War nio meesha hadii wax nigaso gaarin xitaa may be iney wax nigaso raacaan ee bal adkaar sabaax iyo masaa kudadaala illahy Hani xafidee my team like u guys
samia social media lee u garanayaa hadana i believe walhi that day she was not okay saan uma madax adko samiyo waxaas haku noqon plz cabsida waa laysku raacaa walhi first wax lagu tusaa markaa yaynan ku noqon waxaas samiadeena we love her
Waxkasta waxaa ka adag quranka alle ya igu racsan 👍🏻🕋😥
Team sundus only like ❤❤
Aniga ayaa kugu raaxsan❤❤
Ani
Ani😢
Nacam wlhi ❤
wlh xalay waxaan ku riyody asado socdo lugihiisa ku socda rabiyow ruun kadhiig yaa allaha🤲🤲🤲
Wlhi ani xataa 😢
Aaammiin❤
Amiin yaa rabi
Aamiin yaarabi raxmaan
Amein yaaa rabi 😭🤲
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledgeable and The most shine all created prophet Muhammad scw ❤😊
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@@IbtiHosh scw scw scw
🎉🎉🎉 29:41 29:41 29:41 29:41 29:41 29:41
Scw
Wallahi Gurigan wax cabsi ahi ma yaallaan ee idinka ayaa iska carab ah oo aan riskey badan soo galin,
Haa zaki somali iyo cadnan iyo fadila horay utagay
Qof la xuso oo la xasuusto waxaa ugu wanaagsan Rasuulkeeni sharafta badanaa Scw.❤️😢❤
Haa koko buule waa runtaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw ❤❤
Scw scw scw ❤❤❤❤❤
Scw scw scw
Scw scw scw scw scw
Wallalyal Aabaheya iga xanuun San iigu soduceya 40qof ducadoda wala aqbalaa😢😭🤲
Alal hacafiyo abayo😢😢😢
Alle ku caafiyi aali aabi 😢🤲🏽
Allah cafiyo wllo ❤
Allah caafiyo wll cimrigiisana allah Dhereyo aabo mcn🤲
Allah ha caafiyo insha Allah
Wlalheyga sharaftale an kuwada salino XABIBKENA MUHAMED scw scw scw😊❤
Scw😊
اللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا
Scw scw scw scw scw scw scw scw
scwscwacwscwscwscwscwscwscw
Scw❤
War nio meesha hadii wax nigaso gaarin xitaa may be iney wax nigaso raacaan ee bal adkaar sabaax iyo masaa kudadaala illahy Hani xafidee my team like u guys
Mohaan nin rageed waye hal cabsi xitaa kama muuqato guuleyso bro geesi baa tahay 🎉
Hada nahay team asad dhaxalka kaliyeh kugu leeyhy waa like 👍 faqiired 😂❤
Awotadhaaa tii gabned 😄
Hdh@@nathifamohameddiyad1261
Asadow Samia meeshaas aad ayey uga cabsataa ee qadarin adiga ay ku qadarineyso ayey ugashay ee meelahaas ookale gabadha ha u dirin pls.
Haa samiyo waa miskiinad yar maya ma dhahayso waan ubaqday wlh
Inanka kle 😢
Lkn cidna kuma qsbayso😊
Iyadan la karayn oo rabta Vedio walba inay kaso muuqato .
10qof baa video ga laga codsaday rejected bay qaaten kulli 4taan iyaga ogoladay hadana wax dhiba ma arag
Kibirka iskadhaaf ee ku Sali nabiga scw scw scw ❤
Salalahu calayhi wasallam
Scwscw ❤
Scw scw scw ❤
😅camera man never die
Salallaahu caleyhi wasalam ❤
adkaatay team waa xad gud bay kusaliya nabiga scw
Alpha legend su samia u ilalinayo😊😊❤❤🎉
Qof laxuso oo laxasuusto waxaa ugu fcn nabigeena mohamed scw❤❤❤
Hada Tvga kaso Daawadey hadane intan imadey si aan Muuqalka Like u saaro😂
Sem😂😂😂
😂
Anigaba😂😂😂
Same wllhi❤😂
Kusaliya xabibkena mxamad scw❤
Kuslinabi muxammad scw scw scw
Asad wuxu silsilada ugu xiray inta fahanty wllhi caqlilow baa thy runtaa. Inta fahnty one like saar 😊
Ma fahmin ani ishega
in ayna kle tagin ayu ugu ciray waayo qofba melbu iska adaya sida samia lo hahayo manad arkayn@@magaca12
Ani ma fahmin talaw maxay tahay talaw😊
Fadliga Jimcaha Dartii aan Badino Saliga Nabigeena Muxammed {ﷺ}❤️🕋🕌
Asadow waa ufikirtay hadaadan silsilada ku xidhi lahayn maanta saamia halis gali laheed ka taxa dara samia nafteeda idinka halkaas ujooge😢❤
Anagaa halkaas u joogno
Haa ilaaliya gabadha allh ha idiin ilaaliyee dhamantiin😢
Hhhh wardaka waxad moda inay kudhex jiran ciyarta war waxan wa nolodha veiws aya la urursana wadadiic aa laydin ka samayma bes dawada dumarkan iyaga jeceal inay raga lajilan cadi jilin miya kudhex yaacden 😂
@@Nadiya-v-p2d haduu views yahay aduu maxad soo doontay ayagu hadaanay agtaada waxba ka aheen anaga wax wayn agtayada ka yihiiin wllo waxay doonan haku raadiyaane anagaa raali ka ah😄😅
Samiyo hadii aad qoraal keeyga aragto lacala walashey meelahaan camal iska ilaali waad unugu shahay naftaadada iyo caafimaad kaaga haku tartamin quraan isa saar tasbiixda badso
Asadoow alleh cimri dheer io cibaado suban ha ku siyo❤❤
Gulestaha dhabta camera manka waaye😂
Nin adag mohan wan ku wataa inader❤
Kibarka iskadaa kusali nabiga scw
Scw scw scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw scw
Scw scw scw ❤
Scw scw
The best person ever 💕 the most knowledgeable ever 💝 Ankusalino Xabibkena Mohamed Salalahu Caleyhi Wasalam ❤❤❤❤
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw scw ❤️ please ❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw
Asad groupka marka isku xidhxidhay khalad ayaa samaysay allah ma keene hadii wax ku dhici lahayen may baxsan kareen .
I.a wxa aan caruurtahyda ugu sheekayn doona in ya jireen team la dhihi jiriya team 27 oo aad u ficnaaH ❤❤
😂😂😂
😂😂😂😂
Sirada nabiga iyo saxabada oga sheeke gacl 😂
😅😅
Wankugu racsanahy😂❤
Anuu koko waan jeclahay inta ila jecel 1000❤
Ma Aqaano Cida Aqridoonta qoraalkan balse waxan ILahay kabaryaa inuu janada nagu kulmiyo___🥹🤲🏼🕋
Ameen wall
Scw scw❤❤❤❤
@@apdallajoy66 allahuma amen
Aamiin.aamiin❤
aamiin wll
Asad hagio walal alle waxan kaga barayayaa laxaadkagii inu ku so celiyo❤
Ku Sali nabigeena Muxamed صلى الله عليه وسلم
Alla Armaan gacantiisa wey fadhidaa m.a ❤
IAMK halke ayuuu ka dhcy asxaapta team 27❤🎉
Uuc 6
Alla samia halista ay u barereyso qof lataliyo maweydi 😭
Walahi markan arke kow iney ku jirto ayn dhehe Allah samiya iso qabta sidi ano la i maqlayo 😢😢😢😢😢😢 samiyo wll mcn miyadan naftada rawin subxanallah
@@filsanmohamed4670 haa wllhi waa layaabi samia waa miskiin wllhi😭
Mxa idinka galay😂
@@MunaMohamed-v5e❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
samia social media lee u garanayaa hadana i believe walhi that day she was not okay saan uma madax adko samiyo waxaas haku noqon plz cabsida waa laysku raacaa walhi first wax lagu tusaa markaa yaynan ku noqon waxaas samiadeena we love her
Iyadaan laga karayn😂
Samiiya waa legend waaye niyo
School 🏫 qado 🥗 🍝 salad🧕🕌 after Asad hagio 😍😅😅
Same wllhi 😂😂😂
@@abdirahmaanak9611same ani xitaa
Ku sli nabi muxamad scw scwscw scw scw scw scw
Inta jeclaan lahayd inay tagaan cadnaan iyo saamia amiiro iyo ceyda😂❤
Lamanaha maleyn rabtaa wllo😂
Alaa ani saan uu jeclan laha lee❤😂😂
Asad markii horeba saamiya inad kareebto ahayd miskiin weeyi gabdhu😢❤
Samia waa atariisho
16:30 Samia videoga ay wax ku noqotay ee ay sheegtay wakee??? Plz hadi u qof garanayo ha isheegi
@@xabiibalbi4836kooko ka soo daawo
@@xabiibalbi4836kooko page kaso daawo sadex bil ka hor so dhigtay
@@NawaalMaxamuud-qe2qu ciwaankiisa ii sheeg wan waaye maalin xagee tageen weeye
WALAAHI UMA MALEEYMAAYO
IN DHAHAAN IYO GACMAHAAN QURUXDA BADAN IN AY DHAAFAYAAN SALIGA NABIGA S.C.W❤😢
Scw scw scw ❤
Mohaan inu badinaayo waa ogaa wallahi 😂🎉❤
Dunida masoo marin ruuxka qayr bada kana shara badan nabi muxamed ❤❤
Samia waxkasto cabsi lashego wekujirta 😂😂😂
No cabsi 😅
Wayna cararee😂😂
Tooshka samia waa dansanyahay markii horena waa darnaa kawaran
Mohan nin rageed ❤
Walal adasoo meeshaasi waa halis wallahi waxan ka baqaayay inta ay soo carareysay abyo samia jaran jarada iney ka dhacdo.
The winner is the camera man walhi mana cabsanayo ka waran 😂😂
Camera manku yuu ahaa tolow😂😂
@@khadiijaabdqadir Armaan baan u malaynayaa
@@khadiijaabdqadirarman wye😂😭 markasta asa dubo melaha cabsi cabsida marke tagayan
@@khadiijaabdqadir armaan waye 😂
Haa sax wa armaan mahadsanidin❤
Team koko, amiira, ladan, asad, ceyda, samia, sundus, kiki. One like
Bisinka asad dadkan hadii ayaa wx noqon lahyeen wlhi adiga lagu qabsan lah ee wxn oo. Kale mar danbe ha sameen wllo
See loo qabsana ayaga ogoladay ma asiga ku qasbay
O Mxa ku dhacy o loo qbsana gurigan wx cbsi leh malahn ee wxd mqshan run ha u maleenina
Mohaan cabsi xitaa kama muuqato nin raga hada maqasho waa nin kaas o kale ❤
Guys Samia 400k hala gadhsiyo❤
Asadow halista iska daa walaalow youtuber somali ah ayaa halkaas ku dhintay ma dhgeesan karnee😢😢😢
𝗠𝗮𝗴𝗮𝗰𝗶𝘀
Yuu ahaa wiilka nooga dhinty
Wil.kudhintay Kuma dhihihi noga dhiman maqlikarno aow dhahahay
@@miski954dhintay ayu dhahay
I fahansii abyo@@miski954
faadil waa runtiis alpha wuxuu iska dhigaa nin gabdhaha u naxaaya lkn isaga cabsanaya albaab kasta wuu ka baqaa in la galo
Xariif weeye gabdha saga ka hor baqay 😂
😂😂😂😂
😂😂😂😂
Meshan ha Galina uba kabixi wayey 😂😂
Dadkan leh samiya maxad ugu dartay asad so ka yidhi 10 qof baan uso bandhigay 4 qof ba yeshay marka yada doratay
Haa iyadaa markasta waxaa doonata qof walba waa ikhtiyaarkiisa
Wax ma hubsadaan dadka comment ayay la soo cararayaan
Keep going my brother asad hagio
Inata jecled ina deeqow lagudaro only like
Dad baa kuleh waa cabsi cabsi waxan ookale waanku raaxaystaa waan seexan lahaaba guriga 😂
Anba nio waxaan waanku raaxeystaa😅😅
Ooo cadaa farax 😂😂😂
Biliaadam malaha matihid😂😂
De may hablaha kula socda maad seexan😂😂
Wllhi anig xataa waxan cml ey wax ka cabsi bdn xataa kama cabsado kwrm hee 😂😂😂
Sundus koko amiira xarfaanti wawayned ayaa ka maqan mesha asad
Camero manka top wayeh
Wan idin salamay daman team 27 mel walpo aad kajogtn dunidha dacaladhedhi .....ugu horeyn waxaa oo taalo dacwo kaso cota qof anaga nagamid ah oo team 27 ah kaso ah @macalinkeena .....kees kisi ayaa maxkamadha social media naga taalo marka waxn rabi lahaa inan keskas iskahalino daman team 27 san unaxay mel walpo aan jogno
Tem,Samia.is,muujiya👍
Walaalayalow Samia ka daaya meelahan oo kale Ha gaynina please 🙏 khatar bay ku tahay gabdheee
Oo yaa geyey iyada tagtaye 😂 ma ilma 😂😂
Samiya ixtiraam ay asad uqabtay meeshan ugashay gabadhu xanuun ciraajbay qabtaaye ka daaya
Xanunkaasi wa maxay? Mida kale adiga sed ku ogtahay?
@@xabiibalbi4836muqaladeeda ma dawatid miyaa
@@xabiibalbi4836 cilaaj baan haystaa wllo😂😂
10 qof ayaa loo bandhigey challenge ayadaana raali ka ah inay ka qayb qaadato cilad kale ma jirto
Iyadaa dooratay lama qasbin
Mida kle sawta videoga dhexdiisa leh ana jecel meelaha cabsida hadana way soo cararaysaa😂
Samia maskiin wye yaa mesha markle la geynin 😢😢😢
asadow meeshan khalad wayn baan uga jeedaa vediogan gabdhuhu markay sobaxayeen waxay ahy inay wiilashu soo raacan lkn waxay sameynayen way ka harayeen oo gabdhaha kaligood ayey soodirayeen taasna waa khalad wayn runtii😮
Sow tan camermanka so raacaaayo
Alla samia ku jirtaa waa u cabsanaya wlhii 😢😢
Haa cunugtan maskiinta hada kahor eeku xanuunsatay ine gasho maeheeeen😭
@@Mieaneyymeshee ayey ku xanuunsatay? Halken ka heli kara?
Ha wlhi iney aado ma ahayn iyada lee u cabsanayey😢 samio love buran ban ku ahay
@@xabiibalbi4836 koko bulle mar ay ambar hotel tageen weeye
Haa samia ucabsanayaa 😢😢
Samia Mar haday ku bartaan waa bas Mel dabo cabsi ah hysku tagin marka kale kaw ayey ka sinayaa😢😢
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
Sxp asad so badi dadka❤❤❤❤
Asad walalke kep goin kuwan camal noso badi
Iyaah hhh
34:11 ciyaal madiina is not easy Mohan legand
Silsilada samia waa anfacee miskinti inta kaligeed la jiidan lahaa😅😢
Haa wlhi😂
Wan yabe camira manka arman naf mlhn mia😂
😂😂waa wxan La yaby
Ilahad Waa Midaa Is Wydinyo
Waa arman 😅
Armaan waa
Anigaba waa waxaan layaabey armaan😂❤
My saliga nabigena scw scw 💖💖💖💖😍😍😍😍
Mohan No Fear at All Full Confidence❤
Cabsi cabsi Codka Guuxaya waamaxay Alla saamiya Amaa sidii habenki laso raacaa 😢😢
Iney jiliseyso lagayba 😢😢😢
Codka waa lasaara 😂😂 Capcut laga saara
Codka asad ayaa saaray😂
@@SabnaaSiman-z1r wan ogahay run bala mooda se
aan Ku Wada Salino Xabiibkeena Muxamed SCW ❤
Scw scw scw
Alĺah Alpha 17:39 siduu jndhaha ugu shidanaayo wuu dareemY inaysan caadi ahayn sidaa bù ugu qaylinaya wllnimo😢
Maaragtaa indhuhuu ushitay wuna ku qayliyay
@@ShukriMuseYusuf markaaaana😂😂😂😂🥵🥵
Xalay waa ka cabsaday hadaan daawan😂13:00 duhurnimo
Camiromanka is the best 👌👍
May be armaan waaye
Ninkaas ma baqo
Ku sali nabigeena scw❤
Somalia oo nabad ah insha alha🇸🇴💯🤝💙
Camera man is the winner 😂😅
Waxakasta waxa ka wanagsan alle ya igu racasan
Laailaaha ilallaah😮
Wll ashahada dhamaystir
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله محمد
Salalahu caleyhi wasalam
Sil siladaas waa idiin bad baadsay asad waa dadaashay maadaama isku xir xirtay blse fadlan markale meelahaan oo kale ha aadina fadlan
Samia war ma maqshid hunno meesha maxad ka doontey fuded ban ka daramaya baryahan daganantadi ku noqo ❤❤❤
Korme wax u shegtay ay ku maqli wayday wa adiga dhahaya wax ma maqlayside
@@fatximahamed5478 kow wa jiratey dadka dhan iska dhaf ay dhahen. UA-cam samia Ahmed ka so firso sidey noqotey wan ka naxaya wana walashey
@@fatximahamed5478 so firso markey kow meesha adey markasa ogani walahi walashey yar camal an u jeclahay Allaha no xafido
Meesha Ku yabafa Fadhiya goorme U Sheegey waaye😂@@fatximahamed5478
sundus inaad soo kaxaysay ahayd ayadaa meesha waali lahyde
Asadow camerman ka waa another level wlh magciisa noo sheeg
Waaa Armaan camiristaha iskaba geesiyah
Waa armaan hajio
Aramaan waaye
Armaan wye markaste oo Mel cabsi la aadaayo asi lee duupo mana baqo m a
Kasali rasuulka salalahu caleyhi wasalim
Asad samiya hawadin mar dambe wlhi gabadha wxba ka qaldanaa
Nawiga scw kusali ❤❤❤
Kusaliya nabiga scw❤❤❤❤
Ba ayeey❤
Inta samia Jecel one like❤😢
Bisnku samio ku jaarta hdan iydaa meel walba rabta gasho Allo yaaan laa jiidan yaa raab wadan naya ii hayaa wlih maan dhamiysa veiod lkn samio iyaga kuwan cabsi iyda maa cabsi mah ahyso kubsocta meel walb iankeen am nagali ledahya aan eega Allo wxa diiba haa tuusan 😭😭😭😭😭😭❤❤❤❤❤❤
Way kaso baxdey wll