Wasiir Axmed M. Fiqi, inuu yahay nin howulkar ah oo shaqo fiican u hayah dalkiisa. Wasiir-dowlaha Cali Balcaad, waxaa la sheegay inuu xirxiir la leeyahay dowlada Itoobiya iyo sirdoonkooda.
Baarlamaanka awalba wax sharaf leh ma laheen waa kuwii ansixiyey heshiis aan la horkeenin baarlamaanka aysan ogayn waxa ku qoran. Waa kuwa aad ka sheegayso in ay jaajuus u yihiin ethiopia, waa kuwa aad leedahay safaaradihii caalamka oo qaaat ka taagan xildhibaanada. Waa baarlamaan gudoomiyihii oo wax walba lacag ku sameeyo.
WAAR REERHARGAYASA AYAANU NAHAY NINKII KALI AHAA EE DAGAALAMAYAY AYAY MOOSHIN KU QAADAYAN KUWII KOONFURYA LAGU SHEEGAYAY WALIGEEN YAYNAAN DHEX GELIN WAXAANU ISLAHAYN MAANTAY DAWLAD USOO EGAADEEN WALEE FOOFAAR MADAAHIRO
Wasiir faqi waa wasiir dacad u ah wadankiisa❤❤❤❤❤❤❤❤
Good job mr faqi ❤
😂❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ❤😂🎉😢
Suldaanka dhan ayaa u badaty
Umada somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos awoowe yasheen dadkeena iyo dalkeena waa noso dhifacen manta waa malin teena wana dhifaceeyna dadkeena iyo dalkeena 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
mah alh wisiir fiqi waa wadani somaliyed oo gutay waajib kiisa
Shariif waa shabaab shuban allaaha kuridee markastana horumarka soomaliya ayuukaxunyahay xitaa mucaradka oodhan
Shariif shar buu wadaa alaha naga qabto
Adan madoobe waa.itobiyan
Shiiq shariif iyo mucaradka.dhan.waxa.ay.ushaqeyaan itoobiya eewain.xabsi.ladhigaa
Wasiir Axmed M. Fiqi, inuu yahay nin howulkar ah oo shaqo fiican u hayah dalkiisa.
Wasiir-dowlaha Cali Balcaad, waxaa la sheegay inuu xirxiir la leeyahay dowlada Itoobiya iyo sirdoonkooda.
Aadan madoowe IYO xasan sheekh IYO fiqi Maxay Kala yihiin waana wada shaqeeystan haddii xaq farradi ayaa iska hor keentey
Ineey dilaaneey rabaan fiqi hadiido lakulanka itoobiyo ha is ilaaliyo
Yeysan idin sixrin Oromo Af Qarmuun hala fariisanina Yuhuuda Afrika........❌❌❌ No more meeting
Wara iska ilali yuun kusirxine
Itobiya khainibad kubadan
Iyo kale qayabinta shacabake
Ilaahay hortii Fiqi waa ka daacadsan yahay kana wadanisan yahay Xasan Sheikh Tuug
Fiqi ma yaqaanaa luqada Rwanda
Oromo afqadmuun în la tarxilo wayee, in la togto, iyo in la iskaceeliyo wayee
Baarlamaanka awalba wax sharaf leh ma laheen waa kuwii ansixiyey heshiis aan la horkeenin baarlamaanka aysan ogayn waxa ku qoran. Waa kuwa aad ka sheegayso in ay jaajuus u yihiin ethiopia, waa kuwa aad leedahay safaaradihii caalamka oo qaaat ka taagan xildhibaanada. Waa baarlamaan gudoomiyihii oo wax walba lacag ku sameeyo.
Mr fiqi waa nin damiir leh mana lagadan karo midakale xabashi xun ee uraya waaba iskalaweyn yahay mr Fiqi
Acwb wey iska cadahay in xildhibaanada ( mooshinka kawada wasiir Fiqi waxay ka kooban yihiin 1- xildhibaano ka shaqeysta tahriibinta dadka oo ku noolaa fiisaha ay iibiyaan oo 5000 oo qof tahriibiyey inta fiise u qaadeen 2- xildhibaano Itoobiya jaajuusiin u ah oo xildhaabanadaan tahriibiyayaasha ah ku soo gabaday), lkn su,aashu waxaa weeye m/weyne xasan shiikh maxaa la gudboon?
WALEE DOOFAAR MADAAHIRO WALEE REERKOONFURBAAN SOOMAALI LOONICIWAAYIN
Shariif ilaa hadda lama hayo isagoo ka hadlay duulaanka etobiya soo qaaday
Hawiye moriyaan ninka kaliyaa oo gesi ah waa fiqii intakale waa tuugo
WAA qof Aan masuul puntilaand udooratey ohorgalada saciid dani ka mideh masiiiiiirka SSC khaatumo State odhan wax Shaqaaba kuma lahan----- Shacabka beesha dhulbahente iyagaa Masiiiiiiirkooda uxor oo madexweyne firdhiye iyo baarlamanka ssc khaatumo iyo odeyaal beeledka beesha dhulbahentee wax la weydiiiiin ehorgallaadii Slaand + puntilaand oy qalasyadiiii ka xoreeyey deegaanada SSC khaatumo deegaanadoda onool Cidkaloo masiiiiiiiirka ummadda halkaas kunool oo wax laga waydiiin doono ma jirtee ? Madexweyne firdhiye iyo qalasyadi ha ujawaabeyn ninkastoo diidan SSC khaatumo State.waa Ayaandaro in horgalo cusub puntilaand laga soo Asaaso iyo kuwa danaha beesha dhulbahente SSC khaatumo State udiidan? Xaasidnimo darteed yey urogeyn dadkoodi odhan.
Sheekh qori la ordi waa yaab iyo amakaag. Sheekh Shariif haloo sheego inuu hubka iska dhigo oo dugsi quraankiisii ku noqdo
Adiga meeqa lacak lagusiyey ood ku difaceysa fiqi
Meesha xildhibaanno kama jiraane waa mukhalasiin wada tuugo ah
WAAR REERHARGAYASA AYAANU NAHAY NINKII KALI AHAA EE DAGAALAMAYAY AYAY MOOSHIN KU QAADAYAN KUWII KOONFURYA LAGU SHEEGAYAY WALIGEEN YAYNAAN DHEX GELIN WAXAANU ISLAHAYN MAANTAY DAWLAD USOO EGAADEEN WALEE FOOFAAR MADAAHIRO
Warka beenta kadaa umada abii ahmed king of king weeyaane walhii
Wax bad ku saabsan oo soomaali Iyo itoobiya isku haystaan ma jiraan ee beenta hala joojiyo Fiqi warkiisana waxba kama jiraan
Shariif wain lasooxiraa doofarka