

    Beenaale,Goormey s/Lan ka xaal marisey heestii, Hooyadaa u sheeg, Beenaale baastar goormey Raali gelin ka bixisey ,beenaale.

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 3 місяці тому

    Puntland horgal kamashaqeeyo mana kalaqeybsaman ee usheeg moryanta filada fadhida

  • @muheidinismailmose1083
    @muheidinismailmose1083 3 місяці тому +3

    Asc, Maxuu dheeryahay boqor Burhaan wasiir punthland ah, haddii aysan wasiir Ada DFS punthland imaan karin.

  • @bashiirguhaad1893
    @bashiirguhaad1893 3 місяці тому +3

    Wasirka Beera manoqon karto Raali waayo wasiirka wuxuu katirsanyahay Dowlada Xasan madherge.

  • @abdideria18
    @abdideria18 3 місяці тому +1

    Waaaaaaaaa wàaaàaaa Beautiful speech, and apologize Fr, Hayir. He is almost treated to the people who deserve it.

  • @MariamAd22
    @MariamAd22 3 місяці тому +1

    Bbbbbbbbbbbbbbbbbbeeeeenaaaaaaaaalllllllleeeeeeeeeeeeeeeewaaaaaxaaaannnnnnnnnaahhhhhaaaaanmaaaataaaqaaaaniiiiiiiiiiiiiiiiiiii

  • @Sirad47
    @Sirad47 3 місяці тому +1

    Been baad ku abtirsataa 15 awoow.

  • @umalkhayrcali9280
    @umalkhayrcali9280 3 місяці тому

    Waxaad halkaaga ku biloowdeey inaad dhexdhexaad tahay ee sidee ku keenteey in mareeye abdi xayir meteli karo Somaliland? Cid uu metelo ma jirto ee dadka Somaliland waxaa metela muse biixi.

  • @YusufAflahar
    @YusufAflahar 3 місяці тому

    Maareeye waa khaain beenaale ah hadduu run sheegayo in uu midnimada u dhaartay asaanu tegi Karin Hargeisa muu yimaaddo lascanod oo midnimada u halgantay?
    Toos buu ula shaqeeya muse bixi wuxuna ahaa taarwale u dallacay wasiir

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 2 місяці тому

    Horta ma tegi karaa muxuu ku metelaa. Kkkkkkkkkkkkkkkl.
    Cid dan kaleh ma jiraan xabashidooda iyo oromadooda waxay doonaan ha noqdaan

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 3 місяці тому

    Beenaale war hadaanu kuwo ka daran Oo qalbiga idin sii jebiya Ood maryaha ku dhigataan idiin soo wadnaa Cadaw yohow Daahii go'ay cadaw baad tihiin cadaw kale Oo ay Jamhuuriyadda Somaliland leedahay Oo Aan Soomalia ahaynina maba jiro Aduun kaba laga soo heli maayo xaasid diin yahay Aan xishooneyn😂😂😂😂
    Ha dhacdo Soomalia 👎👎🚫🚫🚫🚫👎👎

    • @11naa44
      @11naa44 3 місяці тому

      Buuqa jooji oo itobia u guur

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 3 місяці тому

    Suldanow suxuufiga runta ah markasta wuxuu ka hadlaa danta dalka iyo dadka loma jadlo afkay banaan sidoo kale wuxuu ka hadlaa xaqiiqda jirta iyo wixii taagan

  • @dulmaraxmed94
    @dulmaraxmed94 3 місяці тому

    boqor hurhaan waa boqor soomaaliyeed waxaana loobaahanyahay inuu soomaali dhexdhexaadiyo usagoo la xidhiidhiya isimada kale ee soomaalida ku wooda bed qaba

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 3 місяці тому

    Jaajuus ethiopian baad tahay. Yaa ku yiri sir walbo oo militiry meesha ka sheeg.

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 2 місяці тому

    War hadaad doomtaan yuhuud noqda. Xabashi ayaad sheegaysaane yaa dan idinka leh.
    Soomaali diid ayaad ahaydeen.
    Cidna ax ma yeeli kartaan.

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 3 місяці тому

    MSRKUU MADAXDA AHAA 2 JEER WUU TEGEY FARMAAJO ASAGUU UDIRI JIREY MAREKSN KA KHEYRE WAA LA JECEL YAHAY

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 3 місяці тому

    Suldaanka beenta
    Beeni raad male haaaaa haaaa haaa haa ha ha
    Runtu dadka ma dishee way ka nixisaa, heestu way hirgashay xaasidkii xamarna way ka nexeen

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 3 місяці тому

    XASSN GALMUG BUU DSB KU SHIDEY PUNTLAN DENI BAA KA MAXWEYNE AH SHACABKUNA XASAN MAYAQAANAAN EE DENI BEY YAQAANAAN

  • @saleebaancali9690
    @saleebaancali9690 3 місяці тому

    raali gelinta sxb waad iska jeclaataye beenta jooji lkn awalba beenaale ayaad ahayde iska wado

  • @garaarwabari1208
    @garaarwabari1208 3 місяці тому

    Soomaaliya Soomaali baaa leh siyaasi danleh iyo qof xuna ma kala geyn karo waaa xaqiiq arintaas

  • @musadaqsheakhahmedjimcaale2726
    @musadaqsheakhahmedjimcaale2726 3 місяці тому

    Hadii Aad Rabto In Lugula Joogo Aan Lagaatin Jooji Hadalada Xanafta Leh

  • @AbdallaHersi-hj6ln
    @AbdallaHersi-hj6ln 3 місяці тому +2

    Hadds ayaan ku leeyahay Somalinimada aad sheegeysid "biyo ku qas" oo sida casharka u cab.😅

  • @guursadebarresare7197
    @guursadebarresare7197 3 місяці тому

    S/La d been ha ka sheegin,ey baad tahaye,ma hooyadaa ayaa Raali gelin ta bixisey khaniis beenaale ah.

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 3 місяці тому

    Beenaale tuug ah ayaad tahay Somaliland way goostay waanay tashatay beenaale

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg 3 місяці тому

    Heesta ma waxaa ka bixinay maareeye oo qoodhe salaaxa ah mareeye waxaanu Lee nahay ha ku damaqdob5 wiil ee loo haysto c naasir dahable inta ay nissa dishay lagu wanjelay ee danbi aanay gelin heesi yay ku taaban ee wiilasha horiyadioda ha helan haddii kale xukumadda.xasan siyaad bare waxb ma dhaanto ee awood ay wax nagu yeelayso ayay laadahay

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 місяці тому

      kkkkkkkkkkkkkkk mareeya maba joogo Somaliland xataa muu arag kumuu dhaan kumana korin mana metelo baqdin baana ka eedh siisay hadii kale waa la ciijinaya xilkana wuu waayay ilaa qiyaama itobiaan idinka jeclahay Somaaliyay kkkkkkkkkkkk

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 3 місяці тому

    Beenale waligeed somaliland xamar maraligalin karto

  • @umalkhayrcali9280
    @umalkhayrcali9280 3 місяці тому

    Somaliland baa raaligelin ka bixiseey waa been e soo cadde.

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 3 місяці тому

    BEEN BADANA BOOTA BADANA
    REER TUULO CAQLI YARAA KKKKK

  • @AbukarFarah-m2e
    @AbukarFarah-m2e 3 місяці тому

    Duf lagu bad maxaa kan ka galay munaafaqa ah oo beenloowga ah

  • @MaxamCabdiraxman
    @MaxamCabdiraxman 3 місяці тому

    Somalida Ethiopia maxaa ka wadaa taas ayaaba xadgudub ah

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 3 місяці тому

    Faking majeerteen oo ah wiil udbo lacag oo xabashiyad aheeyd wadatey kkkkk

  • @Mahamed-pc7tw
    @Mahamed-pc7tw 2 місяці тому

    Khere iyo far maajoow soonoda

  • @SaeedMohamoud
    @SaeedMohamoud 3 місяці тому

    Kkkk ya laga raali galinaya war beenta iska da

  • @abdikadiribrahimali8868
    @abdikadiribrahimali8868 3 місяці тому

    Uma dhaho ee wuu u dhalaa waana dayro xdgood

  • @AbukarFarah-m2e
    @AbukarFarah-m2e 3 місяці тому

    Wadh ummadda beenta ka daa

  • @AhgacaanAwad
    @AhgacaanAwad 2 місяці тому

    Waa beenaale qaawan

  • @osmanlul2280
    @osmanlul2280 3 місяці тому

    Beenaale ayaa tahay

  • @luulaali4122
    @luulaali4122 3 місяці тому

    Beenloow

  • @AhamadHassan-h9y
    @AhamadHassan-h9y 3 місяці тому

    🤩😍🥰

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 3 місяці тому

    Edebyelo boqorbeel reer puntland howgefin diyanaha aad shegeysid kuqadye

  • @olowjumbur1175
    @olowjumbur1175 3 місяці тому

    Sidaas noogu soodara galbeedka siti waan ku daalnay waxa aan dhamaaneyn iyo is dilka qabaailada aan dhamaaneyn. .siti iyo minimad somaliyeed

  • @abdikadir255
    @abdikadir255 3 місяці тому

    Ekselaa wad wacantahay

  • @Blackiislo
    @Blackiislo 3 місяці тому

    Dhoor mar ayaa warar qaldan soo deysay oo been abuur ah Ka fiirso 🎉suldank tv

  • @AbdirahmanFarah-d3c
    @AbdirahmanFarah-d3c 3 місяці тому

    Hää walaal waa dhegeysanaa sulddanka TV haddaba waa markaan rabo in aan wac ka odaago siyaasada xasan sheekh

  • @abdirashidshikh3205
    @abdirashidshikh3205 3 місяці тому

    Bariiskiisa buu difaacanayaa

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 місяці тому

      Boqor burhaan waa daarood heestan isaaq baa sameeyay kkkkkkkkkkkkkk

  • @Abdirahmanyousuf-mw5gz
    @Abdirahmanyousuf-mw5gz 3 місяці тому +2

    BEENALE BEENALE DHALEY FAQASH QUDHUN DHALEY MAAREYE QOODHAHA XASAN DAMEER AYUU JAQA GANBADA XASANA WAA KU NOOLYAHAY VIVA SOMALILAND GUUL VIVA ETHIOPIA

    • @11naa44
      @11naa44 3 місяці тому

      Itobia u guur somalia somali ba leh oromyahow

  • @Hanaddalmer
    @Hanaddalmer 3 місяці тому

    Rag culus baaa goobta ku shaaahy

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 3 місяці тому +1

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamrdmursaljama5279
    @mohamrdmursaljama5279 3 місяці тому

    Bofors Burhan waa boqor Daarood

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 3 місяці тому +1

    Been badanaa punland waa xabashi kkkkllbeentii majeerteen

  • @zahrasaed148
    @zahrasaed148 3 місяці тому

    Namamatalo hadaanu nahay reer Somaliland. Wallaaltinimadii beenta kutaagneyd Somaliland wey kaquusatay waaney tashatay ee amaanka noogu dadaala.💚🤍❤️🫡

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 3 місяці тому

    Makii soomaaliya yaaradaha nugu garaacaysey Ethiopia ayaa na gacan qabatay sidaa awgeed cadowgeugu was Xamar walaalayna waa Ethiopia oromo ku doorsan maaayo xamar

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 3 місяці тому

    Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 3 місяці тому

      Adiga xan ku we dima hadal ka cidada miya ku soco do cayda joji nio

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf 3 місяці тому

    Suiilki qadhmuuna ee hooyada baa raali galin bixyey

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 3 місяці тому

    Somaliland way tagtaye ha ku xiiqiin dadkana beenta ka daa

    • @11naa44
      @11naa44 3 місяці тому

      Itobia uguura bye bye

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 3 місяці тому

    Ninkaan been bada
    Balaayo ku dhagaysatay

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 3 місяці тому

    SOMALILAND RALI GELIN KAMA BIXIN BEE RA DHAAF KAMANA BIHINEYSO WALALAKENA WAA ITOBIYA MURYAN DONIMEYNO

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 місяці тому

      Reer somaliland kama bixin kamana bixinayaan waa runtaa waanu ku nacnay ayaa dadkan cunaa u dhaafila maxay kaloo ay xamilayaan kkkkkkkkkkkkkkk

    • @11naa44
      @11naa44 3 місяці тому +1

      Itobia u guur buuqa yaree

    • @sshirwacaadan7938
      @sshirwacaadan7938 3 місяці тому

      @@11naa44 Itobiya Iyo Anigaba Somali ayaan u Gureyna 2025 Markan Gacanta ku Dhigno.

    • @sshirwacaadan7938
      @sshirwacaadan7938 3 місяці тому

      @@11naa44 Itobiya Waa Duceysan ztahay Somali Waa Hawaran Tahay

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 місяці тому

      @@11naa44 Meel loogurayo majirto uuf waa lagunaca maxaa buuqba keenay uff Itobiyaan kaa jeclahay kkkkkkkk miyaad naqasbi ooy dee ooy kkkkkkkkkkkk